Waayojoog: Jabkii boqortooyadii Soomaalida ee Ajuuraan? Qaybtii 2aad, Maxamed Cabdiqaadir -Istansa-

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 04. 2023
  • Waayojoog:- Jabkii Boqortooyadii weyneyd ee Soomaalida ee Ajuuraan?Qaybtii 2aad, Ustaad Maxamed Cabdiqaadir Istansa
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 28

  • @user-xx7xe2jd1d
    @user-xx7xe2jd1d Před měsícem

    ka tliyaha soomaliyo iyo gabi ahaan bariga afrika "the aj empire"

  • @user-xx7xe2jd1d
    @user-xx7xe2jd1d Před měsícem

    qareer le u arkaa

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před rokem +1

    Вишневый цвет наконец-то хорош.

  • @DalmarYare-b4t
    @DalmarYare-b4t Před 3 dny

    DAD QQXOOTI AH SIDEE WAX U DHISAAAN???

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 Před 2 měsíci

    Ajuuraan/ waxay degaan / bay bokol gedo jubada daxe jubada xose shebelada hosee / gaar ahaan diinsoor bardeere saakow boale Waydegaan

  • @user-du7cl3qv6l
    @user-du7cl3qv6l Před 6 měsíci

    soo laaba Inshallah

  • @buthainabdulkadirhassan2510

    Ajuuraan waa niman baalcad ah absame ah soomaali oodhan ayaa jabiyey waxeey ujabiyeena waxeey aheeyd waxa uu udiiday ineey dhulkiisa dagaan qofkii daaqsin u imanayana ajuuro eey dhiibaan marka soomalidi ajuuradi ayeey diidanaayeen markii hore kuma eeysan dhiiran jirin markuu isticmaarka yimidna soomaalidii kale waxeey usooraaceen isticmaarka marka ajuuraan sidaas ayuu kujabay waana niman baalcad ah maanta baalcad qabiilkasta ayeey kujiraan ❤❤❤❤ajuuraan waa maxamed alame baalcad absame kuumade kablalax daarood weeye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @falsamehabsame3268
      @falsamehabsame3268 Před 9 měsíci

      Ajuuraan baa Absame ah waa wax lagu qoslo. Baalcad Absame wax la yiraahdo ma jiro. Baalcad Eydimaal ayaa jira. Daaroodna maahan

    • @buthainabdulkadirhassan2510
      @buthainabdulkadirhassan2510 Před 9 měsíci

      fuck you who are you to tell what we’re get lost and get live you don’t know what you talking about so get a live😂😂😂😂😂

    • @farxadfantastic
      @farxadfantastic Před 7 měsíci

      Daarood aaa see waxyeeshy ajuran markuu jiry Daarood majirinba

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před rokem +1

    ninkan soyaalka iyo tarikhda Boq ajuuran waxba kama yaqan

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 Před rokem

      Nnkaan anoo reer qandala 1000 mar Badiya TAARIKHDA ajuuraan..xamar iyo Marka cagta portugiis ma dhigin..
      Barawa Kali muda gaaban haysatey marki uu waayey AWOOD u ku haysta wuu guubey .. saylac wuu guubey marki xoog u ku jooga u WAAYEY..

  • @HabonAli-xs4pc
    @HabonAli-xs4pc Před 6 měsíci

    AJUURAAN WAA LALADHAGALAMEY caddow guuddka UMMADDA SOOMMAALIYYEED 200 sano kadibna AJUURASN ayaa kgulestay AJUURAAN Welighii Majabiin waxaa qabsadde dhaggaal iyo waqtigga sababta BOQORTOOYIDDA waa quwadda alle qofkiiyiradda AJUURAAN ayaa burburayadda waa dhoqon waxmagarati qondhaal waayo macnadda waamaxaygge waa nasabka kana soojedda quwadda minalle weigga AJUURAN Maburburo taas heynan idiin kacabsoonin AJUURAAN waayo haddi aay AJUURAAN ee Burburo waayo SOOMMALIDDA dhabta kaley oo hogamiindonta Xaqalka Boqortooyidda SOOMAALIYYEED ileyn waxuu maaheyn xoogga waa dhaxal lagga soo gareey walidhiinta SOM CALI SOOMMALI waa odeydhaley SOOMMALIDDA

  • @HabonAli-xs4pc
    @HabonAli-xs4pc Před 6 měsíci

    AJUURAAN Majabiin waxaa guddaha daddka iyo dalka soo galey midgaha dhabaddedna waxaa siyasadda iin AJUURAAN UU U kalafiratey guddaha qabaciladda SOOMMALIYYEED sidda laggu dhifacilaha UMMADDA kadibna laggagarilaha Gobonimadda dhabta tan kaley waxaa ishaya guddaha AJUURAAN qofka AJUURAAN waxuu dhoonayya iin uu hoggamiyo xaqalka boqortooyidda SOOMMAALIYEED waayo marka DNA Besha kasta ee SOOMMAALIYEED badidda waa AJUURAAN runta ilaa manta SOOMMALIDDA AJUURAAN aya uggubaddan.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před rokem

    Ninkaan TAARIKHDA ajuuraan waba Kama yaqaan..

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před rokem

    Ninkan intee ka Soo hasheen?

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 Před 2 měsíci

    Nin aan waxba ka aqoon ayaaleh haleywreeyso

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 5 měsíci

    Raadki ujuuraan ka tegey waxaa ka mid ahaa, sancadda qalabka lagu dagaal galo sida leebka faaska ama masaarta waranka labo aflaha ah waranka dheer loo yaqaano [ Chaplin spear] amleeyda, garuun iyo dhamas, gacan ka tuur iyo gacan ku her kan loo oqoon jirey. Digsiyo waa weyn baliyo ceelal ujuuran caan ka ah almist dhamaan soomaalida.

  • @osmanhassanlatino4357

    Geedi shambow ayaa aha ajuuran

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i Před 4 měsíci

    Waxad kusoo koobtay
    Halgankii Somalida daraawiish iyo Ajuran
    Maqoon la’aanbaa mise
    Waa inkiraad away Adal iyo tii Axmed guray

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Před měsícem

    Ajuuranku waxay diinta gaadh siiyeen ilaa china iyo maldives. waana nimankii gengis khaan ka difaacay afrika. Carabtuna wax barasho u iman jireen somaliya. Waxay rabaan inay taariikh deena baabiyaan. Laakiin way qoran tahay.

    • @mohamedindhoos6366
      @mohamedindhoos6366 Před měsícem

      Isku waqt maahayn Chan kiss khan iyo ajuuraaaan 200sano ayee kala horeeeyeen

    • @rashidahmed8794
      @rashidahmed8794 Před měsícem

      @@mohamedindhoos6366 walee, hadaa cidlaan cararay. Waxaan aad ula yaabay waxay dawldii siyaad bare taariikhda ajuuran iskuulada ugu dhigi weyday.
      Intay kacaank wershdaha yurub dadk baraysay.

  • @user-xx7xe2jd1d
    @user-xx7xe2jd1d Před měsícem

    mucaarad manoqdo brofesoor ee falanqeentu wax ka soo baro foolxumo.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před rokem +1

    Ajuuraan kolkii ay canshuuraha badan ku soo rogeen Soomaalida(Banaadir ilaa Hobyo) ayaa dadkii cadhoodeen ka dibna ay dagaalo badan dhaceen Ajuuraan lagu jebiyey dalkana laga ceyriyay. Soo koob oo Beesha Hiraab baa jebiyay Ajuuraan.

    • @buthainabdulkadirhassan2510
      @buthainabdulkadirhassan2510 Před rokem

      War soomaalida oodhan baa jabisay wax hiraab ladhaho ajuuraan ma haweeysan karini sida kale waa sax waxaad sheegtay hiraabse awood uu oogu babacdhigo ajuuraan malaheeyn Ajuuraan impaired 😂😂😂😂😂lol

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou Před 2 měsíci

    Waxaas waxba kama jiraan ajuuraan wax jira ma aha