Waayojoog: Wataatar Maxamed-Cali - Buug laga qoray halgamaagii aan xuduudda lahayn

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Waayojoog: Wataatar Maxamed-Cali - Buug laga qoray halgamaagii aan xuduudda lahayn
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 25

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Před rokem +1

    Mujahid libaax ah ayuu ahaa alle ha u naxaristo muj maxamed cali

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 Před rokem

    Alle ha unaxariisto Mujahid maxamed Cali ❤

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 Před rokem +2

    wll waxaan idinka codsanayaa axmed cumar cabdale in uu sifiican u waraysto

  • @ahmedosman91
    @ahmedosman91 Před rokem

    Alle hawnaxariisto

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Před rokem

    Alle.hownaxaristo

  • @JibriilMaxamed-pd2id
    @JibriilMaxamed-pd2id Před rokem

    Adigu miyaad taqaanay.Mujaahidkaa?

  • @ramadanaxmed6520
    @ramadanaxmed6520 Před rokem

    Xogaa bilowga waan la dhacsanaa, balse markay soo gaartay xabashidii ayuu la heshiiyay, waan isaga haray.
    Anigu waxaan halgamaa u garanayaa ninka gaal cad iyo mid midow la diriray, ee aan soomaali dhexdeeda geesi iskaga dhigin.
    Waxaa suuragal ah Maxamed Cali inuu xambarsanaa aragtiyo intaan ka guda ballaaran kana waddanisan, balse dadka taariikhda ka qoray ay dhinaca ay rabaan u jiitaan

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Před rokem

      Waar dawladii somaliyeed ee xiligaasi waxay ahayd gaalo sababtoo ah waxay beenisay ayaadkii ilaahay iyo quraankii waxay qaawisay hablihii oo ay xijaabka ka dhigaty waxay dulmiday dadkii oo ay tacadi kula kacday qofkii ilaahay kitaabkiisa beeniyaa waa gaal ama diid ama yeel waa gaal qofkaasi iyo waxa taabacsan ee ku raacsan ba

    • @ramadanaxmed6520
      @ramadanaxmed6520 Před rokem

      Anigu caalim maahi oo weli ma gaarin heer aan wax gaalaysiiyo,
      Balse Kaba soo qaad inay dowladdu gaalo noqotay kuwii ka soo horjeeday ma diinta dartayd ayay ula dirireen mise dano ayaga u gaar ah, tusaale SDF, SNM IYO USC intaba wax diin u dagaalamayay kuma jirin,
      Nin walba oo taageeray iyagana halgamaa uma aqoonsani,
      Balse hadduu xabashida la diriray isaga oo aan xitaa mabda' diineed kula dirireen waxaan u aqoonsanahay halgamaa

  • @fadumohirsi896
    @fadumohirsi896 Před rokem

    Dadka meesha siyaasada soo galinaysa ee aan ahayn maxamed cali reerkiisa ee ninka halgankiisa iyo nafhurkiisa qabyaladaynaysa taariikhda ragbaa isku qoray se reer maaha

  • @dsf9824
    @dsf9824 Před 11 měsíci

    beentii iidoorku Way dhamaatay

  • @adanakalb8708
    @adanakalb8708 Před rokem

    MUXUMED Faarax dalmar waa Magac buuxa qof kale leeyhay Maxamed cali magaciisu waa Maxamed cali naturalizationka iska dhaafa Nin karmeed aan reerkiina ahayn in uu jiro ma ogolidin. Maxamed Cali xataa soomaali maaha umana eka

    • @fadumohirsi896
      @fadumohirsi896 Před rokem

      Maxaad ka hadlaysa
      Reerku muxuu ahaa meesha nin taariikhdiisii ayuu ka hadlayaa

    • @waraabecabdiaxmed1620
      @waraabecabdiaxmed1620 Před rokem

      Reerkiina maaaha futoxun ma reerkiinaa hadaa waa nin grxjs ah oo h/ yoonis ah, Cali siciid. Wxd doonto dheh.

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Před rokem

      Ader ninku inuu rer shekh isxaq ahaa waa lawada garanayaa

  • @cuudcuud
    @cuudcuud Před rokem

    DULMIGII AY U GAYSTEEN DOWLADII UMADA SOOMAALIYEED AY BURBURIYEEN ALLAAH KA GOOYO TAARIIKH BEENA MEEL MA GAARTO HADII 100 BUUG LAGA QORO ,,

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Před rokem

      DAWLADII SOMALIYEED EE KITAABKA QURANKA BEENISAY DAWLADII DADKOODA DULMIDAY EE XASUUQ IYO TIRTIRID KU BILOWDAY DAWLDAII AAYADAHA ILAAHAY DIIDAY DAWLADII HABLAHA QAAWISAY EE SHAADH IYO SURWAAL U XIDHAY DAWLAD KUFAAR AH AYAY LA DAGAALAMEEN QOFKII KITAABKA ILAAHAY BEENIYAANA TOTALY WAA GAAL WAANA LALA DAGAALAMAUAA

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 11 měsíci

    Balad keyga dhibay balad kala dagay halgan mahiin imanka hodan ah gobolka awood uylo calanki durjoga inasuranta hana igasareyo kiisa midaa iigar iilasiman lamadi dukoo lashegay hadaa ufahmay elatare iyo gelinka deegan matihin

  • @jibriilmaxamed8709
    @jibriilmaxamed8709 Před rokem +1

    CBA T V Qofka aad waraysanaysaa. Waxan uu ka sheekaynayo.iyo Qofka uu wax ka qorayo.Horta ma yaqaanaa.T v ganaw Umada ka xishooda

    • @fadumohirsi896
      @fadumohirsi896 Před rokem

      Maxad saluugtay qof buug qof ka qoray waa maxay ogaalka ugu dhiman qofkaa maadaama waxan ra raadinayo oo aanad adigu sida aad jeceshahay uga hadlayn ee xaqiiqda la taabanayo

  • @faysalmaxamed5157
    @faysalmaxamed5157 Před rokem

    Yaakugu.yidhi.baankuu.qabsaday

  • @salmajaama1196
    @salmajaama1196 Před rokem

    Been hadday wax tarayso snm bay wax tari lahayd.

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms Před rokem

      Adeer anagu been kumaanan noolayn sidiina anagu waanu is xoreynay afna iskumaana xorayn beena iskumanan xorayn ee xoog iyo xabad ayaanu isku xoreynay oo aanu dawladii africa ugu xoga waynayd aanu dhulkii waqooyi ee ay ka talinaysay oo dhan badan kiisa xog kaga qabsanay markaa ma been baa intaasiba