System fudud aa ku baxsan karto.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 03. 2023
  • Fadhigaani waxa ku falanqaynaynaa system fudud aa ku baxsan karto waqtiyada mashquulka tahay iyo waqtiga caajzka tahay.
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 78

  • @abdirahmaan318
    @abdirahmaan318 Před rokem +7

    Salaam ustaad . Jumma mubarak
    Qofku waxa uu uga adkaan karraa naftiisa
    1: In uu iskaga baxo comfort zoone
    Deegaanka uu bilaa Challenge ugu noolyahay .
    2:Naftiisa in uu runta usheego .dabcan isaga oo samaynaya waxa ay awoddo oo Energy allah siiyay ah .
    3:In uu samaysto caadooyin cusub kuwaasi oo u qorsheeyo ammin / Waqti .
    4:In uu abaalmariyo nafta haddii ay wax wanaagsan qabatto .
    5: In uu ka tanaasulo caajiska iyo wahsiga iyo Fadhi ku dirirka oo uu Qorsheeyo mustaqbalkiisa .
    Wabillahi tawfiiq

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Před rokem +3

    Kusali Xapiipka Scw 💯

  • @SomaliwithAbzi
    @SomaliwithAbzi Před rokem +3

    maashAllah macallin Madow, codka tayadiisa wax badan ayaad ka badashay👏🏾✅

  • @hamzemohamed4317
    @hamzemohamed4317 Před rokem +5

    Ustaad Salmaan Maadow Runtii walaal aan ilaahay dartiii u jecelahay waa wll qalbi wanaagsan 🥰
    أحبّك في الله 🥰😍❤

  • @SultankaChannel
    @SultankaChannel Před rokem +5

    I can't wait 13 August Waa 10 Sano guurada Chanel ka Salman Madow Ana waxaan kusoo biiray 2016🥰

  • @bininshaar1044
    @bininshaar1044 Před rokem +3

    Ustaad✋Adga La'aan taaa Hormar magareen Run tii🙂thank soo much 🙂🙂

  • @abdulahiali2636
    @abdulahiali2636 Před rokem +1

    salmaan madow aad baan ku mahadcelinayaa maka garankaro waxaan kugu mahadceliyo
    isbuuckasta barnajmiyadaada ima dhaafo waxaan noqdey qod productivity ah nafta io waqtiga dagaal ula jiro alle haku barakeeyo team madow

  • @mohamedismailabdirahman8795

    Mansha allah ustaad allah ha ku barakeeyo aduun iyo aakhiro🤲🤲🤲

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud Před rokem +3

    Allha ku barkeeyo ustaad

  • @saliimiskandariya5473
    @saliimiskandariya5473 Před rokem +1

    Mahadsanid wllky Salman

  • @nimcaanmaxamed4007
    @nimcaanmaxamed4007 Před rokem

    Mahdsanid Ustaad 👍

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud Před rokem +1

    Rubta ayaa wanaagsan waxaa tahay nasri uu alle isoodiry runtii walahay maanta qorshahan niyada ayaan ku hayaya hada oo duhur ah qor islahaa

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Před rokem

    Mahadsanid ustaad maadow

  • @mohamedbiciroosh4696
    @mohamedbiciroosh4696 Před rokem

    Mahadsanid Ustaad

  • @adanmacalincali3644
    @adanmacalincali3644 Před rokem

    M.a ustaad shukran

  • @kaligiiduul
    @kaligiiduul Před rokem

    Jazakallah Kheyran

  • @abdulkadirmohamudsanei4198

    Jazakallaah ustaad

  • @faatimaabdukadir1676
    @faatimaabdukadir1676 Před rokem

    Thanks so much teacher

  • @daawuudyaasiin4963
    @daawuudyaasiin4963 Před rokem

    Masha allah ustaad keep going

  • @yakubbotankeire2647
    @yakubbotankeire2647 Před rokem

    I appriciate to this app macamlimuu keep advices 🥰

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi Před rokem

    Jazakallah ustaad

  • @apdirashiidalli7321
    @apdirashiidalli7321 Před rokem

    Mcha Allh. Ustaad

  • @shaaficimaxamed865
    @shaaficimaxamed865 Před rokem

    Alle haku barakeeyo macalin

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před rokem +1

    Asalaamu Alayakum first one thanks my brother

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Před rokem

    Thanks

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před rokem

    Strategyada magaceedaaba cajiib ah( HA U JOOJININ ) wa ku wata Ustaadii

  • @Daci_Feisal
    @Daci_Feisal Před 11 měsíci

    Jazaa'kallaaH macalin❤

  • @mohamedliban2474
    @mohamedliban2474 Před rokem

    Qeybta kale soo diyaari ustaadaw

  • @munogaraar2065
    @munogaraar2065 Před rokem

    Mhdsanid ustad maadaw 🙏

  • @mahadhusein8556
    @mahadhusein8556 Před rokem

    Masha allah

  • @abdiabaa1081
    @abdiabaa1081 Před rokem

    Waa quf wanaagsan maclin maadoW

  • @xuseencumar3921
    @xuseencumar3921 Před rokem

    Aad buu walaahi u fudud yahay.
    Nafta waan la dhibanaa, bal Kan baan soo eegi.

  • @mucaadaxmed4392
    @mucaadaxmed4392 Před rokem

    Mahad said ustaad

  • @mahadcumaraxmed2077
    @mahadcumaraxmed2077 Před rokem

    MASHAA ALLAAH. OSTAAD.WAXAAD.MOODA.IN.AAD..QOFQOF.U.OGTAHAY.DHAMAAN.CAQABADAHA.NA.HAYSTA.HADAN.NAHAY.SOOMAALI

  • @maxamedaxmedn6380
    @maxamedaxmedn6380 Před rokem +1

    Ustaad waxaan rabi laheyn muqaal ka hadla tablets-ka ama iPads-ka ku saabdan midkii computer-ka aad ayaan ugu faa'iday oo computer fiican soo gatay.

  • @mohammedmohamudabdilaahi9536

    Ustaad Systemkan 2 days ago ayaan Noloshayda ku tadbiiqiyay intaadan muuqalkan soo galin runti waxyaalobadan oo aan dib udhigayay ayaa igaga kala fududaaday

  • @wizzcamaan8571
    @wizzcamaan8571 Před rokem

    Jimca wngsn ustad waan ku salamay 👋

  • @abdllasalad7320
    @abdllasalad7320 Před rokem

    Haa waxaan adeegsadaa keepnotes mudda dheer ayaan isticmaalayaa waa isla qaabkan oo kale

  • @mohametmohamut7709
    @mohametmohamut7709 Před rokem

    Jimca wanaagsan ustaad

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Před rokem

    Google keep waan isticmaalaa waa app aad u faa,iido badan . Mahadsanid ustaad

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Před rokem

    Alle ha ku barakeeyo ustaad Salmaan Maadow. Waxaad tiri waxaan duubay barnaamijkan 03:20am waa saq dhexe, maansha Allaah. Ustaad goormee seexatay habeenkaas , ma fiidka hore ayaad seexatay waayo waxaan dareemi karaa inaad saq dhexe kacdid (03:20am) then Salaad subax soo tukatid, ka dib barnaamijkaan duubtid, ma sahlana. Guuleyso in badan.

    • @asmaacabdi
      @asmaacabdi Před rokem

      Wakhtigaa barako aan caadi ahayn baa kujirta waana ka fududahay marka wax qabanayso sababtoo ah energy ayaa uhaysaa

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 Před rokem

    Masalh

  • @faysalcabdullqaadir6549

    Ustaad sidee course kaaga ugu soo biiraa

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 Před rokem

    Macalin qaali baad igu tahay ee sidaas wax badan oo wanaagsan noo soo gudbi hana niyad jabin

  • @omarhaadnaan3737
    @omarhaadnaan3737 Před rokem

    System kaan ayaa ahba midaan horey u isticmaali jiray

  • @fatmahappy2911
    @fatmahappy2911 Před rokem

    Ustadi mabixisaa barashada khariirada sidoo kalena luuqadda carabigana waan rabay

  • @shaaficimaxamed865
    @shaaficimaxamed865 Před rokem

    Markasta waanukaa faaidnaaa

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ Před rokem +1

    Nio adiga Muqdisho maad Macalin ka tahay? 🤔

  • @maryama7918
    @maryama7918 Před rokem

    Wcs ustad salmaan madow Jimca wngsn

  • @abshirbarre7773
    @abshirbarre7773 Před rokem

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Bro dcn isma naqaano lkn arin ayan kaleyahy halkeen kaa helaa?

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Před rokem

    Soonoqod wngsan 👍

  • @duceysanepro
    @duceysanepro Před rokem

    Waxaan ka helnay xog aad u wanagsan.
    Mahadsanid

  • @mukhtaaraliabdi6033
    @mukhtaaraliabdi6033 Před rokem

    Asc ustaad casharada aan ka ibsanayo wepkaaga markan lacagta bixiyo ma yihiin mid waligayba an baranayo.

  • @suusaanabdi5058
    @suusaanabdi5058 Před rokem

    Wll systemkan adaan ka barty markaa sharaxaysy qorshaha maalin lahaa wana ku faiidy

  • @abdirahman-wk4gf
    @abdirahman-wk4gf Před rokem

    Asc Macalin koorsada lacag miyaa

  • @samraali4860
    @samraali4860 Před rokem

    Asc wll xagee kalaso xiriiraa courses ka bixisid afogiy ayaan rabaa

  • @abdllasalad7320
    @abdllasalad7320 Před rokem

    Waxaana ka helay faaido badan sida inaan howlahayga oo kaliya marka hore dhameeyo oo an focus saaro waana appe fiican

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce Před rokem

    M.a ustaad maado aad baan kugu lasoconaa

  • @dahirmuseosmandrdhegacade3799

    Jimco wanaagsan ostaad jazaakallah wax badan kaa faaiiday runtii rabbi cimrigaaga ha dheereeyo❤️

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Před rokem

    🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @cxakiinismaaciil4863
    @cxakiinismaaciil4863 Před rokem

    M.a

  • @fuaadcali4882
    @fuaadcali4882 Před rokem

    wad kumahsan tahay xoogta qiimahale

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Před rokem

    Tusamada muqaalka maanta ma ka soo iloowaay ustaad mahadsanid

  • @abdisalanhussein8747
    @abdisalanhussein8747 Před rokem

    First veiws me

  • @biwu346
    @biwu346 Před rokem

    Asxaab waxaa jiro appp lagu macwao teskade ooo aaan ku wada samen karno dad badan marka hada xiseneso oo add rabto ina dhamenteen tartan adag galno waad so Gali kartaa reply aniga ayaa idin sharxyo asogo fah fahsan

  • @bmk111
    @bmk111 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad waxan ahay hooyo guri joog ah lakin leh han iyo hami sare markan caajiso muuqaladada ayan daawada lakin waxa dhib iga heeysta handwriting keyga ayaa aad u liita maxaa yeelay ma anan soo marin waxbarashada da waqtiga dheer yacni hoose dhexe iyo sare ma soo dhigan lakin adults school ayaan dhamayay jamacad na waan wada online ah lakin in aan book wax ku qoraa waxa u nacay markaa arko farteyda foolxumadeda maxaa talo I siin laheyd Mahadsanid

    • @bararugsadam6055
      @bararugsadam6055 Před rokem +1

      Walshey wankusalamay marka xigta wankuu hanbalyeynayaa. Waxa tahay qof nateeda kawarqabta oo hami gubayo, haddaan wuxun ku odhanlahana waxan ku odhan lahaa fartaada hakumashqulin weyna xuman karta weyna quruxbadan kartaa hadii aad adiggu istidhaah qurxina wakhti badan kaa qadanmeyso. Ee waxaa kamihiimsan in maskaxdaada qurxiso waxan kawada inaad macluumad badan iyo aqoon gaara iyo midguudba maskaxda kuqudisis taasa kamudan farta waxaana laggu helaa akhriska buugta aqonta garka ahna dee adaa faniyada kaladuwan taad dorato ee barato igga yaqaan waa taa gusha dhabta ahi midna aan kugu daree dadka aduunkan heerka sare kaga ee aqonta iyo wax tarka aduunkanba ee guusha aduunkaba kutilmaaman waxaa badan kood lasoo waridaa iney ahaayen kuwo aan waxbarasho dugsi hoose sare toona dhigan fartoodana aaney qurxaneyn dabcana iney fartooda qoraalka qurxanaato micno umeysan sameyneen ee iney naftooda heergadhsiyan ayaa micno usameynaysey. Adiga kudaaal inad kawar qabto meelaha aad dhageysato iyo wax aad baraneyso iyo waxa aaad akhrisaneyso waxaas maskaxdaada galaya ayaa kusheegaya ama qeexaya mustaqbalkaaga suu noqonayo hadaad wax naftaada waxkusoo kordhinaya markasta lajoogto adba waad garankartaa walsheyeey inaad mustaqbal fiican dhisaneyso.]] Aniga iskuul waxan kagga hadhey galaas 8 anon dugsi sare gaadhin waxaanan u arkayey inaaney mustaqbalkeyga waxba kuso kordhineyn dugsiga sare eemarkaa magaldeyda kuyaley dabcana kamaqomameynayo ee wixii an u'arko iney nafteyda qiimo uyelayso ayaan barta manta oo aduunkiba dhijitaal buu noqday waxanba u arkaa inan xornimadeyda kudorankaro waxa qiimaha iiyelaya ee horumarkeyga kashaqeynaya.]] Waadmahadsantahay walshey ama maamadey dee aniga koley inayarban ahoo waxaad tahay mamadey ee thanks.❤

    • @bararugsadam6055
      @bararugsadam6055 Před rokem +1

      Qoralka wankugu soo dhereyay ee iskagga dulqado wlalo

  • @xamseabdirahman
    @xamseabdirahman Před rokem

    Teacher Away Mawduci XalKa Dib u dhigida Qaybtisi Labaad

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před rokem +2

      Diyaarintiisa ayaa wadaa!

    • @xamseabdirahman
      @xamseabdirahman Před rokem

      @@SalmaanMaadow
      يسرني بإجابتك وننتظر الى الأبد 😅

    • @cabdiaadan2440
      @cabdiaadan2440 Před rokem

      @@xamseabdirahman waa uqaadan la,dahay miyaa legenow 🤣🤣

    • @xamseabdirahman
      @xamseabdirahman Před rokem +1

      @@cabdiaadan2440
      Ha libax 😅
      Wayo kuwa Badan oo aan ku xiranahay mooma jawaban wayna nayasan waliba Waxay ModayaN in ay wax zaa'id ah Na dheeryihin LkiN salMaN Madow Sidan u Jeclahay CZcamsr kale oo aan u Jeclahay ma jiro Anigo fiirinaynin jawabtisa waxan ku qaatay madaxaNa ku saartay daacadnimada iyo Akhlaaqdisa wanagsan👏👏