"Soomaalida oo ay ku soo badanayaan dadka raba inay iska bedalaan jinsiga, & arimo kale oo xaasaasi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • "Soomaalida oo ay ku soo badanayaan dadka raba inay iska bedalaan jinsiga, & arimo kale oo xaasaasi"
    Aqoonyahan Cabdinaasir Saacadaale & Barnaamijka Xogside
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 22

  • @newsagency210
    @newsagency210 Před rokem +3

    Xaalada imika aduunku marayo ayuu ka waramayaa,waa program fiican mahadsanid sxb

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 Před 10 měsíci

    Subxanallah walciyaadu bilah😢

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Před rokem

    سبحان الله العظيم رب العرش الكريم WAAR NAGA AAMUS DOQON YAHAW SOOMAALIDU WAA QAWMIYAD MUSLIM AHE

    • @newsagency210
      @newsagency210 Před rokem

      Somalida waa kuwa khaniisyadu ku soo badanayaan ee indhaha furo cismaan badow

    • @user-qo6wi6hz1c
      @user-qo6wi6hz1c Před rokem

      Ma cidbaa ku leh wa gaalo e wax kuso badanya khanisnimada

  • @Twa917
    @Twa917 Před rokem

    Ninkan mansha alahah caqliga bani
    Wadanak intaa kuwo. Faraq ah somaliya uu talinayan.
    Mad timatiid oo waxaa ka noqotiid

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před rokem

    Aad iyo aad

  • @axmedkayse3409
    @axmedkayse3409 Před rokem

    😂😂😂😂 kulaha somalida oo ay kuso badanayan dadka Raba inay jinsigoda badalan

    • @Twa917
      @Twa917 Před rokem

      Wllo waa runta aniga magalada aan daganahay waxaa ilaa dagan nin soomaali oo oday cadani qabo.
      Mad rumaysan. Marka ilahay haa inoo sahlo

  • @newsagency210
    @newsagency210 Před rokem

    Barnaamijkan aad iyo aad baa loogu baahnaa in laga hadlo si somalidu u ogaato waxa aduunka ka socda iyo dhibaatada kusoo socota qaarada africa

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 Před rokem

    Libaxnimo wax dareema miyaa la waayey?

  • @newsagency210
    @newsagency210 Před rokem

    Sheekada wiilka yar ee yiri bisad baan ahay markuu la yaabay macalinkii shaqadii waa laga eryay

  • @newsagency210
    @newsagency210 Před rokem

    Yuweri Museveni madaxweynaha uganda dunidii galbeedka oo dhan ayaa dagaal kula jirta,becsuse wuxuu sharci adag oo dil ah kasoo saaray qofka khaniisnimo ku kaca,iyo lgbtq+

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před rokem

    Somalida qurbaha ku dhalatay isirkooda aya somali ah Ee somalida Aan naqaanay ma aha.

  • @newsagency210
    @newsagency210 Před rokem

    Somalida maraykanka caruurtii iskuulada ay u direen ayaa la bedelay oo wiilkii naag laga dhigay iyadoo aan loo sheegin waalidka

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 Před rokem

      ADIGAA IN LAGU WACDIYO U BAAHAN YAA ILMA GAWAAD يا أبن الجواد

  • @user-uk1xm7ko4m
    @user-uk1xm7ko4m Před rokem

    Dhaqan xumada ayaad faafisa

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Před rokem

    KANI MACALIM NA MA AHEE
    NAGA AAMUS DHEH ISAGAABA FAAFINAYA FAWAAXISHKA'E WAAR OROD GAALADA U SHEEG SOOMAALIDU WAA MUSLIME اعوذ بالله من الشيطان الرجيم

    • @newsagency210
      @newsagency210 Před rokem

      Aqoontiisa weligaa gaari maysid,ismaba fahmi kartaan adiga ee iska dhegayso, hadii aanad garanayn waxa laga hadlayo deg deg ha uga jawaabin, anigu adigaan doqon kuu arkaa ee wax baro

    • @relexnatrual1783
      @relexnatrual1783 Před rokem

      wax uu ka hadalyo ma fahantay horta

    • @newsagency210
      @newsagency210 Před rokem

      @@relexnatrual1783 haa

    • @CaseyrCalasow
      @CaseyrCalasow Před rokem

      😂😂 war ninkan kaa diin badan kaana aragti fog ee iska dhagayso xoolo