Majiraan Masaajid Loobadalay kaniisado ?| xagay aadeen masaajidii Andalus |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • masaajid loo badalay kaniisado iyo mataaxif …. qisada aya sofya ee aan ka soo hadalnay kaniisad hore loo badalay masjid kadibna matxaf kadibna lagu soo celiyay masjid , 10kii bishaan aan ku jirno
    dhacdadaan waxay keentay su’aalo badan oo nagu qasbayo in aan taariikhda dib u fiirino , majiraan masaajid loo badalay kaniisado waliba si xoog ah , haa way jiraan wayna badanyihiin
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 372

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 Před 4 lety +28

    Fidinta diinta islaamka qof waliba halka uu joogo haku dadaalo walaalyaal waa camal aad u wanaagsan anigu waxaa ii farxad ah in labbo qofood oo mid chinese ahaa midna dutch ahaa aan sabab u noqday in diinta islaamka qaataan walaal cumar inshaar Alle haku barakeeyo.

  • @farxaanpookh6944
    @farxaanpookh6944 Před 4 lety +26

    Cumar Inshaar
    Walal waxad tahay ustad aan wada .mahdiney hadaan nahay dhalinyarta somaliyeed
    Dadalkaaga noo labo jibaar allah ajar iyo xasanaad haka siiyo
    Halkaas kasii wad dadalkaaga❤💙🌍💯
    @OGAANSHO
    WAA WEHELKEYGA

    • @arahmedia4808
      @arahmedia4808 Před 4 lety

      Farxaan Pookh sxb subscribe isaar Ina soobooqo.

  • @abdulwuduudm1361
    @abdulwuduudm1361 Před 4 lety +23

    Omar inshar Horay U soco 😍😘
    RESPECT 🔥🌟

    • @arahmedia4808
      @arahmedia4808 Před 4 lety

      Abdulwuduud bro Allaha ku sharfe Subscribe iigu deeq suldan. Shukran

  • @sacdiyatumcas5699
    @sacdiyatumcas5699 Před 4 lety +17

    Waan jeclahay chennalka ogaansho mansha allah wll Omar inshaar

  • @AamiinshariifAli
    @AamiinshariifAli Před 4 lety +10

    omar inshar Allah haku sharfo walal

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 Před 4 lety +16

    Team oma inshaar🥰 salaam melkasta jogtan casharkan wa iso jitay like sara❤👫

  • @saajingelle4713
    @saajingelle4713 Před 4 lety +3

    Mashallah wall omar wa wax lo bahanyahe history of Muslims

  • @ARMY-jw5es
    @ARMY-jw5es Před 4 lety +3

    allah haka ajir siiyo waxa ad ino so gudbineyso ustaad wax badan ayaan ka faiday aniga ahaan allah qeyr fara badan haka siiyo🙏

  • @mohamadomar9227
    @mohamadomar9227 Před 4 lety +24

    Ukaca diinta oo ugala jihaad oo illaahay dartii diinta ugu gargaara

    • @user-su9kq2te5l
      @user-su9kq2te5l Před 4 lety

      Waa inaa caqli ku jihaadnaa xoog kaliya waa qasaaro

  • @mustafjaamac6530
    @mustafjaamac6530 Před 4 lety +2

    Mash allhaaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waxa badan ayaad loofadiiyasay hore usoco allha haku xafido 🆗💚✔️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Před 4 lety +2

    Cumar inshaar jazaka Laahu khayrn jazaa Macalin😻😘

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 4 lety +2

    Mashaa Allaah OGAANSHO❤️ Wan ku dhaataa jazaakalaa kheer

  • @maxamedmacow1
    @maxamedmacow1 Před 4 lety +2

    ماشاء الله.
    الله يحفظك
    الاستاد عمر انشار

  • @khadijaabdixalane2493
    @khadijaabdixalane2493 Před 4 lety +8

    ♥️OGAANSHO♥️

  • @naxwoibraahim5858
    @naxwoibraahim5858 Před 4 lety +2

    Masha'Allah
    Walaal cumar inshaar
    Ilaah ha ku barakeeyo
    Waa na dhiiri gelisaa
    Inaa ku guuleysano
    Aduun iyo Aakhira

  • @abudulmajid6040
    @abudulmajid6040 Před 4 lety +4

    Ustaad waaku mahad santahy sida aad noogu dadaaleysid abaalkaga magudikarno runti Alle haku ziyadiyo cilmigaga❣️❣️❣️

  • @basheirhaji2984
    @basheirhaji2984 Před 4 lety +2

    Ma sha Allah Allah ku xifdiyo sida wax noogu fa'iidayse🙏🙏🙏❤❤

  • @kingjb8148
    @kingjb8148 Před 4 lety +11

    INTa MUQAAL KAN CAFIMAAD KU DAWANAYSO LIKE SAAR
    INTa XANUUNSANE Allaha Caafiyo.........

  • @abaskhaliif6076
    @abaskhaliif6076 Před 4 lety +3

    Mzha allaH wll Omar inshar allaha ku xafido

  • @yahyegoud2476
    @yahyegoud2476 Před 4 lety +1

    Man sha alah hora u soco sxp

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 4 lety

    Masha allah walaalkanaga Ustaad Omar Allah bless you

  • @lailaidil6995
    @lailaidil6995 Před 4 lety +1

    Illaahay ha ku xifdiyo omar ❤❤❤

  • @caawalemasul6324
    @caawalemasul6324 Před 4 lety

    Man shallah Omar inshar

  • @cumarcusmab172
    @cumarcusmab172 Před 4 lety

    Ilaahay ha ku xifdiyo walaal Cumar inshar

  • @queenzlucky2453
    @queenzlucky2453 Před 4 lety

    جزاك الله خيرا 🥰

  • @simbamohamed7390
    @simbamohamed7390 Před 4 lety +1

    Tageero dhab ah kuu ahay wllkey Hore Usoco ❤

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 Před 4 lety +1

    First Person ▫️
    Alle ha u gargaaro Islaamka▫️

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 Před 4 lety

    Jazakallahu khayr

  • @shiremohmedshire5318
    @shiremohmedshire5318 Před 4 lety

    Mnsha allah Cumar hore soco soo celi barmajimkii hawada sare

  • @zakariyeofficial5994
    @zakariyeofficial5994 Před 4 lety +2

    Masha allah macalin hore usocod wanagsan

  • @ahmedjeesto649
    @ahmedjeesto649 Před 4 lety +3

    OMAR INSHAR ILLAHY HANOO KA DAAYO

  • @mursalmaxamed7983
    @mursalmaxamed7983 Před 4 lety +5

    Masha allah omar inshaar allah haku barakeeyo

    • @arahmedia4808
      @arahmedia4808 Před 4 lety

      Mursal Maxamed iso booqo oo subscribe ii saar haddad ka hesho waxaan soo dhigo

  • @ogaalkacaalamka1333
    @ogaalkacaalamka1333 Před 4 lety +5

    First ❣
    M.a ustad omar
    Xaqiiq waxaa tahay qofka aan sogu muuqaaladiisa jazakallah horay uwad 🙏

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 Před 4 lety

    Mahadsanid cumar inshaar

  • @cabdulqadiraxmed9768
    @cabdulqadiraxmed9768 Před 4 lety

    Mahadsanid walal sida aad aad waqtigaga aadka qaliga u ah inad sacad ama labo sacadod naga sisid mahadsanid walal cumar

  • @faizaibrahim7579
    @faizaibrahim7579 Před 4 lety +1

    Maasha allah

  • @amiishali4110
    @amiishali4110 Před 4 lety

    خزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @abdifatahomarmohamed6550

    m.a zxp thank you, waa jeclaan laheen taariikhaha iyo juquraafiga

  • @muqtaardaacad7917
    @muqtaardaacad7917 Před 4 lety +2

    M,a wll keep going

  • @cabdicaagcaag7680
    @cabdicaagcaag7680 Před 4 lety

    Thank omar inshar

  • @mawliidfaaruuq5331
    @mawliidfaaruuq5331 Před 4 lety

    جزاك الله خيرا

  • @queenhayat5684
    @queenhayat5684 Před 4 lety +1

    Keep going Insha allah

  • @guryosamotv
    @guryosamotv Před 4 lety +3

    🔴Somaliyeey Majaaditkii Herer ee manta ah kiniisada hailoobina🕌

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 Před 4 lety

    qisooyin iyo muxaadaraat iimaankaaga kobcinaya ayaad naga helaysaa alle ajarkaaga hakuu qoree nagu caawi khayrka wll

  • @jeestoofficial6050
    @jeestoofficial6050 Před 4 lety +1

    Masha Allah

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 Před 4 lety +1

    Masha allah madsnid wall jazakallah

  • @Annaatti
    @Annaatti Před 4 lety

    Geography iyo Space, my favourite Topics wlhi.
    Keep Going wll.

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Před 4 lety +3

    Aljeria ayaan rabaa inaad iga dhaadhiciso wll cumaroow inta igu raacday like

  • @abdiaziismiddledictionary938

    M.a all bahda jecel ogaansho waan salaamey

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel9976 Před 4 lety +2

    Mashaalaah Walaal Inoo Hagaaji Jadwalka

  • @sadiqshula4286
    @sadiqshula4286 Před 3 lety

    Insha allah wllky

  • @user-bf7lm2sn5k
    @user-bf7lm2sn5k Před 4 lety +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا خير الجزاء walaal waacodsi nogusodar tariiqda andolas oofah faahsan

  • @ZakiboyFilmvlogs
    @ZakiboyFilmvlogs Před 4 lety +1

    M.a waa mowduuc muhiim ah mahadsanid ustaadi

  • @abdifatahtube5720
    @abdifatahtube5720 Před 4 lety +15

    Adiga adiga arkaya Qoralkaygan illahay Farxad Iyo
    Nolol Badan ha ku siiyo WalaalaYaal 😔 Fadlan Channelka subscribers ii saara plz🙏🏻❤️😔

  • @waayahatube6702
    @waayahatube6702 Před 4 lety +1

    Omer inshar king youteber somali intii igu raacsan like saara

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před 4 lety

    Cumar inshar wll mahdsanid👍♥️💯

  • @caamirgandha5683
    @caamirgandha5683 Před 4 lety +1

    Woow

  • @farxaanahmed2722
    @farxaanahmed2722 Před 4 lety +1

    Thanks

  • @deeqodagan3434
    @deeqodagan3434 Před 4 lety

    Masha allah horey u soco

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před 4 lety

    mahadsanid wllo omer

  • @cabdilaahixasan8710
    @cabdilaahixasan8710 Před 4 lety

    Omar inshaar another level

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 Před 4 lety +1

    hormar ayaan kuurajeynayaa adiga iyo aqyaarta kanaalka ogaansho

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 Před 4 lety

    Thanks bro wax badan ayaad na bartay Allaha naga qabto galada duliyiintaa

  • @cimraanibraahim6776
    @cimraanibraahim6776 Před 2 lety

    Masha allaah

  • @had1070
    @had1070 Před 4 lety +1

    فَإِنَّ الدَّينَ رَأْسُ الْمَالِ فَتَمَسَّكُواْ
    فَضِيَاعُهُ مِنْ أَعْظَمِ الْخُسْرَانِ

  • @molkamosmi6139
    @molkamosmi6139 Před 4 lety +1

    Masha Allah ustaat

  • @isseigaal387
    @isseigaal387 Před 4 lety +1

    MANSHA allh ustaad omar horay usoco INSHA allh jadwalka dhamantayo wuuna anficidonah❤

  • @MohamedAhmed-wy2tu
    @MohamedAhmed-wy2tu Před 4 lety +1

    Subax wanagasan bahweyinta ku xiran chenelka ogaansho

  • @xaajiquusiye393
    @xaajiquusiye393 Před 4 lety

    Masha allah wll allaha kheyr kaasiiyo

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Před 4 lety

    Omar inshar alle haku barakeeyo wll

  • @barbaariye7420
    @barbaariye7420 Před 4 lety

    Cumar inshaar mahadsanid macluumaad muhiim ah ayaad ka hadashay
    Hadaan ku xasuusiyo masaajid kaniisada loo badalay mid ka mid ah oo halkan ka maqlin soo gudbin tiisa
    Waxaa ka mid ahaa
    (MASAAJIDKI) HERAR EE boqortoyadi IMAAM AXMAD GURAY MARKII LA QAVSADAY
    BOQOR MILILIQ UBADALAY
    (KA NIISADDA)
    ILAA IYO HAATANA KANIISADDA AH

  • @updullghafarbardad4406
    @updullghafarbardad4406 Před 4 lety +1

    1st viewer

  • @raxmomohamed3758
    @raxmomohamed3758 Před 4 lety

    Masha allah

  • @abdirisaaq7443
    @abdirisaaq7443 Před 4 lety

    ماشاء الله تبارك الرحمن استاذ الفاضل
    أشكر قناة

  • @abwanqays8190
    @abwanqays8190 Před 4 lety

    Mansha alah alle haka jazai siiyo

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 Před 4 lety

    Tnx ustaad ❤👍🙏🏼

  • @abubakarabdiwarsame8249

    wa mahadsantahy wll cumar 💓💓💓💓💓💓💓💓🎋💝🎋💓💓💓💖💖💕💕💕👏👏👏

  • @shafisomaliyed9078
    @shafisomaliyed9078 Před 4 lety +1

    Mashaallah so labasho wacn wll Omaar

  • @hapoonjama2763
    @hapoonjama2763 Před 4 lety

    Mhdsanid maclin ogaansho😍😍

  • @muniiraaweys7448
    @muniiraaweys7448 Před 4 lety

    Waan sugaayay muqaalkan walaahi mahdsanid wll Kumar

  • @sahracadeey5849
    @sahracadeey5849 Před 4 lety

    Mahadsanid walaal

  • @AbdulkadirMohamad
    @AbdulkadirMohamad Před 4 lety +2

    inshallah dhamantooda waxa dib logu so celin doonaa masajid

  • @caamirgandha5683
    @caamirgandha5683 Před 4 lety

    Masha allh

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 Před 4 lety

    Maashalh

  • @saadiyonuur2338
    @saadiyonuur2338 Před 4 lety +7

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @amiiramaxamad375
      @amiiramaxamad375 Před 4 lety

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركة

  • @Maanka-18
    @Maanka-18 Před 4 lety +1

    Insha allaah muuqaalada hawada sarre waan jeclahay inaan wax ka barto🌌🌌🌌

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 Před 4 lety

    ماشاء

  • @Comps223B
    @Comps223B Před 4 lety

    Mahadsanid

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv Před 4 lety

    it is elation and glad for me to listen you so long

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 4 lety

    Youtubka ku qorigaadhay shaly mee ogaansho waa jimcee😃.....we support u deeply omer inshar❤❤❤❤

  • @uzaamehaaji7513
    @uzaamehaaji7513 Před 4 lety

    am first wll omar inzhaar

  • @uzaamehaaji7513
    @uzaamehaaji7513 Před 4 lety

    allh haku sharfoh wll qli

  • @xayaatulislaam714
    @xayaatulislaam714 Před 4 lety

    Maasha allaah

  • @mohamedAamiin-vs5ru
    @mohamedAamiin-vs5ru Před 4 lety +3

    maasha Allah walal aadd baaumahasantahay noosoobadi muqaaladaano kale oo add uga sheekeeneso dhacdooyinka majida kuwasoo loobadalay kanisado lkn waxakaa codsan in add xooga saratid kasheekenta masaajida وتوكل علي الله())❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏( وكفي باالله وكيل

  • @ogowhada
    @ogowhada Před 4 lety

    masha allh

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 Před 4 lety

    masha allaha alaha kuxifdiyo

  • @bermuda4404
    @bermuda4404 Před 4 lety +1

    👌👌👌

  • @Samuelchannel7943
    @Samuelchannel7943 Před 4 lety +1

    M.a

  • @khadarmohamed9223
    @khadarmohamed9223 Před 4 lety

    Waan ku faraxsanahay inaa noqdo qofkii ugu horeeyay

  • @cabderaxmaancabdesalaam4719

    Mshllh Mawduuc muhiimah