Si caqliyeesan ila xisaabi waqtigaada Todobaadlaha ah?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 174

  • @CarabTech
    @CarabTech Před měsícem +60

    Ustaad ka soo hadal xirfadaha ugu fiican ee la barto 2024 iyo faa iidada ay lee dahay in xirfad la barto👍

  • @CABDIQANI1
    @CABDIQANI1 Před měsícem +19

    Wustaad nooga dhig muuqaalka xiga insha'allaah 13:46

  • @Usaame-zd1it
    @Usaame-zd1it Před měsícem +16

    Ustaad waan kujecelee ilaahay haku jeclaado❤

  • @user-fo8cg5jx7o
    @user-fo8cg5jx7o Před měsícem +4

    11:52
    Ustaad NOO SOO DIYAARI INSHALLAH ALLAH KU SHARFEE.

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Před měsícem +5

    Ustaad mahadsanid
    Wali ma xisaabin inta aan waqti aan haysto
    Lakiin waan xisaabin rabaa

  • @abdallesh.ibrahim7558
    @abdallesh.ibrahim7558 Před měsícem +9

    Inoo soodiyaari ustaad Hal usbuuc sida loo qorsheeyo.

  • @Simraan2
    @Simraan2 Před měsícem +3

    Mahadsanid ustaad waa isha iftiinka bejkaan waan rabnaa ustaad noo soosamee❤❤

  • @abubakarabdullahimohamed6157
    @abubakarabdullahimohamed6157 Před měsícem +2

    Mahadsanid Ustad Maadow weekly Plan ino so diyaari waan ku mahadsanthy weey na dhiira gelineeysaa.

  • @duuqjirey9705
    @duuqjirey9705 Před měsícem +1

    Jazakallah ustaad no so diyaar mowduca xiga

  • @darkanabigascw2030
    @darkanabigascw2030 Před měsícem

    Aad ayaa u mahadsan tahay ustaad Alle haku barakeeyo, jadwalkaas asbuuclaha ah waan u baahan nahay inoo soo samee shukran

  • @FarhanAdem-hj5nu
    @FarhanAdem-hj5nu Před měsícem +1

    Fadhiga xiga ka soo dhig ustd sida 1 isbuuc loo qorsheeyo. Mahadsnid

  • @hanifarh2823
    @hanifarh2823 Před měsícem +4

    Wa rabna noso samey fadhiga xiga

  • @fatxikayse4442
    @fatxikayse4442 Před měsícem

    Best teacher ❤️

  • @AnisIsmail-g7r
    @AnisIsmail-g7r Před měsícem +1

    Kusali nabiga s.c.w s.c.w❤❤❤❤❤

  • @ridwaanmaxamuud7249
    @ridwaanmaxamuud7249 Před měsícem +2

    Mahadsanid ustaad usbuucana noosoo samee

  • @inaanwar-on3mp
    @inaanwar-on3mp Před měsícem +1

    ustad noo soo diyari muqalka xiga slida loo qorsheeyo todobaadlaha mahadsanid allaha kujeclaado 🥰

  • @nastehabdi3563
    @nastehabdi3563 Před měsícem

    Ustaad salmaan. Jazaakallaahu khayr.
    Fadhiga xiga, insha'Allaah. Nooga dhig weekly plan.

  • @Abdullahi480
    @Abdullahi480 Před měsícem +1

    Fadhiga xega inshaa Allah ❤

  • @King_Abdirahiim
    @King_Abdirahiim Před měsícem +1

    Wa Mahadsanthy Ustaad

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S Před měsícem +1

    Mahadsanid ustaad

  • @fawaaid
    @fawaaid Před měsícem

    Mashlh ilaahey kher kusiyo macalin waad noo faaideyse

  • @Isniin_podcast
    @Isniin_podcast Před měsícem +2

    Ustaad waa muhiim inoo sameey insha allah❤😢

  • @user-mk9yx3kp2h
    @user-mk9yx3kp2h Před měsícem

    Mahad Mahadsanid Ustaad qayim waaye mowduucan

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 Před měsícem

    Ustaad allah korkaaga karaamo yeelo ❤

  • @hanifarh2823
    @hanifarh2823 Před měsícem +1

    Shukran

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guul Před měsícem +3

    Ustaad Nosoo diyaari Fadlan

  • @bashiirmumin875
    @bashiirmumin875 Před měsícem

    Masha allah wax badan ayaad igu soo kordhisay

  • @Eiluo
    @Eiluo Před měsícem

    VIDEO GA quality tigusaa waa saxdi Ustad

  • @user-nq6km2qy8q
    @user-nq6km2qy8q Před měsícem

    Ustaad fadhiga xiga nooga dhig inshaallaah ❤

  • @AliHarestoOlow
    @AliHarestoOlow Před měsícem

    Baarakallahu feek akhi

  • @deeqacabdi2576
    @deeqacabdi2576 Před měsícem

    Interesting 😮

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 Před měsícem

    Yes teacher noo soo samey qorshe 1 isbuuc❤❤

  • @CawoMaxamud-jv7es
    @CawoMaxamud-jv7es Před měsícem +2

    Ka soo samee ustaad

  • @bigmoha-oj7zu
    @bigmoha-oj7zu Před měsícem +1

    Thanks ustaad

  • @faaruuqtech..7609
    @faaruuqtech..7609 Před měsícem

    Masha-Allah Ustaad shukran

  • @ismailali3501
    @ismailali3501 Před měsícem

    Salmaan maadow guuleyso teacher wado fiican heysaa

  • @HassanDool
    @HassanDool Před měsícem

    Allah yacisak wll 🎉❤😂❤

  • @user-lb4su6kp7c
    @user-lb4su6kp7c Před měsícem

    Haa macalin waa muhiim ka soo hadal

  • @motivational_video266
    @motivational_video266 Před měsícem +2

    Nooga soo samee ustaad

  • @omarhaadnaan
    @omarhaadnaan Před měsícem

    Mahadsanid ustaadi
    Weekly plan see loosameeyo noozo duub

  • @fruitburst8324
    @fruitburst8324 Před měsícem

    Jadwalka isbuuclaha waan u bahanahay ustaad

  • @b.00.00
    @b.00.00 Před měsícem +2

    Aniga 63 saacadood aan firaaqo ahy ina ka faaideesto allaha igu duwo.

  • @AmranyusufAden
    @AmranyusufAden Před 16 dny

    M.a àbowe thanks

  • @games-qasham5279
    @games-qasham5279 Před měsícem

    جزاك الله خيرا

  • @suhaybzaam0050
    @suhaybzaam0050 Před měsícem

    Haa kasoo samee macalin

  • @jannaalemedia1906
    @jannaalemedia1906 Před měsícem +3

    Challenge ayaa ila bilaabaya in maanta laga bilaabo aad xisaabisid wakhtigaaga

  • @abdihakiimahmedbudul4694
    @abdihakiimahmedbudul4694 Před měsícem +1

    asc ww waad mahad santahay ustaad , mar Qorshaha 1 Usbuca noo soo samee

  • @xudayficabdale
    @xudayficabdale Před měsícem

    qorshaha wigllaha ka soo samee ustaad

  • @hamzaabdiraxmanmcalin6453
    @hamzaabdiraxmanmcalin6453 Před měsícem

    Masha Allah ustd

  • @abdikafiahmedabdikadir4934
    @abdikafiahmedabdikadir4934 Před měsícem

    Ustd qeyr Allah kusiyo no so sameey

  • @ibrahimismacil__777
    @ibrahimismacil__777 Před měsícem

    Mahadsanid Ustaad ❤

  • @ZakaryeDhagacade
    @ZakaryeDhagacade Před měsícem

    Ustaade mahadsanid ❤

  • @Boorow-j9e
    @Boorow-j9e Před měsícem

    Ustaad waadku mahadsantahy

  • @yaxyeyare3378
    @yaxyeyare3378 Před měsícem

    Ustad noo so samey wa rabnaye 👍

  • @somaliislamic2460
    @somaliislamic2460 Před měsícem

    11:52 ustaaad nooso diyaari insha allah

  • @abdullahiabdirashid3479
    @abdullahiabdirashid3479 Před měsícem

    Dhabtii Muqaalkan waxa uu ku soo aaday waqti aan baahi weyn u qabey qorsheynta isbuucayga
    Natiijada idinka alle waan kula soo socodsiin
    Mahadsanid ustaad

  • @ahmedshutter2359
    @ahmedshutter2359 Před měsícem +1

    USTAD ILLAHY HA KA ABAL MARIYO SIDA HUFAN EED NOO GU SOO GUD BINEYSO BARNAMIJYADA AAD KA U FAIDADA BADAN SIDO KLENA WAXNU KA COD SANEYNA INAD BARNAMIJKA XIGA NOO GA DHIGTO SIDA QORE ISBUUCLA LOO SAMESAN KARO. MARLABAD MAHADSANID USTAAD.

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Před měsícem

    Waqtigaga wa lacag nagalama dhadhicin karo ustad Funny ba noqtay 😂
    Waxa nasib daro ah In qoraxdu kugu dhacdo adigo wxba kugu so zaidin ama adan faidin that's it ❤

  • @SACIID-YARE-BSM
    @SACIID-YARE-BSM Před měsícem

    Ha ustad no so same❤

  • @Tozerikar
    @Tozerikar Před měsícem

    ustad Alle haku sharfo . waxan rabe inad muqal kasamesid dadka habenki shaqeyo o subaxi jiifo

  • @cabdalleibro7148
    @cabdalleibro7148 Před měsícem +1

    Habkaad hal usbuuc u nidaamin lahayd wakhtigaaga Istaad noo soo samee.

  • @ramadaanibraahim5609
    @ramadaanibraahim5609 Před měsícem +1

    Haaa ustaad inoo soo sameee pls

  • @liibanalfatih
    @liibanalfatih Před měsícem

    Ustaad jaamacadee dhigtaa

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před měsícem

    Haaa hal isbuuc qorshe waa muhiim ustaaad

  • @AyuubXasan-ev9rd
    @AyuubXasan-ev9rd Před měsícem

    masha allah ustaad

  • @AnasBashir-o8w
    @AnasBashir-o8w Před měsícem

    USTAAD NOO SOO SAMEEY ADOO RALI AH NOO COORAACSII BUUGYARE ASBUUCLA AH MAHADSANID

  • @foosqorane6570
    @foosqorane6570 Před měsícem +1

    Ustaad kuso dar qorshe asbuucle plz

  • @user-ih2dt1kf5d
    @user-ih2dt1kf5d Před měsícem

    Ka soomee ustaada❤

  • @user-bb6yz3pf5j
    @user-bb6yz3pf5j Před 19 dny

    Nooga dhig❤😊

  • @NimcoMuuze-ji4tc
    @NimcoMuuze-ji4tc Před měsícem +1

    Ustad noga zodhig mandoc xiga

  • @vlogs364
    @vlogs364 Před měsícem

    Hal isbuuc fashion nooga sameee ustad

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před měsícem +1

    Halkaan kama maarmo🎉❤

  • @-ibnucali
    @-ibnucali Před měsícem

    ❤❤❤ 4:32

  • @AadanFarxaan-ct4py
    @AadanFarxaan-ct4py Před měsícem +2

    ustaad booklet wakhtiga aan ku dabo geli karno ma inoo hadyadeyn kartaa

  • @AnasAbdulaziiz-rw8hh
    @AnasAbdulaziiz-rw8hh Před měsícem

    Ustaad waad mahadsan tahay week plan soo samee

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy Před měsícem +1

    m.a ustaad mawduuc yada waxtar ka leh noosoobadi

  • @Caliyaremuqdisho
    @Caliyaremuqdisho Před měsícem

    Thanks

  • @mohacaddeooyaayecadde5608
    @mohacaddeooyaayecadde5608 Před měsícem

    Isbuuc inooga soo dhig ustaad

  • @mahadmohamed863
    @mahadmohamed863 Před měsícem

    Time is your life

  • @Bacdoow11
    @Bacdoow11 Před 12 dny

    11:22

  • @Vevoaudiobooks72
    @Vevoaudiobooks72 Před měsícem

    Inoo soo samee muqaal isla xisaabtanka isbuucleh ah

  • @abdullahifarah2140
    @abdullahifarah2140 Před měsícem

    Weekly Plane kaso Hadal Ustaad shukran

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 Před měsícem

    ustaad jizakalaahu kheeyran kheeyral jazaa . noo soo samee weekly plane sida loo sameeyo adigoo mahadsan

  • @ismailali3501
    @ismailali3501 Před měsícem

    Macalin salmaan sidaan u baraaruji mar walba dhalinta timaha ku ciyaarta

  • @ahmednourabdi2259
    @ahmednourabdi2259 Před měsícem +1

    Asc ustad horay usoco

  • @user-zq3kb1ix1g
    @user-zq3kb1ix1g Před měsícem

    Soo samee ustaad

  • @abdallaabdi25
    @abdallaabdi25 Před měsícem

    Ustada Qorshaha is buuc laha inoo soosamey. Mahadsanid

  • @moubarekmahamoud4136
    @moubarekmahamoud4136 Před 20 dny

    Ha ustaad hal usbuuc please

  • @user-ty8ck6oy5y
    @user-ty8ck6oy5y Před měsícem

    Mahadsanid ustaad salmaan aniga waxan ka faaidaystay buugii 12weeks run ahaantii aad buu ii caawiyey.

  • @iqranuun726
    @iqranuun726 Před měsícem

    Hal isbuuc sida loo qorsheeyo soo diyaari ustaad

  • @kingfariid27
    @kingfariid27 Před měsícem +1

    Ustaad waxaan ka mid ahay dadka kugu xiran please buuga layiraahdo ANIGA KUMAAN Ahay. noo soo akhri waa buug dhalinta anfacaayo

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Před měsícem

    USTAAAD MAHADSANID

  • @cabdixafiidelmi4329
    @cabdixafiidelmi4329 Před měsícem

    Sida waqtiga umaarin lahaa Ayaan maskaxdiida ku wareegsanaysay.
    Sida waqtiga umaarin lahaa,
    Waa isku dayay lkn ma noqon mid aan ka guulaysto.

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Před měsícem

    Ustaad waa ku taageeraa

  • @axmedhaadi5386
    @axmedhaadi5386 Před měsícem

    Ustaad isbuuca siday loo dajiyo jadwalkiisa noogusoo dar

  • @ClxakiinMukhtaar
    @ClxakiinMukhtaar Před měsícem

    Isbuuca😊

  • @Mahad20110
    @Mahad20110 Před měsícem

    ustaad weekly plan-ka nla wadaag

  • @jacfarwadani2200
    @jacfarwadani2200 Před měsícem

    Ustaad noo soo samee weakly plan

  • @fuaadiisaa
    @fuaadiisaa Před měsícem +1

    ustaad fadhiga week dambe kadhig week sida loo qorsheeyo

  • @NuurNaax-xe6iq
    @NuurNaax-xe6iq Před měsícem

    Haa ustad hal isbuuc