Qosolkii Aduunka Short Film Sooraan iyo Jawaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
    ★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
    ★★www.sooraanjawa...★★

Komentáře • 1,4K

  • @isaaqbiyuurcommunityibc7517
    @isaaqbiyuurcommunityibc7517 Před 6 lety +1562

    Reer somaliland kaliya like isar cidkale uma baahni

    • @rashkaosman1959
      @rashkaosman1959 Před 6 lety +95

      Hooyadaa hakuu sarto baajon yahaow

    • @newunited7213
      @newunited7213 Před 6 lety +18

      isaaq biyuur community I B C doqon bataxey sxb ee Somaliland maxakene waxan CZcams

    • @mohamoudabdi2824
      @mohamoudabdi2824 Před 6 lety +33

      Mdaxpatahay wlee viva somaliland ❤️❤️

    • @rijaalyare4609
      @rijaalyare4609 Před 6 lety +18

      isaaq biyuur community I B C waryee garacyadii jeegaanta inaad tahay qoraalkaga ayaa tilmaamayo reer sheikh isxaaq orodoo burushka xaadhka leh kala tag soomaalida jeegaanta un baa neceb dadka kale e reer sheikh isxaaqa ah soomaalida manecbo

    • @ilyaasmahamed7248
      @ilyaasmahamed7248 Před 6 lety +1

      Qadar Cadnaan

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +57

    Inta daawanaysa marku sooran dhintay like
    Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😢😰😭😔

    • @mohameddaud8304
      @mohameddaud8304 Před 3 lety

      Inna lillahi wa inna ilayhi raji'cuun Allah haunaxariisto Qabriga Allah hauwasiciyo kitabkiisana midigta Allah hakasiiyo marti lajecelyahay Allah hakadhigo dambigisana Allah dhaafo Amiin yaa Rabbi 🤲😥🤲

    • @AhmedAli-vs6tn
      @AhmedAli-vs6tn Před 3 lety

      @@mohameddaud8304 amiin yaa rabi

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 27 dny

      Amiin Amiin YA RABBI

  • @ubahabdi1637
    @ubahabdi1637 Před 3 lety +60

    Allaha unaxriso Ibraahim Ismaaciil (sooraan)😭😭😭

  • @CabdixakimKa
    @CabdixakimKa Před 3 lety +44

    Haddaad Daawanayso Geeridisa Kadib Halkan Like saar Una ducee İnuu Alle Janneeyo😥🤲 Alle Ha U naxariisto Aamiin

  • @kaldeeq5918
    @kaldeeq5918 Před 3 lety +15

    Inta daawaneysa geeridii sooran ka dib like😢😢😢😓

  • @hunterofficialchannel3183
    @hunterofficialchannel3183 Před 3 lety +36

    Allow U Naxariiso Waxaa uu ahaa Legend Somaliyed🇸🇴 🙌

  • @maalintaada7731
    @maalintaada7731 Před 6 lety +33

    Sooraan iyo jawaan waa iga qosliyaan hadaa taagerto like ila soo mar😂😂😅😅

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 Před 6 lety +153

    Kaan ku dhufto wlhi inuu badda badeeda katalaabi 😂😂😂😂😂😂🤣😂😂😂😂
    Sooraan crazy

  • @salahabdiaziz6351
    @salahabdiaziz6351 Před 3 lety +31

    Sooraan💔😢
    Weliga qalbiyadena ka bixi maysid

  • @aaminhassan9625
    @aaminhassan9625 Před 6 lety +216

    Sooran iyo jawan wlhi waa funny 😁 waliba sooran like haila dhafin 😁

  • @AhmedHussein-ec9oi
    @AhmedHussein-ec9oi Před 6 lety +393

    Inta tagerta soran iyo jawan like saar hadad tagere saxatahy weeye

  • @somalibrothers7689
    @somalibrothers7689 Před 5 lety +135

    Somali Maxamed like saara inta wadaninimada jecel

  • @nasirismail1676
    @nasirismail1676 Před 6 lety +48

    Soran: Aniguba Fedhyahnki Adunka Ayan Ahay Wallahi In U Bada Badeda Ka Talabi😂😂 Wallahi Iney Damamku Is Dhafi😂😂😂

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 2 lety +5

    Allah hau naxaristo Abwaan Sooraan,, Geridisa kadib ban dawanaya the greatest comedian I ever see Sooraan 😣

  • @livewithoutsadness4253
    @livewithoutsadness4253 Před 6 lety +43

    Kkkk wlh soraan iyo jawaan waxa ey kamidyihiin majaajiliistayaasha soomaaliyeed kuwaan ugu jeclahay ilaahow idin xafid

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 Před 6 lety +128

    Bareeg buu isla dhigaye!!
    Sooraan, nio waan iskakaa aaminsanahay.
    Ragga kaliyee een SL ka taageero waa S&J.

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Před 6 lety +2

      Husky Jama Puntland the matter is not about Somaliland Puntland .
      It's about your Muslim brother.! Ikhawahfilallah
      For me. I support any Muslim
      Or good human being weather
      Landers or not ✌🏽

    • @huskyjamapuntland1385
      @huskyjamapuntland1385 Před 6 lety +1

      Halima Yusuf
      Yeah, well said bro.
      We're brothers.

    • @mohamedhirsi1546
      @mohamedhirsi1546 Před 6 lety

      Husky Jama Puntland lol, I think she a female tho.

    • @hafidproduction4279
      @hafidproduction4279 Před 6 lety +1

      Husky jama dadkaan way horayaan bro u qir

    • @huskyjamapuntland1385
      @huskyjamapuntland1385 Před 6 lety

      Arten Boss
      Dadkeebaa horreeya!?
      Adeer wax naga horreeya annagu ma aragno, mindhaa dadyow kalaad ka horraysaan anaga ma aha.

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 3 lety +43

    2.2M riwaayadii ugu horaysay ee heerkaa gaadha❤

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 Před 6 lety +155

    Reer laascanood like igu qabta 😂😂😂😂👌

  • @muhiadinelmi6651
    @muhiadinelmi6651 Před 3 lety +13

    Who is still watching this????.... Ku lahaa feedhyahnkii aduunkaan ahaaa😂😂😂

  • @abdisamadnuura5823
    @abdisamadnuura5823 Před 6 lety +273

    Inta reer burcp like igu qapta

  • @mukhtaaraxmed2444
    @mukhtaaraxmed2444 Před 6 lety +55

    kulahaaa ilka miyaan laguu rawishin inta reer burco liketa

  • @awalesomali5632
    @awalesomali5632 Před 6 lety +91

    somalinimada ku faanta ii saar like ❤️

  • @henokasfhajl4919
    @henokasfhajl4919 Před 6 lety +30

    Kkkkkkk i am from Eritrea but i love somali ppl.

    • @Hussein1431
      @Hussein1431 Před 5 lety +3

      Thanks. Also we love Eritrea

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 Před 8 měsíci +3

      We love eritrea too bro👍🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ikranquen2070
      @ikranquen2070 Před 7 měsíci

      ?😮😅😂

    • @Adan974
      @Adan974 Před 7 měsíci

      Welcome

    • @Cabdishugri-kl7sf
      @Cabdishugri-kl7sf Před 4 měsíci

      Wdtgtbthyys v​@fffvfb ..fk8n! Ef K hi Jenny Uukkfirekkkk. Hnsabdirisakmohamoud1772

  • @maxamuudcali623
    @maxamuudcali623 Před 3 lety +11

    اللهم أغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 3 lety +2

    Ma haboona in la yidhaahdo sooraan dhimashiida ka dib hadaad soo booqatay like saar waxaa ka mudan adiga oo u duceeya waayo waxa aad u awoodaa maanta waa duco alle naxariistii janno ha ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan alle ha ka siiyo🤲

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 Před 3 lety +7

    Sooraan allah ha unaxariisto amiin 🤲

  • @maxamedcabdinuur2819
    @maxamedcabdinuur2819 Před 3 lety +4

    😂😂😂 inagee garoonka war reer somalilaanow waan idin salaamay dhamaantiin si kal iyo laaba

  • @mohmedbg
    @mohmedbg Před 3 lety +1

    Allah hakuu naxariisto SOORAAN ISMACIL SUGULE 😢😭ifka waa lagugu jecla allah haka dhigo marti lajecelyahay sooran🤴😭

  • @WAAYASAME
    @WAAYASAME Před 3 lety +2

    Qosolkiisi baan qalbiga ka go'ayn alle haw naxariisto Sooraan.😪😪😥😥😥

  • @x-tttabdi50cent62
    @x-tttabdi50cent62 Před 5 lety +38

    Hanbalyo Sooran iyo jawan 1 Milyan oo dawatay darted 👏🏾🙌🏿❤️

  • @khadarraganimo7038
    @khadarraganimo7038 Před 6 lety +10

    Naftan jawaan la fadhidaa
    Waa jiri ala muxu dad isa
    Sudhay kulaha ilkaha maan
    Wali lagaa rawishin😂😂😂😂

  • @ahmedmohamednuur1927
    @ahmedmohamednuur1927 Před 6 lety +9

    inta jecel in soraan riwaayadii kusoo laabto like isaar

  • @delion8418
    @delion8418 Před 5 lety +8

    Ruwaayad 1 million gaarta sooran iyo jawaan ogu imoow ❤️❤️❤️

  • @shaakirsooyaa5761
    @shaakirsooyaa5761 Před 2 lety +1

    Alle haku naxariisto Soraan Ismacil sugule wuxuu ahaa mar la Arag

  • @akramcabdala5093
    @akramcabdala5093 Před 6 lety +257

    inta reer hargeisa like isaar

  • @FarhanAhmed-uq8bx
    @FarhanAhmed-uq8bx Před 6 lety +95

    mash alllaah dadka rer somaliland wa telent hibo alle siyay iyo codkar raganimo geesinimo rer burco hadal lodaa

    • @somalihero668
      @somalihero668 Před 6 lety +2

      Farhan Ahmed Allaha u siyadiyo hibadaas inkasto lahjada xamasad leedhy Waaryahe Jow 😂

    • @somalihero668
      @somalihero668 Před 6 lety +3

      Farhan Ahmed lkn dad somaliyed weye somalilad iyo hebel land midna noma ficna shacab somaliyed oo an soyasad wareerin ba la raba inan noqono Siyaasi dadka yuusan isku goyn shacab shacab ma dulmiye siyasi ba adun rogee. We need to re unite Qof somali ah waligy ma cilin hadana kuma talo jiro somali cid idinkama xigto dad sharaf ku dhex leh bana tihin And love U all. ❤

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 Před 3 lety

      @@somalihero668 Line kaaga hayso shiikhow somali marka horeba anaga isu keenay hadeerna ka laabannay ya ciyaala kacaan ku dhuuse midnimo taada katali habawsan

  • @abdulkadirmohamedyusuf
    @abdulkadirmohamedyusuf Před 2 lety +4

    Allaha u naxariisto Abwaan Sooraan, Somali oo dhan ayaad jeclayd.❤

  • @PubgDoctor1
    @PubgDoctor1 Před 4 lety +17

    5:45 maxaa meesha marka haye👀🤣🤣🤣🤣😭

  • @waridaadtv5645
    @waridaadtv5645 Před 3 lety +9

    alle haw NAXARIISTO soraan

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 Před 6 lety +145

    Waaryaa REER BIRCO AH NACALABA MIDHKII FICIL ISMUUJIYA like like like like like

  • @dunidamaantachanel4026
    @dunidamaantachanel4026 Před 6 lety +56

    waxaan ahay qof fikir iyo hal abuur leh waxaan jeclahay baraha bulshada social media inaan caan ka noqdo si aan magac uyeesho waxaan jeclahay fikir keyga iyo hal abuuradeyda inaan dadka usoo bandhigo waxaa codsi iga ah inaad subscribe igu shadaftaan tnks mahadsaniin

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo919 Před 3 lety +1

    Qosal badanaa ilaahow soraanow kuu naxariiso janatul firdowza

  • @daudxanjoalselefiii8115
    @daudxanjoalselefiii8115 Před 6 lety +103

    Inta reer ceergaabo ah like sar

  • @kaabestudio375
    @kaabestudio375 Před 6 lety +107

    Ina deer Burco ah like iisaara

  • @samaarhassan3176
    @samaarhassan3176 Před 5 lety +16

    Kan kudhufto walhy inu bada badeda katalabi kulah 😂😂😂

  • @mucashaaqdhabtaaah3000
    @mucashaaqdhabtaaah3000 Před 5 lety +2

    All somali weyn iyo inta jecel jiritanka dowlada farmajo like ii sara baal hadad qabil tahaayna waxba ha ii sarin liketa

  • @mohamedali9021
    @mohamedali9021 Před 5 lety +3

    Walaahi qosol iguma harin waxaanad laheeyn jeclidaa iyo busaaarad baa waashay kulahaa jawaaan waa imtixaan😂😂

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 Před 2 lety +1

    Alow u naxariiso wuxuu ahaa halyeey somaliyeed💙, oo qalbi wanaagsan dhamaan shacab ka somaliyeed ay jeclaayeen janatulfirdows allaha ku casuumo amiin.🤲🤲.

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 Před 6 lety +41

    Inta reer hargaysa ah like ii saara
    .

  • @cabdisamadsiciid7727
    @cabdisamadsiciid7727 Před 3 lety +1

    Ilaahayaw unaxariiso jilaa sooraan ismaaciil sugule

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 Před 6 lety +4

    Jilaaydayda Aan Ku Dhaarto ii Noolada Reer Burco❤❤❤

  • @arafatabdirahman3368
    @arafatabdirahman3368 Před 2 lety +1

    Allah ha u naxariisto abwaan sooran in badan ayuu inaga qosliyey inagoon faraxsanayn😢

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 Před 3 lety +3

    Allah unaxariisto janadisana ka waraabsho aamiin

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 Před 6 lety +28

    Dadku Samaday ku
    Faruur xidhan yihiin

  • @jamaalhasan2892
    @jamaalhasan2892 Před 5 lety +2

    Inta somali weyn jecel
    👇🏼

  • @kunjeeranigakujecel32
    @kunjeeranigakujecel32 Před 5 lety +16

    Inta reer burco ah waan idiintaganahay. 😍😍

  • @suhaipmouseahmet8325
    @suhaipmouseahmet8325 Před 3 lety +15

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته

  • @AxmedSaalaxProduction
    @AxmedSaalaxProduction Před 4 lety +4

    Caalamka video nus milyan gaadhay baad arkaysaa oo loo saaray ilaa 300K like, soomalidu way is xaasiddaaban filayaa Videogano 1.5M views gaadhayna 10K lik ma gaadhin.

  • @zachariahmohmoud2212
    @zachariahmohmoud2212 Před 6 lety +7

    wlhi inbdan ayaaan qosley ala beerka
    wixiii qosol beeer cadaadey like kuqabo

  • @libaaxubikh8917
    @libaaxubikh8917 Před 4 lety +4

    6:05 free match ii balami blay gaan la ciyaarayaye😁😁 jawan wa wax kale

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 Před 4 lety +2

    Soran io jawan wlhi kama dhargo sheka dooda

  • @zayedahmed653
    @zayedahmed653 Před 6 lety +78

    kulahaa busaarad baa waashay
    isna kulahaa waaar anaga nama odhan krtid busaarad baa waashay
    hhhhhhhhhhh ala caawa saan uqoslayay dadkii hurday ayaan toosiyay zxpyaal qaybta 2aad noogu soo dhakhsada

  • @arwaaxmedia1548
    @arwaaxmedia1548 Před 5 lety +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh busarad baaa washay inta rer buuhodle ah like halaysaro

  • @g.khalidahmed6178
    @g.khalidahmed6178 Před 4 lety +5

    Ragu qosolka waa isku dilaan 😂😂😂😂

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 Před 3 lety

    Allaha kuu naxariisto abwaane,
    Riwaayad haday sharaf ledahay Sooraan baa jilay
    اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @fahadcarap1774
    @fahadcarap1774 Před 6 lety +4

    wixi soran iyo jawan tagera like Ku qabta plz

  • @carafaadcabdirisaq7081
    @carafaadcabdirisaq7081 Před 4 lety +4

    Reer soomaaliya bas like ha iisaareen

  • @ebash8498
    @ebash8498 Před 5 lety +6

    From Bar Ubah, love Labadaan😂😂😂😂

  • @casqalanionlineschool6152

    Abwaan Sooraan Allaha u naxariisto 😢

  • @ahmedabdiafrahofficials6700

    Ina reer muqdisho ah like iisaara
    Please

  • @mubaarikabdirisaak2076
    @mubaarikabdirisaak2076 Před 3 lety +2

    26/5/2021 black day sooraan ilahay ha u naxariisto

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +4

    Habar jeclo kaliyaan like ka rabaa iyagaa igu filan

  • @nuunecade2811
    @nuunecade2811 Před 4 lety +3

    Reer somali bas like iisaar qofkale Umar baahni

  • @King_Budnacab
    @King_Budnacab Před 6 lety +18

    "Lets go" intuu dhegta qabtay ahahahahah...............siduu isku dibirrinayo walaahi waad ka garataa jirri inu soo maray kkkk

    • @badrudiinibraahim9968
      @badrudiinibraahim9968 Před 4 lety +1

      Wuu iga qosliyey , waliba ka la matalaya isaga dadka iskj diraya , waa nuuca dadka buun buuniya😅

  • @c.xakiinmaxamed2050
    @c.xakiinmaxamed2050 Před 4 lety +3

    Wllhi dadkani way iga qisliyeen intiu igu raacsan like saar

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 Před 6 lety +16

    Aniga ma i taqaanaa kii adduunyada baan ahay 😂

  • @janssenalexader4741
    @janssenalexader4741 Před 6 lety +1

    Wlh waan fuuray markan sooran dhabanka laga taabanayo
    Let's go feerahaa ixanuunay
    Reer muqdisho and only hargeysa

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 Před 5 lety +12

    kkk war yaa soomaali ah 🆙️

  • @user-sk3gc9vl7j
    @user-sk3gc9vl7j Před 2 měsíci +2

    Intaa dawaneysa 2024😢

  • @Abdi-Mohamed
    @Abdi-Mohamed Před 6 lety +14

    Inader just dhaarta iska ilaaliya waa qosolee kkkk

  • @cabdiraxmanabshirwayrax6570

    Ilaahow inta tiro jirto dhamaanteed inkabadan ugu naxariiso fadligaga

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 Před 6 lety +11

    Let us go let us go..kkkkk. 😂😂

  • @khalifsaid3309
    @khalifsaid3309 Před 2 lety +2

    allow kunaxariso😭🥺🥺🤲🤲

  • @abdallehassan6485
    @abdallehassan6485 Před 6 lety +10

    Free charge i balami play da aan pa ciyaare iyo intuu qoorta ka dhirbaaxay ayuu ku yidhi lets go saan u qoslayey beerka i xanuunay wlhi 😂😂😂😂😂

  • @fabrigazmiicaad5038
    @fabrigazmiicaad5038 Před 3 lety +2

    Allah haw nxrsto sooraan ax 😭

  • @futurefuture58
    @futurefuture58 Před 5 lety +3

    Hargesa way shidan thy kuqabta like kuqabta from Ganda

  • @shariifmaxamed8595
    @shariifmaxamed8595 Před 3 lety

    Aar nio ninkaa soraan faataxada u mara markaad daawataan filmka
    2021 like ii saar

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 Před 4 lety +3

    Kkkkkkkk inaan kuceshceshto aan iskajeclahay waa qosol miiran wlhi 🤣👌

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial Před 3 lety +1

    Allow kuu naxariiso sooraanow amiin

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 Před 6 lety +79

    op op waa raggii saaxada laga waayay waar bal lasoo dhakhsada qaybaha dambe

  • @cabdiraxmaanxasan1601
    @cabdiraxmaanxasan1601 Před 5 lety +1

    Jecliyaa ree sl lnd siiba soran iyo jawan 😅😅😅😅😂😄ku qoslaa hhhhhhhhhhhh kkkkkkkkk😜😜😜😜😛🖓🖒👎👍👐💘💋❤❤❤❤💖💞💕💛❣💟💗💌

  • @apdisulthan3395
    @apdisulthan3395 Před 6 lety +10

    😂walahi inaan iskaa dhaafin 😂😂
    Manooli😂😂😂🤣

  • @abdirashidmohamed7850
    @abdirashidmohamed7850 Před 6 lety +1

    Anigu yaabaye dadkaan like ii saara ku haya maxay ka macaashayaa. Cajab. 😙

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 6 lety +9

    I LIKE SOORAAN LOL
    HE IS THE BIGGEST SNEAKY OF ALL 😂😂😂😂😂

  • @IbroAli-iw1ig
    @IbroAli-iw1ig Před rokem

    Hadii aad daawaneyso heeridiisa la dib aniga iyo isagaba noo ducee in ilaahey janatul fardawsa nagu kulansiiyo😢

  • @azmarshorts6729
    @azmarshorts6729 Před 4 lety +5

    Wn kadaba yaa caynaa yaa inaga dheereeya😂jawaan

  • @khadarkeywiilkariyada6934

    Alle ha uu naxarisato sooraan Amin 😰🤲

  • @samatinle3914
    @samatinle3914 Před 5 lety +8

    6:16 min "Let's go" 🤣

  • @abdirezakkoronto3952
    @abdirezakkoronto3952 Před 5 lety +2

    Reer burco liketa 👍💕💕💕💕

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 Před 6 lety +4

    Jawaan nin culus markasta muxuu udhiba Sooran dalaakad tahay cun lets go soran kor ayuu ubooday waa riwaayadii ugu fiicneed intaan arkayay marka laga reebo hunguri dhubuq