Prof. Yahye Amir: "Dalkan Federaal lama dhi karo ee Qabiil ayaa ka jiro.. Dadka leh Muqdisho-na "

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Prof. Yahye Amir: "Dalkan Federaal lama dhi karo ee Qabiil ayaa ka jiro.. Dadka leh Muqdisho-na waa inay soo doortaan maamulkooda." (Wareysi xiiso leh oo ku saabsan Xaaladda Wax ka bedelka Dastuurka iyo Maamul Xumida Gobolka Banaadir)

Komentáře • 45

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Před 9 měsíci +6

    Professor Yexye walaalkey waa runtaa warkaagu

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 Před 9 měsíci

      Isago reer galgaduud ah xamar anaa leh, caqligee waaye. Somahan taasna waa yeelana tana waa kula yeelanaa?

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Před 9 měsíci +1

      ​@@American_patriot110galgadud iyo xamar wa degankisa e yel ama did ya ku jojayo

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 Před 9 měsíci

      @@khadrahilowle4877 siduu galgaduud iyo xamar u leeyahay ayaa qofkaste oo somali ahna u leeyahay deegankiisa gobolka iyo xamar sida u faham yey kaa hoos bixin

  • @maxamedmaxamuudnuur5039
    @maxamedmaxamuudnuur5039 Před 9 měsíci +1

    @Aad ìyo aad professor horeyugu soco

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Před 9 měsíci

    Caafimaad Allah ha siiyo

  • @halimaainte2992
    @halimaainte2992 Před 9 měsíci +3

    Prosser is right

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před 9 měsíci +1

    Arinkaa xildhibanida waa runtii kuwa aan 1 lahaa ayaa 20 leh

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t Před 9 měsíci +1

    Waa lajiran yahay

  • @silverloola726
    @silverloola726 Před 9 měsíci +2

    Xamar Unukaa leh ayaa wareeysaneeysaa. Qafkale oo Soomaali danteeda ka hadla ma weeydey.

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 Před 9 měsíci

    Somalia oo dhan baa is ka leh Xamar

  • @maxamedcismaan5209
    @maxamedcismaan5209 Před 9 měsíci

    Caasimada digil iyo mirifle ama daarood u geeyo
    Lama oronayo unukaa leh dadkaana mayaqaaneen

  • @halimoomar7529
    @halimoomar7529 Před 9 měsíci

    Professor kan.Suuroonaya.Oo indhaha isku qaqabanaya.Sidii naag garoob ah,oo hg ah.Muqdisho muxuu u qabtay,mese professor’nimadiisu Waa show off.Muqdisho,gadaasheed magalooyinkii dhismay.Ayaa ka quruxbadan,ka nabad gelyo badan.
    Waxaad u neef’neefsato,meeshan kuma heeysid.Ee Allaha sahlo.Awoowe

  • @RaynRain
    @RaynRain Před 9 měsíci +2

    Banaan bax halaysku soo baxo mudaaharaad , waa balan inee ku qasbanaan doonaan

  • @ahmedosman111
    @ahmedosman111 Před 9 měsíci

    Dawlad dadtuurkeedii laxaday, waa yaab?

  • @sifircadeciise498
    @sifircadeciise498 Před 9 měsíci +1

    😂😂😂😂Waxaan ka helay erayga ah federal ma nihin ee qabiil waaye(daliilkana waa k/galbeed hadaa maqasho raxanweyn maskaxdaada kusoo dhaceyso... Puntland hadaa maqasho majeerteen. Darod xataa mawada ahan..
    Galmudug hadaa maqasho HG. Hirshabelle hadaa maqasho xwdle iyo abgaal😂😅.. Jubba land ogaden) hhhhhhh
    Riya lee ku jirnaa ee dowlad ba ma jirto😅

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Před 9 měsíci +1

    Prof-ka waa runtiis siduu u hadlaayo lkn sidaan kulligeen u wareernay uu isagana u wareersan yahay😢

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 9 měsíci

    Hadii wadaninimo saxa ay jirto dhib malaha in Xamar loo ogolaado in deegaanku soo doorto, meeshaad teesare iyo deegaan ku leedahay ka codee ama Xamar ama Garowe iyo Hargeisa xal la waayimayo.

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Před 9 měsíci

    Dameer-Dhaaniye maa siyaasad wax laga weeydiiynayaa?
    Dabaal-nimadii Cidda ayuu Af-xumo ku darssday.

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 Před 9 měsíci

    Maamulka banaadiri waxaa xaq u leh xamar deye iyo reer xamar.

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx Před 9 měsíci +4

    Waddankeena soomaliya waxa ka jira arrimahan,1yuhuud raac,2,east African uruka ku BIIRISTIISA oo ah gaalnimo maamul ku salaysan 86%kiristaanimo iyo luuqada looga hadli doono oo ah af sawaaxili soomaligii oo meesha ka baxaya Ethiopia oo rabta badeena fatahaado aan waxba laga qaban waxan oo dhib ah oo jira xasan dhiiqo nacaladi ha ku dhacdo e yuhuud ayu la qaybsady nacaladi Allah wayna ka muuqataa hankii soomali lahaan jirtayna qosol dhilo dhiiqo ayuu ku so aruuray,soomaliya ma yeeli DOONTO wax alaale wixii CAQABAD ku ah DIINTEENA SUUBAN dalkeena wbt

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Před 9 měsíci

    Adoo reer galgaduud ah. Baa rabtaa inaad muqdisho ka yeelato ummada soomaaliyeed.😅😅

  • @user-wq4xi1so2u
    @user-wq4xi1so2u Před 9 měsíci

    KAN WAA MOOORYAN PROFESSOR MA AHA

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Před 9 měsíci

      Hadi u runta ka hadley ma mooryanba adiga mooryan ah o rabo in ad ku dul nolato dad e runtu yasan ku dhibin

  • @sifircadeciise498
    @sifircadeciise498 Před 9 měsíci

    Marka shareecada islaamka laga tago saan lee u wareerausiin.. Jid iyo jiha diid ayagoo dhahayo maqli jiray taliyaasha lkn maamulada Somalia ka jira iyo barlamaanka iyp dowlad isku sheegga ayaa ah jid iyo jiha diid

  • @aweysali8546
    @aweysali8546 Před 9 měsíci

    Aniga galguduudaan ku dhashay laakiin xamar unukaa iska leh yaxye isqabadsii aniga makufahmin kkk

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t Před 9 měsíci

    Yaa iska leh reer Xamar iska leh Raxanweeyn iyo dir daarood oo isku mar timadeen

  • @amineta378
    @amineta378 Před 9 měsíci

    Adimaa kaqaaday talyaani ingirii

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 Před 9 měsíci

    Odaygaan xamarey kaga dhagtay. War shacabka xamar daga midba meel buu ka yimid, cìd sheegan karto ma jirto. ODAY DHOORE

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Před 9 měsíci

    aqoon yahay ma la dhihi karaa ma nin qabyaalad ku qubaystay

  • @bashkakadawe9950
    @bashkakadawe9950 Před 9 měsíci +1

    adi taladaada in laga tago way aheyd aqoontaada waa khasaaro somalina wax bo uma tareen ninki ka bixi yey walee waayo arag uu ahaa rag aqoon ah

    • @ZakarieHajji
      @ZakarieHajji Před 9 měsíci

      Waxa hubaal ah hadalkaa mrka leedahay inaad qabiil ahan u ledahay aadan muslimnimo u fiirin

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Před 9 měsíci +1

    Muqdisho dad ka hadaysan ka dhaxayn waa in caasimadda laga raraa.

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Před 9 měsíci

    Qabyaalad Guuraysa

  • @magaalada1
    @magaalada1 Před 9 měsíci

    Bad gay this pro

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t Před 9 měsíci

    Qayb ka mid wrdhiigley iyo shin is iyo boondheere ka degan tahay muqdisho
    Markii soomaaliya la aasaayey meel abgaal taariikhda lagu ma haayo reer iyo biyamal waa lahayaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 9 měsíci

    Muqdisho Hal reer ayaa islaheeysiiyey wuxuu ku doodaa ninkaan wax uusan xaq u laheeyn

  • @shukri0
    @shukri0 Před 9 měsíci

    Xalku wa bulacadahaa oo la hirgeliyo lana geliyo haamo waeyn sida hamahan la geliyo wadamadan yurub oo qof ka sameynayo ùu ku dhexsoconayo xalka biyaha muqdisho fadhisto ee roobka waa bulacadaha oo la hirgeliyo

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 9 měsíci

    😂😂😂 ANIGA ENGINEER MAHI LKN ENGINEERYADA WAXAY LACAG DHAN 35 MALYAN, WAXAN MAQLEY
    20 MALYAN INEY KU FILANTAHAY.
    MASEER IGA DHEH.
    DALKA WAX HA U QABTAN LACAGTANA HA QATAAN SHAQA HA U QABTAN DADKA.
    KUWA AN WAXBA QABAN AYA LACAGTA XADA SO MAHA.

  • @RaynRain
    @RaynRain Před 9 měsíci +1

    Xaq ninkii lahaa ka aamusan yahay waa lumaa. Federal hala tuuro ama xaqa reer banadir halagasoo dhalaalo

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 Před 9 měsíci

    Qabiil federal waa noqon karaa laakiin sharciga dalka waa in qof kastaa lagu qasbo

  • @saeed95
    @saeed95 Před 9 měsíci +1

    Waxaan idin weydiiyey ma wuxu yahay prof. Xanuunka qabiilka.

  • @NaturalHerbal-xx4cm
    @NaturalHerbal-xx4cm Před 9 měsíci

    😂😂😂😂😂😂 Profesoornimoy xaal qaado 😅😅😅😅😅 zero qualification .