Silsiladii Gayaan Qaybtii 24aad iyo Xamda oo usoo Jawaabtay Nimco Badra

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • ABOUT ERER TV
    ERER TV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    21 Jul 2017. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our CZcams channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

Komentáře • 213

  • @shukriasheikh4339
    @shukriasheikh4339 Před 2 lety +9

    Oday iyo wardheer yaada jecelatay MASHA ALLAH barakalah fiik ViVa OG

  • @fardawsam816
    @fardawsam816 Před 2 lety +14

    Maasha Allaah Afkaaga caano geel lagu qabay 👍👏👏👏👏❤❤❤🌼🌼🌼🌼💚💚💚💚❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 Před 2 lety

      Rer cabdile ma ayaga ma sul ka ah ogaden, away ogadenki kale, gabadha Ogaden bay la hadashay meel kasta rer cabdile so cabadayo, waxad moda inay masul ka yihin ogaden oo dhan, waxan media isakaga BAXA cidkasta loma jawabo, gabadhu wa iska hadashay kuwanagi ban gursan la nahay oo masajidka ka buxo waba intaas

    • @abdirashirdigninow1084
      @abdirashirdigninow1084 Před 2 lety

      Nicma ka sidata xamdi waxad mooda codkeeda qof rocleeynatsa taabacetnya Nicma .gabaygeeda fasiux.yahay

  • @xirsicabdixirsi5209
    @xirsicabdixirsi5209 Před 2 lety +7

    😮waagabay qiimo badan walahy lkn gabadha reer kayrabto yaan layska hortaagin waalan dheere goba ogaaden mansha allh abwaanad baadtahy waan ladhacay gabaygan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏

  • @englandfariid5376
    @englandfariid5376 Před 2 lety +13

    Gabadh isaaq iyo janadaba wa lo shaqeystaa 👍👍👍👍👍👍

    • @gutalehashi8860
      @gutalehashi8860 Před 2 lety +1

      Kkk waan qoslay Wallahi. Waa sax hadalkaas inaabti. Isaaq waa reer abtigey waana gob geyaan iyo guri la degba leh. Lkn inaabti qaar buka ayaa tarxiilis bilaabey oo dhaqanka dili raba ee hala qabto.

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Před 2 lety +7

    Ogaadeen waa gobe waa runteed 👌👌👌🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷👌👌

  • @raxmamohamud9532
    @raxmamohamud9532 Před 2 lety +5

    Masha Allah tabarka Allah afku kum
    Go.o

  • @hibomohamed2087
    @hibomohamed2087 Před 2 lety +5

    Masha alah nimco Alaha ju dhooro guuleyso

  • @geeljire55
    @geeljire55 Před 2 lety +4

    Maashaa Allaah. Xamda waa Soddoh qaali ah OO gabadheeda aad u jecel OO in ay ka fogaato ka waanineysa. Gabadha eeddooyinkeed iyo walaalaheedii ka horreeyay ayey garab dageysaa insha Allaah.

  • @idilabdirahman4181
    @idilabdirahman4181 Před 2 lety +7

    Manshallah afkaaga caano lagu qabay indeer ❤👏👏🥰

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 Před 2 lety +1

    Maxaad ugu qasbi inantu hadaay dooratay ogaden mise raali baad ka aheen oo waad qabiil hadashay nimco waan tageersanahay 100/100 dooqeeda hadaay nimco dooratay kii aay calmatay waxaan leeyahay huuno waan ku soo dhaweyneynaa masha allaah

  • @KuxidhnoowQolkaArimahadunida

    Inantaas 100 jeer ban dhegaystay tixdii soomaaludu waa nooshahay awalba suugaantu hooyaday ka timi waana tiir adag haweenku kaalin walba masha allaah.

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 Před 2 lety +2

    Maashallah sii fiican ayaayd ugu jawaabtay noolow qaali

    • @dunyaali7412
      @dunyaali7412 Před 2 lety

      Walaalo Waa Soo Fariid ceeyaa wiilka dhakhtar ka ku jiraa asxaabtada noo hy sheeg Hoyo da dhashay wiilka ayaa iga Soo codsatay please u Soo duceeyaa

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 Před 2 lety +3

    Yaa salaam gabay iyo badh 2 da habloodba way kala daran yihiin inaadeer tay wad yara durugtay laakiin waa caadi from sacad muse hargeisa

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 Před 2 lety +3

    Maasha Allah Waa kafantan furan
    Xumaan Majirto

  • @aaminan7255
    @aaminan7255 Před 2 lety +3

    mansha alaah xamda afkaaga caano lagu qabay hore usoco inader

  • @fatkaboy1080
    @fatkaboy1080 Před 2 lety +2

    Maasha alah xamdi wad jawaabtey guuuuul guuuul afkaaga caano lagu qabey gabadh tolkey dhalad soomaliland

  • @xamsemohammedfarah1504
    @xamsemohammedfarah1504 Před rokem +1

    Masha allah waan ku so dhawaynaya xamda

  • @sahranur1373
    @sahranur1373 Před 2 lety +1

    Masha allah tabarkallah ilaahay haku xafido

  • @sundusabdirizak800
    @sundusabdirizak800 Před 2 lety +1

    Mnsha allh ,♥️♥️il iyo cawriba la'aw

  • @carabnuur8547
    @carabnuur8547 Před 2 lety +3

    Maashaa alah halkaa kaga hay

  • @munamahamed3234
    @munamahamed3234 Před 2 lety +4

    Masha allah xamda maxamuud🥰

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 Před 2 lety +2

    Nimco badre cimridher baan ku rajeynayaa dumashi iyo wiil ogaden .insha allah mardhow wad guri geli .guribarwaqo ayad geli habraha calaacalayo warkoda donimeyno

  • @ayanbadal6829
    @ayanbadal6829 Před 2 lety +4

    Geesidi isaaq waa ceeb inad ogaadeen u oyad 😳😳😳 Somaliland 😍

    • @queenriyaaofficial1364
      @queenriyaaofficial1364 Před 2 lety

      Jclka waa cajiib abyo Tedha kle Og mxe qabaan so Daad maaha??

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 Před 2 lety +1

      Ayaan badel
      Waxan filayaa in aaden tarikhda la socon. Ee orod rerkina weydii .nimco badre dookheda ayey ka hadashey mana aay soo heerinin guriga rerkooda ayey joogta wana gabaryar oo aqonyahan ah .aqli illah siyey.balse halban kuu sheegi ogadenka badi isaqbaa dhaley wana gabdhihinii soo heeryi jirey oo guriga irida noo farisan jirey . Waligiina wataqanen heerinka. Hadana yurib iyo america jamicanka ifimku waso xaaran. Aljeriyanka sharciga ifinku kaaqato intaan aqano ayaabo xisablaheyn. Wali gabar ogaden galjamican raacdo lama hayo iyo mid sharci lagu qato iyo mid heerin noqoto xataa tii la guursanwayo gurigodey akhlaq ku joogtaa.

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 Před 2 lety +2

      Ayan badel
      Waxa dib ugu labadaa ayeyooyinka iyo dadka wa weyn .anigoo rer xamar ah waligeyna ma tagin ogadenya oo xamar ma dhaafin hadana taatkhda wan aruuriya oo qoraa ban .ahy

    • @guul4onlf
      @guul4onlf Před 2 lety +1

      .Meqaan Arkay Heerin iidoor kor taagan Daar Ogaden ..Adna Hasoo daahin.

  • @nuraabdi1534
    @nuraabdi1534 Před 2 lety +1

    Goog one thank you

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 Před 9 měsíci +2

    Waaw Afkahabeelin❤❤❤ e

  • @smsm619
    @smsm619 Před 2 lety +3

    Masha Allaah

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Před 2 lety +3

    Mashaallah haaba kabiixin silsilada

  • @fatumometan1114
    @fatumometan1114 Před 2 lety +2

    Manshaa allaah cadi ma aha

  • @digekhalif748
    @digekhalif748 Před 2 lety +2

    Asc talo reer kablalax please raga uma jawaabi karaan gabadhaan waxaa jawaab siin kara kablalax ah

  • @maxamuudcabdi8118
    @maxamuudcabdi8118 Před 2 lety +2

    Man sha ala

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab Před 2 lety +1

    Axsan caleg mansha Allah tabaraka alla

  • @saynabdagan5843
    @saynabdagan5843 Před 2 lety +3

    manshaa allaah

  • @ayaanahmed4294
    @ayaanahmed4294 Před 2 lety +4

    Anoo ah gabar gaadsan runti gabeyga xamda wuu iga gadanyhy

  • @Yusro557
    @Yusro557 Před rokem +1

    Maansha allaaaaaaaaaaaaaaah xamda wexey tirisay asal gabay❤

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 2 lety +2

    Mansha Allah Hambalyo

  • @foziagelton3884
    @foziagelton3884 Před 2 lety +3

    Ulululululu ManshaAllah afka kumagoo

  • @marwa5017
    @marwa5017 Před rokem +1

    Gabadhu tol ma rabtee geyaan bay rabtaa

  • @ibnuqurxan8363
    @ibnuqurxan8363 Před 2 lety +1

    Mansha allh xamda Qurux af kaaga cano lagu Qaby

  • @hoodoahmed8337
    @hoodoahmed8337 Před 2 lety

    Mansha Allah hamda wllshay qof qli ruuntada ka hadashay

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 Před 2 lety +1

    Arabia miyaaa

  • @GODOL24
    @GODOL24 Před 2 lety +12

    Asc ina awoow Xamda horta aan mid ku dhoho adigaa xor u ah gabaygaaga lkn labo dhaliilood 1 horta ma fogin oo beesha ay Nicmo-Badra kadhalatay waan wada daganahay halkaas bayna kudhalatay midakale walaashay Gabadha dookheeda ha ku ceebayn cidnaba mayna wax udhimin ee dookheeda uun bay kahadashay ee. Wayna ku mahadsantahay inay tolkaydooratay. Ilaahay hasharfo iyadiyo ehelkeedaba. Adiguna waad mahadsantahay lkn ogaw soomaali way wada dhalatay.

    • @adamahmed973
      @adamahmed973 Před 2 lety

      Exactly, waa saad u sheegtay.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 2 lety +2

      WAR IIDOOR DHALASHO MAYAQAN CAQLIGA FUTADA LAGA GALIYAY

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Před 2 lety +3

      Nimco in lala taliyo waa inogu waajib.
      Isagoo dookhu jiro baa hadana hableheena la talinaa. Marka Nimco waajib bey ku tahay in ay walaasheed la taliso, taasina Mel kadhac ma'aha. Beesha Ogadeen iyo beesha Isaq aad bey isku guursan jireen oo hada wax inogu cusub ma'aha oo waa mid soo jireen ahaa. Calafkuna waa meeshiisa.
      Waa Silsillad xiiso badan oo markastab sii xiiso yeelaneysaa. Maa shaa Allah.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Před 2 lety +2

      @@rock_diamond9475
      War kaagan caytameyaa xageed ka soo geshey? War de xishoo, oo ixtiraam dadkan isku jawaabeyaa oona is aflagaadeyneyn.
      Subxaana Allah.

    • @adamahmed973
      @adamahmed973 Před 2 lety +1

      @@rock_diamond9475 walaal runtii caydu meesha kuma jirto ilaahay ka baq. Caydu wax wanaagsan ma ahan ilaahay dhammaanteen hayna hanuunsho.

  • @irbocali2091
    @irbocali2091 Před 2 lety +3

    Waa gabdho wada cajiiba

  • @najmaahmed470
    @najmaahmed470 Před 9 měsíci

    Akhas gabygi ay abwaanad nimco tirisay kuma haboonyn ogaaaden gobti cidagala tehe❤

  • @sundusabdirizak800
    @sundusabdirizak800 Před 2 lety +1

    Mnsha allh

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 Před 2 lety +1

    Xamda indr inanta dookheeda how diidin Grxajisna Wey ka weynyiin intan yareed ku soo oodey Adigu Geyaanka hafhaafin baad u jeeda lkiin Caqligu hashaqeeyo indr Cunsurinimo Haynoo bilaabin.

  • @safiyaabdulrahman389
    @safiyaabdulrahman389 Před 2 lety

    Maash Allah Halkadi dhigtaya

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před 2 lety +2

    Maa shaa Allah, waleeh talo fiican bey siisey Nimco hadii ay ka qadaan doonto.

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 Před 2 lety +1

    Myyy loo ito advised geele

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 Před 2 lety +1

    Gabar libaaxda ah

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Před 2 lety +2

    Halganki geysiga Miya la hilmaamey iyo xanunkisa. Silsilad iyo dhaanta dhaafa murtidiina ku weerara gumeysiga intaas hadaad awodaan

  • @amfaridabarudmobler5145
    @amfaridabarudmobler5145 Před 2 lety +2

    Waxbaa ka dhacay.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před 2 lety +1

    Nimco qaali ba tahay

  • @goodpower4714
    @goodpower4714 Před 2 lety +1

    Maash alaah

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 Před 2 lety

    Nimcoooooo soo dhawooow❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailahmed7846
    @ismailahmed7846 Před 2 lety

    ماشاءاللہ

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Před 7 měsíci +1

    Gabadha nin ma rabto gobanimo eyey rabtaa

  • @ikraanaxmedyusufdegan5259

    Aad iyo aad

  • @dayax8343
    @dayax8343 Před 2 lety +1

    Mansjallah, u sheeg gobaad, hafududaandhe

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 2 lety +1

    Qabileysato Hamda kuguma raacin taas waa in aad xaal marisaa soomaali weyn

  • @amranahmed6782
    @amranahmed6782 Před 2 lety +1

    Alleela Hamda ayaa runtii taabatay

  • @mrlegend8148
    @mrlegend8148 Před 2 lety +4

    Mashallah I like her voice ♥ ❤

  • @sahraadan6995
    @sahraadan6995 Před 2 lety +2

    Cajiib guri danbayskii darood oo ah sheikh abdirahman ogaden iyo isaaq miyaa xajadu cida gale iyo kablalax aya sina haday sheko isaaq noqotay daroodka kala so galaya gabdhan xamda ah xoga cadiifadba kujirta gabdh un ha uso jwbto no rag

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 2 lety

      Ciidagale iyo ugaadeen isu daayaa yaan la dhexyaacin

    • @calala1223
      @calala1223 Před 2 lety +2

      Darood haday noqoto isaaqna waa dir marka waxaa siiman dir iyo darood

    • @sahraadan6995
      @sahraadan6995 Před 2 lety

      @@calala1223 hhhhhh war amus aan lagu maqline waxasi waa sheeko dhalaane

    • @saynabSr
      @saynabSr Před 2 lety

      @@calala1223waxkale ma jiraane gabadhaa dooxeeda ha loo daayo ciidagale iyo ogaadeena waa deris halaysu daayo wax badan baan arkay isaaq caayaya qabiilka nimco ma markay dookheedi sheegatay baa jeclaateen

    • @aliabdulahisiciid6845
      @aliabdulahisiciid6845 Před 2 lety

      Maasha Allah xabda afkaaga caano laguqabay

  • @ayanahmed3706
    @ayanahmed3706 Před 2 lety +2

    gabadhan way goodinaysa
    gabadh laga dhicisa allah nasiiyey

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 Před 2 lety

      Ayan axmed
      Gabdhu wa guumes 50 jir ah wax gursado weydey nimco ayey ka masersantahy.

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 Před 2 lety +1

    Xamda hadey waxtari gabdhaha isaq jamicanka iyo aljeriyanka ha ka wacdiso ceebtoda magaca somali bey cerbeyen.

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 Před 2 lety +2

    Walee badra waa naag nool
    Cidna may caayin gabay qurux badan ayay tirisay !!

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 Před 2 lety +2

    Dookheedii miyaa inanta heerkaa gaadhsiiseen somaliyeey

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 Před 2 lety +1

    Nimco badra sharaf iyo heybad iyo aqli baa ilaah hibo u siyey ninki hello ragg wa dhafey .waxana rajeyneynaa inay noo dhasho geesiyal .aftahan ah aqoliin ah.ee

  • @caishoahmed9928
    @caishoahmed9928 Před 2 lety +1

    ma inta isaaq ka tagtay ayee ogadeen gabay u tirisay dooqa haka xumaaado waa iska sidaan uun

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 Před 2 lety +1

    waxaa idanka khaldan qofka dookhiisa qabiil malaha ee gabadha dookheeda kucaawiye

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 Před 2 lety

    Mansha allah hiil

  • @khayrgalinle6220
    @khayrgalinle6220 Před 2 lety

    Maash allah

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 Před 2 lety +2

    subxanallah , cod xuma

  • @halimoyar5173
    @halimoyar5173 Před 2 lety +1

    Dooquu waacajiib islaantaay inaantu doqeeda haka carqalaadey waxaad shegeeyso awaal bo wey ogeede yartaa kaleexo haku gariirin wllo gaaw

  • @ayaanahmed4294
    @ayaanahmed4294 Před 2 lety +1

    Wwww mnsh allaah gabeygan anon dhameysan bilowgiisa iiqanciyay afkaga cano lagu qabey

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 Před 2 lety +1

    Habrahan soo gabyayo ee guumesobey ee gabarnimada 50 jir ku gaarey maserbaa hayo .gabadha yar ee dookheda ka hadashry bey ka masersanyihin.

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před 2 lety

    Nimcaan Qatay waxay sheegtay in ay gayaan soomaali weyn oo dhan

  • @moztaphaanwal2117
    @moztaphaanwal2117 Před 2 lety +1

    Maansha allh edo hamda❤️

  • @boqoraddasoomaaliyeed567

    Woow libaxad

  • @shirkadadhismahaiyodaryeel7871

    Waa gabay qabyaaladaysan

  • @muwahipmohamed9788
    @muwahipmohamed9788 Před 2 lety +2

    Edaday xamda ❤️👌

  • @shukrimahamed3858
    @shukrimahamed3858 Před 2 lety +2

    Mashaallah❤❤❤❤

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Před 2 lety

    Gabadh adag

  • @halimahabib9377
    @halimahabib9377 Před 2 lety +1

    Somali waa soomali

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 Před 2 lety +1

    Gobaad ragga way kala taqaan laakiin raga abgaal maysan arag ee hawaresato hablaha u dhaxay. shaaciradaan waxaan leeyahay qayilaad iyo barjayn waad ku raaxa seegteen.

  • @ayaanahmed4294
    @ayaanahmed4294 Před 2 lety +1

    ❤❤❤❤❤

  • @faadumoabdoo112
    @faadumoabdoo112 Před 2 lety

    Mashallah

  • @safiyaquraysh6033
    @safiyaquraysh6033 Před 2 lety +1

    🥰🥰

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani Před 2 lety +1

    Waaaaaw masha allah coodkeeduuu waa 💯

  • @khadracali1800
    @khadracali1800 Před 2 lety +1

    Maaso tabcaan ah

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před 2 lety

    Sootii kuu sheegtsy gabadu mArabto isaqgebgebo
    Dhinac isugu baydh isaaqbad fanise ma xad ugu maxabsan gobtii histeriga aan loo radradineen
    Waa geesiyadii dhulbahante iyo warsangeliye

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 Před 2 lety

    Igasoo habee

  • @digekhalif748
    @digekhalif748 Před 2 lety

    Sababta oo ah number 1 waa gabar number 2 waxaa siman isaaq iyo daarood mey sheegin cida ay tahey

  • @FarahFarah-cu6rf
    @FarahFarah-cu6rf Před 2 lety +1

    🥰

  • @barwaaqofarax5214
    @barwaaqofarax5214 Před 2 lety

    MANSHA ALLah wll xamda afkaga cano lagu qabay

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 Před 2 lety

    Taakis

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 Před 2 lety +1

    Wow lkn reer somaliland ayey ladaysa 😂😂😂

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 Před 2 lety

    Hon miyaaa hawaalin c

  • @mukhtardayib8705
    @mukhtardayib8705 Před 2 lety

    M.A

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 Před 2 lety

    Kkk oky

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Před 2 lety

    Dagaalkii qamadiga miyaad iloowday ???