Sida goor hore u toosi kartid maalin kasta

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Tusmada Fadhiga:
    00:00 Hordhac
    01:24 Tusmada
    01:52 Afoogy
    03:03 Subaxda...
    05:12 Sida loo wanaajiyo Maalintaadi?
    06:00 3 Guntin
    07:46 Xalka
    09:45 Gabagabo
    11:23 Iswaydiinta
    Tixraaca/Refrence:
    - Quraan
    - Axaadiith
    - www.islamweb.net/ar/article/2...
    - hadeethenc.com/ar/browse/hadi...
    - www.newtraderu.com/2023/03/07...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afoogy-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 117

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před 2 měsíci +19

    Afoogy kala 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿:
    ☎ 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: wa.me/252619898954
    📞 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: t.me/afoogy

  • @som2323
    @som2323 Před 2 měsíci +47

    Wlh aniga Tijaabiyay labo ku tadaal Salaada Suabax jameeco iyo salaad leyl Wax walbo hami ah aduunyo iyo akhiraba waad heleysa 💯

  • @Sucaado123
    @Sucaado123 Před 2 měsíci +11

    Alx Wxn ahy ardy wxana hbn walba seexda 21:30 illa 22:30
    Xiligii dambo hbn walpa 04:00 Ayaa soo toosa leylkeyga dugtaa qur'ankyga aqrista
    Quraacdeydaa sameystaa Ano jawi dagan 07:00 baxaa alx🤲
    Wxn rjyna ardy ksto udhaqmo free yacni kafikirin kwrn hda dhafarto wx barashadaadii beri sidey noqon doonta badal jadwalkaas mha mid ku anfacaye👍

    • @AsmaIsmailAli
      @AsmaIsmailAli Před měsícem +1

      Sxb leylkaga qarso waa sir alle iyo adiga idin ka dhexeysa lama sheg shego

  • @user-qx3hs3mf2r
    @user-qx3hs3mf2r Před 4 dny

    Qulya ayu halkafiruun inaa la aqristona wa muhim ah maxayele waxa ay ka ilalinysa riyoyinka xunxun 😢😢❤

  • @barashadacilaansaarka8746
    @barashadacilaansaarka8746 Před 2 měsíci +2

    Waligey caawa ka hor ma ku arkin xitaa markaa comment soo qoraayay xitaa kuma dhageesan
    Lkn waxaa thy qofkii ugu wanagsanaa ee CZcams ku arko masha allah
    Allah haku karaameeyo❤❤❤❤❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před 2 měsíci +26

    Video gaan waa inoo muhiim ardayda galaysa imtixankan dugsiga sare alah hanawad cawiyo😮😮

  • @maxamedsiciid1483
    @maxamedsiciid1483 Před 2 měsíci +15

    Ustaad run ahantii waxa ku fiicneed ina noqoto macalimiinta somaliyeed macalin ay ku daydaan❤😭

  • @AdamAbdirashid-en3lj
    @AdamAbdirashid-en3lj Před 2 měsíci +6

    I wake up at 5 :00 am Alxamdullilah

  • @ayaandaarood
    @ayaandaarood Před 2 měsíci +4

    Macalin waa mhdsanthy wanagaga xqiiqdii xalaka wanagsaneen kujiro baad ka hdashy ilahy baa mhad iska leh wllhi ❤❤الحمد لله 😊😊

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah shukran walal kusali nabiga scwscw scwscw scwscw ❤️🥰

  • @ASMAAABUKAR-qu9th
    @ASMAAABUKAR-qu9th Před 2 měsíci +1

    Macalin qiimo leh ilaahy haku barakeeyo❤❤

  • @AbdullahimohamedAbdullahi

    Mahadsanid in a badan ustaaad qaali

  • @ayaanaxmedshire2459
    @ayaanaxmedshire2459 Před 2 měsíci +1

    Asc ustaad salmaan haddii aan qof wax ka fa'ido adiga ayaa aan kaa faa'iidaa alle haku barakeeyo abaalkaagana janno haka yeelo insha allaah thank you.

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo Před 2 měsíci +1

    Masha Allah ustaad Allaah ku dhowro siwanaagsan oo fasiix iyo deganaan eh ayaa u hadashaa Maasha Allaah

  • @MaanYare-hk6ll
    @MaanYare-hk6ll Před 9 dny

    Salmaan maadoow is old legend❤

  • @ismailali3501
    @ismailali3501 Před 2 měsíci

    Masha allah

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad imbadan

  • @Muhsin_Ciiltire
    @Muhsin_Ciiltire Před 2 měsíci

    Mahadsanid

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 Před 2 měsíci

    Masha Allaah.
    Mahadsanid Macalin Salman maadow

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn6155 Před 2 měsíci

    جزاك الله

  • @mohamud2907
    @mohamud2907 Před 2 měsíci

    Shukran ustad

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 Před 2 měsíci

    Masha Allah

  • @ridwaanmaxamuud7249
    @ridwaanmaxamuud7249 Před 2 měsíci

    جزاك الله خيرا

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před 2 měsíci

    Jazakallah

  • @user-iq6is4hw7y
    @user-iq6is4hw7y Před 2 měsíci

    جزاك الله خيرا معلمي

  • @emiir252
    @emiir252 Před měsícem

    mahadsanid moalim

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 Před 2 měsíci

    صلى الله عليه وسلم

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 Před 2 měsíci

    جزاك الله خيرا استاذ سلمان

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d Před 2 měsíci

    Jazaka Allahu kheyr
    Runahaantii waa muqal waxtarleh

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts Před měsícem

    Mahadsanid wll

  • @sayidali5513
    @sayidali5513 Před 2 měsíci

    Jazaaka Alaaaah khyrla Aljazaa Ustdi

  • @engmohamedhassanbile586
    @engmohamedhassanbile586 Před 2 měsíci

    Mashallah Mahadsanid walaal ustaad.

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed Před 2 měsíci +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @SadiyaAbdirahmanAli
    @SadiyaAbdirahmanAli Před 2 měsíci

    شكرا

  • @cabaasgamer201
    @cabaasgamer201 Před 2 měsíci

    Thnku❤

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 Před 2 měsíci

    Jazaakumallah khayr walaalow. We need more bararujin.

  • @habsaesse6987
    @habsaesse6987 Před 2 měsíci

    Mashllh

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx Před 2 měsíci

    Jazakalaah wll salmaan

  • @faadmasuldan7737
    @faadmasuldan7737 Před měsícem

    Insha allh mhdsnd

  • @mahadali769
    @mahadali769 Před měsícem

    shukran ustaad ilaahey haku barakeyo cilmigaaga

  • @user-xd7st5wf5q
    @user-xd7st5wf5q Před 2 měsíci

    Thank you salman madow

  • @mariashamzi
    @mariashamzi Před 2 měsíci +1

    Thanks ❤

  • @farahmacruuf2925
    @farahmacruuf2925 Před 2 měsíci

    جزاك الله يا استاذ

  • @mahadmama3487
    @mahadmama3487 Před 2 měsíci

    Wow what a teacher thanks ustaad ❤

  • @Biiximaxmud
    @Biiximaxmud Před 2 měsíci +1

    جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك وبيض الله وجهك وجعل الجنة مثواك

  • @cxakiinismaaciil4863
    @cxakiinismaaciil4863 Před 2 měsíci

    جزاك الله خيرا جزا

  • @Abdimalik_Educate
    @Abdimalik_Educate Před 2 měsíci

    Masha Allah, video quality leh , salmaan maadow waa mahsanthy

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před 2 měsíci

    Thanks a lot 🙏

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad 💯

  • @dagan12349
    @dagan12349 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @user-hd3lb2dz7x
    @user-hd3lb2dz7x Před 2 měsíci

    Thanks

  • @burhanbii
    @burhanbii Před 2 měsíci

    Ustad waa mahadsantahay ❤

  • @hamsedesinger
    @hamsedesinger Před 2 měsíci +1

    Mansha allah wllhy waa qodob muhiim ah ustaad❤

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před 2 měsíci

    M.A guuleyso🎉

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 Před 2 měsíci

    Salalaahu Calayhi Wasalam

  • @AhmedAbdullahiGelle
    @AhmedAbdullahiGelle Před 2 měsíci

    Ustaad Salmaan Maado
    Allaah haku Sharfo.
    Runtii Fadhigan waa Xaqiiqo taabanaysa Nolosha Qofka Bini Aadamka ah.
    Waxaad soo gudbisey Furaha Guusha Aduunka iyo Aakhiro laba daba.

  • @XAAFIDMEDIA-zv8sg
    @XAAFIDMEDIA-zv8sg Před 2 měsíci +1

    M.a ustaad salmaan mhdsnd ❤

  • @Fadir9999tAbdullahi
    @Fadir9999tAbdullahi Před 2 měsíci +1

    Wllhi cashirkaan kaligey ow ugusocdaa😢😊

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS Před 2 měsíci

    Golden voice❤😊

  • @user-sq3zp5yq9p
    @user-sq3zp5yq9p Před 2 měsíci

    Gold voice😍

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 Před 2 měsíci

    Masha Allaah, aadbaa umahadsan tahay ustaad salmaan madow
    isbedel ayaan isku arkay markaan muqaalkaga daawaday .

  • @zuuzuu3606
    @zuuzuu3606 Před 2 měsíci

    Jazadada Allah

  • @HabyzaneMaxamad
    @HabyzaneMaxamad Před 2 měsíci

    Shugaran wll horay usoco

  • @nursing170
    @nursing170 Před měsícem

    Sidaan u jeclaadey page kan iyo hadalka machallah

  • @SamiraAbsuge
    @SamiraAbsuge Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @iconicon3381
    @iconicon3381 Před 2 měsíci +2

    8:32

  • @AbdirahmanMore
    @AbdirahmanMore Před 2 měsíci

    Labadan habeen 3 aan seexdaa wlhi faaido weyn ayaa kujirto dhalinyaro dhafrta iyo malacyanika aan iska dhaaf ❤❤

  • @ahmedabdi1119
    @ahmedabdi1119 Před 2 měsíci

    Insha allah waan ku dagaala hduu alle idmo

  • @liibaanmaxamed4383
    @liibaanmaxamed4383 Před měsícem

    Ustaad qaybta walwalka sidee lo mareya adiga oo mahadsan

  • @user-hb3lb1vw5b
    @user-hb3lb1vw5b Před 2 měsíci

    Sallalahu caleyhi wasalam

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam24 Před měsícem

    Xage waye

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Před 2 měsíci

    Mahad sanid Ustaadii 👍

  • @Balaayada-cadeed
    @Balaayada-cadeed Před 2 měsíci +1

    Soo daa....❤❤

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug Před 2 měsíci

    Wa qosle wllhi ku tager salman😂❤

  • @Umutaqiya
    @Umutaqiya Před 2 měsíci +1

    Diyar ustaad insha allah wan sugayna

  • @Salim_Abdalla
    @Salim_Abdalla Před měsícem

    3:43 dawanoya oo heben nimo😢

  • @mrxuux
    @mrxuux Před 2 měsíci

    Habeenkasta 3:00AM seexdaa waxaan soo kacaa 8.😢😢7

  • @naasix9080
    @naasix9080 Před 2 měsíci +2

    Waxa sabab u ah in uu qofku tadbiiqin waayo arimaha aad ustaad ka dhawaajisay waa In wakhtiga ay ku qaatan wax kale oo wakhtigaas ka lumiya sida isticmaalka mobile ka.

  • @user-gc5or2ly8c
    @user-gc5or2ly8c Před 2 měsíci

  • @Sucaado123
    @Sucaado123 Před 2 měsíci

    19:08 ayaan daawanya

  • @deeqshowtube
    @deeqshowtube Před 2 měsíci

    Masha Allah ustd Allah ku barakeeyo aqoontaada

  • @cumarxashi2469
    @cumarxashi2469 Před 2 měsíci

    Ustad mahadsanid
    Muqalka xiga waxaad nooga dhigta salatu leylka.

  • @Chelsea.35
    @Chelsea.35 Před 2 měsíci

    Thanks brother

  • @hilowle3496
    @hilowle3496 Před 2 měsíci +1

    USTAAD ISKAABULO MAA TAHAY 😂WAA MAXAY SARIIRTA HAL JIIFKA AH💔😭😂😂😂

  • @user-gv6kn7dv2j
    @user-gv6kn7dv2j Před 2 měsíci

    wlhi waa 1:50 wye sacnana so jedaa🥹

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 Před 2 měsíci +1

    lpx sidhen usokaac lix saac oo duhur nimo ?.

  • @Abdirahman-uu6iq
    @Abdirahman-uu6iq Před 2 měsíci

    Aniga dhibka i heysta waxaa waaye; hadaan fiidki seexdo ama xitaa maqribki' salaada subax markaa usoo kaco hurdada waan ku laabtaa hadaan ku laaban madax xanuun ayaan dareemayaa iyo caajis waa inaa 3 saac dheeri ah sii hurdaa 😢

  • @barashadacilaansaarka8746
    @barashadacilaansaarka8746 Před 2 měsíci

    Wax barashada lacag la an miyaa😢😢😢

  • @ubaxmaxamud9480
    @ubaxmaxamud9480 Před 2 měsíci

    mahadsnid ustaad"sido kle marakd si seexanyso hadad Xawqalda ku sio seexto waxaad arakaysa subaxi iyada on sacdba ku kacin inad so Kacaysao shukaran ustaaad Salman

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 Před 2 měsíci

    Wcs sadaam waraxma (TULAAHI) wabarakaatu

  • @SaxnuuniYare
    @SaxnuuniYare Před 2 měsíci

    22:21 ayee thy xiliga muqaalkan fiirsanoyo

  • @nasserothman4950
    @nasserothman4950 Před 2 měsíci +1

    Aduunka hurdo ugu jecelhy waxaana sabab u ah 💀دق النجر

  • @user-hk7uq3wt4t
    @user-hk7uq3wt4t Před 27 dny

    Ustaad mad iga wcisid sida loola soo dego photoshop cc2022 webka get into pc wn fahmi waye waqti yar 5min hadad i heli karto
    Mahdsanid

  • @NIDAAMITECH
    @NIDAAMITECH Před 2 měsíci

    Cajis ayaa noodiidan macalin

  • @wakeupreality145
    @wakeupreality145 Před 2 měsíci

    Yaab wlhi anigoo daawanaya muuqaalkan 01:47 daqiiqo ayuu dhahay waxay ku gaaryey 01:47.
    0:50

  • @cabdalesheekhmustafe5036
    @cabdalesheekhmustafe5036 Před 2 měsíci +1

    Waxaa iidiidan inaan mopilka aanan lasoo kalo baxo waqtigaan hurdo ugu talo galay

  • @SHEIKH-MUSTAFA-u5v
    @SHEIKH-MUSTAFA-u5v Před měsícem

    Lacag miya waxbarashada

  • @minim8871
    @minim8871 Před 2 měsíci

    Macalin 2 luqadood sida arabic iyo english hal mar ma baran karaa O diploma maka qadan kara O macquul ma thy sidas ayn rabaaye

  • @amiinbinaxmed1505
    @amiinbinaxmed1505 Před 2 měsíci

    Sida ay ila thy dadka Habenki shaqeyo ma quseyso somhn . Sida aniga o kale

  • @Randa17
    @Randa17 Před 2 měsíci +3

    Jamacada umadda saan ugly wali 11 pm xataaa masexan😂10 pm aaba ila ah inaa dhafray.

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Před 2 měsíci

      Macnaha Beerka la iska tirsadda miya jamacadas 😂😂guleyso