🔨 ❌ Xeelado aa ku dumin karto ama kaga takhalusi karto caadooyinkaadi xun

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Fadhigaani maanta waxa ku falanqaynayna xeelado aa ku dumin karto ama kaga takhalusi karto caadooyinkaadi xun!
    🎯Tusmada:
    00:00 Hordhac
    00:59 Tusmada
    01:29 Igala Soco
    01:40 Caado!
    02:44 Caado Xun?
    04:06 Soo noq noqodka
    05:35 Tusaale!
    06:58 Xeelado.
    12:46 Gabagabo
    13:27 Is waydiinta....
    🔥 Tixraac:
    1. Quraan,Xadiith
    2. / atomic-habits
    3. / the-power-of-habit
    4. jamesclear.com/habit-guide
    5. www.theguardian.com/lifeandst...
    6. edition.cnn.com/2021/11/29/he...
    7. • The Science of Habits ...
    8. www.statnews.com/2021/07/19/l...
    9. al-sabeel.net/%D9%83%D9%8A%D9...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 133

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před rokem +54

    Resourceska aa ku xusay fadhiga:
    1. Dhisida caadow wanagsan: czcams.com/video/4IbmqwAFMms/video.html
    2. Buug Yaraha: afoogy.com/dabagallida-caadada/
    3. Sharaxa Buugyaraha czcams.com/video/9WNtKOjxUp0/video.html
    4. Is Edbin: czcams.com/video/J8-o0ex2iLY/video.html
    5. Deganka iyo Guusha: czcams.com/video/x7jgHC5-KOE/video.html

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 Před rokem +5

    Wllhi maanto dhan saan usugaayi xamaasadii baa iga dhamatay anyway mahadsanid ustaad🙏❤

  • @Adde12
    @Adde12 Před rokem +1

    Anigo joogo muqdisho aya wiil saxiibo nahay o jooga caluula ( magalada ugu dambaysa jihada woqoyi bari somalia) ama raasi caseyr aya i dhahay ayubow barnamij yada dhiri galinta eee ustaad maadow ma la socota .
    Ustaad meel walbo waa lagaga socda .
    Markaas ka dib ayan kuso raadiyey ustaad ❤️

  • @salaadxasan6246
    @salaadxasan6246 Před rokem +2

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammadﷺ

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 Před rokem +3

    Ustaad waxaan sidokale kutalin in qofka markuu caado xun is kareebayo hodta Uu Allah kaalmayso oo markii uu cadada xun uu sameeyaba uu laba rakaco tukado oo Allah baryo Sidokale astaqfaarta uu laasimo si uu Allah ugu fududeeyo arimaha uu doonayo inuu iska dhaafo

  • @Abdirahman_Mohamoud
    @Abdirahman_Mohamoud Před rokem +2

    Muqalka Wan dhamaystay alxamdulilaah wax badan Wan ka faaiiday Alle haka abaal mariyo macalin.

  • @abunucaymz1438
    @abunucaymz1438 Před rokem +4

    Sharafi korkaaga ha ahaato wallahi waan kafaaidaytay muuqaaladaadan inta idhaaftayba way yartahy mahadsanid ustaad Allaha kuxiftiyo

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 Před rokem +4

    Mnsha Allah Ustaad Alle Haku jeclaado Hakugu Arsaaqana Caafimaad , cimri dherer iyo Cibaado Suuban.

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 Před rokem +15

    #Isticmaal_fartaan
    Si' aysan dadka kale kaaga arkin waraaqaha aad rabto inaad darbiga ku dhagsato waxaan ku barayaa far aan anigu hadda kahor sameystay si' aan kaligey u fahmo qoraaladeyda ii gaarka ah.
    Ugu horeyn Xarfaha Soomaaligu wuxuu u qaybsamaa labo:
    •Shaqal (A, E, I, O, U)
    •Shibane (xuruufta kale ee soo hartay; B____Y)
    Haddaba farta cusub aan sameynayno waa Lambaro (Numbers/Digits)
    Xarfaha shaqalada ah waxay ka koobanyihiin labo:
    •shaqal gaaban (a, e, i, o, u).
    •shaqal dheer (aa, ee, ii, oo, uu).
    Haddaba shaqalada gaaban waxaan u qaadanaynaa Lambarada (1_____9).
    ◇Shaqalada gaaban iyo Lambarada aan u qaatay:
    •A=5
    •E=3
    •I=7
    •O=9
    •U=6
    ◇Shaqalka dheerna waxaan u qaatay sidatan:
    Shaqalkii gaabnaa ayaan korka ka saaray Jibbaar/power (°) sidaasna waxay ku noqon labo shaqal oo gaaban oo u dhiganta shaqal dheer.
    •aa=5°
    •ee=3°
    •ii=7°
    •oo=9°
    •uu=6°
    ___________________________________
    #Shibbanayaasha:
    Xarfaha shibbanayaasha ah iyaga waxaan u qaatay 10____100 inta u dhaxaysa.
    F.G: ha isticmaalin
    1_lambarada laba_labada ah. Sida: (11, 22, 33, 44, 55, 66, 77, 88, 99)
    2_lambarada buuxa. Sida: (10, 20, 30, 40, 50, 60, 70, 80, 90, 100).
    Lambarada kale ee soo haray oo dhan waad isticmaali kartaa.
    #Xarfaha_Shibbanayaasha ah iyo Lambarada aan u qaatay:-
    B=15
    T=23
    J=67
    X=47
    Kh=52
    D=17
    R=75
    S=95
    Sh=83
    Dh=72
    C=78
    G=68
    F=38
    Q=93
    K=35
    L=98
    M=85
    N=59
    W=48
    H=12
    Y=13
    Marka aad adigu samaysanayso Lambaradaada kuu gaarka ah Xaraf walba wax aad jeceshahay ku lifaaq si'aad u xasuusato tusaale:
    Xarafka (N) aan ku lifaaqno wax aan jecelnahay.
    Gabadha aad jeceshahay magaceedu waa "Nasro" adiga magacaaguna waa "Saleebaan" haddaba Magaca "Nasro" waxa uu ka koobanyahay (5 xaraf: N, a, s, r, o)
    Magacaaguna (Saleebaan) waxa uu ka koobanyahay (9 xaraf: S, a,l, e, e, b, a, a, n).
    Marka waxaan haysanaa:
    •Magaceeda (Nasro)= 5xaraf
    •magacaaga (Saleebaan)= 9xaraf
    Haddaba Xarafka (N) waxaynu u qaadan mideynta (lamaanaynta) Nasro=5 iyo Saleebaan =9
    Haddaba Xarafka "N" wuxuu noola midyahay (59). N=59
    Si' lamid ahna Saleebaan wuxuu ka bilowdaa Xarafka "S" isla gabadhii aad jeclayd ku lifaaq oo "N" hadaan u qaadanay (N=59), "S" aan u qaadano lidka(caksiga/kala gadinta) xarafka "N"
    N=59🔄 S=95
    #Aan qorno hal weer inagoo adeegsanayna fartaan cusub:
    "Ustaad salamaan maadow". Intaan aan u badalno fartaan kor kusoo baranay.
    6,95,23,5°,17 95,5,98,85,5°,59 85,5°,17,9,48
    Ustaad=6,95,23,5°,17
    Salmaan=95,5,98,85,5°,59
    Maadow=85,5°,17,9,48
    Fartaan hakuu noqoto hage iyo tusaale si' aad u sameysato fartaada kuu gaarka ah.
    #Midna_ogow: mar walba aad fartaada ka dhigto mid fudud in la qoro lana xasuusan karo waa mar walba aad xamaasad u hesho si' aad u'isticmaasho.
    Haddiise aad adkayso waad ka caajisi mana isticmaali doontid.

  • @mohamedomar8783
    @mohamedomar8783 Před rokem +1

    Luuqad jini ah ayaan Qori 😅😅insha allah

  • @abd-fataxxassan6558
    @abd-fataxxassan6558 Před rokem +1

    Macalin aduun

  • @abdiosmaan1147
    @abdiosmaan1147 Před rokem +2

    Sharaf korgaaga ha ahaato wllhi wax badan ayaan ka faaiiday cashirkaan allaha kaa amaal mariyo ustaad aad ayaan kuugu tixanahay waxbadan waad iga badashey ustaad thank you so much my teacher.

  • @apthiladiifxusen169
    @apthiladiifxusen169 Před rokem +1

    Macaln salman jumce hilwa macalin 🥰📚🥰

  • @haw_6060
    @haw_6060 Před rokem +2

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @abdeeeeee7079
    @abdeeeeee7079 Před rokem

    Masha Allah jazaka'Allah

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 Před rokem +1

    Waa mawduuc qiibo badan
    Shukran

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 Před rokem +1

    Niy9 saa usharaxday lacajibey dhuud.dhuud dhuud😄.
    hadana luqad jini kuwor kulah👍👍👍👍 thanks bro

  • @hibomaxamed9313
    @hibomaxamed9313 Před rokem

    Mansha Allah ustaad

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE Před rokem

    mahadsanid ustaad 👊

  • @Adamyussuff
    @Adamyussuff Před rokem

    Jazakallah ustaad 🙏

  • @user-zn6io2tl7u
    @user-zn6io2tl7u Před rokem

    Allah ku xafido ustaad

  • @naazi7952
    @naazi7952 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @cwaduudmaxamuud5593
    @cwaduudmaxamuud5593 Před rokem

    Shukrn ustaad allah haku barakeeyo 🥰

  • @mohamedabdikhadar4743

    Shukran ustaad

  • @yahyegood5458
    @yahyegood5458 Před rokem

    The legend 🙌

  • @safamohamed7441
    @safamohamed7441 Před rokem

    Jasakallah khyr 🥰

  • @mrmahameth8837
    @mrmahameth8837 Před rokem

    Masha Allah

  • @aamiinyare4009
    @aamiinyare4009 Před rokem

    Ustaadii🙏♥️

  • @amazingtranslator8234

    Thanks ustaad

  • @abubakar_jimcle877
    @abubakar_jimcle877 Před rokem

    Thank you teacher salman

  • @suldaanabdalla8588
    @suldaanabdalla8588 Před rokem

    M.allah ustaad cilmiga iyo caqligaba allaha ku barakeeyo❤️

  • @adiirfarhanharoole489

    Ustaad mahadsanid

  • @abdisalamsidow
    @abdisalamsidow Před rokem

    جزاك الله خير

  • @abdullahihassanabshir540

    Masha allah
    Shukran ustaad qiima badan

  • @khaliilxiiray3921
    @khaliilxiiray3921 Před rokem

    Mahadsanid ustaad
    Alla khayr badan alla ha ku siiyo

  • @nasraabdiraxmaan2382
    @nasraabdiraxmaan2382 Před rokem

    Macalin guulayso first

  • @abunucaymz1438
    @abunucaymz1438 Před rokem

    Waan sugayey masha Allah

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 Před rokem

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏 💙 ❤

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Před rokem

    Mahadsanid wll salmaan maadow.
    Mawduuc muhiim ah waaye.

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před rokem

    Masha Allah ustaad salmaan madow

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 Před rokem +1

    Asc ustad magacyga wa c/nasir sacid gelle waxan ahay arday machad dini ah dhigta wallahi barnamij yadada aadban ugu xeranahy wax badan ayaa noloshayda kabadadhay جزاك الله خيرا أستاذ وبارك فيك

  • @caddeyy4943
    @caddeyy4943 Před rokem +1

    Keep going wllo🥰

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 Před rokem

    Shukran 🙏 my pro salmaan madow 🌹🔥

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 Před rokem

    Masha allah ustaad waa talooyin aad waxtar uleh.

  • @sadak9806
    @sadak9806 Před rokem

    Ustaad qofka asigoo og inee waxaan caado xun thy sido kle caadadiina sameenaayo, waxee aniga ila thy in qofka problems-ka faraha bdn ee ku hareereesan in uu xal uwaayay sidaa daraadeed waxuu isku dayayaa in uu maskaxdiisa waxa ee fresh ku dareemesameeyo sameeyo.
    Aad umahadsan thy Ustaad Salmaan Maadow💯🙌

  • @faizalbotan8008
    @faizalbotan8008 Před rokem

    جسا الله خير Ustaad

  • @haw_6060
    @haw_6060 Před rokem

    Shukrn ustaad

  • @sabiriincilmi4093
    @sabiriincilmi4093 Před rokem

    Ustdi Jimca mubarak

  • @muxyidinziraajuadiin3611

    Ustaad sanadakan form4 ayaan ahay physics iyo xisaabta kwran

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před rokem +3

      Ina fahmto casharada ku dadaal, xifdinta iska yaray, sido kale practice garee, summary yarne ka samayso chapter walba,nasashadane badso,ciyaartane iska yaray.
      Waxa jiro fadhiyo badan aa ugu hadlay ku laabo.
      Guul aya ku rajayn adiga iyo dhamaan ardayda kula mid ah.

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před rokem

    Jazaakalaahu kheyran

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Před rokem

    wcs mahadsanid wll allah ku barakeeyo

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před rokem +2

    Waxad isticmaali kartaa app la yiraahdo
    Habitsnow wuxuu kaa cawinaa inaad caado dhisato, Mid xun aad ka saarto noloshaada notification ayuu leeyhy appka waana qeybta ugu wangsan appka

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před rokem

    Mahadsanid wll

  • @abdiazizaden9242
    @abdiazizaden9242 Před rokem

    Thanks ustaadii

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 Před rokem

    جزاك ألله خيرا استاذي

  • @mohayare2512
    @mohayare2512 Před rokem

    mahadsanid

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali8 Před rokem

    THANK YOU SALMAAN

  • @ramadanmomamedramadangood1615

    mnsha Allah Allah teacher zalmaan jazaaklahu khay wll qli

  • @abdikafiahmedabdikadir4934

    جمعة مباركة يا استاذ بارك الله في عمرك ورزقك الله الفردوس الأعلى

  • @Apdala-kaatun64
    @Apdala-kaatun64 Před rokem

    M.a ustaad thank you

  • @yoonisciise
    @yoonisciise Před rokem

    ما شاء الله brother

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 Před rokem

    thanks sir

  • @xasanmursal8116
    @xasanmursal8116 Před rokem +1

    Waa nagu soo daahisay

  • @mowliidbile1401
    @mowliidbile1401 Před rokem

    mansha Allah macalin illahy ka ka abalalmariyo wa malin jimco ah waxa walba ada jeceshahay illahay ha ku siiyo 🤲

  • @cadejeebleJR
    @cadejeebleJR Před 8 měsíci

    Tnks teacher🎉

  • @TechBarAmaBaro4810
    @TechBarAmaBaro4810 Před rokem

    Maashallah, wll 100 💯 waan ka helay habka aad u naqshdaysay muuqaalka iyo mawduucaba mahadsanid

  • @MoalimMadar
    @MoalimMadar Před rokem

    Masha Allah , kheyr badan Allahaa ku siiyo.
    Waxbadan baan ka faa,iiday shukran.

  • @ibrahimmustaf228
    @ibrahimmustaf228 Před rokem

    Thanks

  • @ibraahimabdikadir4615

    thanks

  • @abdiqafarxamsa1845
    @abdiqafarxamsa1845 Před rokem

    Ustaad meedow mahadsanid way i anfacdey tan

  • @hamaddatichno7663
    @hamaddatichno7663 Před rokem

    Masha allah ustaad wax bdn ayaan ka fa idey ustaad mahadsanid.

  • @Hussein3737
    @Hussein3737 Před rokem

    waad mahadsan tahay wllo qli

  • @shamsudiin6500
    @shamsudiin6500 Před rokem +1

    Walal salmaan

  • @SomaliOnlineMoney
    @SomaliOnlineMoney Před rokem

    M.lh ustad

  • @mahadshiqdoon5298
    @mahadshiqdoon5298 Před rokem

    Mhdsnid ustaad.

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Před rokem

    Ilahay ha ku barakeyo.ustaadka qaaligaa salman madow ilahay hakaa abaal mariyo maclumadka qaaliga.

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass1343 Před rokem

    Wall wad mahadsantahay waan u bahna muqalkane

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Před rokem

    Al ustaad salmaan waan ku salaamay juma mubarak

  • @kingbirqaaye
    @kingbirqaaye Před rokem +1

    Macalin sharaf iyo karaamo ku nolow🥰🤝
    jimco wanagsan

  • @maxamedsalaad8558
    @maxamedsalaad8558 Před rokem +1

    Waad kumahadsan tahay ustaad
    Sida miwduucaan qimaha badan noogu soo diyaarisay

  • @garaadwadanigmailcom2018

    mahsanid

  • @yasinmayow735
    @yasinmayow735 Před rokem

    Ustaad aad baad u maad santhy

  • @abdirisak972
    @abdirisak972 Před rokem

    Wll qali Allaha ku garab galo ee waxas kasoo hadaasha qabkaad noloshaada u badashey iyo goaanadii aad qadatay wakhtigii ardaynimadaa

  • @rahmashide8003
    @rahmashide8003 Před rokem

    💯

  • @abdirahmanali8056
    @abdirahmanali8056 Před rokem

    ❤️❤️❤️

  • @guulgoob2368
    @guulgoob2368 Před rokem

    Salman madow

  • @ducaysaneabdirahmaanabdila4812

    Asc buug Yaraha see ula soo dagaa

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d Před 2 měsíci

    Mahad sanidiin video ga wan dagsaday 1:38 uu secondary maba ku cajisin 😂 ii soo duceya ganacsi iigara Ina bilabo raba insha Allah

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo Před rokem

    M. A

  • @dhaqan-dhawr
    @dhaqan-dhawr Před rokem +1

    Jumca mubarak
    fadlan walaalaha salmaan maadow kanaalkeenan soo bokhda
    #Dhaqan_Dhawr (xarunta dhaqanka)
    mahadsanid

  • @saabiriinmaxamuud7530

    M.a

  • @maxamedkhayrismaaciil5531

    maasha Allah Maanta maalinti Muqaalka iney ahed waan hilmaamay sorry ustd lkn saas oo ay thy ima dhaafin

  • @saidosman9860
    @saidosman9860 Před rokem

    Asc wll ustaad Salmaan sideen kuula hadli karaa talaan kaa rabaaye thanks wllo

  • @aadanmaxamed1998
    @aadanmaxamed1998 Před rokem

    Muqaalada daqiqadohooda 8_ 9 daqiiqo kadhig ustaadi mhdsnd

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 Před rokem

    Ad ba u mhd san tahy ustad

  • @xogshow9211
    @xogshow9211 Před rokem +1

    Ustaadow filter ka aad codka ku habeysay MA ahan mid laga dhagesan karo ee Naga yarey noise ka Marka xiga I.a

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Před rokem

    Asc salman abowe su,aal a ku waydina ugu yran imisay cado wanagsani kaga bahaty yacni meqo malmod

  • @maslah877
    @maslah877 Před rokem

    🙋🙋🙋

  • @zakariyaabdirahman6129

    Asc wll waxn rabay inan si gar ah kula hadlo

  • @yacquubsiciid6637
    @yacquubsiciid6637 Před rokem

    Ustaad aad baad umadsantay muuqaaladada si weyn ayey ii afaceen