Prof Yaxye Caamir"Hiiraan weli gobolkeedi waaye lakiin Banaadir sedax gobolaa laga dhigay "

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Prof Yaxye Caamir"Hiiraan weli gobolkeedi waaye lakiin Banaadir sedax gobolaa laga dhigay ,marka sidee tirakoob dad weyne ku dhaqan gelaa"..................
    wareysiga qeybta 2-aad wuxuu uga hadlayaa diiwaan gelinta dadweynaha si loo tirakoobo.

Komentáře • 35

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 Před rokem +1

    Well done Mr Yahye keep going brother you did good job

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle4877 Před rokem +2

    Masha allah yaaxye caamir waxad thy maasul wax fahan san e qail kasta goofkisa ha ku tashado

  • @saidali6960
    @saidali6960 Před rokem

    Proffessor ku wa saxanyahay, waxa uu ka hadlayona 100% waa arin saxa, inkasto an jeclan lahaa in qof macquula waraysto, oo wax la googoosankara, wariyaha yari khibrad ban jirin waa yaryahay.

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 Před rokem

    Ninkan proffessorw oo moortan ahan jiray waagi Ali mahadi ayuu kaabo mortan u ahaa aniga ayaa aqaano

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 Před rokem

    Dadkan dadka caynayo hoyo iyo aabe soo tarbiyey malaha miyaa tankale waxan dhihi Kara waa ninka ugu macquulsan intaan pro dhagaysanayay

  • @fuadsomal
    @fuadsomal Před rokem

    Wariye aa yaah 😳

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 Před rokem

    Prof raali ahaaw.

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před rokem +1

    Waxba ma hayo kan qalbadii baa madoobaatay siduu ugu shaqaynaayay NGO wax kale ma yaqaano

  • @maalimmohamedahmed3051

    PROFESSOR QALBADA MADOOBATAY.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před rokem +2

    Aqoonyahan ayu sheegta xadana 24h qabiil afkiisa ku haya. Yaaaaahuuuuu

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Před rokem +1

      Qof an qaabi hey ma jiro soomali o dham ba qaabilka garabka ku wata e ma runta ku dhibta wa Las farmer wlhi

    • @deeqabdikariimjama4902
      @deeqabdikariimjama4902 Před rokem

      Qabiilku midka 4.5 lagu
      Qaybsanayo maahan miyaa Somalida been ayey isku sheegtaa 😂😂😂

    • @anwarhussein512
      @anwarhussein512 Před rokem

      Dowladii somaliyeed dhan aa qabii ku dhisan , marka maxaa iskaga dhigeysaa indhoole dagan wadan aan qabiil ka jirin

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 Před rokem

    Ayaandaro weynaa canuga wareysanayaa xataa mafahmikaro waxa uukahadlayo brfka

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 Před rokem

    Aad Baan u salamayaa prof yaxye caamir .aqoon yahayka rer ow xasan ahna gudoomiyaha guud e ajaanibta south Africa aqoon Yahan buuxa

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537

    Professor Yaxye Caamir dadka wareysiga kaa qaadaya waa in uu kuu dhigmo: da,da, aqoonta,iyo anshaxa.

  • @AAA-sx5ej
    @AAA-sx5ej Před rokem

    ID card oo DNA leh ya lasemeyna, ID gaas ya wax lagu tirakooba. The technology is there.

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 Před rokem

    aaran jaan iyo ismaaciil cumar geele ayaa tastuurkaan soo qoray waxeyna ku soo qoreen habargidir iyo abaal ayaa soomaali ah inta kalana 4,5

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před rokem

    Itobiyo somalida la degen ayey barlamanka u ogolen iney galan waxey siyan wasiir oo beri shaqada laga eryi karo ayey siiyan wadankoda ha ka coden haddii lo ogolado dadkale so rarayan ku berayan

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem +2

    Qabiil dagaalka waa galeen qabiilna maglin qori qaado waaye wax baddan ayaad helee su aal dhoore nimo waaye

    • @omarw5124
      @omarw5124 Před rokem

      😂😂 dhoorinimo ayan ku qosli wlh

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Před rokem

      @@omarw5124 🎃🎃 waa erayadii ama hadalkii hore beri samaadkii yaah.

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před rokem

    Dadka banaanka a imadaan guruyo muu hayasaa waayo guryohooda waa laga haystas?

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Před rokem +1

      Waax waax guri ka heysto male. Mareexan oo dhuul afweeyne uu bobeey ya laga ceeshtey leh.

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Před rokem

      @@AAA-sx5ej marka aflagaadada iska daa, dhibaatada waxaa weeye mareexaan iyo m.w.siyaad bare.aun maskaxdaada ku qufalan

    • @Professor4555
      @Professor4555 Před rokem +1

      Qofki dhul laga heysto maxkamadahs xamar ha imaado, maalin kasta ba loo xakuma dadka guryo lagu heysto

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Před rokem

      @@Professor4555 haa hahee waan arkaa markasto dad dhulalkooda guryohooda losoo celinaayo.. aniga kolleey waxba igama maqana alxumdulilaah..mida kale hadaan kula kaftamo anaga waxaanu nahay waaweenka.🎃🎃

  • @MohamedAhmed-pj2ww
    @MohamedAhmed-pj2ww Před rokem

    Bulo barde meeqey lahayd

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Před rokem

      Lamaba aqoon 😂😂😂😂😂 maxa wax la siya? 😂😂😂

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW Před rokem

    Yahya walal na wax aad kala ogtahy malaha runtii dadka ha lumin runtii. Qof qalbiga ka jiran ayaa tahy.

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 Před rokem

    Beenaale doolshaan ueg aqoon wuukahadlaa baadiyo iyo magaalo wukahadlaa dhaqaale wuukahadlaa musuq iyo diin wuukahalaa goorkasto joog uraaye

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 Před rokem

    Ayaandaro weynaa canuga wareysanayaa xataa mafahmikaro waxa uukahadlayo brfka