Waayojoog:"Badbaadi oo ka badbaad",Waa Dadkaagii, talis aan u tudhayn na wuu "Halgama Dhulqiyaas 3/5

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Waayojoog: "Tababarkii "Badbaadi oo ka badbaad", Waa Dadkaagii, talis aan u tudhayn na wuu haystaa".
    Halgamaa Cabdi Dhulqiyaas Qaybtii 3/5
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 72

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před rokem +10

    Waa talo mujaahid oo lexe jeclo ka muuqato mujaahid waan qaadanay tacabkiinii in maanta si yar loo buburiyo aqbali mayno inta khal khalka wafana waynu u caqli celin in sha Allah somaliland guul cadawga somaliland ha dhoco

  • @yohancabbaye9787
    @yohancabbaye9787 Před 2 měsíci

    Hadal Culusaa Ninku oo Erayadiisu Qiima badana Alla Muxuu Dardaarmay🙏👏🙌👑👑

  • @mms7038
    @mms7038 Před rokem +4

    wxaan ka codsanayna CBA inay so dayaan baxsadki ama la baxsadki abdilahi askar😊

  • @mubaarigmaxamuudguuleed
    @mubaarigmaxamuudguuleed Před 11 měsíci +1

    Iilaahay ha unaxariisto halyay yada snm❤

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur Před rokem +6

    Ninkani raga cabsada mu ahayn sidu runta usheegayo ayad ka garata

  • @CabdiraxiimXaashi-zo7jg
    @CabdiraxiimXaashi-zo7jg Před rokem +3

    Waa mujaahid xalaala oo geesiya waxaan ka qoray maanta ayeynu jamhuuriyad Somaliland ah helnay ee aan difaacno hadduu nin xun haysto wuu iska tegiye waa hadal meel loo dhaafaa aannu jirin

  • @user-zo8zn8sx1d
    @user-zo8zn8sx1d Před rokem

    Mujahid cl dhulqiyas waaa halyeey waan ka xumahay in dadkii wadankan sidaa ugu soo halgamay in ay meelahaa ku dayacanyiin intii noolahayd waa wax qofkii damiir Leh kadamqanayo ilaahay intii liidatay ee calooshooda uun mooyee aan cidkale danaynaynin ayuu xukunkii udhiibay

  • @MohamedAhmed-ri6ny
    @MohamedAhmed-ri6ny Před rokem +2

    mujahidka ilaahay cimriga iyo caqliga ha ku daayo

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 5 měsíci

    Maanshalla geesiyada qarannka u soo halgamay snm waa mahadsanyihiin snm waa I sanduuq loo sameeyaaa anaa ugu horaynaya qaadhaanka ee dhiig ayuuu calanku inagu joogaaayo

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem +3

    walaahi waa run qiimaha somaliland inagu joogto ma qiimayn karo

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před 3 měsíci

    Maansha allah alla caafimaadka iyo cimriga hakubarakeyo

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před rokem +1

    Kani waa halagba ala maxaaaa raggg wadanka usoo halgamayyy alle cimriga hakuuu barakeeeyo waa dadkiì naftooda usoooohurayyy maantana ciyaaallll dhergeyba buraha intay fuulann inagiii sidiii ciyaalka inooo riwaayadaynaya

  • @sadiyoyusuf4066
    @sadiyoyusuf4066 Před rokem +1

    Ilahay ha idin xafido

  • @Garbashaash
    @Garbashaash Před rokem

    Halgamaaga iyo tv gaba waan salamayaa. Balse. Wariye. Barnaamujka. Waxaad ku kordhisaa. Qayb dhex taal ah. Oo ah inaad shaaciso magaca. Qofka aad waraysanayso.

  • @maxamedwarsame2553
    @maxamedwarsame2553 Před rokem

    nin qiimo iyo qaayo leh allah cimri ha, kuu bara keyo

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před rokem +1

    adeer illaahey ha kaaga meel bixiyo dadkii aad dishey dhiig ma sahlanee.

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 Před rokem

    Aadbaa ugu mahadsantahay cba mr naasir

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem

    Geesi

  • @rugtamaansadasoomaalida1521

    Cabdillaahi Xaaji Siciid muu ahayn Janaraal ee Kornayl buu ahaa Gaashaanle dhexe ahaa. Waqooyi waxa joogay Janaraal qudha kaasina waa taliyaha qaybta 26-aad.

  • @xundhurgaal
    @xundhurgaal Před rokem +2

    Anigu Waan Arkay Geedka Xaga Hoose Waa Mirrow Xaga Sarena Waa Galool

  • @awshan571
    @awshan571 Před rokem

    ❤halyeey weyan ee alle hadaayo ✅mujaahid hagaagsan 💯

  • @maxamedclaahiayaanle3369

    Alle haw naxariisto

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před rokem +2

    Wariyahan iyo mujaahidkaba wan salaamayaa

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Před rokem +1

    Caruurta 2000 wixii kadanbeysey dhalatey ee mobile loo iibiyey aya imika udaran oo balaayo usacabtuma ileyn xataa lama dhirbaaxin oo xabadaba waxey uheystaan in nacnac iyo baadhi lagujiro ilaaahow na astur

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 Před rokem

    Tank

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Před rokem

    ILAAHAY HAKU XAFIDO WA RUN OO WADANKA LAMA DHAXLIN

  • @waafiabdi978
    @waafiabdi978 Před rokem

    Badbaadi ooka badbaadi

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod Před měsícem

    Nacasbaan garan wuxuusoomaray iyo wixii loosoomaray wadankan Somaliland

  • @xajikhadarismacil519
    @xajikhadarismacil519 Před rokem

    Ok

  • @xundhurgaal
    @xundhurgaal Před rokem +1

    Muu Ahayn Ciin Ee Geedku Waa MIROW IYO galool Isku Baxay

  • @mms7038
    @mms7038 Před rokem

    wlhi wa runti

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Před rokem

    ADIGA AFKAGIINA YAA CUNEY WAR TUGYAHOW BEENTA JOJI

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před rokem

    Walee waa taliyey

  • @Za07Editz
    @Za07Editz Před rokem

    Cabdidhulqiyaas macalinkii Tiknikada ee jabhaddii Snm waa ragii talaabay 1983 wuxuu ka soo dagaalamay bari ilaa galbeed

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Před rokem

    Xitaa ilkaha

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. Před rokem

    Mujaahid, Afweyne ayaynu sugi lahayn in uu iska dhinto ama meel kale qabto haddaynu cid sugayno.
    Muuse maanta ama wuu qaban doorasho ama waa la dumin doonaa Laanta. Option 3 aad ma jiro.

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 6 měsíci

    Maxad faa iidey Mantaba bal sidad u egtahey wax xaquqa mi heyshey

    • @raxmakhadar2137
      @raxmakhadar2137 Před 5 měsíci

      Wll horta inay dayacan yihiin waa run lkn nabadgelyo iyo xoriyad bay haystaan oo inagana inoo soo hooyeen

  • @mms7038
    @mms7038 Před rokem

    isaaaqa baga inad dishaan oo kharajisaan wlhi wa daba dhilif u sheegaya warka cadowga isaaqu waligibu cadowga u shaqaynayay inta xumi

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Před rokem

    Ninkanu waa wadani mujaahid masgax badan in kaga faaiidaysto oo cukuunaduna daryeesho dhaqaake ahaan.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 5 měsíci

    Maxbuus dagaal lagu qabtay waa xaaraan in ka dilo.
    Maxaase ka danbeeyey wixii aad u dagaalanteen. Waa kaasi Muuse ku xaaray.

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 Před rokem

    Cba naasir aadbaan kuugu mahadnaqaynaa taariikhda snm ,koobka taariikhda naasir cba adigaa cba ayaa qaadatay siinay

  • @hmzeomaar981
    @hmzeomaar981 Před rokem

    Subxaanalah dhagar qabe waaye kani way ka muuqataa dhagartuu galay 😮😮

    • @Badhxiye
      @Badhxiye Před rokem +1

      Hooyada miyuu kufsaday

    • @fadxijano9364
      @fadxijano9364 Před rokem

      Hoyada siilka 80 bi 80ka ka was nooci la xaaray miyaa tahay

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Před rokem

    Alkalooste cabsan ayuu xikmad karaadiyay kaalay laasacaanood bidood cabtow dadbaan laayay buu kufaanayaa iimaan laawe

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Před rokem

    Markii.hore.maymarin.halkaa.waxay.soomaren.haqayo

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 4 měsíci

    Maxaa loo badbaadinayaa daaroodk? in aad xasuuqdaan ayay ahayd. Nacdal baa kutaal daarood

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 Před rokem

    Ma waalidka waxa ku samayn karaysa
    Mujaahid malaha taasi wax damiirka qofku yeelayo maaha

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Před rokem

    Cabadaw.llaanloobar.qudha.ayuu.ahaa

  • @abdirahmanaskar6015
    @abdirahmanaskar6015 Před rokem

    Qamarji

  • @mohamadabdi6785
    @mohamadabdi6785 Před rokem

    Mujaahidku Talo wax ku oola ayuu inna siiyey

  • @AsadNouh-us9rs
    @AsadNouh-us9rs Před rokem

    xasan kafaarana inoo wareyso

  • @dekodhako604
    @dekodhako604 Před rokem

    Nasir ninku kuma wacna warka lakin si kale uu waydii oo dheh imisa dagaal baad gashay isaga marka xusuusan doone kuweba kugu darna imisa hawlgal baad la socotay ya se idin watay sxp bal sida uu waydi ado raaliya

  • @sheekh_baruud72sheekh_baru68

    Mujahid kasta miyad wada dagalaten mise smn bad wada ahay den tusale mujahid kan nol mujahid kasta nol iyo mid dhintay ba wu leyahay dagal ban lawada galay????

  • @user-ht7ht9oi9p
    @user-ht7ht9oi9p Před rokem

    IDINKANA HADAAD AARSATEEN OOD KA AARSTEEN DHULBAHANTE OO AAD U DISHEEN DAAROODNIMO IDINKANA KA XAAXAABIYA WAX SOMALILAND LA YIRAAHDO MA JIRTO ILAM ABAARSOOY WAXAD KA FAAIDEEN QANIISNIMADA INTAAD ISLAHAYDEEN CINTIRAAF HELAA KKKKKKKKK

    • @muhiyadiinmaxamedxuseen5497
      @muhiyadiinmaxamedxuseen5497 Před rokem

      Waan ku adoonsan doonaa inta nolosha ka dhiman

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 Před rokem

      Dhulbahantaha hadaanu laynayno waxba kama hadheen.

    • @SalebanJmac
      @SalebanJmac Před rokem

      Sool waa Somalian dhakheeey😂

    • @fadxijano9364
      @fadxijano9364 Před rokem

      Anaka idin wasna imkkana waanu idin wasi doona naahihina hortina ku fuuli doona saanu idin odhan waliba idinku noo qabta aanu wasnee dhulbahante anti virus hadaanan ku ridin waxba hay waydiin

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey

  • @bashiirmaxamuudhirsi9600

    Naasirooow C/laahi Xaaji siciid kasheekeey