Xageen ka bilaabaa | SOMCAST | 1 | salmaan maadow | mowduuc muhiim ah | Podcast

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 494

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před 4 lety +340

    KANAALKA SALMAAN : czcams.com/users/MrAlkhair92
    WEBSITEKA : afoogy.com/

    • @sirtaraaxadaofficial7904
      @sirtaraaxadaofficial7904 Před 4 lety +1

      cumar inshaar wllo waxan ka ahay dacawo fadlan iga so jawaba hadalkeyga

    • @abdinasirmohamed5313
      @abdinasirmohamed5313 Před 4 lety

      Pin ku sameey

    • @abdulwuduudm1361
      @abdulwuduudm1361 Před 4 lety +1

      @@sirtaraaxadaofficial7904
      Dacwo AAA 🤔🤔

    • @mahiramin3917
      @mahiramin3917 Před 4 lety

      @@sirtaraaxadaofficial7904 hay hadne omar maxawye filinkaada nio

    • @engcalanle21
      @engcalanle21 Před 4 lety +5

      Cumaroow wll majiraan waxyaabo ama xirfado kle oo lagaga shaqeysto internetka oo aan aheyn graphic design iyo editing in Chanel lafurto iyo website iyo waxyaalahaa aynu inta badan aragno

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před 4 lety +481

    Salmaan wuxuu ku suganyahay Muqdisho aniga Doha waxaa adag in muuqaal 45 daqiiqo ah lasoo diro sidaas darteed waxaan dooranay cod , qaab cod ahaan ah in aan usamayno barnaamijka .

    • @amiinabdi3241
      @amiinabdi3241 Před 4 lety +18

      Muqalka waxa ka muhiimsan faaidada Aan ka faaidno mar walba Mhdsnid Dadaalkgana rabbi haka amaal mariyo 🙏💞

    • @Abdisamaddaacad1
      @Abdisamaddaacad1 Před 4 lety +3

      Waan Kula Dareemayaa Wll Cumar hadaanahay dadka Editing ka yaqaan ama fahansan

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 Před 4 lety +4

      Sxb qofku markuu jaamacad dhameeyo ee uu rabo inuu wax is baro IT ga mooye siduu waxyaabo kale isku bari kara
      Hadaanu IT ga xiisaynayn waayo CZcams ka waxa ugu badan ee somalidu soo galiso waa IT mahadsanid

    • @amiinabdi3241
      @amiinabdi3241 Před 4 lety

      @@Dhambaal55 wax walba Waa laga helaa mararka Qaar waxa jiro websites badn oo aad ku baran karto raadi macalimnta la Kahsho,dunida oo idil waxe isku soo Goobtay Hal shabakad oo internet ah ✌

    • @Hubimacluumaadka
      @Hubimacluumaadka Před 4 lety

      Allaah haydin ilaaliyo labadiinaba omar &salman aad baad u mahadsan tihiin

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y Před 4 lety +83

    شَكَوتُ إِلى وَكيعٍ سوءَ حِفظي
    فَأَرشَدَني إِلى تَركِ المَعاصي
    وَأَخبَرَني بِأَنَّ العِلمَ نورٌ
    وَنورُ اللَهِ لا يُهدى لِعاصي
    امام الشافعي رحمه الله

    • @shaaficiismailaadam738
      @shaaficiismailaadam738 Před 4 lety +5

      M.a anigane qoraal ahan uma arag ee cod ahaan umaqlay qoralkaaga lasii faa,iday thanks

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y Před 4 lety

      @@shaaficiismailaadam738 nolow

    • @mohasankapoy7730
      @mohasankapoy7730 Před 4 lety +2

      Aniga xitaa dugsigyga waa ku qoran yhy al iQra.....

    • @kheyrtv1
      @kheyrtv1 Před 4 lety +2

      imaamu shaafici.ayaa dhahay❤❤❤🙏

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y Před 4 lety +2

      @@kheyrtv1 haa imaam shafici rahima hu allh

  • @waaciyechannel8748
    @waaciyechannel8748 Před 4 lety +140

    Dadkoo dhan waxay rabaan courses free ah oo Afsomali ah .. Ma ogtahay in CZcams laga baran karo casharo free ah oo afsomali ah dhan technology. Kuli ma aqaan lkn anigu intaan kusoo qoray baa wax ka bartay . Adigu ku dar kuwa dhiman
    1: GARAADSO
    2: Artisma graphics
    3: Som tt channel
    4: Zitacademy
    5: Salmaan madow
    Soo qor kuwa kale aan faidaysanee

    • @aminayusuf6781
      @aminayusuf6781 Před 4 lety +1

      ✍🏼👁

    • @artismagraphics
      @artismagraphics Před 4 lety +22

      Waxaan kaaga mahadcelinayaa inaad halkan nagu xustay aniga iyo saaxiibada kale mahdsanid Waaciye.
      Guuleysta dhamaantiin!!

    • @emriomario671
      @emriomario671 Před 4 lety +2

      @@artismagraphics
      Pro casharka isbuucan xaa ku dhacay

    • @meersiissports2515
      @meersiissports2515 Před 4 lety +2

      @@artismagraphics nio hadda channelkada baan ku soo maqa nahay isoo dhaweey

    • @shaqalecabdikariin1565
      @shaqalecabdikariin1565 Před 4 lety +4

      Fahan academy
      Waaya arag
      Mubarak hadi

  • @feisalsomalistar5030
    @feisalsomalistar5030 Před 4 lety +15

    USA 🇺🇸 ayan kalasocda ogaaansho hore usocda I feel like I ‘m getting my powers back when I listen to somali empowerment/ogansho

  • @behindthetruthmedia8412
    @behindthetruthmedia8412 Před 4 lety +7

    Mashallah Ustaad Salman Madow Allaha qeyrsiiyo , Aniga wuxuu isoo baray maadada physics waxaana dhigtaa jaamacada ummada.
    Runtii waa shaqsi aad u furfuran bashaashlow ah jecelna in aad wax kororsato.
    Ustaad waxaan kuurajaynayaa guul iyo caafimaad.
    Mahadsanid ustaad omar inshaar sida aad u jeceshay in aad wax wanaagsan un kororsano.

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y Před 4 lety +32

    وان جار الزمان عليك فاصبر
    وسل مولاك توفيقا واجر
    لعل الله أن يجزيك خيرا
    ويملئ قلبك المكسور صبرا
    الشاعر عبد الغفور عبد الله

    • @hanadhassan927
      @hanadhassan927 Před 4 lety +1

      Mesha ma carab yayaad uga jeedaana ku hadal afkina hooyo mise iska carar nin iyo naagba waxaad tahayba

    • @zakiali4591
      @zakiali4591 Před 4 lety +4

      Abootoy Masha allah qataraa tahay hadaa gabay carabi taqaanid. Inaa anagane na bartid ay aheed 👌

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y Před 4 lety +1

      @@zakiali4591 nolow wllky

    • @samawadefarah8180
      @samawadefarah8180 Před 4 lety +3

      وإن ضاقت عليك الارض يوماً
      وبت تأن من دنياك قهراً
      فرب الكون ما أبكاك الا
      لتعلم أن بعد العسر يسرا
      تحياتي يا اختاه

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y Před 4 lety +2

      @@samawadefarah8180 تحياتي ليك خوي😍😍😍

  • @hoodoyousuf5346
    @hoodoyousuf5346 Před 4 lety +8

    Walahi Omaroow shaqo fiican ayaad qabatay maanta barmaamijkan aad baan ugu helay hore u socoo

  • @graphicdesign2024
    @graphicdesign2024 Před 4 lety +5

    Ustaad salmaan maadow aad baad u mahadsantahy youtube kaaga waan ku xernaa webkaagana
    Bilooyinka jmcda fasaxa iitahy oo hda ii bilaabaty WAAN KUSOO XERMI DOONAA INSHA ALLAH
    AFOOGY
    Aad baan kaaga mahadcelinayaa
    Dadaalkga.

  • @cusmandantey4939
    @cusmandantey4939 Před 4 lety +6

    Masha Allah ustaad cumar and ustaad madow aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin sida aad inooga soogudbiseen halaqadaan. Ustaad cumaroow waxaan si shaqsi ahaan ah kaaga codsanayaa inaad noo soo gudbiso halaqooyinka noocan ah ama barnaamijyadaan , mahadsinidiin

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz Před 4 lety +6

    Waan Soo Dhqeyneynaa Barnaamijka SOM-CAST waana mid ay wax badan ka faa'idayaan bulshada. Tnx Salman & Omar

  • @abdirazakbarre5969
    @abdirazakbarre5969 Před 4 lety +24

    msha Allaha mnta waxan noqday qofkii ugu horeyay ee sare Like 🤗

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Před 4 lety +2

    Mahadsnid alle ha idiin barakeeyo walal. Qiimahale. Ustaad Omar iyo ustaad Salmaan madoow. Alle ha idiin ka barakeeyoo dhamantiin. Ma qiyaasi karo waxaan ka faa'iidey.

  • @llcriminall
    @llcriminall Před 4 lety +9

    Masha Allah Cumar Inshar Qof Aan Markaste Wax Ka Faa'ido.
    Barnamijyadan Oo Kale Nooso Badi Aad Ku Waraysanayso Dadka Khibrada Leh.

  • @madar7777
    @madar7777 Před rokem +2

    somcast waa madal fiican maasha allah ..wad mahadsantihiin akhayaarta.

  • @africanman171
    @africanman171 Před 4 lety +5

    MAANSHALLAH
    Ustaad
    Cumar
    Iyo ustaad
    Salmaan
    Allah haidin barakeeyo

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif5902 Před 4 lety +7

    Waa barnaamij aaad iyo aaad umihiim ah wll cumar somali youtuber cidna kaagama horeen program kaan .
    Waa mid aaad iyo aad noo anfici doona

  • @farhanjama7345
    @farhanjama7345 Před 4 lety +2

    Ogaansho walal guulayso , dhalinyarada somaliyed wax badan baad u iftiimisay

  • @abdrizakizze6577
    @abdrizakizze6577 Před 2 lety +1

    masha allah ustaat salmaan maddow waraysigaad bixisay aad baan ugahelay mahadsanid

  • @umuinshaarmumtaaz9869
    @umuinshaarmumtaaz9869 Před 4 lety +5

    Masha allah maanta wax cusub ku soo kordhisay umadeenah soomaaliyeed😍😍😍

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y Před 4 lety +8

    Qofka caaqilka Mushkilad walbo faaido ayuu ka dhex raadiyaa

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd Před 7 měsíci +1

    Cumar maxamad inshaar saxib yarkaan suleeynaan madoow asxaabtakuxiran ayaan kamid ahay runtii waana nin wanaagsan kaasoo wax muhiim ah usoogud biyo❤dayarta soomaaliyeed❤

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 Před 4 lety +7

    Macsli omar faysal waxaad tahay qof nagu weny waana ku jecelnahay❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-tk7bj1fw9u
    @user-tk7bj1fw9u Před 4 lety +31

    ↰ AQOON GUUD
    'shuruudaha xijaabka Gabadha muslinka a
    8‏/8‏/2010NABADDOON XAKIIM
    ''shuruudaha xijaabka Gabadha muslinka ah''fi
    :-Allaah ayaa mahad leh, nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato
    Nabi Muxammed,[SCW] intaa ka dib.
    Walaalayaal waxaa dhacda in walaalaha qaar ay u heystaan in Cabaayad
    iyo Khimaar qura oo la xirtaa ay ku filan yihiin in ay xijaab sharci
    ah u noqdaan gabadha muslimadda ah . Haddaba walaalayaal ogsoonaada in
    Cabaayad iyo Khimaar aysan ku filnayn inay xijaab u noqdaan gabadha
    muslimadda ah.
    Xijaabka sharciga ah waa kii laga helo 8-da shuruud ee hoos ku qoran:
    1.Xijabka inuu Jirka oo dhan qariyo.Taas micnaheedu waxaa weeye in
    haweenta muslimadda ah jirkeeda oo dhan ku dedaa jilbaab akhri aayadda
    59 ee suuratul axsaab oo oraneysa “Nabiyow ku dheh
    haweenkaaga ,gabdhahaaga iyo haweenka mu’miniinta ah iney korkooda ku
    dadaan shukadiinna ama jilbaabkiinnaba”.
    2. Inuusan xijaabku naftiisu noqon qurux, maxaa yeelay haweenta
    muslimadda ah waa iney qarisaa quruxdeeda, haddii uu xi3. Inuu
    xijaabku noqdo mid adag haddii u yahay maro khafiif ah sida dirica oo
    mujinaya haweenta jirkeeda kaafi ma aha. Nabiga nabadgelyo iyo
    naxariis korkiisa ha ahaatee wuxuu xadiis saxiis ah noogu sheegay “
    Inay soo bixi doonaan haween labisan haddana qaawan, madaxyadoodana
    aad moodid kuruska awrta oo kale, kuwaas jannada geli maayaan, mana
    urinayaan, nacaladda allena waa ku dhaceysaa”.
    Culumada waxay ku fasireen xadiiskaan in loola jeedo haweenta qaadata
    dharka khafiifka ah oo looga jeedo jirkeeda iyo quruxdeeda, marmarka
    qarkoodna la arki karo cawradeeda. Haweenka sidaas oo kale u labista
    Ilaahay haka baqaan oo si fiican korkooda ha u asturaan.
    4. Inuu noqdo xijaabka mid waasic ah oo aan ku dheganeyn jirka
    haweenta.Haddii maradu ku dhegan tahay jirka oo xubnaha la tilmaami
    karo xijaab maaha sida haweenta surweel jinis ah oo ku dhegan
    labisan.Qofka labisan dhar aad ugu dheggan waxaa khatar ku jirta in
    salaaddiisa la aqbalo, maxaa yeelay salaadda shuruuddeeda waxaa ka mid
    ah cawrada la asturo.
    5. Inuunsan xijabku noqon mid la carfiyey ama la bukhuuriyey “Macnuhu
    waxaa weeya iney xaaraan ka tahay haweenta muslimka ah iney dibadda
    gurigeeda ugu soo baxdo dhar carfayo ama iney iyaduba barafuun isku
    soo shubto.Xadiis saxiix ah nabigu nabad gelyo iyo naxariis korkiisa
    ha ahaato, wuxuu ku sheegay “Haweeney walba oo isa soo carfisa, isa
    soo bukhuurisa ama barafuun isa soo marisa ka dib ay soo ag marto rag,
    raggaana ay carafkeeda ay uriyaan, nabigu wuxuu haweentaas ku
    tilmaamay inay zaaniyad tahay”.Waxaa xusuusin mudan iney xaaraan tahay
    in haweentu isa soo carfiso markay suuqa ama masaajidka soo
    aadayso.Haweenta muslimadda ahi waa iney isku qurxisaa ninkeeda iyo
    gurigeeda dhexdiisa.
    6. Inuusan dharka haweeku u ekaan kan ragga.Nabiga nabadgelyo iyo
    naxariis korkiisa ha ahaatee wuxuu nacaladay ninka sida haweenka u
    labista iyo haweenta sida ragga u labisato,Haweenka dhar lagu yaqaan
    baa jira ,qolo walba sidii loogu talagaley ha u labistaan.
    7. Inuusan xijaabku u ekaan dharka haweenka gaalada oo kale. Sida la
    ogsoon yahay islaamku wuxuu ku dhisan yahay in gaalada la khilaafo
    dhinac walba Nabigu wuxuun yiri “Qofkii Dad isu ekeysiiya iyaga ayuu
    ka mid yahay !.Haweenta muslimadda ah waa iney u mooqataa haweeney
    muslimad ah mar walba.
    8.Inuusan noqon xijaabku dhar shuhro ah, micnihu waxaa weeye inaan
    xijaabka loola qasdin inuu dadka dhexdooda caan ka noqdo oo lagu
    faano, waxaa shuhro noqon kara in la xirto dhar aad u liita iyadoo
    loola jeedo is tutusid iyo ha lagaa sheego.
    Ugu dhambeyntii haweenka muslimiinta ah waxaan ku waanineynaa iney
    Allaah iyo Rasuulkiisa u hoggaansamaan oo si dhab ah xijaabka sharciga
    ah u qaataan.Haddii shuruudaha kor ku xusan uu xijaabku waafaqo waa
    Allaah mahaddi, haddii kalena Allaah ha u toobadkeenaan oo gabdhaha
    muslimiinta ahow qaata xijaabka saxa ahIlaah hana haleeshiiyo xaqa
    dhamaanteen
    waa xijabka dhabta ah iyo shurudihiisa
    Illahay hanaga dhigo kuwii qataa xaqa kuna camal falaa AMIIN!
    AMIIN! AMIIN!!!!!!!!
    gaar sii walahaa muslimiinta Ilahay ajar hakasiiyo

  • @mmnuur8032
    @mmnuur8032 Před 4 lety +1

    Masha allah muuqaal aan wax badan ka faa'iiday mahdsnidin ustad omar iyo ustaad salmaan

  • @zacknour3988
    @zacknour3988 Před 4 lety +3

    Mansha'Allah waa podcast wax badan laga faaiidayo. Aad baan u jeclaan lahayn inaad soo badiso muqaaladaan oo kle.

  • @zulthangoofane4827
    @zulthangoofane4827 Před 4 lety +1

    Maa zhaa allaah ustaad cumar iyo ustaad salmaan waaa idin salaamay waana idin ka faaiidey allaah ha idin xifdiyo sida aad hormar ka noola jeceshihiin ayaa idiin la jeclahy ❤️🇸🇴

  • @AQOONSAAD
    @AQOONSAAD Před 4 lety +1

    Waa Barnaamij aad u wanaagsan
    Horay u soco Wll Omar oinshar
    @Ogaansho

  • @muscaabmeizarii4600
    @muscaabmeizarii4600 Před 4 lety +5

    Asc brother Omar I'm muscaab from Kenya so please make the vedio short due to lack of internet so please wat you do is that make it short vedio next time for us to benefit. Thank you very much my brother Asc

  • @samirabashir438
    @samirabashir438 Před 4 lety +1

    Maansha allah waa mawduuc aad u muhiim ah oo faa'ido badan xambaarsan.
    Mahadsanid ustaad omar.

  • @ahmedshuqeyri4034
    @ahmedshuqeyri4034 Před 4 lety +2

    M.A wll Omar inshar & Ustd madow allaha idin barakeyo mclimiin aan wax bdn kafahmy waaye

  • @zakiaabdi9343
    @zakiaabdi9343 Před 4 lety +1

    Masha Allah waa barnaamij runtii aad inoogu muhiim ah somali hadaan nahay waan iska xiiso badanahay oo marka hore waan ku yaacaynaa hadhowna sabur uma yeelanno oo markiiba waan ka caajisnaa... ilaahay hayna waafajiyo khayrka aynuna dedaalno waynu gaadhaynaa meeshaynu doonaynyo cumar inshaar aad baad u mahadsantihiin adiga iyo ustaad salmaanba ilaahay ajar haydinka siiyo si wngsn oo Qurux badan baad usoo diyaariseen wallhi 46 daqiiqo oo aad dhowr wax yaabood oo muhiima ka hadasheen anoo wali sii raba inuu sii socdo video gu buu dhamaaday jazaakumullahu khayr

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem Před 4 lety +2

    Masha Allah walaal waa barnaamij aad u qiimo badan runtii waxaad soo casuuntay aqoon yahan aqoon badan u leh xirfadihiisa salmaan waa aqoon yahan aan wax ka faaiiday shukran walaal macalin omar iyo Ustaad Salmaan👍👍👍👍

  • @bukhaarihassan5815
    @bukhaarihassan5815 Před 4 lety +2

    waxaa cajiib ah dadkeena qaarkood in aysan wali maankoodu korin Barnaamij 40daqiiqo soconaya ayaa daqiiqadaha u horeeya arkaysaa qolo soo qoraysa like iisaar oo Aanan ujeedin qayimka barnaamijka wall Taasi mid idin Anfaceysa maahan ii Naftiina Hormariya ustaad omar inshaar Adigana eebe Hakaa jaseeyo barnamij yadan qayimka badan waxaad moodaa in aad niyadadyda kujirty thank u wll

  • @maxamedjamaalabdi2055
    @maxamedjamaalabdi2055 Před 2 lety +1

    Ma. Ustaaad salmaan maadoow Wax yaabo badan ayaan ka faaiday magaciisana maanta halkaan ayaan ku bartay ustaad maadoow in sha allah kanaalkiisana waan ku xirnaanaa in sha allah mahdsanadiin

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Před 4 lety +26

    *TusaaLe* BBC wa British Broadcasting Copuration intas ba loso gabiyey hadad iga fa,idey Like Isar

  • @Kobcis
    @Kobcis Před 4 lety

    Maasha Allh Alle ha xifdiyo

  • @fuadmohamud4801
    @fuadmohamud4801 Před 4 lety +5

    allah ha idinka abaal.mariyo wll

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 4 lety +9

    Heesaha waxaa ku jira tilmaanta dhibkaaga
    Quraankana waxaa ku jira tilmaanta xalinta dhibkaaga

  • @naimamohemedomar2920
    @naimamohemedomar2920 Před 4 lety

    Ustaad cumar iyo ustaad salmaan labadiina ajar allaha idinka siiyo runtii ani ahaan waaba ku han weynaa qof somali in aan wax uun skill ah aan ka barto oo afkeyga ku hadlaayo wlhi waa farxad website ustaad salmaan hadaan iska diiwaan galin doonaa insha allah adigana ustaad cumar aad baan uga helay muuqaalkaan insha allah waxkaloo na raaligaliyana waan kaa sugeynaa

  • @cabdiwelimahamuod9848
    @cabdiwelimahamuod9848 Před 4 lety +2

    Macha allah
    Ogansho ❤❤

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 Před 4 lety +1

    Wallahi waan ka faaiiday sifiican 1minute maan dhaafin.

  • @Comps223B
    @Comps223B Před 4 lety +1

    Cumar inshaar walal aan jeclay

  • @abdirahmaanmaxamuud7846
    @abdirahmaanmaxamuud7846 Před 4 lety +1

    Wlhi Cumar inshaar brother waa arin ad uwangsan wana baranmij dhalinyarada soo maliyad ad muhiim ugu ah🙏

  • @mohamedhassanmohamud7462
    @mohamedhassanmohamud7462 Před 4 lety +10

    Qaabka Ugu Fudud ee Luqadaha Lagu baran karo sxp Barnaamij weyn Nooga Soo diyaari
    Insha Allah

    • @ifrahfaisal8197
      @ifrahfaisal8197 Před 3 lety

      Wlloh ninka uu kahdlyo ee salmaan ayaa kaso diyaariyey qabka ugu fudud ee English ka lgu barto ama luuqadahba wna arimo muhim ah

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Před 4 lety +2

    Masha allah allah ku hadindhoowro
    Labadiinba

  • @abdullahibashirmohamed6664

    شكرا لكم وجزاكم الله خير الجزاء.
    الله يحفظكم ويطول عمركم .

  • @zakariyeciise8430
    @zakariyeciise8430 Před 4 lety +1

    waad mahadsantahay wall qali
    codsi waxaan dooneynaa inaad kahadasho "Ikhwaanu Musliminn"
    waxa ay yihiin iyo waxa ay dalalka muslimiinta ay caday ugu dhiganayaan
    thanks

  • @najaaxbaashe4247
    @najaaxbaashe4247 Před 4 lety +1

    Podcast somali leedahy waxaan ka dhagysta codka ubax
    Somcast gan ogaanshana waan soo dhawynyaa ustaad

  • @aminomohamedmohamud1731

    Mahadsanid ustaad cumar adiga iyo ustaqd salmaan maadow

  • @zaaidabuukarali4484
    @zaaidabuukarali4484 Před 4 lety

    M.a ustad salmaan madoow ustaadkeyga qliga shukran allh ha idin barakeeyo adi iyo wllal omar

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 Před 4 lety

    qisooyin iyo muxaadaraat iimaankaaga kobcinaya ayaad naga helaysaa alle hakuu qoro ajarkaagee nagu garab sii khayrka

  • @zakariyebiriye5562
    @zakariyebiriye5562 Před 4 lety

    Hormarwacan ustad omar.
    Vidoe iigu muhiimsana aan daawado waaye .. waligaa hormar ayaan kurijeena waa mowduuc muhiim ah.

  • @khadarinhothelegend499
    @khadarinhothelegend499 Před 4 lety +4

    ilahay Caqliga
    cilmiga
    ha idiin daayee
    walalayal channelkayga hal mar soo booqda
    waan hubaa inaa kaheli doontin insha allah

  • @abdirahmaanbinouf
    @abdirahmaanbinouf Před 4 lety +8

    Hadii aad rabto barashada quraanka fadlan laxiriir what app number
    +252618606207
    Mahadsanidiin

  • @AbuubakarcumarShiidle
    @AbuubakarcumarShiidle Před 7 měsíci

    جزاك الله خير اخواني

  • @ahmedaarka8221
    @ahmedaarka8221 Před 4 lety +2

    Masha Allah waa barnaamij aad u qiima badan runtii wax badane wanka faa'iiday shukran Ustaad Cumar.
    Su'aal ayaan qabaa barnaamijku ma bile ayuu noqon donaa mise isbuucle ama xili go'an malaha oo waqtigey kuu suuragasho ayaad noo soo deyn dontaa?

  • @ahmedm6467
    @ahmedm6467 Před 4 lety +2

    Somali podcast waa fikrad fican. Mansha allah.

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 Před 4 lety

    mahadsanidiin ustaad cumar iyo ustaad salmaan waxbadan baan kafaaiday video gaan xaqiiqatan gulaysta mudanayaal

  • @mohamedabdinorhassan2134

    Masha allah Mutacalim Salman maadow wax badan ayaan kafa'iday Allaha ku barakeeyo Cilmigaaga.
    Wll Omar inshar adina waku mahadsantahay inaad no keeentay wll Salman oo an wax badan kafa'idnay.

  • @hamdiaxmed5694
    @hamdiaxmed5694 Před 4 lety +21

    Abyo iyo abwe dunidan ayan wll kunahy Allah haka farxiye subscribe ii saar plz iga farxi hai xasdin plz soomaliweyn Alah dartiii subscribe iisar xasdnimo maficno🙏♥️🌷

  • @iftiinkaxogta8465
    @iftiinkaxogta8465 Před 4 lety +2

    Masha alaah keep going

  • @hanadabdi777
    @hanadabdi777 Před 4 lety

    Waa barnaamij aad u xiiso badan wax badana laga faaidayo mahadsanid ustaad omar

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi3855 Před 4 lety

    Ustaad cumar iyo ustaa salmaan wlhi abaalkiina ma gudi karo sida noo dhiiri qiliseen thnks

  • @maxamedibraahimxasanmaquus5741

    Mahadsanidiin bahda ogaansho iyo wll salman madow oo runtii wax badan ii iftiimiyey walal salmaan mahadsanid runtii muqaalkaan waan dhameystay anigow ku caajisin

  • @abdibasidsh.abukar8294
    @abdibasidsh.abukar8294 Před 4 lety +1

    @Ogaansho Ustaad Omar iyo Ustaad Salmaan Madooow aad baad runtiin umahadsantihiin abaaalkiina magadi karno Runtii wax yaabo badan baan ka note gareestay videogan asaaba cashir ah runtii
    Allaha adin barakeeyo 🤝🏽🤝🏽

  • @hassanfaruuq50
    @hassanfaruuq50 Před 4 lety +1

    omer inshar waxaan rabaah inaan is diwaan galiyo isheeg meesha iska diwaan galiyo ama walaalahayga somaliyed isheega walahi waan ubaahanahay 100℅

    • @laylacaato7832
      @laylacaato7832 Před 4 lety +1

      CZcamsrkiisa soo booqo wad arkaa information

  • @ayubally5248
    @ayubally5248 Před 4 lety +11

    programming languages sida python no bilaw ustaad .mhdsnid

  • @hinnaikraanbeautysalon7811

    Walalayaal illaahay tardiis ma igu quuri kartaa Hal subscrib walle 😭😭😭😭

  • @somalistudio8350
    @somalistudio8350 Před 4 lety

    Ustaaad omer jasaakalaahu khayr

  • @asliyaabdimh
    @asliyaabdimh Před 4 lety

    Msha Allah Allah ayaa mahad leh noo suura galiyey inaan daawano
    Labadiinana waad mahad San thiin waan soo dhawayn barnaamijkaan illaahay waxaa taqaanaan ha idin siyaadsho

  • @boqorkarerbishar3694
    @boqorkarerbishar3694 Před 4 lety

    Masha allaan ustaad cumar waad mahadsan tahay barnaamijka waa mid dhalinta inta badan ay baahi badan uqabaan waad mahadsan tahin adga io ustaad salmaan

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 Před 4 lety +2

    Mashaallah walala Qaali Allah ku xafido walala ❤❤❤❤❣❣

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 Před 3 lety

    Aad Baad U Mahadsan Tahay Ogaansho🙏
    Omar Iyo Salmaan Alle Haydin Barakeeyo👏

  • @maxamedcalimocow4559
    @maxamedcalimocow4559 Před 4 lety

    Mahadsanid mcln cumar waxaan ka faaide wax walbo oo aad rabtid in aad waqti aad siisid.

  • @jamaali6408
    @jamaali6408 Před 4 lety

    Masha allh wall igu qali ah gaar ahaan Salman nin yarantana waqti fican isla so qadana waxa ko rajayna hore mare wacan 👏

  • @taariikhdadunida388
    @taariikhdadunida388 Před 4 lety

    Masha allah mahadsanidiin Omar iyo Ustad Salman

  • @hamdaahmed5720
    @hamdaahmed5720 Před 4 lety

    Omar vedioga bilowgisa codkaga iyo sawirka iney is sarnadan ila roon inta muqalkisa sari leheyd xoga islama socdan.
    Sida kale waxan ku leeyahay horay usoco👌

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 Před 4 lety +28

    Ustad Madow Dhanka SCIENCE Ka Casharada Physic and maths Websiteka Miyaa lagu so gudibiyaa🤔🤔🤔??

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah Před 2 lety

    Runtii ustaad Salmaan moodow wax badan ayaan kabartay .

  • @suhuurguure5620
    @suhuurguure5620 Před 4 lety +1

    Ustad salman anon aqon waxan ka bartay ogaansho wax badana chanelkisa wan ka faaiiday
    Mahadsanidiin in bdn ustaad salman iyo ustad omar Allaha idin xafido😍

  • @Fathijunior
    @Fathijunior Před 4 lety

    Mansha alah barnaamij aad u wanagsan iyo marti khibrad iyo cilmi leh alle ha idin barakeeyo

  • @D_jamiike
    @D_jamiike Před 4 lety

    Mnsha allah ustad muwduc aad u muhimsan baad bilowday oo somaliada ka yar

  • @neemoneemo4187
    @neemoneemo4187 Před 4 lety +1

    Mashallah my ustaad university

  • @aweisbaraf8293
    @aweisbaraf8293 Před 4 lety +1

    Salman ibarahim madow
    Ustaad wax bdn aan ka faidey🙏🖐

  • @abdirisakadan8435
    @abdirisakadan8435 Před 4 lety +1

    Mansha Allah waa barmaamuj aad u qiima badan

  • @guuldoon245
    @guuldoon245 Před 4 lety +1

    Barnaamij cusub horay u soco ustaad

  • @xasanyare6330
    @xasanyare6330 Před 4 lety

    Aadaa u mahansantahay cumar inshaar

  • @hamdishukri2318
    @hamdishukri2318 Před 4 lety

    Mashalah marki u horeysay wajigagaa arko😯

  • @mohamedabdullahisaid2457

    mash allah thank you wll salmaan iyo omar inshaar

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 4 lety

    Anoo sii seexanya dhagystay barnaamijka lkn hada ayaan dhamystirtay alxam waxaan ku faraxsanay in dhalinyaro firfircoon inoo soo baxday sida omer, madaw, yislam iyo qaarkloo badan Alle habarakeeye❤🌍
    Waxaan rajaynayaa in mar lagu soo casuumo barnaamijka dadka qanacsiga abuurtay oo guulo ka gaadhay iam business girl😍😃

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 Před 4 lety

    Mashaallah barnaamij qiimo badan waaye waxan rajeynayaa dhalinyarta iney kafaaidestaan somcast waaso dhoweynaaya 👌✨💐💫

  • @ibnufaatima3983
    @ibnufaatima3983 Před 4 lety

    Mshaa allah aad io aad baad umahdsantihin wll omar io ustaadka sida qoruxda badan aad barnamijkan wax ku oolka ah nooga soo gudbiseen allah idiinka abaal mariyo

  • @kulanso2355
    @kulanso2355 Před 4 lety +4

    Dirisle abdi ,hossow iyo garsho wll 3daas soo fadhiisi wll

    • @munahasan371
      @munahasan371 Před 4 lety +2

      Dirisle cabdi waa madadaaliye. Kuwa kale ma aqaan. Marka madadaaalo nagu filan waa aragne. Dadkan cilmiga leh noo keen

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 Před 4 lety

      Kkkkkkkkkkkkk

    • @ayanabadirahman9240
      @ayanabadirahman9240 Před 4 lety +1

      @@munahasan371 sax wll waa sida sheegtay

  • @Cabdirabi-9
    @Cabdirabi-9 Před 4 lety +5

    Keep going ✌️

  • @rayanabdullahiadan6408
    @rayanabdullahiadan6408 Před 4 lety +1

    Masha allah barnaamijkan wan ku qancay runti

  • @salathassan8712
    @salathassan8712 Před 4 lety

    Masha Allah ustaad salmaan maadow waxaan ku leenahy soo dhawow wll La jecelyahy ayaad tahaye

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y Před 4 lety

    Veodo muhiim ah
    Thnx omar jaza klaah

  • @abdiaziizmoalim6043
    @abdiaziizmoalim6043 Před 4 lety +1

    Waa bar naa mij fiican Wlhi

  • @AbuubakarcumarShiidle
    @AbuubakarcumarShiidle Před 7 měsíci

    Maasha allah