Qorshe wax-isbarid kaligaadi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Habka ugu wanaagsan aa wax isku bari kartid kaligaadi.
    * Tusmada Fadhiga:
    00:00 Hordhac
    01:10 Tusmada
    01:51 Afoogy
    03:54 Faa'idada!
    04:46 Isbarbardhig
    06:48 Sidee....?
    07:01 Kalsooni!
    07:54 Fudeed vs Culees!
    08:47 Is-Maaree
    09:32 Talaabooyiin!
    11:37 Waxbarashada
    12:07 Gabgabadii
    12:24 Iswaydiinta Fadhiga
    * Afoogy:
    𝗡𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿:
    ☎ 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: wa.me/252619898954
    Feedback ardanda öinkiyadaan ka fiiri
    Bisha 1aad: afoogy.com/courses/learn-engl...
    Bisha 2aad: afoogy.com/courses/learn-engl...
    Bisha 3aad: afoogy.com/courses/learn-engl...
    * Fadhiyo hore aa ku xusany fadhigaani:
    1. Is edbi: • 🙃 Muxuu yahay waxa ku ...
    2. Smart Goals: • Sida Loo Dajiyo Hadaf ...
    3. Buugyaraha 12 Week: afoogy.com/12-isbuuc-sanadkii/
    4. Sharxa bugyarha • Workshop || Habka aa Q...
    * Reference:
    1. www.amazon.com/Science-Self-L...
    2. www.scotthyoung.com/blog/mypr...
    3. www.scotthyoung.com/blog/mypr...
    4. • Portrait Drawing Chall...
    5. www.scotthyoung.com/blog/cate...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afoogy-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 141

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před 8 měsíci +41

    * Afoogy:
    𝗡𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿:
    ☎ 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: wa.me/252619898954
    Feedback ardanda öinkiyadaan ka fiiri
    Bisha 1aad: afoogy.com/courses/learn-english-1-1/
    Bisha 2aad: afoogy.com/courses/learn-english-1-2/
    Bisha 3aad: afoogy.com/courses/learn-english-1-3/

  • @DrsriyaaqmohamedNashad
    @DrsriyaaqmohamedNashad Před 8 měsíci +40

    Yes wan ku guuleystay wali 2 weeks hal juz quran iyo tafsiir kiisa alx Allah ha igu kaalmiyo ❤

  • @diamondgirl.
    @diamondgirl. Před 8 měsíci +46

    3 courses ayaan is baray wax barashada loo aado: collage,iskuul, waxa aan ka aamin sanahay self learning . Wax yaaba ii suurto geliyey in aan barto:
    1) waxaan dejistay waqtiga aan courses ka bilaabo iyo waqtiga aan dhameynayo.
    2) goorta aan courses qaadanaayo.
    3) dib u eegidda qorshaheyga 15day mar wixii i dhibay oo aan xaliyo wixii aan u baahnaa oo aan keensado.
    Iyo qorshayaal kale oo badan.
    Adiga qoraalkaan aqrinayo wax ma'iga faaiiday❤❤

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 Před 8 měsíci +4

    Yes self study waa king 👑 of study 📚 allha hanagu garab galo cilmi kas too anfac aduunyo iyo mid aakhiraba noo leh allahuma Aamiin 🤲

  • @Sahruush
    @Sahruush Před 8 měsíci +10

    Wllhi wan ku farxay markan arkay vediogan Almdullilah😢hdan rabaa inan safiican u barto luuqada englishka waxan ahy ardey dhigta dugsiga sare f3 wwxan raba waxyabo bdan inaa is baro Allow igula garab gal😭🤲wllkei/wllshei qoralkn hda aragto isoo xasuusi 8/11/2023_______8/11/2024 Insha Allah
    Hooyo hospital igu jirto igu soo duceeya😭😭

    • @ayoubisomali
      @ayoubisomali Před 7 měsíci

      Alle SW ha cafiyo hooyo wll.😢

    • @Sahruush
      @Sahruush Před 7 měsíci

      @@ayoubisomali hda way geeriyoty😥😥😥

    • @drsziizuumohammed
      @drsziizuumohammed Před 2 měsíci +1

      Only 4 month ku dhiman wll

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 2 měsíci +1

      Allah u naxariisto hooyo 🥲

    • @Sahruush
      @Sahruush Před 2 měsíci

      @@SalmaanMaadow Aamiin 🤲😭lkn sidee ku ogatay

  • @abu_yasirbile9197
    @abu_yasirbile9197 Před 8 měsíci +6

    Waxaan farxaa markaan soogalo barta ustaad maadoow oon maqlo geeraarka ardayaay aqootu waa sidii ilays❤❤❤❤❤

  • @mkadir
    @mkadir Před 8 měsíci +3

    mahadsanid Ustaad Salmaan ani ahaan waxaan aaminsanahay habkan iskaa wax isku bar inuu fiicanyahay, ani 6 sano muddo ku dhaw ayaan internateka wax ka baranayey. Alle mahadii Jaamacado waa wayn ayaan koorsooyin ka qaatay sida California,whasington,Hong kong, Yale iyo kuwo kale.

  • @xasanyare-kz9es
    @xasanyare-kz9es Před měsícem

    التعليم الذات مهم جدا جدا جدا

  • @AbdilahiBelel
    @AbdilahiBelel Před 8 měsíci +1

    Mahdsanid ustaad🎉❤

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Před 8 měsíci +2

    Mash Allah my brother thanks

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 Před 8 měsíci +1

    Mashaaa allah jazaakalaahu kheyran❤

  • @abu_yasirbile9197
    @abu_yasirbile9197 Před 8 měsíci +3

    Allaha barakeeyo ustaadka kana ajarsiiyo wanaagiisa❤

  • @maxamedkhayrismaaciil5531
    @maxamedkhayrismaaciil5531 Před 8 měsíci +6

    جزاك الله خيرا الجزاء ❤❤❤

  • @mahadhassan2894
    @mahadhassan2894 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤ جزاك الله خيرا جزيلا أخي الكريم

  • @user-yf7ew8xh1w
    @user-yf7ew8xh1w Před 8 měsíci +2

    Ustaad aad ayaad u mahadsantahay جزاك الله خير الجزاء وكفل الله أمثالك wllhi runtii wax naga maqnaa ayaad noo siyaadisey .

  • @abdirashidabdullahi5836
    @abdirashidabdullahi5836 Před 8 měsíci +1

    manshaa allaah teacher

  • @Abdullahi--Abdidahir--Nur
    @Abdullahi--Abdidahir--Nur Před 8 měsíci +1

    Masha alaah ustaad allaha ka abaal siiyo dadaal kaada wacan.

  • @user-ij1to7rt5f
    @user-ij1to7rt5f Před 8 měsíci +3

    Shukran jaziila ustaaad allahu yubarik ❤

  • @maxamedismaaciiil420
    @maxamedismaaciiil420 Před 8 měsíci +5

    Alle haku barakeeyo ustaad maskaxda iyo caafimaadka ❤😊

  • @yacquubmoha
    @yacquubmoha Před 8 měsíci

    masha allh ustad

  • @ahmed-nour638
    @ahmed-nour638 Před 8 měsíci

    Thank you so much ustaad 🙏👍

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 Před 8 měsíci +2

    Thank you ustaadh

  • @mohamedabdullahi2215
    @mohamedabdullahi2215 Před 8 měsíci

    Thanks ustaad

  • @MoSalh-hy9pr
    @MoSalh-hy9pr Před 8 měsíci

    Jazakallahu kheyr ustaad sida wanaagsan aad noogu soo gudbisay

  • @mariamAhmed-rp7hb
    @mariamAhmed-rp7hb Před 8 měsíci +1

    Thank you ❤

  • @ka2rhmad25
    @ka2rhmad25 Před 8 měsíci +1

    mahadsanid maalin

  • @Cuddoon
    @Cuddoon Před 8 měsíci +5

    جزاك الله خيرا أستاذنا شكراً جزيلاً

  • @apdallaapdimohamed4346
    @apdallaapdimohamed4346 Před 8 měsíci +1

    My Teacher ❤

  • @AbdirashidAdan-cr2je
    @AbdirashidAdan-cr2je Před 8 měsíci

    Jazaklaah

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Před 8 měsíci +3

    Alle Haku barakeeeyo wll❤

  • @maxamed.dayib1
    @maxamed.dayib1 Před 8 měsíci +2

    Aad baan kuugu mahdnaqayaa hawsha weyn eed bulshadaada u haysid waxaan aad ugu faraxsanahay inaad noo balan qaaday koorso aan afsoomali ku waayey oo ah sidee wax loo bartaa waan sugeynaa ❤

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Před 8 měsíci +4

    Mahadsanid ustaadi ❤🎉

  • @user-my4kt9zp9m
    @user-my4kt9zp9m Před 8 měsíci +1

    aad iyo aad habka wax isbarida waa hab aad u wanaagsan waqti xaadirka
    shukran sxp

  • @farhangarcad7434
    @farhangarcad7434 Před 8 měsíci

    Mahadsanid

  • @maxamedjaamac88
    @maxamedjaamac88 Před 8 měsíci +1

    ❤ horey u socd wngsn wll salman 🎉

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 Před 8 měsíci

    Thanks sir

  • @deqoaxmed-dc6wh
    @deqoaxmed-dc6wh Před 8 měsíci

    Shukran salmaan maadow

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi Před 8 měsíci

    thank you such mush

  • @KalRespect
    @KalRespect Před 8 měsíci +1

    i love your editing marka aan xayaysintya sameeneesay wallkey,, guuleeso in sha allah

  • @baregurey8883
    @baregurey8883 Před 7 měsíci

    Mashlah ilahay ha ku xafido

  • @mahaaricade4824
    @mahaaricade4824 Před 8 měsíci +2

    Aad ayaad u mahadsan tahy ustaad

  • @kimali6435
    @kimali6435 Před 8 měsíci +3

    Haa wuu yahay waxanba dhihi karaa waa habkee ugu wanagsnaa Allah I waafujiyay mudo ayaan ku howlanaa in aan wax isbaro lakiin magaranaynin habka ugu muhimsan aan wax isku bari lahaa aad ayaad u mahadsantahy ustaadow Allah ha kaa awaal siyo❤❤❤

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr Před 8 měsíci +1

      Kalay aan wada barane hada anu waxan bilaabey graphics design

    • @Nasteha3312
      @Nasteha3312 Před 8 měsíci

      ​@@Faiza-el4nr abayo ana ku la baranaayo waan jeclahey inaan barto graphic design ka 😊

  • @im7somali
    @im7somali Před 8 měsíci +1

    Waa ka mahdiyay habkaan ❤

  • @user-jg7mn2gq3q
    @user-jg7mn2gq3q Před 7 měsíci

    MAHadsanid ustaad😊

  • @abdiyusufhassan2427
    @abdiyusufhassan2427 Před 6 měsíci

    Haa walalkey waa wax fiican jaza ka allah

  • @AbdinajiibMohamed-vb1rw
    @AbdinajiibMohamed-vb1rw Před 8 měsíci +3

    Habka wax isbaridu waa habka ugu fiican wakhti xaadirkan hadaad wahti hayso iyo karti anigu sanadkan dhamaanaya waxaan isbaray luuqada eglishka laakiin intaadan wax bilaabin waxa ka horeeya inaad wax badan baadho

    • @jamiilamohamed2374
      @jamiilamohamed2374 Před 8 měsíci

      Walal ma ila wadagi karta meelaha ad ka baratay englishka mahadsanid

    • @sahalduale7531
      @sahalduale7531 Před 8 měsíci

      Waxa la barana maxa waye ? Waan yaabe , labaa luuqadood waan garaniye mxa is bara!

  • @mohameddheere08
    @mohameddheere08 Před 8 měsíci

    shukran ustaad waxan kala socdaa Garowe;

  • @abdirahmanagelleh984
    @abdirahmanagelleh984 Před 8 měsíci +6

    Habka wax is Barida naftaada waa hab aad u wanagsan , aniga labo luqad ayan ku bartay habkaan hadana xirfadkale ayaan wadaa o ah graphy design .aad ayaad u mahadsantahay ustaad

    • @parkhalma6096
      @parkhalma6096 Před 8 měsíci

      Wll graphic design xed kabarataa plz isojwab

    • @AhmedClaahii
      @AhmedClaahii Před 8 měsíci +1

      Sxb warsame bade ayaa haayo pro cours bella ah anna waan kabartay pro 😊😊😊

    • @abdirahmanagelleh984
      @abdirahmanagelleh984 Před 8 měsíci

      @@AhmedClaahii 🙏 mahadsane walal

    • @user-wy5pq4jp7b
      @user-wy5pq4jp7b Před 8 měsíci

      Sxp intee ka barataa

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 Před 8 měsíci

    Mazha allh wll

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 8 měsíci +1

    Arrintaan waa muhiim jiddan

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před 8 měsíci

    Mahadsanid 👏 wll ❤
    Video noocan noo soobadi please 🙏💯

  • @samiiramuxumad4352
    @samiiramuxumad4352 Před 8 měsíci +2

    Dhoor mar ba isku dayay lkn iima suuragalin dhanka la iga hesto wxa ufahme ine thy in aan joogteen waaye iyo in go'aanka igu ahay mid sahlan aan yacni go'aan adag qaadanin iyo in jadwal fcn aanan sameysan i.a wxa rajyna ina mar kale bilaawo aana talaboyinka iishegtay aan ku dhaqmo ustaad. waana kuso sheeg dona wixi iska ke badalo insha allah. aad iyo aad ba umhdsnthy ustaad jazaka allah kheer

  • @AliaaadanAli-mn7yw
    @AliaaadanAli-mn7yw Před 8 měsíci

    M.a ustad madow alle hagu barekeeyo

  • @ayniishabdalla8846
    @ayniishabdalla8846 Před 8 měsíci

    Alxm wan kuguleysty🎉

  • @user-me7en7cz1b
    @user-me7en7cz1b Před 4 měsíci

    Wan ubahnhy 😮

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Před 8 měsíci +1

    Habaka Schoolka iyo college ka Waaba Hab kudhisan Sida Ey Rabaan Dadkii Habkaa Sameeyey Xaga Wax Isbaridu Tahay Shey Aad Adigu Dooratey Ood Cidna Ku eedeyneynin Ood Na jeceshay mrka Wax Laguu Doorey Iyo Waxaad Dooratey Isku Mid ba Maaha ✔️

  • @sharmarkekayse2302
    @sharmarkekayse2302 Před 8 měsíci

    Shaqo wanaagsan ayaaad hayaaaa masuuul

  • @hani-id9xd
    @hani-id9xd Před 8 měsíci +2

    ALlh Haku BarakEyo maskaxda io CiLmiga macalin❤

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 Před 7 měsíci

    ustaad allah cilmiga iyo caqligaba ha kuu daayo insh allah maant ayaan bilabayaa hayaankeygii wax is barida allah heygu garab galo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 8 měsíci +2

    Salaam ayakuma first one thanks my teacher masha allaha 🎉🎉🎉

  • @maxamedsheikhabdullahi1551
    @maxamedsheikhabdullahi1551 Před 8 měsíci +1

    Haa Ustaad Self-education Aad Buu Uwcan Yahay

  • @hassanmursal4728
    @hassanmursal4728 Před 7 měsíci

    ASC Walaal salmaan

  • @abdullahi_desing9869
    @abdullahi_desing9869 Před 8 měsíci

    We missed you😢😊

  • @AliabdimohamedNoor
    @AliabdimohamedNoor Před 5 měsíci

  • @naasix9080
    @naasix9080 Před 8 měsíci

    Haa habka wax is baridu waa hab aad u fiican oo waxtarleh .

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 Před 8 měsíci

    Wcs

  • @awilcirro7461
    @awilcirro7461 Před 8 měsíci +1

    Xirfado kale oo gacan oo dhmaystiran noo soo gudbi mocalimmuu

  • @maryamasamatar109
    @maryamasamatar109 Před 8 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad

  • @faysalcabdullqaadir6549
    @faysalcabdullqaadir6549 Před 8 měsíci +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤

  • @HanYin4855
    @HanYin4855 Před 7 měsíci

    Haa waan ku guleyasate wxan ku bartay luqada

  • @rohosafi7888
    @rohosafi7888 Před 8 měsíci

    M.a

  • @MOHAMUD550
    @MOHAMUD550 Před 8 měsíci +1

    الحمدالله انا اقدر اتكلم باللغة العربية
    كمان احب اطور لغتي العربيه
    كمان حابب استفيد باللغة انجليزيه
    aadbaad uma hadsan tihiin

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Před 8 měsíci

    We miss you Dr. Salmaan madow.

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul8467 Před 8 měsíci

    Older bro❤

  • @inaburale8518
    @inaburale8518 Před 8 měsíci

    Buuga intee ayaan ka helaa ustaad

  • @ABUTASNIIM99
    @ABUTASNIIM99 Před 6 měsíci

    Jzakallah ustaad , wx bdn ayan isku dayay inan wax is baro lkn wali ima suro glin janis yaran awgeed 😢

  • @Tubsanmedia
    @Tubsanmedia Před 8 měsíci +1

    Ustad waad Mahadsabtahay.
    Kalsoonida waa kow Mida kale waa maareynta Naftaada iyo waqtiga.
    Waxaas oo dhan waxaa saldhig u ah waa:-(Sabir iyo Dulqaad).
    Ma igu Racsantihiin Taas?

  • @MohamedHassan-hw1vm
    @MohamedHassan-hw1vm Před 8 měsíci +2

    𝐖𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 🎉

  • @zarazaaraah4186
    @zarazaaraah4186 Před 8 měsíci

    programmerka barta ee waxan kuwedinlahaa shaqoyinka somalia maloga helaha

  • @AsadAH67
    @AsadAH67 Před 8 měsíci

    ustaad adobe podcast codka gango ayuu geliyay ee sidii hore ku daa

  • @user-tl9zk6kp1k
    @user-tl9zk6kp1k Před 8 měsíci +3

    Teacher luqada carabiga iyo luqada engaliishka imisa sanu ayaa ladhiganaa ? Please

  • @FardoosoXassan-je1gd
    @FardoosoXassan-je1gd Před 7 měsíci

    Anaa rabo ustaad

  • @AbdisalaanHassan-zc5dp
    @AbdisalaanHassan-zc5dp Před 8 měsíci

    Asc utad madow

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 Před 8 měsíci

    🎉🎉

  • @user-lb4su6kp7c
    @user-lb4su6kp7c Před 8 měsíci

    Waxaan ka soo Hadashaa habtaka ugu fiican ee note gadashada

  • @salaamasoomaal3411
    @salaamasoomaal3411 Před 8 měsíci

    Mahadsanid Ustaad marka xiga ustaad waxaan danaynayaa koorsooyinka luqadaha Carabiga iyo Engliska marka sidee ku heli karaa

  • @ahmedosmanshabeele3791
    @ahmedosmanshabeele3791 Před 8 měsíci

    M.Allah
    Xagaagii hadda lasoo dhaafay ayaan muraajacayn ku sameeyay courses kii jamacada aanku soo qaatay waana ku guulaystay.
    Sababta guushay duna waa:"inay qalin jabin isugaysay kulliyada IT aan ahaa system na layga sugayo"
    Waxaan noqday
    Fikirkayga: "guul waxaa lagu gaaraa markaad waqti cayiman aad hawl ka shaqaynasid.
    Lagaana sugayo.

  • @abdishakurmaxamed-jv6vj
    @abdishakurmaxamed-jv6vj Před 8 měsíci

    Xagee la iska diiwaangalinayaa ustaad

  • @fardowsabdi1805
    @fardowsabdi1805 Před 7 měsíci

    Ustaad waxaan jeclaan lahaa inaad nala wadaagtid qaab kaad ku baratay programming

  • @Eman-108
    @Eman-108 Před 8 měsíci

    Sax

  • @hamzebouhaden
    @hamzebouhaden Před 8 měsíci +1

    Waxan bartay forex trading alxamdulilah hadana wadadi wan haya inkasto aan is dhibin malmahan waxbarasha ku jiiray .
    Waxa fiican self learning my idea 💡

  • @Mwalimu82
    @Mwalimu82 Před 8 měsíci

    1/12/2024 Insha Allah waxan u dabal dagi doona 100k

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669 Před 8 měsíci +1

    Adiga Commentiga Akhrinaya Side tahay Walal

  • @dolanzo5214
    @dolanzo5214 Před 8 měsíci

    Ustaad, markaa sharaxeysay waxaa dhageesanaayay sheekadeda oo la iisoo jeedinaaya runtii waan isa soo baray ilaa maanta anigaa wax isabara waxaan ka haray waxbarashada taqliidiga ah si aan udareemo inaan waxbartay alhamdulillaah waxaan bartay multimedia and Accountant

  • @user-wy5pq4jp7b
    @user-wy5pq4jp7b Před 8 měsíci

    Macalin maxaa ka mida waxyaalaha la baran karo

  • @MaslahRaage
    @MaslahRaage Před 8 měsíci

    Haa wax waan kabartey lkn waxaa isoo wajahay caqabad ah caajis

  • @kimali6435
    @kimali6435 Před 8 měsíci

    Macalin su,aal ayaan ku weydiisanaa. Bil walba waxan degradation qorsho hadana anigoon waxba ka samaynin ayay iga dhamanysaa bishaas ❤maxa talo ahaan iisiin lahayd? Wax waan qorshayn karaa laakiin wax walba waxaa igaga soo dhamaty hadal oo kaliya 😢 macalin jawab ayaan kaa sugaa mahadsnid

  • @sharmaakemahad342
    @sharmaakemahad342 Před 8 měsíci +5

    Ustad aan ku faano
    Mida kale video aan rabay ina so dubo aan ka fa'idesto course kale shahadadi ayaba igu adkatay ina so samesto lkn waan so wada

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide Před 8 měsíci

    codka barnaamijka aad u adeegsatay wu kaga dheelay dambe ha u noqon

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 Před 8 měsíci

    Buug yaraha wax laguma qoran karo miyaa
    Waa lasso dagey waxba waa kuqori wYey