Silsiladii Gayaan Qaybtii 32aad iyo Abwaan Farxaan Kare OO Tiriyay Gobay lamagac baxay Gaabsasho.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 71

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 Před 2 lety +6

    Mansha Allah halyay garyaqan ah ayad tahy Allay gari taqaa Naye waan diidnay godob taasey👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 Před 2 lety +7

    Garti geesiyada ogaaden wayntahay 💚💙❤️

  • @fiicaneali1575
    @fiicaneali1575 Před 2 lety +8

    Maanshaa Allah maansadii ugu quruxda badneyd. Anigu gabay ma, aqaan laakiin nin Somaliyeed ayaan ah oo luuqadaanu waa hooyo

  • @saynabSr
    @saynabSr Před 2 lety +6

    Nimco way ildheerayd waa fariid dad yaqaana ogaadeen hadalkooda laga gartaa inay dad jira yihiin gobanimo isma qariso arintaa hala dhameeyo hadalka ha la joojiyo hanbalyo

  • @alikyse04aliak46
    @alikyse04aliak46 Před 2 lety +1

    gallow isceli gaaridaas waan gudoonsadaye walaahi waa hadal gobeed gobina gob wey taqaanaa ee arooskii qarniga si dhaqsa ah haloo golafariisto masha allah

  • @aminaqadroali5830
    @aminaqadroali5830 Před 2 lety +3

    Ogaaden gabay nadiif ah ugu imaada

  • @abdirisakhusseinmohamed4900

    MashAllah Abwaan aan gabanin....waa Abwaanka aan kawato Silsiladan Gayaan.
    #Abwaaan Farxaan.

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Před 2 lety +2

    Maansha allaah weli xagii gabayada weli rag baa nool, isaaq iyo ogaadeena labaduba waa gobta somaliyeed cidina iskama xigto illaahay haydin xafido

  • @aminaqadroali5830
    @aminaqadroali5830 Před 2 lety +1

    Dadka gobta ah waxa lagu garta xasarada ma sii wad Allah tolkry nasbsana Rabo idin barake😘😘😘😘😘😘😘

  • @kafiyamohamed6978
    @kafiyamohamed6978 Před 2 lety +1

    Wax alle wixii gabyey wiilkanaa oogu haysta maasha allah

  • @user-ju1yd9xj4w
    @user-ju1yd9xj4w Před 2 lety +1

    Waa duriyadii abwaan qamaan Masha Allah adaab run usheegay kuuwii darbiga madaxa kugaraa cayey

  • @sadiabashir1047
    @sadiabashir1047 Před rokem +1

    Masha allah gabay qurix badan

  • @umayma1831
    @umayma1831 Před 2 lety +2

    Mansha alaaah awan farxan 👍👍👍👍

  • @macalingarada.m.g6590
    @macalingarada.m.g6590 Před 2 lety +1

    Waa sax Abwan

  • @canoodyare1795
    @canoodyare1795 Před 2 lety +1

    Mansha alllaah

  • @mpesamedia1513
    @mpesamedia1513 Před 2 lety +1

    Wali gayigeena abwaano ayaa ku dhiman

  • @ibadomohamed1908
    @ibadomohamed1908 Před 2 lety +2

    Maansha Allah gab iyo caadkeed raganomo

  • @saynabSr
    @saynabSr Před 2 lety +2

    Maansha allah geesi garyaqaan ah

  • @barwaaqofarax5214
    @barwaaqofarax5214 Před 2 lety

    Man sha allah wlee waxgarad

  • @Raho339
    @Raho339 Před 2 lety

    Maansha Allaah Tabaarakalaah Abwaan Abwaandhaley Geesi Geesi Dhaley oo Xallaala Afkaaga Caano io Malab Laguqabey❤️🌷❤️🌷❤️🌷❤️🌷❤️

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 Před 2 lety

    Mashallh farxaan waa abwaan . Allh haku xidyo . Mahasanid alfa mara farxaan waan kaa qaadny inadeer lkn soo afjara shicirka

  • @sahraali9336
    @sahraali9336 Před 2 lety +2

    Waar ninkaas baan inanta siinaynaa dhal abWaan🌹🌹🌹🌹

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 Před 2 lety

      Sahray walal gabadha ama doona ama naga aamusii ragan gabyaya kkk

    • @abassaden2565
      @abassaden2565 Před 2 lety

      Ninkaan qaman bulxan ba dhalay

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 Před 2 lety

      @@abassaden2565 amu awoowe labaad /ama sedexaad u ahaa qamaan bulxan u ahaa ..

  • @xagar77
    @xagar77 Před 2 lety +1

    Maasha Allah, waa gabay wanaagsan.

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 2 lety +1

    Waa sida gabadha inoo dona ❤️😍🥰🇬🇲🇬🇲👏

  • @suleekhamaxamed4398
    @suleekhamaxamed4398 Před 2 lety +2

    Masha Allah

  • @abdullahiabdi2610
    @abdullahiabdi2610 Před 2 lety +2

    Mashaa Allah

  • @hassanwarcad5246
    @hassanwarcad5246 Před 2 lety +1

    "OODI AB KAAGA DHAW" AYAA LAGU MAAHMAAHAA. OGAADEEN & ISAAQ CID ISAGADHAW MA JIRTO.

  • @fatimahassan4572
    @fatimahassan4572 Před 2 lety +2

    Geesi maasha allah

    • @mihiyojelle4727
      @mihiyojelle4727 Před 2 lety

      MashaaAllah wax garad xidika kajoojiya

    • @halimaanab6401
      @halimaanab6401 Před 2 lety

      Mashaa Allah . Wallee Farxaan si fiican baad labda dhinacba wax ugu sheegtahay. Nimco Badra yaan hawsheeda la Shawneein❤️💙❤️👍🌹🌹

    • @fatimahassan4572
      @fatimahassan4572 Před 2 lety

      Gabaygu waa u dhalasho iyo haybed illahay bixiyo

  • @aminaqadroali5830
    @aminaqadroali5830 Před 2 lety +1

    Mansha Allah farxaan waa khatar

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 2 lety +2

    Mansha.allah

  • @user-ke5pb3yi9w
    @user-ke5pb3yi9w Před 10 měsíci +1

    Abwaan shide

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 Před 2 lety

    Maashaa Allah suuganti asluubta kama soo harto ninkaan si gobanimo iyo Raganimo leh bu u garnaqay

  • @abdichekeye6195
    @abdichekeye6195 Před 2 lety

    Ok Saxe okay

  • @xasancabdidiiriye5505
    @xasancabdidiiriye5505 Před 2 lety

    Ninkan waa abwaan dhab ah intaan kadhagaystay waa ninkii ugu khatarsanaa

  • @user-ju1yd9xj4w
    @user-ju1yd9xj4w Před 2 lety

    Abwaan farxaan wadlaheshay alaylahee

  • @abdichekeye6195
    @abdichekeye6195 Před 2 lety

    Ok

  • @musegelle6156
    @musegelle6156 Před 2 lety +1

    garya qaan wakaa

  • @manguzumanguzu995
    @manguzumanguzu995 Před 2 lety

    War Inan Mel igu soo sheega halkan hadal logama baahnee

  • @hassanwarcad5246
    @hassanwarcad5246 Před 2 lety

    Abwaan abwaan dhalay oo garyaqaan. Nimco waa mideysa ee maha mid cay loo quuro

  • @lulahmed7495
    @lulahmed7495 Před 2 lety

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍👍👍👍masha allah

  • @mohamedhashi8644
    @mohamedhashi8644 Před 2 lety

    Waaw farxaan adaa barteeda dhigay dhinac walbaba

  • @klaasrus9610
    @klaasrus9610 Před 2 lety

    Halkeediibad dhigtay abwan

  • @ahmadisse1285
    @ahmadisse1285 Před 2 lety

    Guuruhu mafiicnee intaan galab imaanayno gacalooyinoow.heee axsan gabay

  • @mpesamedia1513
    @mpesamedia1513 Před 2 lety +1

    Gabadha hala doono gogashu wey taalaa dhinac walba

  • @ibrahimabukar9849
    @ibrahimabukar9849 Před 2 lety +2

    Abwaan abwaan shaley farxaan m.a

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 2 lety

    Erer 👍👍👍👍

  • @marwokhalif2204
    @marwokhalif2204 Před rokem +1

    😂❤à

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Před 2 lety

    war ninkan ayaa hogaaminaya meesha argtidayda hhh

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Před 2 lety

    ilaa iyo hadda ninkanaa wata gabayga erayo iyo cod iyo miisaanba waa abwaan dhaba waa duriyadii qamaan bulxan

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 2 lety

    Faraxan.guudo.gabadha.

  • @abdichekeye6195
    @abdichekeye6195 Před 2 lety

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @xasancali7178
    @xasancali7178 Před 2 lety

    👌

  • @fatimahassan4572
    @fatimahassan4572 Před 2 lety

    Farxaan geesi qaybtaadii kowayd mid lama ma limir

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 Před 2 lety

    Aduunyadan wali dadbaa ku nooool

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 Před 2 lety

    Hhhhhh

  • @munanoura1714
    @munanoura1714 Před rokem