Silsiladii Gayaan Qaybtii 16aad Iyo Su'aalo Dib ugu soolaabtay Abwaanad Nimco Badra

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 10. 2021
  • ABOUT ERER TV
    ERER TV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    21 Jul 2017. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our CZcams channel: / @raadsan_tv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

Komentáře • 82

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 2 lety +5

    Abwaankan Codkiisa Rabi Ha,Ubarakeeyo Waxaana Leeyahay Maansha Allaah Laguma Cuno,oo Laguma Cawryo Waan Ku,Celcelshadaa Codkaaga Caano Geel oo Curatey Io MaLab Laguguqabey huuno❤️❣️❤️👋

  • @FADSO
    @FADSO Před 2 lety +8

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.

    • @rnuura334
      @rnuura334 Před 2 lety

      Waayahay huuno Waan Kuusaarey

  • @zaylaana2354
    @zaylaana2354 Před 2 lety +4

    MnshAllh MnshAllh gobta ogaaden badane guulasta

  • @abdishakuurabdi1873
    @abdishakuurabdi1873 Před rokem +1

    Abwaan galaydh ugaas kooshin in the building ❤

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 2 lety +3

    Goonyaha Awaaraad Kukorin Geesi Howlkarahe Maansha Allaah Aamiin

  • @moahmedkosar8861
    @moahmedkosar8861 Před 2 lety +2

    Masha allah my blood brother
    I am proud of you

  • @maryamkilwe8037
    @maryamkilwe8037 Před 2 lety +2

    Mashaa alahaa alaha ku ilaaliyo

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Maashaa Allaahuye allaylehe gabyaa weeyi ,, ,

  • @aminshafi8553
    @aminshafi8553 Před 2 lety +2

    Mnshallh adeer ahmed galedh 💪💪💪

    • @anisausman508
      @anisausman508 Před 2 lety

      Mashalah alle hay din barakeyo dhamaan abwaanada samaliyed
      balse waxan ku dari laah in hibada alle indinsiyay umada iskagu soo dhawaysan halka marka qabiilka la sheego a iso guntanaysan wa inad uguntadaan sida umada soomaliyeed iskagu soo dhaweyn lahayden meshay doonto Hajote .

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 2 lety +2

    Wwww❤️Abaan Galadh Maansha Allaah

  • @hodanahmeddhore4279
    @hodanahmeddhore4279 Před 2 lety +1

    mashaa abwaan aad u aaqila

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 Před 2 lety +1

    Waaw waa gabadh sharf iyo maamuuleh Maanshalaah

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 Před 2 lety +1

    Maanshalaah maanshalaah waa gabadh door ah

  • @umayma1831
    @umayma1831 Před 2 lety +2

    Mnsha alaaaaah wasas halka kagahay mudane 👍👍💕💕💕👏👏👏

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 2 lety +1

    Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️

  • @libaanchannel2552
    @libaanchannel2552 Před 2 lety +3

    Mashallah

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Před 2 lety +2

    Abwaanada Isaaq qaloocbay u soo galeen silsilada Gayaan. Waxay ahayd inlaysu daayo qoladay calmatay iyo Namco Badra.

    • @hananabokor4260
      @hananabokor4260 Před 2 lety +2

      Markaa ma yeelanayso micno brother waayo qof may calmanin ee qabiil bay dooratay ogaadeen ninkii ugu horeeyay ee jawaabay ayaa yara taraaray go'adoy ma is hubtaa buu yidhi ee muu gudoomin kkk

  • @FaafanTUBE
    @FaafanTUBE Před 2 lety +4

    OGADEN GABAYGU WAA KA XIRMAY HADDA QOF DANBE OO OGADEN AH OO GABI KARI MAJIRO INTA GABADHAAS LAGA GURI GALIN.
    ABWAANAD NIMCO NINKA AY RATO WAY SHEEGTAY LAKIIN OGADEN WAA ISA SOO XIDHAY XEERKA SUUGAANTA HADDII LA TIX GALINAYO GABAYGA OGADEN HA LOO FURO OO QOF AAN OGADEN AHAYN HASOO GALO

  • @abdisarah6977
    @abdisarah6977 Před 2 lety +1

    Galaydh gabaygiisu waa dhaxal gal noo soo badi dadkii laahaan jiray gabayada alaylehe halkeedii buu dhigay

  • @zafaciisezafaciise3635
    @zafaciisezafaciise3635 Před 2 lety +2

    Mashaa ala afku kumago

    • @rnuura334
      @rnuura334 Před 2 lety

      Aaaaamiiin Yaaaa Rabi☝️

  • @hananabokor4260
    @hananabokor4260 Před 2 lety +1

    Ninkana Asiibay kay gacalootay gudoomayna dalabkeedii Well done

  • @fatumometan1114
    @fatumometan1114 Před 2 lety +1

    manshaa allaah

  • @abshirmohamedmohamud3137

    M.a abwan galaydh wad tahay dhames

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před 2 lety

    Manshalaah waaruntii

  • @ahmedhanshi2422
    @ahmedhanshi2422 Před 2 lety +1

    Please ninkan xage ka helaa gabayadisa waa abwan buxa Mashalah magaciisa oo buxa ii shega erar tv from noth america

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 Před 2 lety

      Erar tv jawab aya idin ka sugayey, Love ❤️ maxey tahay? Abwankan gabayadiisa xage ka helaa?

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 Před 2 lety

      Ader hadii adan jawabi karin dadka kugu xiran waxba ha so dhihin.love ka aad la ordeyso guriga geyso bye

  • @xaajifure5503
    @xaajifure5503 Před 2 lety +1

    Mansha alah

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 Před 2 lety

    Wllhi anigu ninkaas odayga ayaan lambar 0ne uhayaa silsilada gayaan

  • @nadraahmed7699
    @nadraahmed7699 Před 2 lety +2

    Gabadhaan gudeeysee. Gudoodiga habeen. Geelkamanaxsheen wiilka godey jooga. Gurigiina joog. Gabankii waagiirtey

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Před 2 lety

    Aryaada xaanlee yahay Gabey mataqaanaan Hadii Muga Hawiye soo galo silsilda aa lakala yaacaa.

    • @fadumamohamed780
      @fadumamohamed780 Před 2 lety +1

      Ddacad aan uqoslay hawiye meesha boos ugama banaana

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 Před 2 lety

    Ani isogabao abwan

  • @maxamuudmaxamed7080
    @maxamuudmaxamed7080 Před 2 lety

    yaaaah anako idin jeednaa
    amaa xishooneeysiin
    Gob gob dhashay
    Wllhi wa gabar u qalanto
    in laga dhibo
    Geel iyo fardo

  • @fromzerotosomethingbeautif7166

    masha Allah

  • @hodanahmeddhore4279
    @hodanahmeddhore4279 Před 2 lety +2

    the best abwaan

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 Před 2 lety

    Gabadhii may kululaatay?
    Naag gabyaysa kolay maan guursadeen kkkk

  • @xaajifure5503
    @xaajifure5503 Před 2 lety +2

    Abwankan inaba cadi maahan runti ayu tabtay

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj Před 2 lety +1

    Halka kawad waad haysa.

  • @yusufibrahim4518
    @yusufibrahim4518 Před 2 lety +3

    Meesha Ogaden bdn baa gantaalo tuurayee aaway iidorkii jawaaabi lahaaa

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani Před 2 lety +3

      Silsilaadaanii waxa ku soctaa Caag dheer tuun.

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 Před 2 lety +3

      Alle kudoori

    • @yusufibrahim4518
      @yusufibrahim4518 Před 2 lety +1

      Hhhh iga daaa habaarka wll Waan iska kaftamayaaye 😀😀waan ogahay cagdheer iidoor unbaaa murti iyo gabay usoo dhawaan kara

    • @nimoabdi1391
      @nimoabdi1391 Před 2 lety +2

      @@yusufibrahim4518 hacabsan iidor qarni ka hor aya lobixiye inagaba cagdher aya layna dhahaye

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 Před 2 lety +1

      Wey idoor 🦁🦁🦁

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před 2 lety

    Naag heerana oo reerkoodii guursan waayeen yaa wax ku falaya!??

    • @hafsaxidiigofficiale305
      @hafsaxidiigofficiale305 Před 2 lety +1

      Naag reer keedu guursan wayeen majiro xishood waxan wa gabay suagan lagu cabiryo

  • @ismaaciilcwaaxid2854
    @ismaaciilcwaaxid2854 Před 2 lety +1

    Anigu gabayaa ma ihi laakiin waxaan kafah may dhamaan gabayaaga arin ayna dhaadin! Horta gabadhu waxay astaan Uta hay xornimo reerka ay dooratayna waxay hormood uyihiin soomaalida xorayadu kamaqan!

  • @mohamedabdulaahi6340
    @mohamedabdulaahi6340 Před 2 lety +2

    war abwaankan caadi ma aha

  • @abdihayirashid2767
    @abdihayirashid2767 Před 2 lety

    Ilmaadeer.ayaaal. Gabdhan. Ha. Laigu. Daro. Nin. Ogaaden. Ahy landheere Mac ax med subeera. Ahye

    • @munaofficial1689
      @munaofficial1689 Před 2 lety +1

      Iino lagugu darimaayo waayo waxaa lagu darayaa garxajis

    • @maxamadfuaadxuseen1892
      @maxamadfuaadxuseen1892 Před 2 lety +1

      Oo dee soomaaligaaba kugu adage armaad oromo tahay

    • @maxamadfuaadxuseen1892
      @maxamadfuaadxuseen1892 Před 2 lety

      @@munaofficial1689 dee garxajis haday talo hayaan ayadaanba dhaafteene maxaad inanka kaga adkayn???

    • @munaofficial1689
      @munaofficial1689 Před 2 lety +1

      @@maxamadfuaadxuseen1892 kuma adkaynayee talad garxajis hayn waayay mawaxaahaya soomaali aboo

    • @aaminagamadiid2693
      @aaminagamadiid2693 Před 2 lety +1

      🤣 intaa gabay ku dhe walagugu darayaye ,

  • @gerigoanmedia6106
    @gerigoanmedia6106 Před 2 lety +1

    Ma gabyaa? Wax baa kolba isoo gujinaya. Caaac🤣🤣😂🙈

  • @calala1223
    @calala1223 Před 2 lety +1

    Cagdheerey ilmadeerayan aan isku xaaq dhawrno dhuulka iidoor gashaamo iyo aware waa isaaq maha dhuul ogaaden hal kala bad baadno hooy

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 Před 2 lety

      Dhuulkegiii Max rabta inader

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 Před 2 lety

      Dhuuulkey gaabiy max iska galiy

    • @calala1223
      @calala1223 Před 2 lety

      @@wardahussein7105 dhulkagu waa kee

    • @adamahmed973
      @adamahmed973 Před 2 lety +4

      Gaashaamo haa laakiin awaare ha sheegan waa dhul ogaadeen kaashaamana waxay hoostimaadaa Dhagaxbuur.

    • @calala1223
      @calala1223 Před 2 lety +1

      @@adamahmed973 aware waxaa iska reer layidha ciidagale waxaana ladaga jiliib kamida reer isaaq kasii ah reer cali ka sii ag reer jiisaw

  • @libaanchannel2552
    @libaanchannel2552 Před 2 lety +3

    Mashallah

  • @haleemaali7901
    @haleemaali7901 Před 2 lety +1

    Mashallah