"Markii afar xabadood igu dhaceen, qorigii waa layga qaatay, sigaarkii jeebka iigu jirayna waa....."

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • "Markii afar xabadood igu dhaceen, qorigii waa layga qaatay, sigaarkii jeebka iigu jirayna waa laygala baxay"
    Halgamaa Muxsin Aw Cali, SNM.
    Kala soco CBA taxanaha halgamaagan
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 68

  • @MaxamedReermagaal-e6e
    @MaxamedReermagaal-e6e Před měsícem +11

    Sahra Halgan mujaahidad qaran

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 Před 28 dny

    SNM illahay ha u naxariisto intii dhimatay ragga wadankeena ka saaray musiibadii

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 Před měsícem +3

    Sahra Halgan waa geesiyad tarikh qaali ayay leedahay Mashalah

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Před měsícem +9

    Sahra Hargan waxaa caaya cadowga gudaha

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 Před měsícem +1

      Cadowga gudaha sheeg?

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem +1

      Sahra halgan nightclub ahaa dhilaadaha just like hooyda lala ahaa

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t Před měsícem

      Huwanta gudaha ayaa kala fogeeya dadka reer soomalilaan afkiina haysta

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@user-pl7du6nc8t dhadiga isaaq ina biixi la diray somaliland

  • @KamaalaxmedCali
    @KamaalaxmedCali Před měsícem +3

    Muxsin sheekh cali jamac taliye sare

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Před měsícem

    halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️

  • @ahmedmusa3994
    @ahmedmusa3994 Před měsícem +2

    Waa ruun dhawaca Snm abaal badan bay ku lahayd gaar ahaan rer Hargeysa

  • @Mukhtaarchanell.2019
    @Mukhtaarchanell.2019 Před měsícem +1

    Waad mahadsantihiin bahda CBA tvga background usameya fiican

  • @Roonieworldcup
    @Roonieworldcup Před měsícem +2

    Beentiisa
    Habarta qaxaabada ah ayuu xayaysiin u samaynayaa waa Heego beena waas ah

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 Před měsícem +1

      Walal ma gaadhid sahra halgan hadad xiita jirto 200 oo sanno.

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 Před měsícem +1

    Meesha sidaa loogu soo jabay baa Wiilal yaryari inay dumiyaan

  • @HRU20209
    @HRU20209 Před měsícem +4

    Hadaan la iskaga masuugeyn Zahra Halgan baal dahaba ayey kaga qoran tahay sooyaalka SNM oo ahaa dagaal yahanadii beesha ISAAQ..

  • @CaliFarxaan-u2v
    @CaliFarxaan-u2v Před měsícem +1

    Somaliland guul

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Před měsícem +3

    Ninkaa naasir alle ha daaye waa halyey wlahay taariikh badan uruuriyey

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@sakariyeaburahman dhadiga isaaw barooranayaa

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 Před měsícem +2

    SAHARA GARANAYE QOLADEEDA NOO SHEEGA CEEB MA AHA INLA OGAADO QALADEEDA ANIGU REER XAMAR AYAAN AHAA WAANAN XIISEEYAA SHEEKOOYINKAAS NIN WAYNA WAAN AHAA BERIGAA OO GAADHAYA DHAR IYO LABAATAN JIR

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 Před měsícem

    😂😂😂😂 isaaqa dhan waa wado ruwaayad been badan allow ha nawaalin sidee dadka waalan 🙏🤲🤲

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Před měsícem

    Isaaqa waxaay iloween waxay soo mareen imakana waa laga fadhi la,ayaha cayadooda is ugu tirayaan ilahay hadin soo hadayo

  • @abdi5852
    @abdi5852 Před měsícem

    Beentii ay shubi jireen Iiddoor af qudhmuune, way wada yaaceen Oo kasoo jeesteen Dulcad iyo Xarshin gun guni dhashey

  • @ahmedshire7429
    @ahmedshire7429 Před 29 dny

    daloodho wuu dhintay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem

    Ragay Dhayi Jirtaa Meelwabajooga Debadahan😢

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem

    Somaliland Waadusoodhimateene Ninhun Iyo Maxamed Abiib Ayaan Idiinqirayn 😢

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Před měsícem +1

    Dadka caaya sahra ee ilaa maanta cayda ugu xun ee lafa jebiska ee ugu badan maxaad odhan lahayd

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Sahra halgan nightclub waa dhillo

    • @user-xw7xn4du4r
      @user-xw7xn4du4r Před měsícem

      ​@@hassan-mp1pk inader dumarkeenu cay male kadaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @user-xw7xn4du4r OK indeer but iyagaa cayay dumarkaa qabiildaa kale special sacad muuse cayaay dumarkaa anaa uu jawaab

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667

    Iidoorku ilaa qiyaamaha been bay iskugu sheekaayaan wax ka jira wax iidoorku sheegaan ma jirto

  • @intizarmohamed634
    @intizarmohamed634 Před měsícem

    Taarikhda been lagama sheego nino
    Sahara halgan waa magacay riwaayada ku matashay. ee ilahay ka baqo

  • @HassanAhmed-ti3ef
    @HassanAhmed-ti3ef Před měsícem

    Hadaa maxaa haddeer qaawiyey sahra hadday markay yarayd asturnayd😢

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před měsícem

    Akhas caleeg reerbaroor dheere
    Inan gu.eedsanaa
    50 sano ka din ayay leeyihin saasa naloo galay shalay waxay sameeyena way ogyijiin
    Reer baroor faaiido ka doone ilaahy dulli idinku rid
    Akhasey kuwan yaa yidhi waa nasab

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před měsícem

    Markaa ilaa caawa ma lugtaadii iyo sahra halgan iyo jacayl ilameereyso ayaan dhageysanaynaa muxsinaw sawtaad markeynu cakaara kasoo dhaamino aadna odhan jirtey mujaahidbaa idinla socdee boliska jiidha totalna iyo caadaanina booba shaw qiiqa mujaahidiinta ayaa kugu baxay faataa bakhlaad ahayd 😅😅

  • @Roonieworldcup
    @Roonieworldcup Před měsícem

    Waxaan daawday 6 Nin oo jebintii mandheera ka waramaya
    Midba meel gaara ayuu lamaray
    Waxaad arkaysaa inay fiction tahay

  • @ismaaciilmaxamed3364
    @ismaaciilmaxamed3364 Před měsícem

    sudaysi

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Před měsícem

    Qofkani sheeko xumaaa shit waar naga aamus inan gumeedyow

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Před měsícem

    Xagga sare ee aad ka dhaawacantay, midig iyo bidix waa aad kala garan weydey, mid iyo laba xabbadoodna waa aad kala garan la'dahay.😂

  • @Roonieworldcup
    @Roonieworldcup Před měsícem

    Been iyo quraafaad ayaa shaqo laga dhigtay

  • @user-eo7mg8mf9v
    @user-eo7mg8mf9v Před měsícem +1

    Ma sahra maal galisay barnaamijka

    • @abdirahmanadami8870
      @abdirahmanadami8870 Před měsícem

      Qofka hadaad fikirka ku kala duwan tihiin, libintiisa waa loo qiraa, xaasidnimadu meelna ku geyn meyso.....Sahra halgan cid wal oo soo halgantay waa taqaan waxay soo ahayd...

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před měsícem

    SAHRA AYAA BRNAAMIJKAAN MAALGALISAY 😂😂😂

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂 waa sheko garxajis iyo Aflagadadoodii iyo beentoodii 😂😂😂😂 Garxajisku waa nooca bal wuxuu ku hadlayo sakhraankani eega

    • @abdinasirshhussein4866
      @abdinasirshhussein4866 Před měsícem +1

      Xikligii halganka garxajis iyo awal lama kala aheyn kulana yaabi maayoo shaley baad dhalatey oo habro habro iyadoo la kala sheeganayo

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 Před měsícem +1

      Malaha ila xalaal baanad ahyn dee 😂

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 Před měsícem

      @@mukhtarcabdirahman1369 garxajis oo dhan Ayaan xalaal ahayn maalin walba waa ceebtaagan bal sakhraankan la soo diray eeg ee yiri sahra halgan ayaa guskayga aragtay kkkkk waar u sheega CZcams ka Saar dheh

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 Před měsícem

      @@abdinasirshhussein4866 kkkk hooyada garxajis ka was

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 Před měsícem

      Kkkkkk waa caadadii garxajis lagu yiqiinay iyo cade gude iyo JAABIIR waar deg deg uga saar dheh ay gaa sakhraanka ah CZcams afsomali ma garanayee