Filmkii Laxda Sooraan oo dhamaystiran Iyo Qosolkii Aduunka, 2021.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 01. 2021
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Komentáře • 1,1K

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 Před 3 lety +412

    Hada ayuu geeryoday Sooran malin arbaca Ah sacadu waa 3:39 galabnimo bishuna waa 25/5 /2021 u ducee hadad dawanayiso geeridisa dabaded😭😭😭

  • @zakiabdirahman9788
    @zakiabdirahman9788 Před 5 měsíci +27

    Qofkasta oo 2024 daawanay oo iga danbeeya alle Janada ha ku geeye liketa I saae😢

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 Před 3 lety +176

    Wuuu dhintay Allah ha unaxariisto Abwaan sooraan wll uduceee hadaa dawato ruwaayadiisa😭😭🤲

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Před 2 lety +25

    Legend never die qalbiyadeena ayaa ku nooshhy waxan ilaahy ka baryin inuu jannada fardowso ku geeyo🤲😭

  • @hodnali4043
    @hodnali4043 Před 3 lety +13

    😭😭Alle xasanaad ka ha waa fajiyo inbadan ayauu naga farxiyee Alle ha ka farxiyo janatul fardawsa Alle ha ku arsaaqo ,,,amiin amiin

  • @abdifatahhassan9895
    @abdifatahhassan9895 Před 2 lety +32

    Thank you for educating the public #Abwan sooran Allaha janada Kwarabiyo

  • @jamaadahmed68
    @jamaadahmed68 Před 3 lety +96

    Who else is here after sooraan’s death with a great sad 😢 26/may/2021 Soran became a past.

  • @maymuunalihassan7292
    @maymuunalihassan7292 Před 3 lety +37

    Allahayow unaxariiso adeer sooraan 🥺 cadaabta qabrigana ka badbaadi una waasici qabrigiisa
    Aamiin yaa rabbi 🤲🏻

    • @hamzamohamedbulhan2587
      @hamzamohamedbulhan2587 Před rokem

      Allow
      Un
      Naxariiso AMIIN AMIIN AMIIN Yaa Rabii 🤲🏼

    • @AbwaanSalmaan
      @AbwaanSalmaan Před měsícem

      ​@@hamzamohamedbulhan258733😅😮😅 4:22 8😮😮²2😩😩😩😩

  • @cabdiqafaarcabdi6022
    @cabdiqafaarcabdi6022 Před 2 lety +63

    اللهم أجعل قبره روضه من رياض الجنه ولا تجعله حفرة من حفر النيران آمين يارب اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 Před 3 lety +30

    Waan qosli jiray markan dawanayo balse Manta Wan oooyayaaa 😭😭😭😭😭😭😭😭 raabi Naxaristiisa ha kugu bishaareeyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AmalAhmed-zd1si
    @AmalAhmed-zd1si Před 3 měsíci +3

    Caawa waa habeen jimce ah Ramadan 26 2024 ilaahay ha unaxiisiiso soo raan iyo muslimiintii oodhan

  • @nagmuldintube7714
    @nagmuldintube7714 Před 3 lety +6

    Togbaa naga gudhay tudhaala badnaa
    Alle haku naxaristo o qabriga ha u nuriyo

  • @husienabdiosman8894
    @husienabdiosman8894 Před 2 lety +10

    My Allh gives Him His blessing and Kindness Soran😭😭😭🤲 Allha Unaxariisto Sooraan

  • @habibaabdi7536
    @habibaabdi7536 Před 3 lety +41

    may allah swt take him to the highest jannah! ameen!

  • @nafyarofficialtv2986
    @nafyarofficialtv2986 Před 3 lety +18

    Allah ha u naxariisto abwaan ibraahim ismaaciil sugule sooraan in badan waad iga qoslisay Allah janadii ha kugu farxad galiyo😭

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Před 4 měsíci +4

    Alle ha u naxariisto isaga iyo wixii islaamaba Amin Amin Amin

  • @mohamedomar799
    @mohamedomar799 Před 2 lety +21

    sooraan he was one most talanted people on the earth 🌎. raximahullah.

  • @sabirwiilromanzaromanza5101

    in badan wad Naga farxiisay ilahy ha farxiiyo Amiin Yarapi I.a

  • @zeinabismail9300
    @zeinabismail9300 Před 3 lety +33

    اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضه من رياض الجنه وسكنه فسيح جناتك يارب العالمين

  • @umuzubidahashi4134
    @umuzubidahashi4134 Před 3 lety +51

    Ilhay haunaxariisto 🤲🤲 إنا الله وانا إليه راجعون 😭

  • @marwaanadan9961
    @marwaanadan9961 Před 3 lety +7

    Ilaahay jana fardawsa haka waraabiyo fadlan wall like saar

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 Před 2 měsíci +2

    Ilaahoow kuu naxariiso janatul firdawsa Ilaahoow kaa waraabi

  • @nuradiinmaxamuud2537
    @nuradiinmaxamuud2537 Před 2 lety +3

    Alle janatul firdows ha geeyo
    Abwaan soraan

  • @Zainabsalat717
    @Zainabsalat717 Před 2 lety +37

    My allah take him the highest of janah aamiin aamiin yaa rabi 😢😢

    • @cabdilaahicali7647
      @cabdilaahicali7647 Před rokem

      Xaaxa

    • @lasti9
      @lasti9 Před 10 měsíci

      Amiin wllo🫶🏾

    • @user-pg2ov9wm2f
      @user-pg2ov9wm2f Před 8 měsíci

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
      😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @user-pg2ov9wm2f
      @user-pg2ov9wm2f Před 8 měsíci

      ​@@lasti9❤❤❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤

    • @user-pg2ov9wm2f
      @user-pg2ov9wm2f Před 8 měsíci

      😢😢😢😢😢😢
      😢😢😢😢😢😢😢😢😢
      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig Před 3 lety +14

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @barlinmuxumed1235
    @barlinmuxumed1235 Před 3 měsíci +1

    Allha ha uu naxariito waxa la ku jiira bila Ramadan amiin dhahe😢😢😢😢😢

  • @faattiofficial9705
    @faattiofficial9705 Před 2 lety +5

    Abwaan iyo majaajilistihii weynaa ee sooraan Allah haku naxriisto🤲😥

  • @kingmaherndez5613
    @kingmaherndez5613 Před 2 lety +22

    May Allah grant him janatul-Firdows. Ameen

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Před 8 měsíci +3

    Allah ha u naxariisto, Reerka qaranka ku waashay wuu la hadlay,

  • @A-mm315
    @A-mm315 Před 29 dny

    Riwaayaddan afar bilood kabacdi ayuu dhintay abwaan soraan allaah ha'unaxariisto 😢aamiin

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Před 10 měsíci +3

    Naxariistii Jano. People who makes laugh Always and Always Leave a Foot Print in Our Hearts. May Allah Mercy Brother Sooraan Abwaan.................................... Asalamu Alaykum.

  • @hassanxikmaawi5965
    @hassanxikmaawi5965 Před rokem +4

    Allah u naxariisto Amen yaarabi 👉🤲🤲👈

  • @aabdulle7
    @aabdulle7 Před 6 měsíci +3

    Allow kuu naxariiso Sooraan
    ” اللهم اغفر له وارحمه، وعافه ،واعف عنه ،وأكرم نُزُله ، ووسع مُدخلهُ ، واغسله بالماء والثلج والبرد ، ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، وأبدله داراً خيراً من داره ، وأهلاً خيراً من أهله وزوجاً خيراً من زوجه، وأدخله الجنة ،وأعذه من عذاب القبر (ومن عذاب النار)”

  • @mohamedxmohamout2843
    @mohamedxmohamout2843 Před rokem +1

    Allah kuu naxariisti abwaan sooraan😂😢😂😂😂😂😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😂😂😅😅you can have

  • @ngxmucaad532
    @ngxmucaad532 Před měsícem +1

    Soraan ALLE ha unaxaristo😢❤❤

  • @abdisalaanliverpoolkingmos7263

    Alle haku soorro janatul fardawsa abwan soraan waa wadadi cawa ahayd

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 Před 3 lety +14

    In Badan uu Naga Qosliyee😓 Alah ya rahmak Sooraan Ismaaciil Sugule😩 Shaqsi la Jecel yahay buu ahaaye Alow Dadkaad Jeceshahay ka Dhig🙏😭😭😭

  • @niciimayuusuf
    @niciimayuusuf Před rokem +2

    Alle ha ku naxariisto dambigaaga iyo ka waalidkana ha dhaafo qabriga alle ha ku waasiciyo🥺🤲🤲🤲🤲

  • @asiawardheere1797
    @asiawardheere1797 Před 2 lety +2

    Ilaahow kuu naxariiso sooraan legend buu ahaa wlhi ilaahow ku naxariiso iminka xikmadiiba waa sii socotaa

  • @mahamudabdirahman994
    @mahamudabdirahman994 Před 3 lety +95

    My allah take him the highest of janah ameen

  • @mohmedbg
    @mohmedbg Před 3 lety +9

    Allaw kuu naxariiso SOORAN ISMACIL SUGULE😭😭

  • @mahamedadensigale1721
    @mahamedadensigale1721 Před rokem +4

    Allaah ha u naxariisto abwaanka

  • @Abdirahmaan0
    @Abdirahmaan0 Před rokem +4

    anooo Lax ahaan kaaga iibsho mooYaaNeh.😭😂 ilaahyy ha u Naxariisto. sooraan😭.

  • @abdiqaliqmohamedelmoge1555

    😂😂😂😂😂😂🤣🤣 soran his actions are more funnier than his words wlh 😂 raabow unaxariso

  • @Allhamdulilahpage
    @Allhamdulilahpage Před 2 lety +4

    Qofkii 2022 Dawabayoow ilaa hey dartiis ugu duceee

  • @yousufjemal8857
    @yousufjemal8857 Před 2 lety +6

    Majaajileyste iyo Macalin Dadkiisa af iyo adinba ugu hiiliyay buu ahaaa Soomaali dhamaanteed baa ilaahay u baryay marxuumka 😥💔

  • @fariidoinafaarax3544
    @fariidoinafaarax3544 Před 3 lety +5

    Wllhi illaa haatan waan rumeysan la'ahay geeridu kala xanuun badan. qof baad ahayd nagu weynee eebe janatul fardows hakaa waraabiyo 😪😥😥.

  • @ajqaadirojacayl7672
    @ajqaadirojacayl7672 Před 2 lety +3

    Dunida sideedaba dadka wanaagsani kuma waaraan allaw qabriga Kuu nuuri janatul fardawsana nagu kulmi😔😔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @eng.abdirahmanhassan758
    @eng.abdirahmanhassan758 Před rokem +10

    Waxaan isku dayay inaan daawado muuqaalkan Sooraan, waan dhameysan kari waayey qalbi-jab iyo oohin darteed.
    "Godka Eebahay kaaga yeel, guri barwaaqeed".😭🤲

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 Před 3 lety +2

    20 13 kii Baan bartay anoo gerida abahay oon aad ujeclaa la dala dhacayaa markan murugodo waxan farxad usoo donan jiray soran jawan & Zahra roble iyo saxibadod geridu waa xaq dad islama baynu nahay oo qadarta alle ku qanacsan jawan Baan ka naxay cidlada baxada wayn uu cawa daremayo rabi janoyin kisa Haku casuumo yaa rabi dhaman tood🤲🤲🤲🤲 😥😥😥😥

  • @user-qt4lw7bj5l
    @user-qt4lw7bj5l Před 7 měsíci +2

    Anoo lax ahaan kaaga iibiya moojaane iyo nagala tag laxnimada waa erayada aad iiga qosliya Ilaahoow u naxariisto adiga danbi dhaafe naxariista ah ee wll u ducee hadaad iga danbaysal ibraahim ismaaciil sugule sooraan.

  • @abuudisoof225
    @abuudisoof225 Před 3 lety +10

    HADAD SIIDEYDA SOORAN SO RADISAY DHIMASHADISA KADIB SOO RADISAY OOD DIB USO JALECDAY MALMIIHI QURUXDA BADNA UU SOORA NALA JOOGAY
    WLL ANUU HALKAN UGAA WADA DUUCAYNO INUU ILLLAHAY JANADA KAA WARABIYO . SOORAN DABADII UMAA MALAYNAAYO INUU QOF DAMBE RIWAAYAD IGAA QOSLIIN DOONO SOORAN DABADI

  • @adanmohamed1429
    @adanmohamed1429 Před 2 lety +13

    May Allah take him the highest jannah

  • @SittiSomali-sq7wr
    @SittiSomali-sq7wr Před 21 dnem

    Adiguna neefyahow ama ri noqo ma lax noqo alle hawnaxariisto mar la aragii sooraan😭😭😭😭😭

  • @marwodeqa9089
    @marwodeqa9089 Před 3 lety +1

    Illaaaahy denbigiisa ha dhaafo sooran inabadan ayuu inaga qosliyeyey rabi haka farxiyo

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 Před 3 lety +4

    Geeridiisa Kadib baan daawanaya😢😢😢 ilaahay ha unaxariisto janadiisana haka waraaabiyo qabrigana ha uwaasiciyo

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 3 lety +4

    😭😭😭😭 abwaan sooraan waan kuu xiisi doonaa maanta ducuu inooga baahan yahay haloo duceeeyo sooraan .ilaahay hakuu naxariisto adeero ilaahay danbigaaga ha dhaafo ilaahay janada u sarahsa hakaa waraabiyo.

  • @ladiyaxasan1350
    @ladiyaxasan1350 Před 3 lety +1

    Ilhy haw unaxaristo inbdn bu nga wda qosliyay ilhy isgna hka farxiyo janoyinkisina hku cazumo🤲😭 wll fadlan hdd akhrido comment kygan uduce abwan soran😭😭

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 Před 3 lety +2

    Inta aanan riwaayaddan isku deyin ujeedkeeda inaan male awaalo marka hore Sooraan Alle ha u naxariisto. Marka xiga malaynta riwaayadu dhankayga waa sidan:
    1. Jawwaan wuxuu metelayaa qof uu u codeeyey oo uu u haystay si isaga la quman haddana lagu leeyahay "waxaad aaminsan tahay waa is moodsiise, Muuse Biixi sidaad u haysato ma ahee, waa si ka duwan, ee waxaad dooranayso iska hubi".
    2. Sooaraan AHN wuxuu metelayaa shacabka iyo xukuumadda Somaliland oo isu haysta inay dawlad yihiin laakiin xaqiiqadu waa in aanay dawlad ahayn, weliba waxaa lagu yiri "kaama gadmeyso" yacnii "la citiraafi maayo". Sida kalena waa noqon kartaayoo, illeen Sooraan ri' la hubo ayuu wataaye, dadka kale ayaa dafiraya jiritaanka iyo madaxbanaanida Somaliland oo iyadoo dawlad ah ku sheegaya inaanay dawlad ahayn lana citiraafi doonin.

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 Před 3 lety +12

    Please pray for him he just passed away. May Allah grant Soraan in Jannah 😭😭

  • @bashiirkynan3720
    @bashiirkynan3720 Před 3 lety +2

    Qof walpa Oo Qoralkan Arka plze 🙏u ducee Alle Naxaristii Jano Ha ka WarabiYe🤲🤲

  • @simannuura4194
    @simannuura4194 Před 2 lety +1

    Allah ku naxaristo janatul firdows allah ugeeyo

  • @ethiopia9011
    @ethiopia9011 Před 2 lety +2

    Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un (Sooraan)
    إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

  • @asmaapdi8701
    @asmaapdi8701 Před 3 lety +6

    Adiguna neef yahow ama ri noqo ama lax noqo Anigu waxba maan wadan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kaamilhass8696
    @kaamilhass8696 Před 3 lety +2

    Allah hakuu naxaristo sooran dhawr bil ka hor qosol baan usoo gelyay hadana murug 🤲🙏😭

  • @ZakariyeAbdirahman-ci2du
    @ZakariyeAbdirahman-ci2du Před 3 měsíci

    Allah ha unxriisto waa bila Ramada tobkan kugu dambeysa wayn ilahy cadabta jirkiis haka xoray aamin 🤲🏼😢

  • @asmaomar7113
    @asmaomar7113 Před 7 hodinami

    Allaah ha unaxariisto

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 Před 2 lety +5

    Rest in peace alloow waa bil ramadan.

  • @adamkeyse9393
    @adamkeyse9393 Před 3 lety +3

    Soran waa jilaa fikir bada
    Ma isku raacay
    Like coming kasoo bixi

  • @Dalkanuuriye
    @Dalkanuuriye Před 2 lety

    Allah ha u naxariisto Marxuum Sooraan Ismaaciil Sugulle🤲🤲🤲

  • @japoutipoi
    @japoutipoi Před 2 lety +1

    Allow unaxariiso oo jannada ka waraabi 🌹 rasuulka maciisa allaha ka dhigo ameen ya rabbi 🌹🌹❤️🙏

  • @fuaadsulub2463
    @fuaadsulub2463 Před 2 lety +4

    Ilahay haw naxaaristo Amiin Amiin Amiin

  • @Modaking6
    @Modaking6 Před rokem +5

    Bro, I was watching this one of my back was hurting and I think my back broke more watching this because I was laughing so much to the point where I was peeing my pants😂

  • @maxamadfarxaanclaahi1552

    Ilahay haunaxariisto sooraan

  • @abshirosman26
    @abshirosman26 Před rokem +1

    Alle ha unsxarsto Abwan sooraan
    Ramadan kariim 2_4_2023

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před 3 lety +7

    12:14 Hade labuu ahaa markuu iiyimid
    Allah yarxam caawo ruwaayadahan qosol baa loo soo galayaa ilaah waxaan ugu baryayaa janatul furdowsul aclaa yaa rabi aakhira uu farxad kala kulmo iyo ilaah agtii😏🥺

  • @zowdamuhamoud9134
    @zowdamuhamoud9134 Před 3 lety +5

    Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo 😭😭🤲🏾

  • @ahmedwork1070
    @ahmedwork1070 Před rokem +1

    Allah naxariistii Janna fardowsa haka waraabiyo sooran 😭😭😭

  • @diyaarparts8236
    @diyaarparts8236 Před 2 lety +1

    Illahow u dambi dhaaf oo u naxariiso inpadn bu naga farxiyay allow adiguna ka farxi oo janatul firdowsa ku casuum

  • @zahraabdullahi4648
    @zahraabdullahi4648 Před 2 lety +2

    Ilaahay haw naxariisto sooraan aamiin

  • @zuzanali7998
    @zuzanali7998 Před 3 lety +7

    😭😭allah ha ku naxariisto Aamiin yaa raabi

  • @user-hb1ce5ns5f
    @user-hb1ce5ns5f Před 9 měsíci +1

    Allah haku naxasrito janatul fardowso Allah hakugaliyo

  • @user-vk4sx8kh6z
    @user-vk4sx8kh6z Před 6 měsíci

    Allah ha naxariisto adeer Ibrahim ismaciil sugule

  • @ogeysiscafimad8935
    @ogeysiscafimad8935 Před 3 lety +12

    kusoo biir barashada cafimadka dabeyciga ah jzk Allah khairan

  • @adeshali4442
    @adeshali4442 Před 3 lety +5

    Walahi bilahi wa rii cadiye

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 Před 6 měsíci +1

    legend never dies......Soraan Allah ya Raxma

  • @xasanwalideero
    @xasanwalideero Před 8 měsíci +1

    Allah haw naxariisto

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074

    Riwaadani jaah wareerka umadeena haysta ay ka turjumaysaa

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 Před 2 lety +4

    Allah haw naxaristo marxuum sooran 😢🤲

  • @user-pk1gl5wr2s
    @user-pk1gl5wr2s Před 29 dny

    Saawuuran illaahay haakuu naxaristo

  • @talaabomedia5802
    @talaabomedia5802 Před měsícem

    Alle ha unaxaristo abwaan sooraan

  • @farduusmushtaaq4922
    @farduusmushtaaq4922 Před 3 lety +3

    26/5/2021 maalin arbaca ah galinki dambe ilhaw kuuu naxariiso😭

  • @mukhtaarshacraawi7958
    @mukhtaarshacraawi7958 Před 3 lety +3

    Alle ha u naxariisto ya Allah 🤲🤲

  • @user-db9fu2gl5s
    @user-db9fu2gl5s Před 4 měsíci

    Illhy ha ha unaxariisto yaa rabi 😢

  • @ibruadan7763
    @ibruadan7763 Před 2 lety

    EEBBE ha u naxariisto Sooraan . Muxuu mid xayraansan ka qosliyey!! U duceeya..

  • @abdinasirwarmoge6908
    @abdinasirwarmoge6908 Před 3 lety +2

    Allaha u naxaristo u ducee sooran hadii ad halkan soogashay🤲🤲🤲

  • @MOHAMEDH1430
    @MOHAMEDH1430 Před 3 lety +6

    manta ayuu dhintey Allaha unaxariisto aamiin😭

  • @Kibrani
    @Kibrani Před rokem +1

    Allahu ku naxariisto THE 🐐

  • @user-iq4bu5bt6r
    @user-iq4bu5bt6r Před 28 dny

    Alleh haku naxariisto

  • @diamondplatnumz6518
    @diamondplatnumz6518 Před 3 lety +14

    Walaal kasto muslim ah oo somaliyaad albaab oo ka xiiran Allah ha kuu furo Allah darti subscribe ii ku sar ❤️