DEG DEG: MD X/SHEEKH OO XAALKU KU XUN YAHAY~XOG CUSUB HUBKII LAGU BOOBAY CAABUD WAAQ+MUQDISHO OO...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Komentáře • 23

  • @mohamudhahmed4645
    @mohamudhahmed4645 Před měsícem +2

    There's no government, let Hassan Sh.Mohamud the so called President resign.....

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem +2

    Wallaahi reer Caabudwaaq in aan hal xabo oo pistoolo ah laga qaadi doonin.

  • @MukhtaarxirsiTallaabodheere

    Ssc khaatumo hadii xildhibaankaa cbdirisaaq wax la yeelo zasan shiikh sanbalooshe &cawaantoosa yaan u haysanaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před měsícem

    soo shacaka in la tuso inaan iyaga u qeylineno aygagudoomiyaha xsan sheekh wasiirada kuligood waa tuugo u tashatey umada soomaaliyeed intooda badan waxey u qeylinaayaan ansixidii hore xilalkii uu u balanqaadey

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 Před měsícem

    Mar haddii Nin kasta oo masuul ah Qabiil lagu sheegayo Dowladnimo dhimatay.

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed Před měsícem

    Digil iyo mirifle ma LAALUUSH doon baa?

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před měsícem +1

    MEESHANA DOWLADI KAMA JIRTO SAAXIIB

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před měsícem

    WAR NINKA XASAN DHIIQO XILKA KAQAADA AMA ISKA AAMUSA IDINKAA WAXA KEENAYE

  • @MuqtaarKhalif
    @MuqtaarKhalif Před měsícem

    Kuwii. Hore Ayaan. Waxaba haynin ee xagee. Kashaaynaa. Wasiir kuxigeenka. Ad rabtasn war iska Daaya. Waxas. Oo nikan waashaybkaqabta. Waranka. Oo mooshin kageeya oo dhaafiya wadanka idinka. Ayaaxukumadan bDigil iyo mirile Baarlaman Ayaa xukumo wadanka Hadii kale masiibadakadhacaayso wadanka Digil. Iyo. Mirifle Ayaa Qaadaya

  • @jamalabuukar6723
    @jamalabuukar6723 Před měsícem

    Hubka ninkii lahaaba idaacadaha ka sheegey in hubkiisa loosooceliyo ( Liibaan Shuluq ) Dowlada baaritaanka ay sameyneyso waa maxaay ? Waa Xasan Shikh saxibkiis !

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před měsícem

    WAR XASAN DHIIQO IYO SAAXIIBADII AYAA HUBKA LAHAA WAA MOORYAANIMO IYO GAANGISTARIS WAXAA KUSHAQAYSANAYEY ILAA 1991 KII XASAN DHIIQO AYAA MADAX U AH

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem

    Hubka maa aannan bililiqaysan jaalle,hana caayin, hubka xoog ayaan ku qaadanay hubkii nalaku dili lahaa ayuu ahaa,haddana annakaa haysano,cid wax ka qaban kartaana maa jirto,dowladda mooryaantaa annakaa ka awood badan maanta. Ka nax ama ku farax,hawiye dhulkii ay 1991 kii naga qabsadeen haa ka guraan,inta aan dhibaato imaan.

  • @MukhtaarxirsiTallaabodheere

    Xildhibaankani waa waaberyey oo soomaali u beryey rabi cadaada qaatayaasha soomaali qabsaday gacantooda haka duwo

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před měsícem +2

    REER CAABUDWAAQ CAYAAR CAYAAR HUB LOOGAMA QAADIKARO

  • @guutaleboono5281
    @guutaleboono5281 Před měsícem

    Nabad sugida dadkii watay huka maxeey u qaban weeyso ileen hubka ksligii ma iswadin waxeeyna ku dhameeyeen dad shzcab ah

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne Před měsícem

    Xasan shiiq oo ucadaalad faliwaayay abgaal miyaah somaali ucadaalad falaayo

  • @bishaarmaxamed8896
    @bishaarmaxamed8896 Před měsícem

    Umad uma shaqayside Arbow beenta nagadaa ilaahay kayaabo. Arbow beenta nagadaa

  • @CabdiGalti
    @CabdiGalti Před měsícem

    Ciidankii uu dhisay farmaajo maye.ilaa xasan gurguurte Dalia laga Qabto ciidan lama dhisi kao

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem

    Hubkaas 15 wiil oo Mareexaan ah ayaa u dhimatay.

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Před měsícem

    Waxaan ad sheegeys ma ka Runba???

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před měsícem

    xasan si uu ku sii joogo ayuu rabaa amni maleh gudigii doorashada wuu kala direy shaqo raadsada ayuu yiri gudihii iyo banaakiiba mashaagil xoog leh ayaa uga furan si uu qabyadiisa aan xad leheyn ku dhameeyo ayuu rabaa xasanow diyaaradu kugu gubatey

  • @MukhtaarxirsiTallaabodheere

    Ssc khaatumo hadii xildhibaankaa cbdirisaaq wax la yeelo zasan shiikh sanbalooshe &cawaantoosa yaan u haysanaa

  • @mohamudhahmed4645
    @mohamudhahmed4645 Před měsícem

    There's no government, let Hassan Sh.Mohamud the so called President resign.....