Labadan Wadan Kee Iman Lahayd

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Instagram: / abdi.rahmandayib

Komentáře • 43

  • @FaadumoAbdi-y3e
    @FaadumoAbdi-y3e Před 17 dny +1

    Spain

  • @CabdikariinMaxamed-uo5lg
    @CabdikariinMaxamed-uo5lg Před 12 dny +2

    Madaraka uk 🇬🇧 malasikadhibika

  • @usernotfound162
    @usernotfound162 Před měsícem +2

    Walahi spain 🇪🇸 qof kahadlayp wanba waayay wan usocdaa mardhaw inshallah.
    Please make more videos about spain 🇪🇸

    • @siegenmediabro7474
      @siegenmediabro7474 Před měsícem +2

      Spain 🇪🇸 Dadka aya Mel xun u qaba mahe waxay ka faido badan tahay wadamo yurub ah wayo spain 🇪🇸 sharci markad ka hesho waxay qoranaysa 10 o famligina ah aderka abtiga hadi ad donto wad gadan karta lakin nin iska bashalaya hada noqoto wadamadan Kala iska so adaysa hada qof xisabtamaya famili ka danbeyo hada tahay od fakaraysid wad u faidanayasa

    • @feisalsuleyman1321
      @feisalsuleyman1321 Před měsícem +1

      😂

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 Před měsícem

      @@feisalsuleyman1321 ?

    • @sacdiaabdikafi3093
      @sacdiaabdikafi3093 Před měsícem

      @@siegenmediabro7474 wll xagn kala so hdla wadanka hada jogto inaa ado rabee

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Před měsícem +2

    Majadsanid bro codsigeygii waad ajibtay si kastaba aniga spain ayan wataa asaga ayan tagayaa insha'Allaah waayo waxan maqlay sharciga ayu kaga wanagsan yahay yurubta kale o dhaqsi bey dadka sharci siiyaan ugu badnaan 1sano

    • @ValuableStories01
      @ValuableStories01 Před měsícem

      Abaayo information maka heysaa

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 Před měsícem

      Aniga usocdo ila so xariiir an information isku darsano

    • @naagnool8113
      @naagnool8113 Před měsícem

      ​@@ValuableStories01may boowe hadda kadib ayan radinaa insha allah

    • @nashaadqurux6122
      @nashaadqurux6122 Před měsícem

      @@usernotfound162inte kala xariiraa

    • @calisheeko-y8c
      @calisheeko-y8c Před měsícem

      ​@@usernotfound162 numbwrkaafa isoo qor

  • @saidmuktar
    @saidmuktar Před 24 dny

    Mashaalh Spain ana kunool

  • @waanochanel4304
    @waanochanel4304 Před 5 dny

    Uk qof hadi idacwodo shaqo Fcn ma lahelya

  • @user-ox9ws5ji5z
    @user-ox9ws5ji5z Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanyare1287
    @hassanyare1287 Před měsícem +1

    Spain waxaa ka degenaa magaalo yar oo ku taalaa xuduudka portugal oo ka dhaho salamanca oo magaalo qurux bdan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před měsícem

    Ka soo hadal Latin America
    Sida igu Fudud Ee Lagu Iman karo
    Wado furan

  • @MaxamuudSaleebaan-rf7yj
    @MaxamuudSaleebaan-rf7yj Před měsícem

    Wll norwah iyo filand isbarbardhig ku samee.
    Mahadsanid

    • @ahmedbadal3795
      @ahmedbadal3795 Před 25 dny

      finland ofcourse best eduction in the world + happiest nation

  • @KasimMohamoud-qf8os
    @KasimMohamoud-qf8os Před měsícem

    🎉

  • @abdirizakabdirizak-bo9yh
    @abdirizakabdirizak-bo9yh Před měsícem +1

    Austraila kasaw hdl bro

    • @abdirahmanhassan2668
      @abdirahmanhassan2668 Před měsícem

      @@abdirizakabdirizak-bo9yh qabka qoxoti nimada lo go ado warnogoken sxb

  • @maxamedxasan694
    @maxamedxasan694 Před 22 dny

    Wll aniga ceer iyo waxaas marabo lkn hadaa da’yar isku dhiipo family masoo wadankaraa dacwo cml waliba 1 sano kuduhooda sida uk 🇬🇧 🇪🇸 belgemka kee fudud oo dadkeyga kusoo wadankaraa 3 wadan awalba qorshaheyga waa uk 🇬🇧 adaaba kajadlooya Spain 🇪🇸 saas kugu darsady ee wll adaa waxaas igu dhaama isoo baar ilaahy dartiis

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  Před 22 dny

      @@maxamedxasan694 uk iyo Belgium waa samyn krtaa spain kama war hayo

    • @maxamedxasan694
      @maxamedxasan694 Před 22 dny

      @@AbdirahmanDayib wll ifahn adigaa kuweydiinoya kee iwanaagsan uk 🇬🇧 belgium inaa family soowato baahida aa yurub u imaanooya taas kow ka eh

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  Před 22 dny

      @@maxamedxasan694 uk fiicantahy

  • @Xamdacabdi-nm4ke
    @Xamdacabdi-nm4ke Před měsícem

    Lkn wll sidee ku imankarma

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  Před měsícem

      @@Xamdacabdi-nm4ke hada runtii adagtahy si Europe lagu imado

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před 28 dny

    France 🇫🇷 ka soo hadal zxp

  • @abdirahmanhassan2668
    @abdirahmanhassan2668 Před měsícem +1

    Australia kasoxadal

  • @ARKA605
    @ARKA605 Před měsícem

    Leen hadii aan kato kawarn

  • @user-jc9ti1gn7p
    @user-jc9ti1gn7p Před měsícem

    Sxp france ka so hadal ado mahadsan

  • @user-ep9xx1or8k
    @user-ep9xx1or8k Před měsícem

    Asc sxb mcn aniga xamar joga qaabke ku iman taa tusale italia ano joga ingaris sede ku Taga sxb mcn talo isii ku lito basaboor somali wa heysta xamar na joga Marka talo isii bro

    • @AbdirahmanDayib
      @AbdirahmanDayib  Před měsícem

      @@user-ep9xx1or8k wcs zhp runtii adagtahy si hada Europe lagu imaado

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg Před měsícem

    Spain lagama.qadeyo meshan ninkii lacag kasoo Raadinayo ha iska jogo Runta taas ah sharci masoo Raadiyan somali waa naqaan lacag bee Raadiyan iyo ceeyr intasna malahan spain

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 Před měsícem +2

    Ereyga caydh ku bedel caawin waa erey qaab daran

    • @mohamedmukhtarhassan560
      @mohamedmukhtarhassan560 Před měsícem

      Shaqayso hadee kugubayso waa ceeb adoo awoda inashaqesato caydh qadato

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 Před 10 dny

      @@mohamedmukhtarhassan560 Adeer ha degdegin anigu yurub ma jogo mana qaato caydh ee erey bixin qaab daran weye

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d Před měsícem

    Sweedan iyo Canada 🇨🇦 is barbar dhig