Habka u dagsan lahayd Qorshe Nololeed.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 07. 2024
  • Waxaa fadhigaani ku falanqaynaynaa waxa laga wado qorshe iyo habkaa u qorshayn lahayn nolashyna
    Tusmada Fadhiga:
    00:00 Sheeko Xariir
    01:06 Tusmada Fadhiga
    01:37 Koorsooyinkeyga
    02:14 Qeexida Qorsheyn
    03:36 Qorshe vs Yool
    05:52 Smart Goals
    08:22 Dajinta Qorshaha.
    17:37 Fadhiyo Hore.
    18:23 Iswaydiinta Fadhiga
    Fadhiyo Hore:
    Qorshaha 12 Isbuuc: • 🗓 📆 Hab aa ku joojin k...
    Buugyaraha:afoogy.com/12-isbuuc-sanadkii/
    Sharaxa Buugyaraha: • Workshop || Habka aa Q...
    Habka Qorshe dajinta: • Sida Loo Dajiyo Hadaf ...
    Ku maare howlahaadi: • Nidaamka ugu wanaagsan...
    Dhowr shaqo: • ❌ Howlaha kala duwan (...
    Tixraac:
    1. www.forbes.com/advisor/busine...
    2. www.techtarget.com/whatis/def...
    3. en.wikipedia.org/wiki/Plan
    4. / the-12-week-year
    5. goalengineer.com/difference-b...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 142

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před rokem +21

    F.G: Waa ka cudur daaran cilada codka.
    Fadhiyo Hore:
    Qorshaha 12 Isbuuc: czcams.com/video/3YiEnr2_SU8/video.html
    Buugyaraha:afoogy.com/12-isbuuc-sanadkii/
    Sharaxa Buugyaraha: czcams.com/video/kXQZ7PswDQ8/video.html
    Habka Qorshe dajinta:czcams.com/video/QCaHZWtu9-M/video.html
    Ku maare howlahaadi:czcams.com/video/ooFyB1FDC_c/video.html
    Dhowr shaqo: czcams.com/video/UxYi4pwMXXc/video.html

    • @capdiraxmaan3957
      @capdiraxmaan3957 Před rokem

      Walal screen typing ka nga jooji oo si kleh u sharax

    • @Abdishakur_Hassan
      @Abdishakur_Hassan Před rokem

      Usatad salamulah marka xikta waxan ubahanhy in an course Yada ad bxisan wax ka barto marka side website iskaga diwangaliya Ama link away

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669 Před rokem +55

    iyaado Dadka Oo Dhan Aay Mashqulsanyihin Hadana Waxa Jira Qof Wanagsan O Akhrinaya Qoralkayga ❤✌

  • @baariyeycollection
    @baariyeycollection Před 2 měsíci +1

    Ustaad Salman, ilaahey qeer badan haku siiyo! Baarakallaahu fiik!

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 Před rokem +3

    Dhalinyarada Qabyalada waxyabaha ka daaweyn kara waaa cilmiga iyo aqoonta.
    Ku Mahadsaniid walal , sida aad ugu Hagar baxayso Dhalinyarada Soomaaliyed.
    Barashada Taknoloojiyada waa Jihada uu caalamku qaaday.
    Dhalinyarada waa inay wax qoran Waxna akhriyaan sii aay Lacagta guryahooda ugu sameyn karaan.😊

  • @Bashka001
    @Bashka001 Před rokem +13

    Ku saliye nabi Muxamed scw

  • @mahamoudqawdhan2358
    @mahamoudqawdhan2358 Před rokem +12

    smart goals.
    1: S : specific : xadid ( ujeedada aad leedahy oo aad rabtid in aad gaartid waa in aad xadidaa ).
    2: M : . measurable:. macnaha ujeedada aad leedahy ha noqoto wax la qiyasi Karo
    tusaale : waxad rabtaa in aad barto luuqad . ilaa meeqo ayad Ka baratay 20% 80% waxagu waa in uu lahadaa qiyaas .
    3: A; attainable :. hadaf kaagu ha noqdo wax laxaqii jin Karo
    4: R : relevent : hadafkaagu haku ekaado mesha aad joogto tusaale : waxad tidhi luuqad Ayan baranaya adigoo wada barashada luqadaas ha dhihin waxan hadana Raba in aan barto luuqad kle marka hore dhamee waxad qorshaysatay.
    5: T : time bound : ( micnaha ) tusaale : qorshe ayad dajisatay qorshahaga yuusan ahan mid fura ee ha noqdo mid wakhti gooni ah leh yacni qorshahaga halahado wakhti aad bilabayso iyo wakhtiga aad dhamaynayso.
    Aad bad muhadsnathy wll salmaan

    • @neemagaarane6891
      @neemagaarane6891 Před rokem +2

      Thanks wll qali sida quruxda badan aad uso qortay wan kaga mahadcelinaya adiga iyo ustaadka ba❤️

  • @axmedbariise1874
    @axmedbariise1874 Před rokem +9

    Mahadsanid ustaad, qeybta labaad ee "passive income " haddii aad fursad u heli kartid wax inooga taabo. Ustaad Salmaan Maadow Alle hakuu siyaadiyo cilmiga.

  • @mohamedhajiahmed6959
    @mohamedhajiahmed6959 Před rokem +13

    Mashalah Teacher Salmaan Maadow Allah Reward you __😍

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta Před rokem +3

    Good teacher i am from qoryooley

  • @abdiwalihassan4136
    @abdiwalihassan4136 Před rokem +11

    Ustaad waan ku salaamay, waxaan kaa codsanlahaa in aad vedioga inooga soo sameysid flashcards warqadaha kalarada , sida looga isticmaalo business ka planingka iyo strategyada business yada iyo sida shaqsigaba, adoo mahadsan ustaadi.

  • @user-lb4su6kp7c
    @user-lb4su6kp7c Před 5 měsíci

    Salmaan maadow ka soo hadal sida ugu fiican ee waxlaysku baro

  • @daljir___10
    @daljir___10 Před rokem +1

    Billad baad mudan tahay
    Ustaadii

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 Před rokem

    M.a malinta veio bartey nolosheydii waa isbadashay sababto eh walxaha maskaxdeyda kujiro marwalbo kahadasha thanks 🙏 teacher

  • @Xaaji1
    @Xaaji1 Před rokem +1

    Masha Allah , Jazakallah Ustaad.

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem +2

    Allohayow waa jimcihii ugu danbayse sanadkan
    Kayeel dhamaadka murugadena iyo bilowga farxadena
    Noo danbi dhaaf anaga iyo muslimiinta iyo qof walba oo dhoho Aamiin🤲🥺
    اللهم آمين يارب العالمين yaa allh qof walba oo inaga mid ah oo muraad leh muradkisa oo macsiyo lehen sii yaa Allh
    اللهم صل على محمد
    30/12/2022✍

  • @IqraYuusuf-qf2sd
    @IqraYuusuf-qf2sd Před rokem

    Thanks teacher allaha kaa abaal mariyo

  • @MrAweys
    @MrAweys Před rokem

    Waa mowduuc aan sugayet si aan qorshe wanagsn uyeesho sanadka 2023 weligii wax qorsho ah ma ana sameesan mana aqaaani meel aan usocdo iyo ujeedo aan leeyahay markn waxan ku fekerey inaan yeesho qorshe i.a inaan ka faideesto ayaan rajenayaa

  • @Ugaaso-mm8yw
    @Ugaaso-mm8yw Před rokem

    Masha Allah ustaad salmaan ilaahay hakaa abaal mariyo.

  • @abdulkadirmuhumedgure5865

    Ustaad waan ku salaamay, waxaan kaa codsanayaaa in aad vedioga nooga soo sameysto flashcards warqadahad kalarada ee gadaashaada ka muuqato backgroun dhiga kaa Dan beyo, sida looga isticmaalo business ka planingka iyo strategyada business yada iyo sida shaqsigaba, adigoo mahad San.

  • @maxamedcalifaarax3104

    Masha Allah ilaahy ha ka abaalmariyo ustaad Salman.
    Rasuulku (Scw) wuxuu yidhi:
    (خير الناس أنفعهم لناس)
    Dadka waxa ugu khayr badan kooda ugu anfac badan.

  • @mohamedomar976
    @mohamedomar976 Před rokem

    Jazakallah Kheyr Ustaad 🥰

  • @khalidabdurashid3094
    @khalidabdurashid3094 Před rokem

    Mahadsnid Ustad Salmaan Madow

  • @marianabdi136
    @marianabdi136 Před rokem

    jazaakallaahu khayran walaal

  • @user-zt3qv2kn8r
    @user-zt3qv2kn8r Před rokem

    جزاك الله خيرا

  • @nasroxasan6184
    @nasroxasan6184 Před rokem +1

    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @sumayaa882
    @sumayaa882 Před rokem

    Aad iyo aad ayan kuugu mahadcelinayaa ustaad isbuuc waliba waxbaan kaa faaidaa shukran.❤️

  • @hassanmaow2539
    @hassanmaow2539 Před rokem

    Mahadsanid ustaad.

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Před rokem

    Maasha allaah mahadsndi ustaad salmaan.

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Před rokem

    Mahadsanid ustaan jazaaka allahu kheyr

  • @Mo-abdi-qaaje4
    @Mo-abdi-qaaje4 Před rokem +1

    M.a ustaad

  • @sulthanmaame4415
    @sulthanmaame4415 Před rokem

    jazaka allah ustaad

  • @wllmoha7795
    @wllmoha7795 Před rokem +3

    Thankz ustad effective lesson 💯🔥❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před rokem

    Thnks,ustd,igu qaaaali ah

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520

    Jazakallahu kheyr ustaad salmaan🥰

  • @hishamgedi4206
    @hishamgedi4206 Před rokem

    Thanks 😊 ustaad

  • @mohamedabdullahiyusuf3172

    Mahadsanid 💯 👊

  • @mohziinjama9531
    @mohziinjama9531 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @ibrahimdanial
    @ibrahimdanial Před rokem

    Thanks ustaad

  • @ismaelmuhumed9105
    @ismaelmuhumed9105 Před rokem

    Maashaalaah ustad mahadsanid

  • @Doctor_life.
    @Doctor_life. Před rokem

    Waa maxay faidada ay ledahay in la qoro qorshayasha

  • @king__qorsheye9092
    @king__qorsheye9092 Před rokem

    mhdsanid macalimuuuu

  • @cfitaxarile3075
    @cfitaxarile3075 Před 8 měsíci

    Mahadsanid

  • @shaakirabdullahi389
    @shaakirabdullahi389 Před rokem

    mahadsanid ugaas

  • @naciimojamacmire
    @naciimojamacmire Před rokem

    Macalin ilahy Khair Haku siiyo mclin ciyaarta strategy Yada ah maskax halmar inoo faah faahi

  • @Itssfariido
    @Itssfariido Před rokem

    Mahadsanid ustaad salmaanow.🤎🕊

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 Před rokem

    waa mahadsantahay ust

  • @sulekhasharif
    @sulekhasharif Před rokem

    I.A WAXAAN RAJEYNAYAA SANADKA CUSUB INAAN HADAFYO BADAN RUMEEYO THANKS USTAD...

  • @cabdiqaadirxasan154
    @cabdiqaadirxasan154 Před rokem +1

    Masha Allah teacher 🙏

  • @khaalidcali2808
    @khaalidcali2808 Před rokem

    Maasha Allah

  • @mrcabdiwaliyasinjabra2659

    Mahad korkaaga ha ahaato ustaad maadow🙏

  • @buhaisahabdi
    @buhaisahabdi Před rokem

    Jazakallah khayr wax faaiido leh baa nosoo gudbisay

  • @abdiisackmohamed8137
    @abdiisackmohamed8137 Před rokem

    Thank you teacher

  • @RudwaanFarxaan-yi7ny
    @RudwaanFarxaan-yi7ny Před rokem

    Marshallaah

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 Před rokem

    Thanks walal

  • @jaMallofficial
    @jaMallofficial Před rokem

    Zhukran uztaad Salmaan Madow

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Před rokem

    Jazaaka Allah 👍 wll qaali 💯

  • @zakariyehassan3484
    @zakariyehassan3484 Před rokem +2

    Ustaad stick notes iyo sida casharada loo diyaariyo

  • @qurayshocaliaadan3292

    Wcs wll mahadsanid

  • @cabdullahiqadar5162
    @cabdullahiqadar5162 Před rokem +1

    The best CZcams channel in the world! 🗺 I love you so much

  • @aswanali5803
    @aswanali5803 Před rokem

    thanks teacher

  • @thewaytoheaven9789
    @thewaytoheaven9789 Před rokem

    Masha allah aad ayaad umahadsan sida wacan oo aad nugu soo gudbiso waxyaabaha dhiira galinta leh

  • @nasiye143
    @nasiye143 Před rokem

    M.a ustaad allaha haku barakeeyo

  • @farxiyofoos8772
    @farxiyofoos8772 Před rokem

    Mashallah aaad umahadsantahy ustad marwalba maskaxdeena noogu kordhiso inshallah tallawalba wan kudhaqaaqaa wlllhi 💯💯❤❤🤝🤝

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před rokem

    M.allh ustad illahey haku xifdiyo ☝ ♥

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Před rokem

    waad ku mahadsan tahay ustaad dadaalkaaga aad noo samaysey.

  • @warsamenuurismaaciil1075

    Wll aad ayaad u mahadsantahay. lkn wll waxa inoo bilaabmaya sanadka 2023 marka waan jeclaan lahaa inaad appka NOTION AAAD NOO SHARAXDO

  • @ismailahmed2599
    @ismailahmed2599 Před rokem

    M.a aad iyo aad bad Umahad san tahay ustaad wx Bdn ayn ka faaiday noosoo Badi videowyadn oo kle kheyr Allaha kubsiiyo

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi Před rokem

    Shukran

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 Před rokem

    Daily journaling ku saleesan goal kada video kaso samey. Wll

  • @abdalamohamed9980
    @abdalamohamed9980 Před rokem

    Thankz

  • @sadiiqxuseen3109
    @sadiiqxuseen3109 Před rokem

    Thanks

  • @WAASAC
    @WAASAC Před rokem +1

    Another Adviser 2023

  • @abdirahimhaaji4940
    @abdirahimhaaji4940 Před rokem

    Salman Maadow legendary 🙌

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 Před rokem

    thanks

  • @shaakirchannel
    @shaakirchannel Před rokem

    Waan ka sugaayay ustaad waad mahadsan tahay

  • @hudaayo
    @hudaayo Před rokem

    First ustaad🙂

  • @mohamedliban2474
    @mohamedliban2474 Před rokem

    Ustaadaw waa mahad santahay

  • @santa_0045
    @santa_0045 Před rokem

    Guleyso wlal❤

  • @faati3019
    @faati3019 Před rokem

    Caddada macalin 😁

  • @jacju3376
    @jacju3376 Před rokem

    ❤️❤️❤️

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Před rokem

    Qeybta dhaqaalaha igu adag inshaAllah sanadkan wadadaala

  • @AbshirMuhumed
    @AbshirMuhumed Před rokem

    Mawduucii ogu fican channel (dhankayga)

  • @kuraadiwanaag869
    @kuraadiwanaag869 Před rokem

    Ustaad jimco wanaagsan

  • @IqrashMahad
    @IqrashMahad Před rokem

    Qorsho wax barsho noso gali wllkey 🙏

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 Před rokem +1

    Mahdsanid ustaad 5hdaf ayaan leeyhy iso duceya ina ku guuleesto adinakan Allah idiin fududeeyo

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem +1

    Wcs Mhdsanid ustaad qorshe wax barshadana kaso hdal codsi😊

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta Před rokem

    M.a

  • @ayanleosman8891
    @ayanleosman8891 Před rokem +2

    Asc ustad Salman barakallah sida aqontada noola wadaagto..lkn
    Shanta janib aad inoo sheegtay waxan filaa inaad ka tagtay 2jaanib oo muhiim ah
    1.bulshada mxa kuso kordhisay iyo deganka iyo dadka aad la noshahay( social development.
    2.fimly planing(qorshaha qoyska sida wlidka xaaska caruurta intaba wxa loo baahan yhy in aad hadaf ka dhgto

  • @barkhad21
    @barkhad21 Před rokem

    Codka xoogaa waad ka badbadisay, ustaad fikirkaygu waa xoogaa kulaabo codka, laakiin mawduuca sidiisa kale maashaa allaah.

    • @Mohan_Abdullahi
      @Mohan_Abdullahi Před rokem

      ka badbadis mxa ula jeeda

    • @barkhad21
      @barkhad21 Před rokem

      @@Mohan_Abdullahi Editingka, yacnii ustaadka markii hore microphone cusub buu inoo keenay kadib codka aad baan ula dhacay, laakiin marba marka kasii dambaysa waxaad umalaysaa inuu editingka kusii badinayo, wixiiba dabayl dabayl camal bay noqotay sowmaahan.

    • @Mohan_Abdullahi
      @Mohan_Abdullahi Před rokem

      @@barkhad21 ha runtaada wye xooga shucaac inu ku furanyahy cml wye

  • @zakariyehassan3484
    @zakariyehassan3484 Před rokem +1

    Ustaad sida note loo qaato casharada

  • @hereismyanswer4255
    @hereismyanswer4255 Před rokem

    Masha Allah Ustaad Mahadsanisid walhi wax aan ku cabiro ma haayo darenka an helay markaan fiirsaday videokaan waxaan aad u jeclahay Salamn madow2 oo sualo mar walbo Diyaar la ah runtii waan jeclahay salamn madow2 heheheheh

  • @mohamednourqaadi1374
    @mohamednourqaadi1374 Před rokem

    10:30 maalmaha caddada

  • @mustafebaaba308
    @mustafebaaba308 Před rokem

    Ustad casharada aad jimce kasta so gudbiso wa la socda wad ku mahadsantahay sida ad isbuc kasta nagu soo gudbinayso wax dantayada adunyo naga cawinaya ilahay hakugu abal badalo sida ad diyarka noogu tahay ustaad.
    Lakin ustad wax ahay dadka markay video dawanayan earphones isticmal mark ustad codkaaga waxa ku jirta waxyaabo ay dhagta dhibsanayso marka ustad wax ka codsanay markad muqalka so gudbinayso codka sifiican nooga fiiri 🙏🏾

  • @muxudiincabdimaxamed
    @muxudiincabdimaxamed Před rokem

    M.A

  • @cfitaxarile3075
    @cfitaxarile3075 Před 8 měsíci

    Mahad.sanid.macalin

  • @adamcqadir96
    @adamcqadir96 Před rokem

    Asc ustaad waxan kaa codsanayaa inaad mawduuc ka soo samayso focused and diffused mode of thinking mahadsanid

  • @carafatyusuf4469
    @carafatyusuf4469 Před rokem

    Asc wll qali
    Alaha kaa ajar siiyo waxad noo fa'idaysay
    Wll xgeen ka heli kara corsoyinkad bixiso

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Před rokem

    Maalmaha Ama Habeenadda Cadada أيام البيض

  • @abdullahi_desing9869
    @abdullahi_desing9869 Před rokem

    M.a ustaad waxaan ka codsanaa inaad mowduuca xigo nooga dhigto app ka notion ee lagu dagsado qorshaha thanks

  • @idaahhaadi1423
    @idaahhaadi1423 Před rokem +1

    Marwalbo oo Xirfdaada uu kordho, waa dhaqaalahaga oo kordho.🤔