Saykaloojiyada dhiiragalinta aadanaha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Waxaa ku falanqaynaynaa saykaloojiya cilmi nafsiga aadanaha iyo saamayntiisa
    Tusmada Fadhiga:
    00:00 Hordhac
    02:09 Tusmada
    02:49 Ogaysiin
    04:02 Qeexitaan!
    05:03 Cilmi baaris
    06:34 Qur'aanka.
    08:06 Xadiith!
    08:33 Faaido ma laban
    10:18 Gabgabadii
    11:35 Iswaydiinta Fadhiga
    Marjic(Refrence):
    1. en.wikipedia.org/wiki/Candle_...
    2. • Dan Pink Candle Problem
    3. / motivation-problem-the...
    4. / what-candle-problem-te...
    5. learnenglish.britishcouncil.o...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin

Komentáře • 111

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669 Před rokem +34

    Iyado Dadka Oo Dhan Ay Wada Mashqulsanyihin Hadana Waxa Jira qof Wanagsan Oo Akhrinaya Qoralkayga ❤✌️

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi Před rokem +17

    Su1:Waxaan ka dhigtaa dhiiragalin in aan mishaarkayga kala bar bixiyo haddii aan hawshaas joojiyo sabab cad iyadoo aan la haynin
    Su2: Bulshada aan ku noolahay iyo caadooyinka aan fiicnayn ee igu xiran , labadaas ayaa ah kuwa ugu badan ee caqabad ahaan iiga hor'imaad.
    Intaan haddii aad soo gaartay fadlan like-saar faallada🎉

    • @hooyomoomo8903
      @hooyomoomo8903 Před rokem

      Bisha danbe hadaad hadafkaaga ka daahidid mushaharkaaga qabta aad bixineesid igu so wareeji 😁

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 Před rokem +3

    Macalin markaad janis heshid buuga rich dad poor dad cashar nooga soo samee ❤❤❤

  • @axmedxuseen-gx6ot
    @axmedxuseen-gx6ot Před rokem +5

    Allah wuu ogyhy wax walba oo aad u baahan thy asigaana ku siin doono xilliga ugu haboon😢

  • @fatmahappy2911
    @fatmahappy2911 Před rokem +3

    Aniga hadaan howl ka caajiso waan is canaantaa runtii waxaana xasuusta inaan kasocdo dunidan aysan wanaagsaneyn inaan waqtiga lumiyo sidaas isku socodsiya❤

  • @MowliidAbuukar-vp3os
    @MowliidAbuukar-vp3os Před 7 měsíci

    MashAllh macalin aad iyoaad baad u mahasan tahy intii aan ku xirnaa casharadaada waxa badan baa ka faaiidey

  • @alxikmamedia4462
    @alxikmamedia4462 Před rokem +2

    Marka aan rabo inaan yool gaaro naftayda balan qaad shaqsi ah ayaan usameeyaa ustaad alx wan ku faa'iiday 💯🥰 wadna ku mahadsan tahay ustaad barnamijka no so gudbisay

  • @MrShirwa-cw5bm
    @MrShirwa-cw5bm Před rokem +6

    Nabi muxammad s❤c❤w

    • @user-nn4cn2iz3o
      @user-nn4cn2iz3o Před rokem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @greatethingstakegreattime5263
    @greatethingstakegreattime5263 Před 10 měsíci

    Wlhi markii hore ayaan jwbta keenay oo Aad 5ta ilbiriqsi isiisay waxaana dhahy in kartoonka aan derbiga ku dhajiyo kadibna aanku dhaxrido shumaca Aallahu Akbar ilaahow adaa mahad iska leh

  • @A.rahmanadam
    @A.rahmanadam Před rokem +5

    Anuu waxaan leeyahay channel kan waxaanan rajaynayaa inan saadoo kale ustaad inan ku anfaco dadka kamana daali doono inshaallh
    Hadad jeceshahay #graphicdesign ama aad garanayso qof daneeya hoos noogu yeedh 🎉❤
    Mahadsanid ❤

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 Před rokem

    Ustaad salaman jzaaka allah kheyran runtii dhibaatoyinkq aduunka ma dhamadan ruuxi se garta in nafsaddiisa iyi sheydhaaanka adow ay ku yihin si dhab ah 2aad ugu adkada wuu guuleystey

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Před rokem

    Mahadsanid ustaad salmaan👏🏽

  • @abdirahmanmousefarah9944

    Masha Allah wll Salmaaan Maaadow ❤

  • @SuhaybCabdi-px8wk
    @SuhaybCabdi-px8wk Před rokem

    Mnsha. Allah ustaad

  • @SaruurBudul
    @SaruurBudul Před rokem

    Mansha Allah ustaad Maadow guulayso

  • @user-bt3ye3vg9v
    @user-bt3ye3vg9v Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @BiikoleAdan-xz2yr
    @BiikoleAdan-xz2yr Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @calicawil3881
    @calicawil3881 Před rokem

    شكرا أستاذ

  • @mohatahlil4941
    @mohatahlil4941 Před rokem

    Mahadsanid 🙏 s.m

  • @bahjaabdikadiradan3529

    Mahadsanid ustaad Salman madow

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 Před rokem

    Masha allah ustad guulayso.

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Před rokem

    Shukran ustaad

  • @farsamdagacant123
    @farsamdagacant123 Před rokem

    Ustaad guulaysa

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 Před rokem

    Thank ust maadow

  • @MARDHIG
    @MARDHIG Před rokem

    Mahadsanid macalin

  • @fathiwadani7107
    @fathiwadani7107 Před rokem

    Mahadsanid ustad Salman 🙏🙏

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s Před rokem

    Thanks teacher madow

  • @Cloudssky-hi8mh
    @Cloudssky-hi8mh Před rokem

    Mahadsanid ustaad maadow

  • @yaxyemawlid-ev2gi
    @yaxyemawlid-ev2gi Před rokem +1

    mahadsanid ustaad

  • @janninaomar4853
    @janninaomar4853 Před rokem

    Mahadsanid ❤

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Před rokem

    Jazaaka Allah ustaadi

  • @abdurahmanduale2070
    @abdurahmanduale2070 Před rokem +1

    mansha allah ustaad ilaahay ha ku bararkeeyo arrimaha nafsiga ah aad uga so hadal

  • @siyantoosentoo7087
    @siyantoosentoo7087 Před rokem

    Allah haku barakeeyo

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před rokem +2

    Absolutely ❤ ustaad 🥰👏🙏💯🙌

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani Před rokem

    Mahadsanid ustaad Allaha ku dhowro

  • @akbooraash3287
    @akbooraash3287 Před rokem

    Thnks ustaad madoow

  • @AbdullahiHussainJillibey-yj3hh

    Mhd ustaad maadow

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Před rokem +2

    Ustaadii thank you 😊❤😅

  • @englukmanfarhan4391
    @englukmanfarhan4391 Před rokem

    Mahadsanid salman waan kuula dhamaystay

  • @rajab1365
    @rajab1365 Před rokem

    لآ اِلَهَ اِلّا اللّهُ مُحَمَّدٌ رَسُول اللّهِ !!

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Před rokem

    Waanku salaamay mcln sare

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 Před rokem

    شكرا جزاك الله خير أستاذ

  • @ashkiromohummad9077
    @ashkiromohummad9077 Před rokem

    Thanks teacher

  • @umrimuseh6797
    @umrimuseh6797 Před rokem

    شكرا جزاك الله خيرا يا اخي

  • @suleekhaabdala5003
    @suleekhaabdala5003 Před rokem +1

    ❤❤❤ ku dhamaysanay ustaad Thnks
    Ani ahan waxan jeclahay ganacsiga kolka waxa niyadayda ku soo dhaca ganaci nooca kolkan is dhaho ku dhaqaaq ayaa wakhtigu iidiida lkn mar uuna ka guulaysanaya wakhtiga

  • @queensuad3301
    @queensuad3301 Před rokem +2

    Adigaa mudan wll
    Runtii waxbadan ayaan kaa faaidnay❤

  • @happy04188
    @happy04188 Před rokem

    Mahadzanith macalin

  • @ibraloveofficial6565
    @ibraloveofficial6565 Před rokem

    Masha Allah
    Ustad Allah haku dayo mahdsnid ustad

  • @user-wv2sp1rv6u
    @user-wv2sp1rv6u Před rokem +2

    Mahadsanid ustd coursada waxaan rajeyneenaa iney noqoto mid na anfacda lana jaan qaadi karta daruufteena ardaynimo iyo jeebkeenaba i.a

  • @axmedxuseenchanel2928

    Thanky you so much teacher maadow

  • @Mawada1111
    @Mawada1111 Před rokem

    Good

  • @user-tk9dx1rn2v
    @user-tk9dx1rn2v Před rokem

    Asc waan idin salaame

  • @kaynamaanka1788
    @kaynamaanka1788 Před rokem

    Foryou isoo qabo nia

  • @KamalSaid-nn1nu
    @KamalSaid-nn1nu Před rokem

    MiRACLE MORNING

  • @abdullahkaska6841
    @abdullahkaska6841 Před rokem

    Mar marsiyo joogti ah

  • @aaminabulaale5982
    @aaminabulaale5982 Před rokem +1

    صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @clraxmaanibraahim6548

    Ustaad waa caajis

  • @MaslahRaage
    @MaslahRaage Před rokem

    Waan dhameystey

  • @mohamedilyashajji2167

    Salmaan Maadow❤

  • @mohamedliban2474
    @mohamedliban2474 Před rokem

    Waan ku la socdey

  • @ifka1414
    @ifka1414 Před rokem

    Mhsanid mcnlin❤

  • @bedrikhadar5770
    @bedrikhadar5770 Před rokem

    ❤ I'm the one😊

  • @zuusuu66
    @zuusuu66 Před rokem +1

    12:18

  • @khalilmaxamedabdi4124

    Wll ustaad allaha ku barakeeyo runtii si shakhsi ah kuuma aqaano lkn wxn ku xidhanahay bartan mudo dheer runtii aad baan kuu ixtiraama alle dartiina wn kuu jeclahay

  • @naciimohassan9897
    @naciimohassan9897 Před rokem

    Carabina ku soo daray ustad

  • @apdulrizackmk6275
    @apdulrizackmk6275 Před rokem

    Masuul ayaantan waad naga mashquushay

  • @bula311
    @bula311 Před rokem

    Waad mahadsan tahy ‏‪8:51

  • @wllmaankey2958
    @wllmaankey2958 Před rokem

    Mahad sanid al ustaad madow

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Před rokem +1

    😊🎉

  • @naasix9080
    @naasix9080 Před rokem +1

    Dabacan hadii aad ustaad soo dhamayseen course kii Englishka waxnu rajaynaynaa in aad sidii hore muqaaladeenu taxane inoo ahaado .
    Mahadsnid

  • @FarhioAbdi-sj9ox
    @FarhioAbdi-sj9ox Před rokem

    Markastoo aan yooldajiyo ayaamo kadib waan dhibsadaa

  • @sacadyare8733
    @sacadyare8733 Před rokem

    Motivationka wuu ka waalaya wlhi kkk😂

  • @zahidaalimahdi3563
    @zahidaalimahdi3563 Před rokem

    Ustd waaku mahadsan tahy latalintaada wngsn

  • @MuhsenUpdykaremShiekh-ei5fz

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك يا صاحب القلم الحر الذي لا تضيع وقتك وجهدك واهلك

  • @mahamed-MHD
    @mahamed-MHD Před rokem

    Maalin walba video ino soo dhige sii Ayaan kage fa.iido macali

  • @1_MACHADKA_Al_ASXAAB
    @1_MACHADKA_Al_ASXAAB Před rokem

    Waad uqalantaa intaas iyo inkabadan in lagula joogo mcl

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Před rokem

    Aniga kow ilahay darting waxa inuu i anfaco kadibna dadka kusii anfaco ❤

  • @faysalcabdullqaadir6549

    Comments 1aad

  • @ikhlaasabdirahman1074

    Faaido ayaan ka dhax galy mhdsnid wll

  • @MrAweys
    @MrAweys Před rokem

    Live miyaa mase

  • @abdifatahsupparka6843

    Ustaad @Salmaan marka laga soo tago muuhimadda cinwaanada aad soo gudbiso iyo habka aad usoo gudbiso, arinta aad gaarka la tahay oo cajiibka ah waa soo xigashada(references) dad khuburada ah ee horey wax uga yiri Mowduuca aad soo gubinayso, Mahadsanid.

  • @xaliimomaxamed1326
    @xaliimomaxamed1326 Před rokem

    Masha allah ustaad mahad sanid

  • @Adamalimaxamed
    @Adamalimaxamed Před rokem

    Daaqad ayaa ku dejinlahaa

  • @bashiirxirsi8199
    @bashiirxirsi8199 Před rokem

    Jumco wanagsan

  • @maslahabashir4193
    @maslahabashir4193 Před rokem +1

    Course-ka website-ka kuma jirtee meeL kale miyaa lagu soo bandhigaa Ustaad

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 Před rokem

    Ustaad Maadoow Masha Allah hadii aad maalin walbo muqaal sogaliso waan daawan laha maalin walbo faa'iidooyin ayaan kahelaa muqqaaladaada

  • @Garasho-ef2nw
    @Garasho-ef2nw Před rokem

    Wll mahadsanid lkn waxan raba inan wax kaa codsado ( wll maalamaha qaar muuqalo taarikhda aqoonyahanki islamka ka hadlaya noo soo dhig sian dhiiri galin uga helno mahadsanid❤

  • @abdinasirissackmohamud3515

    Sababta koo waad hadafyada ayey kuxiranthy qof waliba hadaf gaar ah ayuu leeyahay tusaale aniga waxa aan dhiiro gelin ku dhika. Lahaa oo is hirtaajin lahaa wax yaaba aan helo iyo wax yaabaha aan kagudbo hadii aan waxaas sameeyo

  • @user-ef8pe4cc6e
    @user-ef8pe4cc6e Před rokem

    Sidee aan kaalinta 1aad aan kugali karaa schoolka mar walbo una noqon karaa fasalka qofka ugu sareeyo salmaan maadow sxp

  • @maxamed.dayib1
    @maxamed.dayib1 Před rokem

    Haa waxan wadaa luuqada waxaana yool ii ah la taaban karo inaan wax ku barto si ka sareysa sidaan hadeer aqoonta ukasbado kaga qaeyb gallo shirar caalami ah balse ustaad
    Dhibtu waxey naga haysataa sidee online wax looga bartaa maxaa nagu kaalmeynaya farsamooyin waxaad awoodo nala wadaag barakoow

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 Před rokem

    Waxa keen in aan dhameyo natiijo aan arkayo ama an filayo.
    Waxa yaabaha aan u dhameyen waa in aan waxa faido aha laga heleyan

  • @Islamicdigital1
    @Islamicdigital1 Před rokem

    Sabata aan ubaranaa english waa inaa diyaariyo shahaada ielts taasoo ah shahada caalami ee scholarships free ah igacaawinkarto

  • @user-in5ky4zb3c
    @user-in5ky4zb3c Před rokem

    8:58 maxamed omer wad duuli kartaa😂

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Před rokem

    Waxwalbo usages

  • @haqaptiraofficiall1639
    @haqaptiraofficiall1639 Před 8 měsíci

    Numberka hadaydaan qabanayn maxaa Noogu qorteen ustaad

  • @aboubakeromar4939
    @aboubakeromar4939 Před rokem

    Asc macalin side ayn xoog uu ururin kara yacni video script side u smayesan kara xage ayn ka so xigan kara

  • @user-qh2en5mc1h
    @user-qh2en5mc1h Před rokem

    Waxwalbo iisuragal ah

  • @ikramabdiazizyusuf8676

    Waa sugi la ahay 3 min hartay😁

  • @lovelylife3598
    @lovelylife3598 Před rokem

    Su,aal imbadan ayaan kugu xirnaa, badanaa waxaan kugu arkaa garan madow sabab

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar Před rokem

    Laakin meeye video iima shaqwynaayo 😢
    Please ocaawiya video shaqeymaayo