Gabayada Cismaan Yuusuf Xifaaltan Iyo Tartan Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni Joog

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 53

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před 2 lety +15

    Cismaan Yuusuf Keenadiid Allaha u naxariistee wuxuu ahaa aqoon yahan, gabyaa weyn, waddani iyo aragti-dheere.

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Masha Allah dad wa dadki hore murtina wa todi♥️

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness Před měsícem +1

    Cismaan Yuusuf keenadiid abwaan, abaan duule, aqoon yahan, gobanimo iyo aftahanimo nin kulansaday bu ahaa alle ha u raxmado asaga iyo dhamaan abwaanadii somaliyed ❤

  • @osmanhussein7463
    @osmanhussein7463 Před 3 lety +5

    Axmad idaajaa mahadsanid
    Ma’arag mana wax xikmada ka’asiibi og oo bini aadan akhriyo oo aan waxyiga ahayn

  • @abdirahinmohamed7452
    @abdirahinmohamed7452 Před 3 lety +5

    Tale seege reer Hobyow nin kii tol idin modaye Waa soo tamitaan tubatan ceelhuur sidii tacab idin yaale Allaha u naxariisto cisaan yuusuf kenadiid

  • @jamacaxmed3181
    @jamacaxmed3181 Před 3 lety +8

    QANI JOOG MAHADSANIDIIN ALLE HAYDIN SHARFO .

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 Před 3 lety +7

    Qarni joog mahadsanid wllo, sida aad noogu soo ururisay suugaanteni qaymaha laheyd😎

    • @lanekolton3181
      @lanekolton3181 Před 3 lety

      I guess I am quite randomly asking but does anybody know a good website to watch newly released movies online?

    • @yaeljackson3602
      @yaeljackson3602 Před 3 lety

      @Lane Kolton Lately I have been using flixzone. You can find it by googling :)

    • @lucasbentley3350
      @lucasbentley3350 Před 3 lety

      @Yael Jackson Definitely, have been using Flixzone for months myself :)

    • @lanekolton3181
      @lanekolton3181 Před 3 lety

      @Yael Jackson Thanks, I went there and it seems like they got a lot of movies there =) Appreciate it!!

    • @yaeljackson3602
      @yaeljackson3602 Před 3 lety

      @Lane Kolton no problem :D

  • @tawosabdalla697
    @tawosabdalla697 Před 3 lety +5

    masha allah mahadsanid abwaan idaajaa, eebe weeyne ha ka abaal mariyo dadaalkaan

  • @shiremohmedshire5318
    @shiremohmedshire5318 Před 3 lety +2

    Mnsha allah axmed Faarax Cali idaajaa cimri dherer iyo caafimaad insha allah

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Před 8 měsíci +4

    Bar bar iiga durug jeermi baan kaaga baqayaaye😂😂😂

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 Před rokem +2

    😅😂walee waxbaa kadhacay
    Reer baadiyaha ayaan wataa maadaama aan ahay 😂

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před 5 měsíci +1

    Idaaja ALLAHA no daayo

  • @real__name8399
    @real__name8399 Před 3 lety +6

    Wanku xiisay qarni jog

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +3

      Mahadsanid Masul Culeys Dhanka Electric Ga Ayaan Ku Maqnaay

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 Před 3 lety +3

    Maan sha allaah idaajaa allaah Cimri barako leh iyo caafimaad allaah fadligiisa ha kuugu deeqo aamiin yaa rabi

  • @gacmadheere2504
    @gacmadheere2504 Před 3 lety +2

    Cajabul cajaa ib

  • @mustafecalijamac6312
    @mustafecalijamac6312 Před 2 lety +2

    M.a aad baan idiinka mahadcelinyaa

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Před 3 lety +4

    Jeermis baan kaaga baqayaaye 1950 Kkkk coronavirus baan kaaga baqayaaye 2021 Kkkk

  • @cllaahiyaasiin6086
    @cllaahiyaasiin6086 Před 3 lety +2

    Abwaankan cismaan yuusuf
    Kaynadiid miyaa mise waa abwaan kale

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +1

      Haa

    • @cllaahiyaasiin6086
      @cllaahiyaasiin6086 Před 3 lety +1

      @@Qarnijoog
      Adigoo mahadsan walaal noo raadi qaybtii danbe ee sheekada mataan ciideed

  • @haruncabdi5360
    @haruncabdi5360 Před 3 lety +1

    Nio sheekadii mataan ciideed inta udanbaysa mahelaysaan💗

  • @geri7490
    @geri7490 Před 2 lety +2

    Odaygani waxiisa muzigaan kuncay cimrigsuu qarami kuraxaysnya suxanlah

    • @MahafAbdi
      @MahafAbdi Před 2 měsíci

      Iska dhegayso hadii anad rabin iskaga bax muusiguna xaaran maha la soco carabaa ku dhhday musigu wa xran adina waad qadaty

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616

    Walahay waa waxa maanta taagan subxanaka yaa cadiim ilahow nabad baadi

  • @Abdiwahab__yusuf
    @Abdiwahab__yusuf Před rokem +2

    Xikmad

  • @hibohussein7656
    @hibohussein7656 Před 3 lety +1

    Masha Allah Qarni Joog Waan Ku Xisny

  • @ibonur6545
    @ibonur6545 Před 3 lety +1

    Waa laga horeeyey

  • @ibrahimcumar7509
    @ibrahimcumar7509 Před 3 lety +2

    Mdsnd pro

  • @abdirahmanibrahim4361
    @abdirahmanibrahim4361 Před 3 lety +2

    Masha allah idaja aqoon yahan

  • @nuurtiinanalka8193
    @nuurtiinanalka8193 Před 3 lety +3

    Masha allaah waa barnaamish faa'iido leh

  • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
    @cabdiraxmaanmaxamuud2487 Před 3 lety +1

    Mahadsanid qarni joog

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +1

      C.Shanley Masuul Mahadsanid

  • @khalafyare1260
    @khalafyare1260 Před 3 lety +2

    mashalaah

  • @mustafecalijamac6312
    @mustafecalijamac6312 Před 2 lety +1

    Ilaahoow tolkay(soomali) tooda ku toosi.

  • @xareedaxmed7808
    @xareedaxmed7808 Před 3 lety +1

    Aad baad umahad santihiin qarni joog noosoobadiya waa ubaahanahay dhaqanka iyo hidaha

  • @sahlansiyaaddhakane1186
    @sahlansiyaaddhakane1186 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 Před 3 lety +2

    Malaha diinka waxaa kala culus buuga galada barbagaando leydindhigaad barasho modeene 🤣🤣

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 Před 3 lety +2

    Xisbiga leegadu Soomali umuu Halgamine Gobolada Koonfurta ayuu ka jiray Lkn waxa Magacwayn
    Daraawiish oo Xaruntoodu ahayd Somaliland kana Halgami jiray Somali galbeed/Somaliland iyo Somalia ba
    Xaga Fanka adeer Hargaysa
    Ayuu fanku Ka bilaabmay

  • @osamaahmed6846
    @osamaahmed6846 Před 3 lety +2

    Machadka Damaj Islamic Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo Joogta Soomaaliyeed
    Bushaaro Bushaaro, dhamaan dadka Soomaaliyeed ee jecel barashada Diinta Islaamka iyo Quraanka Kariim lagu war galinayaa in Machadka Damaj Islamic Online oo horey looga bartay waxbarasho tayadeeda lagu tanaaday hada kusoo kordhiyay waxbarasho Online ah.
    Machadka Damaj Islamic Online ayaana kuu suurto galiyay in aad wax barato goob kasta oo dunida ka joogto adiga oo ku sugan gurigaaga, xafiiskaaga iyo goob kasta aad joogto, waxa uuna machadka wax kugu barayaa qaab Online ah.
    Casharada Dugsiga ka baran karto waxaa kamid ah
    Quraanka kariimka ah,
    Higaad,Ducooyin(adkaar),Axaadiis,Tafsiirka quraanka,Siiro,Luuqda carabiga,Fiqhi.
    Waxii Faah faahin ah kala xidhiidh WhatsApp , Viber iyo Skype Numbaradan
    +252633240932
    +252634615390

  • @Royel.channel
    @Royel.channel Před měsícem

    rag ba mesha isku hely

  • @qaraamiqaaci1984
    @qaraamiqaaci1984 Před 3 lety +3

    Wacade balay ku dhigtay markay tiri:
    Nabsaa idin waddaray jeer hadaad naga wacnaydeene
    Qajeel baad ku wadateen haween waxaydun doontaane
    Wakhtaa idin hayee maxamadow wahanka aashiina

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE Před měsícem

    Kkkkkk

  • @naasircabdi2577
    @naasircabdi2577 Před 3 lety +1

    Sx

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 3 lety +1

    Kkkkkkkk