FILO PART 108

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Komentáře • 773

  • @ayuubali3982
    @ayuubali3982 Před měsícem +424

    Waraa anaka London waa kucaajisanee halamar muqadisho isha kuxada abuu karow😂😂😂 inata iguracasan lake 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤😢😅

  • @user-xu3sg1gn2w
    @user-xu3sg1gn2w Před měsícem +55

    Sheikh xuzen cali jabuuti allaha caafiyo sheikh ismaciil allaha unaxariisto 🤲😢😥

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před měsícem +192

    Alla sabariim iyo atorihii cusbaa ku so dara plz abuukar iyo taemkisa muqdisho inta igu racsan liketadhac❤❤❤

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 Před měsícem +22

    Jilayaasha wxa ugu dacad San maxamed amin iyo maslax inta iigu raacsan like❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před měsícem +47

    Ku salin nabiena the best peerson ever the most knowledge able and the most shine all created propheet muhammadصلي الله عليه وسلم❤❤🕋

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Před měsícem

      عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @engenertashade7688
    @engenertashade7688 Před měsícem +73

    Inta jecel filmkan in naloo soobadiyo one like😂❤

  • @user-oy1kf5yl2h
    @user-oy1kf5yl2h Před měsícem +110

    Wanku jeclhy nabi allow mohamed ❤sallalahu caleyhi wasallam ❤ sallalahu caleyhi wasallam ❤ igula saliya aqwan yaashe ❤

  • @Abdihamidaden-f6z
    @Abdihamidaden-f6z Před měsícem +27

    Xabibkena muxamed igulasaliya inta jecel ❤❤

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Před měsícem

      عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Silent-girl4
    @Silent-girl4 Před měsícem +56

    Alla ma sugi kri illaa jimco waa idiin barya anagoo filanaynin Hal mr noosoo fasaxa 😭❤️

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 Před měsícem +50

    Firt comment noqdy manta ❤🎉 team filo 1 ilaa 108 hada lasocoto 👇

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Před měsícem +62

    Ku sali suubanaha scw❤❤❤❤

  • @Barka0706
    @Barka0706 Před měsícem +28

    Mama feynus musalsalka iyadaa nuriso soo laabasho wacan🥰🥰♥️♥️♥️

  • @user-ee8pk6dd6g
    @user-ee8pk6dd6g Před měsícem +18

    Maslaax waa aboo wanaagsan wacyigalin wanaagsan best film ❤

    • @user-cf6qb3vy5h
      @user-cf6qb3vy5h Před měsícem +1

      Masha allah maslax waan kuhestaa tussle ficanweye

  • @AyaanmaxamudCismaan
    @AyaanmaxamudCismaan Před měsícem +42

    Asxaabey iso duceeya in ilaahay shaqo isahlo😭

    • @KifaaxSiciid-jo2no
      @KifaaxSiciid-jo2no Před měsícem +2

      Ilahay mid aad Ku faraxdid ha Ku siiyo wll❤

    • @xabiiboaxmad1220
      @xabiiboaxmad1220 Před měsícem +2

      Shaqo guri ma rabta abaayo ❤

    • @maryanxayti1293
      @maryanxayti1293 Před měsícem

      Illahey mid qeer qabto ha kuu sahlo

    • @XafsoMohamet
      @XafsoMohamet Před měsícem

      Alle ha Ku sahlo wllo anigana ha isiiyo mid khyr qabta

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Před měsícem +1

      Aamiin ya rabiy ee istiqfaarta badso iyo saliga nabiga scw kun kun aqri surada yasiin hal mar aqri surada alwaaqica

  • @amaalitoahmemdey3668
    @amaalitoahmemdey3668 Před měsícem +38

    Ku sali nabigeni Mohamed scw❤

    • @khadraxasan-oq2cp
      @khadraxasan-oq2cp Před měsícem

      Scw

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Před měsícem

      عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
      ماشاء الله لاقوة الا بالله

  • @user-cb4hh1gp3m
    @user-cb4hh1gp3m Před měsícem +4

    Maxamed amiir baxar galay cabsi cabsi kan filin waa dhafay wlhi walib iska dawo ma ahan wlhi qofkiii fahmi karo wacdi galin weyan dhan walbo walal warid ganacsi bulsho dhaqan ay waxa team gurmad waa mahsntihin ❤❤❤❤

  • @MohaHussein-m5u
    @MohaHussein-m5u Před měsícem +39

    No ex no next for me team gurmad is the best🎉🎉❤ one like

  • @MumtaasAxmed-s6d
    @MumtaasAxmed-s6d Před měsícem +19

    Insha Allah soon coming ❤1m congratulations 🎊 👏 ❤Thanks 😊 dear ❤️ abukar Mahdi ❤sweet 😋 😘

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před měsícem +18

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Před měsícem +1

      عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Před měsícem +15

    SOUMAYA MANTA FARIDA KEEP GOING ALLAHA KOI HILIYO HAA KOU GARGARROH HOYO LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW

  • @MumtaasAxmed-s6d
    @MumtaasAxmed-s6d Před měsícem +13

    Thanks dear ❤️ abukar Mahdi 1m congratulations 🎊 insha Allah ❤🎉❤

  • @saadiaabdullahi4034
    @saadiaabdullahi4034 Před měsícem +2

    Majira qof ila tagesa team muqdisho❤

  • @RaaniyaAbukar
    @RaaniyaAbukar Před měsícem +1

    Ayyyy congratulations 🎉abti abukar and his team for the 1M❤❤subscribe

  • @AmaalCabdirisaaq
    @AmaalCabdirisaaq Před měsícem +138

    Filo 1m coming ❤️🫶🏻😫

  • @oumaasiahourida6034
    @oumaasiahourida6034 Před měsícem +5

    Maslaax Best father ... happy to see again hooyo Arliyo masha allah .

  • @Terror_talis
    @Terror_talis Před měsícem +49

    Ku sali nabiga scw 😍❤️

  • @faroalinur2514
    @faroalinur2514 Před měsícem +17

    Naga so gabgabeyaa filo
    Boring ayey sii noqoni hysaaa😮

  • @user-dq9el5jm6x
    @user-dq9el5jm6x Před měsícem +7

    Thanks abuukar Mahdi sideed noogu soo gudbisid masasalada cajiibka ah ❤😊 mahasanid 😊

  • @hanaadam-xh7pr
    @hanaadam-xh7pr Před měsícem +7

    Pls faraxada 1m darteeda nagu dar salaasada ,jumacaha ma sugi karnayey😢😮insha allah isniinta inta ka horeysa ayaa 1millon xidhmayaa 🎉🎉 pls waa codsi jumcaha ma sugi karmayey ,mr right aan aragno wuxu sameyey😅🤏

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 Před měsícem +8

    Team gurmad 🙏 full Respect 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏qaasatan maamulaha Abukar mahdi 🎉

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r Před měsícem +1

    Sumayo gaabeey iyo sharma arke hanbalyo 🎉❤

  • @user-pd9bd9rb4i
    @user-pd9bd9rb4i Před měsícem +19

    Thnk you Abukar mahdi 😊

    • @user-qk6bg4kv9j
      @user-qk6bg4kv9j Před měsícem

      Inta kucajistay o sugeysa in qeybta somalia lagu sodaro ismujira ❤

  • @RudwaanSaid
    @RudwaanSaid Před měsícem +5

    Maidin jiraa qof koko bulle iyo taem27 inta taageerta lek saar

  • @ayaanmahamed5649
    @ayaanmahamed5649 Před měsícem +9

    Lkn abukaroow maxad nuga dhigiwayday sadex maalin wlloh adigoo mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @user-dk9vs1pf3l
    @user-dk9vs1pf3l Před měsícem +1

    MashaAllah film Oo Wacyigalin , Dhirigalin, Dignii , Wax sheeg iyo Waano wata Horey U socda Walaalnimo from jibuti❤❤❤

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před měsícem +18

    اللهم انصر اخواننا في غز ة اللهم كن لهم وليان وليان ونصيراوعونانومعنا

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n Před měsícem +3

    Kooxda gurmad dhamaantiin waan idin salaamay ❤❤❤gaar ahaan maamo faynuus salaan qaaliya iga gaadhsii abuukar mahdi

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 Před měsícem +13

    Halmar ku Sali nabiga scw 🥰

    • @xawofoos8779
      @xawofoos8779 Před měsícem

      Salallaahu caleyhi wa Salim

    • @user-du6wo2jg8h
      @user-du6wo2jg8h Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @user-tm2vb9eo7w
      @user-tm2vb9eo7w Před měsícem

      عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
      ماشاء الله لاقوة الا بالله

  • @user-lk7jw4en5k
    @user-lk7jw4en5k Před měsícem +7

    Sadax malin noog so dhig nh team gurmad 😊

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 Před měsícem +2

    1M COMING SOON TEAM GURMAD❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před měsícem +11

    7 minutes you gaadhay 2,449 Marsha miyaad dhex seexateen🙄😂👍 thanks my team

  • @fadumoelmi5361
    @fadumoelmi5361 Před měsícem +4

    Team filo iskeena😂😊😅

  • @ZamzamAbdicakiim-ml7gk
    @ZamzamAbdicakiim-ml7gk Před měsícem +6

    Thenks abuukar mahdi iyo team gurmad ❤

  • @YaasmiinCusmaan-m4b
    @YaasmiinCusmaan-m4b Před měsícem +1

    Thanks 😊 team keeni Allah cimri dheer iyo cafimaad ha idin siiyo cadaabkana ha idinka koriyi❤❤

  • @ashacawaale8514
    @ashacawaale8514 Před měsícem +1

    Mashalaaaah Mashalaaaah Maradona cafimadtama alhanosiiyo waan uxiisay wlh dhamantiin waan idin jeclahy alhaidin xafido Mashalaaaah ❤❤❤❤

  • @subanadow4443
    @subanadow4443 Před měsícem +6

    Waa fiin fiican thanks abukar mahdi

  • @anisaali5020
    @anisaali5020 Před měsícem +14

    Fimka 3 malin inoga dhiga o talado inogu so dara yaa igu racsan

  • @user-hl5xb7yp5y
    @user-hl5xb7yp5y Před měsícem +1

    Comming soon 1milion🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SaabariinXasan-hn5nx
    @SaabariinXasan-hn5nx Před měsícem +1

    Filo 1m coming sun❤❤❤❤insha allha

  • @moyu4418
    @moyu4418 Před měsícem +1

    Mashaallah, Alxamdulillah.happy to see mama Feynuus back.

  • @AhmedKayse-gj8re
    @AhmedKayse-gj8re Před měsícem +12

    ANA UGU HOREEYEY😂

  • @user-yu7jz9uj2b
    @user-yu7jz9uj2b Před měsícem +3

    Aayaday ama aayo waxaan u naqaana aabaha islaantiisa
    Hooyada wllsheedna waxan dhahna habaryar ama habo
    Form ogaadeeniya somaali galbeed

  • @kowtharabdirisaq1265
    @kowtharabdirisaq1265 Před měsícem +3

    Maslax best father 😊❤❤

  • @hodanhassan682
    @hodanhassan682 Před měsícem +6

    Asxabtaa filimkaan aan ku walalawnay wanisalamay dhamantin muradan lehy halisoduceyo

  • @user-bs7pg5pe9b
    @user-bs7pg5pe9b Před měsícem +6

    Keep going team gurmad ❤❤❤

  • @AmalHassan-g6p
    @AmalHassan-g6p Před 29 dny

    Walahi filim filo cathii mahan walabogay💯🥰🔥👌

  • @hamseDheegmaxamed
    @hamseDheegmaxamed Před měsícem +1

    Sadex Maalin nooga dhiga. Peles abokor Mahdi iyo kooxda Tnxyou❤❤❤

  • @AadanXasan-ez7io
    @AadanXasan-ez7io Před měsícem +1

    Halmar aan kuwada salino nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kowsaridiris6261
    @kowsaridiris6261 Před měsícem

    hamplyo hamplyo 1m kbdn ayaaan idin rajeynayaa🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @zawdaamohamuod8176
    @zawdaamohamuod8176 Před měsícem +3

    soon 1M🎉congratulation

  • @Muno2021
    @Muno2021 Před měsícem +1

    I can’t wait 1million❤

  • @user-qg8lj2my9u
    @user-qg8lj2my9u Před měsícem +6

    Aa way team messi❤

  • @asiamohamedmahamud2750
    @asiamohamedmahamud2750 Před měsícem +2

    Insha Allah coming soon 1m Sub 🎉🎉🎉🎉

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Před měsícem +1

    Hayee cabsi cabsi taliye seedi tuuga hanu noqona ahoowa taliye dacada aha 🙈🙈🫣🫣mama arliyo finally welcome back 👏👏👏🎉well done team gurmada🥰🥰🥰

  • @Baxzan
    @Baxzan Před měsícem +6

    Mahadsanid abukar mahdi❤❤

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 Před měsícem +1

    Asc wllo abukarow qeebta muqdisho bal Dib no ku ceeli xiiso gaare no Leheede plz😮

  • @CiyaarPubg
    @CiyaarPubg Před měsícem +1

    filo 1m coming soon

  • @qadromaxamud-sr3mg
    @qadromaxamud-sr3mg Před měsícem +3

    Wax yar baa kadhiman 1m ka subscribe ta xafaada dhan ha saaraan 1m lamafilaan halogo dhigo abukar mahdi ❤🎉😂

  • @updynajiib6732
    @updynajiib6732 Před měsícem +3

    Nio labada cisho nagadaa oo sadex cisho nooga dhiga waa maxay todobaadkii labo cisho caajis weeyaane

  • @AyanAhmed-abdi
    @AyanAhmed-abdi Před měsícem +9

    Aad baad uu mahadsantihin dhaamaan kooxda gurmaad Wan idin jecelahay kooxda gurmaad ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IqraAden11
    @IqraAden11 Před měsícem +1

    Keep going my team ❤🎉

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Před měsícem +4

    Alla shariif halaag iyo maafiyada kale gacanbaan u taagay hadana miskiinki maxamed aamiin ayay bad galiyeen Gaadhigii way iibiyeen😅😅😅😅🤣 Alla naga so afjara 😅

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před měsícem +2

    Sharmake waa funny iyo dhaman kooxda waa dahman jilyaaal cannah ❤

  • @user-hq8mt7ib4
    @user-hq8mt7ib4 Před měsícem +1

    1M subscribe coming soon filo😮❤🎉

  • @KayfIssa
    @KayfIssa Před měsícem +3

    Reer muqdisho filimki maka baxeen saabiriin iyo naif atoorihii cusbaay abukar mahdi bal halmar muqdisho na geey

  • @hamsaidle4810
    @hamsaidle4810 Před měsícem

    One million coming soon inshaAllah 🎉

  • @sabardulqaad3339
    @sabardulqaad3339 Před měsícem +1

    Team gurmad iyo abukar 1m coming soon waa ino farxad🎉❤

  • @AyaanAli-gn3tf
    @AyaanAli-gn3tf Před měsícem +1

    Waa kubaryaa abukar bari soo dhig 109 plzzzzzzzz walal 😢😢😢

  • @Amal23858
    @Amal23858 Před měsícem +2

    0:45 0:45 0:46 0:47 0:47 waw 😊

  • @user-ps9fz9ih9d
    @user-ps9fz9ih9d Před měsícem +3

    𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐥 𝐦𝐚𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐭𝐚𝐠𝐧𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐚𝐦𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚

  • @maryanhassaneid1386
    @maryanhassaneid1386 Před měsícem +1

    Congratulations 1m Abuukar mahdi

  • @cabdimire4895
    @cabdimire4895 Před měsícem +1

    Abuukar mahdi hala gaarsiiyo 1M WUU UQAL MAA

  • @MaxamedNuur-ej5vp
    @MaxamedNuur-ej5vp Před měsícem +4

    25min 10k views anther level 🎉😮

  • @NimcoJaamac-oo6xg
    @NimcoJaamac-oo6xg Před měsícem +1

    Than you team filo ❤

  • @shaxaarilyrics
    @shaxaarilyrics Před měsícem +1

    Team abuukar mahdi guulaysta 1m comes soon I.a

  • @foos81
    @foos81 Před měsícem +3

    Asc abuukar mahdi❤iyo dhamaan kooxda gurmad ❤dal iyo dibad❤mr right😂police iyo tuug kala 🏃‍♂️mama feynuus😂sharmaarke 🙈

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Před měsícem +1

    Please Tuugada yey Maslax naga dilin sdii qof la dilayo bu u hadlaya 😢

  • @fadumaiman6535
    @fadumaiman6535 Před měsícem

    Maasha alaah filinkaan filo caadi ma ahan guuleysta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-gk4ly4bo8h
    @user-gk4ly4bo8h Před měsícem +1

    1m come sóon🎉🎉

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Před měsícem

    ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar Mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @medhassanosman5010
    @medhassanosman5010 Před měsícem +1

    Filinka waad nagu yareesen fadlan talttadii noogu soo biriya

  • @user-oy5fs3jv2h
    @user-oy5fs3jv2h Před měsícem +2

    Wllhi Waa filinka filimada inta igu Raacsan lake

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Maaidocumar-j5j
    @Maaidocumar-j5j Před měsícem

    Filo 1m congratulations 🎊 inshallah 🎉❤

  • @nimcojama7045
    @nimcojama7045 Před měsícem

    Maash allaah mamo faynus o cafimaday ban arkay allow u siyaadi cafmadka❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AyaanMohamed-vo8wy
    @AyaanMohamed-vo8wy Před měsícem

    Masha allah mama feynus allow cfmd ka ku siyaadi allow cimrigaada dheeray

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 Před měsícem

    Mama feynuus cimri dheer insha.alah.
    Thank abukar bro

  • @munaahmed3071
    @munaahmed3071 Před měsícem +3

    Maasha Allah ❤

  • @user-ct2qh7fe4x
    @user-ct2qh7fe4x Před měsícem

    Asxaabey isoo duceeya inuu alle isiiyo owlaad wanaagsan

    • @enaally431
      @enaally431 Před měsícem

      Alle hku siyoo kuwa bariyaal ah wll❤❤🤲🤲

  • @ShankaroonXasan-xz8kw
    @ShankaroonXasan-xz8kw Před měsícem +1

    War nosobadiya please 😊