Nimco Cabdi Sabuub oo Waraysi ku saabsan Suugaanteeda Siisay Weriye Xoriyo ka tirsan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Subscribe

Komentáře • 39

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 Před 2 lety +3

    Mashalaa illahey haku barkeyo caqliga illahey kugu manesto iyo cadkarnimda dadka somliyed yaa adiga oo midhan alla haku xafido from London thank you 😊♥🙏

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 Před 2 lety +2

    Masha allah nimco abdi wa gabdhihii qumanae ebe xishodku kumaneystay walaal sodhowow hadanahay OGADEN dhulkayagad kudhalatay inan kugusocelina wa balan sidad adigubadalbatay mar andhereyna wanukusodoni fardihi lagugugalbinlaha ayanudiyarineyna mahadsanid.

    • @calala1223
      @calala1223 Před 2 lety

      Inantani waxay donaysay inaay gabaygan fuurto qof isaaqa oo mesha ka yimada kuma noqdo tolkii ayuu dhinac ka raca

    • @saalahyare369
      @saalahyare369 Před 2 lety +2

      @@calala1223 gabay furto kulaha war gabadhu inteykusodhaftay ayeey nin nogasofarisatay wana sinayaba o mar andhereyn aroskeda dhacaya e lasoco shekada.

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 Před 2 lety +1

    Masha allaah inantu gobtii cidagale awoowna uyahay deeqsigii cabdi sabuub

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 2 lety +2

    Maan sha allah waa Gadhii Soomaaliyeed ee la,arkijiray

  • @wardiaabiabi6760
    @wardiaabiabi6760 Před 2 lety +2

    Maa shaa allah. Nimco waa gabar cajiib ah oo gabeygeeda aan ka helay waa Roodo Afjanadii 2 aad.
    Bahda TV waxaan ka codsan lahaa in aay nimco meel aan kala xiriiro aay ii soo diraan sida telefonkeda ama meesha aan ka heli lahaa.
    Inaan la kulmo ayaan jeclsan lahaa aniga oo ah Dr. Wardi

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 Před 2 lety +1

    You're amazing and intelligent lady.
    Keep showing them who they are.

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 Před 2 lety +1

    Gabadha wariyaha ah waxan umaleyna in u yahay wareysigii oguhoreyay e eysameyso cabsi badan dag dag aya kamuqda istaji ina ader wad loqabsondonta insha allah .

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 Před 2 lety +2

    Nimco mashalahu sax rag Soomaali Aya halka dhigey🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴👍👍👍👍🇸🇴💕❤️🙏🙏🇸🇴💕💕💕

    • @nuhliban4375
      @nuhliban4375 Před 2 lety +1

      War meesha kala tag calanka shaydaanka, kaa waa laga tegee la kaalay mid tawxiidka meel ku leh

    • @saalahyare369
      @saalahyare369 Před 2 lety +2

      @@nuhliban4375 kalexo gabadha manlawayohow raga eyshegeyso ado miran waye ,,,fowsiya mahadsanid wll eda adsojedisayna wanqadanay wana isasaxeyna insha allah .

    • @nuhliban4375
      @nuhliban4375 Před 2 lety +1

      @@saalahyare369 Yaa jaahil xaggaad ka hadlaysaa?

  • @englandfariid5376
    @englandfariid5376 Před 2 lety +2

    Ilen wa abwanad gabdhii gabayga gayaan tirisay😍😍😍

  • @ismaacilcali1725
    @ismaacilcali1725 Před 2 lety +2

    Rag badan ayay dhaantaa runtii

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 Před 2 lety

    Masha allah illah haku xafido qali qalbi wanagey

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 Před 2 lety

    Maashaa Allah ilahey ha kuxafido waa wadaniyad

  • @crashiidabdi1096
    @crashiidabdi1096 Před 2 lety

    Asc maansha Allah Allah ha ku dhawro caaqilad nimco cabdi sabuub

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 Před 2 lety +1

    Waa gabar caaqilad . Maasha alaah

  • @ziradmanshaallahmahamedali6987

    Masha Allah

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd Před 2 lety

    Wooow wllhi waa inan xishood badan m.a

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 Před 2 lety

    Masha Allah Allah ha ku xafido Amiin

  • @MrAdamaa52
    @MrAdamaa52 Před 2 lety +1

    Masha Allah gabayga hido ayay u leedahay

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 Před 2 lety +1

    Nimco waa fariid guul wll

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 Před 2 lety

    Masha allah afkaaga cana geel lagu qabay👌👌👌👌👌

  • @CabdicumarMuuse
    @CabdicumarMuuse Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @dekhussein
    @dekhussein Před 2 lety

    Maansha Allah

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 Před 2 lety

    Maashaa Allah abwan nimco

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 Před 2 lety +1

    Waar nimankii Ogaadeen ee imtixaanka loo qishay inantii Bedra ma usoo ardaa dhigeen mise halkii bay ka dhaantaynayaan.

    • @saalahyare369
      @saalahyare369 Před 2 lety +4

      Gabadha walasodonay fardihi lagugalbinlaha aya ladiyarinaya sxb .

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 Před 2 lety +1

    Runtaa, raggii Way dhinteen

  • @awm221
    @awm221 Před 2 lety

    Mansha Allah ❤ ❤ ❤ ❤

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 2 lety

    Maan sha allah 🥰🥰🥰👏

  • @ziradmanshaallahmahamedali6987

    👍❤❤

  • @mohamedabdulaahi6340
    @mohamedabdulaahi6340 Před 2 lety +1

    nimco m a silsiladii gayaan ee hada socota ban kubartay

  • @nimoabdi4893
    @nimoabdi4893 Před 2 lety

    Wwwwww

  • @khayrekosar
    @khayrekosar Před 2 lety

    wwwwwww

  • @destroydbyzack74
    @destroydbyzack74 Před 2 lety

    Masha allah