072 | Shaqo iyo ma-shaqayste | Doodda ugu liidata ee Soomaalida!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    CZcams: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Sahanka Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

Komentáře • 332

  • @biiftagroup9688
    @biiftagroup9688 Před 4 měsíci +123

    CZcamsr ka kaliye ee aan arky oo 1 million subscribers u qalma keep going

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Před 4 měsíci +6

      Waa run ilaa hada lama hayo
      CZcamsr la tartami kara allaahuma baarik

    • @GaradAli-id2uf
      @GaradAli-id2uf Před 4 měsíci +7

      Ogaansho iyo isagaba way u qlmaan runtii

    • @ogaalkaqisooyinka5907
      @ogaalkaqisooyinka5907 Před 4 měsíci +3

      War ninkaan yutuber mahan ha caayin wlhil cadiiiiim yutuber wuuka sharaf badanyahay alaha noo daayo aaadan

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Před 4 měsíci +2

      @@GaradAli-id2uf wuxu yahay maleh OGAANSHO dumarka luu kuwaashay waa nin caadifad waxku eega non caqli uff kaas

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Před 4 měsíci

      @@GaradAli-id2uf lkn aadan sahan waa wiil uar oo caqliga kasocda 100% mashaa allaah tabarakallaah

  • @sudaysmohamed6381
    @sudaysmohamed6381 Před 4 měsíci +67

    Aadanow zxb walaahi suaashii aan kuwareeray een jawaab uwaayay ayaad hadda abaartay zxb runtii mahadsanid halkaa kaga hay

  • @maxamedcasayr291
    @maxamedcasayr291 Před 4 měsíci +45

    Guurikiii wuu adkaaday
    Sinadiina way fududaatay 💯✅️

  • @zubeirkassim8660
    @zubeirkassim8660 Před 3 měsíci +9

    Ma ogi fariintayda in aad arki doonto iyo in kale balse anigu aadanow waxan Ku bartey xilligii aan ugu baahida badnaa in wax la ii sheego waano igu filan waan kaa heley wakhtigaasi wuxu ahaa xilli aabahayna dhintey hooyadeyna iga fogeyd zhp dhanka wax sheega booskii waalid waad ii buuxisey abaal weyna waan kuugu hayaa waadna Ku mahadsantahay waxkazta oo aad Nala wadaagtey Alle ha kaa abaal mariyo zhp

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 Před 4 měsíci +46

    Hawshaa mobilka waad iga soo af jartay wllhi 😂😂😂

  • @Deeqow_Abuukar1
    @Deeqow_Abuukar1 Před 4 měsíci +19

    NB:"Haddii dadku subixi wada shaqo tagi lahaayeen lama arkeen cid ku mashquuleysa hebel waxasu ka shaqeeyaa balse dhibta waxa keentay shaqo la'aanta baahsan".
    Weedh iqancisay runtii..

    • @xamaaliboy
      @xamaaliboy Před 4 měsíci +1

      Amba sido kle wey iqancisay

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 4 měsíci +9

    31:20 hadal dhaxal gala ✨️ Saddex qodob ayaan kala baxay podcast tigan
    1: Meesha aad ku fcn thy garo
    2: Dhawrsonow oo alle ka cabso
    3: Shaqo abuur la'aan baahsan oo wadanka ka jirta.

  • @faracadechannel
    @faracadechannel Před 4 měsíci +17

    Adan sahanow guulayso su.aalo aan ku wareeray baad nooga jawaaptay ka dhalinyaro ahaan
    Marka guul iyo gobonimo 😇😊

  • @hamdamohmoud5649
    @hamdamohmoud5649 Před 4 měsíci +11

    Anigu ma haajirayo ee waan ku qancayaa wadanka jabkasta aan umaree in aan wax ka bedelo rajaynyaa kol aan hal qofna shaqo u abuure mhdsnid adiguna aàdanow

    • @mohameddeeq7578
      @mohameddeeq7578 Před 3 měsíci

      Waa kulaqabaa saaxiib soomali meelwalba ay joogto maanta weey hormareesa waxaana sabab u ah Amar Alle iyo dad adiga ookale AH oo isxilqaamay "HALKAA KAHAY😊"

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 Před 4 měsíci +23

    walahy waad iga qoslisay Adanow sxp arinkaa bisadaha waxn islahaa bisadaha aduunku xataa waa isku cawaandiyoodaan show kulaylka iyo wax la,aantaa istusay kuweena😂🤣

    • @shaficiaxmed9769
      @shaficiaxmed9769 Před 4 měsíci

      😂😜😁 Haa wllhy wn ku qoslay waa runtii run bdnaa dalka dhibaato bdn baa hysta wllhy dhinac kasta

    • @alxikmamedia4462
      @alxikmamedia4462 Před 4 měsíci +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walai wan qoslay sxb

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey Před 3 měsíci +3

    Ilaahay caqliga caafimaadka iyo Nolosha hakuu barakeeyo runtii dhalinyaradu aad bey kaaga faaiidaysteen

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Před 4 měsíci +4

    Haa wllhy waa runtaa bulshada Somalida dhibato aad u bdn baa hysta sida Shaqo laanta , guurkii oo adkaadey , sinadii oo fududay , bulshadii oo isku nool , mushaharkii Shaqooyinka oo aad u liita , dowlad xumo , ganacsato dhiigmiirato ah , iskaashi laan dhalinyaro ah

  • @najaxraagemursal9139
    @najaxraagemursal9139 Před 4 měsíci +19

    hala haajiro hadii aan nahay team sahan me one

    • @Abdikarinmoha
      @Abdikarinmoha Před 4 měsíci +3

      Waa wadada kaliya noo furan sababtoo ah lama noolaan karno waaqaca wadanka alle Khayr hanooga dhigo

    • @DeeqaAxmed-ts8bb
      @DeeqaAxmed-ts8bb Před 4 měsíci +1

      Me with you

    • @MowliidCade-kg3sb
      @MowliidCade-kg3sb Před 2 měsíci

      Hhhh fakar kawanagsan radi wll

  • @HaajaraCabdikariim
    @HaajaraCabdikariim Před 4 měsíci +38

    بارك الله فيك و أحسن إليك و بيض الله وجوھكم صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم

    • @user-wy6sz4yx3o
      @user-wy6sz4yx3o Před 4 měsíci

      Mxa ku dhibay maad afkaga hooyo 𝕜𝕦 qortid scw ❤

    • @HaajaraCabdikariim
      @HaajaraCabdikariim Před 4 měsíci

      Wll waxaa laga yaabaa in luuqada carabigu ii fududahay oo ay luqada soomaligu igu adagtahay

    • @HaajaraCabdikariim
      @HaajaraCabdikariim Před 4 měsíci

      Wll waxaa laga yaabaa in luuqada carabigu ii fududahay oo ay luqada soomaligu igu adagtahay

    • @akadirmoha12
      @akadirmoha12 Před 4 měsíci

      scw scw scw

    • @Abdirahman.4
      @Abdirahman.4 Před 4 měsíci

      اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜

  • @DhaamaBeauty-ls1ok
    @DhaamaBeauty-ls1ok Před 4 měsíci +31

    Maalmahan umadiiba adiga mooye intii kaleba wnka boodey caqligena dhistay ❤❤❤

  • @user-ic7zt6qn7m
    @user-ic7zt6qn7m Před 4 měsíci +9

    Waan qoslay maalin maalmaha kamida ayaa mid Nina oo aanan aqoon oo soomaliya oo aanan aqoon ayaan khadka meel wax barasho kacodsaday wuu aqbaly qurbuhuu joogay kadib lacag tii baan kudhahay wax iga dhin hadhawbuu iguyidhi ma shaqaysaa my baan ku idhi wuxuu yidhi soomaliya dadka jooga ma shaqaystaan waxba ma qabsadaan fadhi kudirir kama kacaan cod 7 daqiiqo ah buusoo duubay qoraxbaad haysataan hawo fcn baad haysataan waalidbaad haysataan adigu warkiiyo dhan. Qoraxbaad haysataan buu dhaafin waayy ana warba ma badine waxaan u qoray kaalay qorraxda lacag kasoo daadi

  • @DALJIRE01
    @DALJIRE01 Před 4 měsíci +18

    3daqiiqo yaa iga soo horumaray blse wali cid dhamestay ma jrto😂😂😂

    • @AliAli-lp1fo
      @AliAli-lp1fo Před 4 měsíci

      42:20 Bu imaraya wna kaso horeyey😂

    • @abdirahmaanali24
      @abdirahmaanali24 Před 4 měsíci

      11:59 adan xashiishle 😂😂😂wll qalbi xaaran waa dhamaystat muqaalka reply wll sahan

    • @saciidcabdi588
      @saciidcabdi588 Před 4 měsíci

      😂😂😂😂😂 aadan xashiishle

    • @DALJIRE01
      @DALJIRE01 Před 4 měsíci +1

      @@saciidcabdi588 xabeeb miyad u baahan tahay?🤣

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 Před 4 měsíci +3

    War nio waxaan tahay nin wuxuun kahadlayo sifiican uuga hadla oon iskadhaadhin kujirin runtaad abaartaa waxaa tahay qofka kaliyee haladiisu igu socdaan walii waxan kugu saluugo kaama arag waxan rajaynayaa inaad soo badiso talooyinka dhalinyarada wlhi xataa intaan dhagaysanayay marar badan sidaacada uqoslay sababtu tahay si daacada uwarantaa guulayso inadeer 🥰

  • @user-ql2mr2ji2m
    @user-ql2mr2ji2m Před 4 měsíci +10

    Ustaad Aadan waa xaqiiq qodobkaasi aniguba dad badan ayaan mar siin waayey in ay dalka ka jirto shaqo laan ee ayna jirin mashaqaystayaal 🙏

  • @Maahir397
    @Maahir397 Před 4 měsíci +1

    Qofna masuliyada noloshada masarna oo qofkstaba tiisa ayuu ladaladhacaya lana halgamaya ilhy wuxu kufary dadal hadi ad latimado dadalkasna wad helysa ooo isaga ayaaba kubalanqady ilahy swt
    Mahadsanid adan khadar .

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Před 4 měsíci +2

    Wll aadan nin rageed qiimo badan abaalkaaga alle hagudo bro waxa tahay mujaahid dhalinyar hada nahay aanu wax badan ka faa,idney guuleyso laba daaroodba ❤❤❤

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 Před 4 měsíci +5

    1000% waaan kugu raacsanhy
    Waad ii hadashay wadankan rajadiisu waa sagxadda

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 4 měsíci +6

    Just like wanku saaray offline ayan ku fiirsan rabaa daqiiqadaha aad baad uso yaraysa ustaad❤😢

  • @jamaljovaz701
    @jamaljovaz701 Před 4 měsíci +8

    Nin wax bartay baa Tay wll Waan ku aaminsany Wlhi

  • @GalolPro
    @GalolPro Před 4 měsíci +1

    Shukran Ya Al Ustad Adam Sahan!

  • @im7somali
    @im7somali Před 4 měsíci +3

    Aadanow walhi waa iga qosliday😂 wax badan waa igu soo kordhisay ❤

  • @hazmeptilaahi442hazma9
    @hazmeptilaahi442hazma9 Před 4 měsíci +10

    Ilahey caqliga iyo cilmigaba haku barakeyo wayo manta waxad kahadashey dhibato weyn just naheysata hablo iyo inamana waa iskugu mid ان مع العسر يسرا

  • @toosane7784
    @toosane7784 Před 4 měsíci +6

    Haajira wllhi inaad haajirtaan wax dhaamo malaha ani waan haajiray isoo raaca😊

  • @apdurazagisack7141
    @apdurazagisack7141 Před 3 měsíci +1

    Aad iyo aad baa u mahadsan thy wllkey ❤❤

  • @Wow_Whiz
    @Wow_Whiz Před 4 měsíci +4

    Wallaaahi waad ii hadashay aadanooow.

  • @mohamedshiikha
    @mohamedshiikha Před 4 měsíci +6

    Jazaakallaah ustaad, hadalkaaga laaxin laga jari maayo.
    Fikir yar ayaa kugu xoojinayaa oo la xiriirta arinka in qof oday wado lagaa hor marinayo, arintaa si dhab ah ayay u jirtaa boqolkiiba boqol. Tusaale ahaan waa sax oo qof waliba odey iyo caaqip iyo nabadoon wuu leeyahay balse su'aasha ayaa ah odeyga laftigiisa cidba listga ugu jirta oo in badan kaga so horeysa adiga, waxa dhacda marar badan in qof dhalinyaro ah uu shaqo arkoodo kadibna uu raadiyo isagoo documents kiisa diyaarsanaya oo si nidaam ah ku apply garaynaya, marka kadib uu arko in shaqada qaab aan toos ahayn loo kala qaadanayo kadibna uu la xiriiro odeygii ama caaqilkii ugu dhawaa ee u garanyay amaba reerkiisa hogaaminayay, halkaasay ka qurmaysa hadaba, caaqilki marka u ogaado in fursadaas ay banaan tahay isaguna dhamayn karo ayuu list laso baxayaaba, waxa u qoran ama u niyada ku haystaa tiro badan oo adiga kaga dhaw oo dhalinyaro ah amaba uu waxyaabo kale u adeegsanayo marka ayuu intuu ku diro uu mid kale so qabanayaa oo meeshi gaynayaa. Taas iyo kuwo kale oo badanba way jiraan.
    Marka odeyga laftigiisa ayaaba recruitment and selection kiisa u gaarka ah wata mudane.
    Mahadsanid.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 4 měsíci +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l Před 4 měsíci +1

    Your explanation very good sir topic important

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Před 4 měsíci

    Mahadsanid saaxiib aadan sahan
    waxa aad ka hadashay muhiim ah oo dhalintu u baahnaayeen.

  • @user-jy1qn6bq8r
    @user-jy1qn6bq8r Před 4 měsíci +3

    Walahi aniga hada nairobi kunolahay walbahaar ayan kunolahey adanow muqalkan wax badan ayan ka faiday wad igu ogtahay inaa haajiro

  • @axmedhello3580
    @axmedhello3580 Před 4 měsíci +5

    Macalinkaygii dugsiga sare ee maadada history wakhtigaasi wuxuu na siiyey dardaarankaas ah Dalkan waddo kasta oo aan tahriib ahayn kaga baxa. Saaxiib Aadan khadar Cali Rabbigay Ku darajee waaqaca maanta ayaad toos u taabatay 48:01

  • @user-cc7ww3xp9e
    @user-cc7ww3xp9e Před 4 měsíci

    Masha alllah sidaad u soo diyaarisay baa cajiib ah sidaad u sharaxday baan wax loo dhiga lahayn halkaad wax naga tustay baanan wax kawada arkayn

  • @xaadsane8692
    @xaadsane8692 Před 4 měsíci +1

    This is the best video I've seen ever 🎉❤

  • @user-hp6ty8mc2m
    @user-hp6ty8mc2m Před 4 měsíci +1

    Suaashaaas mid u qaab eg maalin dhaweyd jaamacada macalin kamida na weydiiiyey doood badan baaa ka dhalatay
    Jawaabtii ugu wacneyd baa kaa helay allh ku Sharfo

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 Před 4 měsíci

    Illahy aqliga hakuu barakeeyo aadanow waa mowduuc aad muhiim u'ah run ahaantii.

  • @shucaybcarab8706
    @shucaybcarab8706 Před 4 měsíci

    Aadan sahan Mahadsanid talo wad na siisay insha allah kuwi ka faidaysta xoogoga caqligooda alle ha naga dhigo ilahayna ha ino wada rumeeyo hiigsiga iyo himilada aan lenahay

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 4 měsíci +1

    Barnaamijyadan soo badi wllky aadan 🙏

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk Před 4 měsíci +5

    Saaxiib lahjada yara debci dad badan baa ku dhegaysanayee. Horayna u soco

  • @nimo_nimohappy3942
    @nimo_nimohappy3942 Před 4 měsíci

    Adanow wll warunta soomalidu halkaykaliidato ayaad ka abaartay iyo jaahil nimadooda thanks wll alle hakubarakeeyo keeping wll qali❤❤❤❤

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i Před 4 měsíci +1

    Maasha alaah macalin aadan

  • @naciimaxaaji7996
    @naciimaxaaji7996 Před 14 dny

    Wll khayr allaha kusiiyo waxyaabo xaqiiqooyin ah baad kahadashaa wax badana Wn kaa faaiiday mahadsanid

  • @hindiyocali6119
    @hindiyocali6119 Před 4 měsíci +2

    Mcalinkayga aadan khadar ❤

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal Před 4 měsíci +6

    Wadankeena shaqooyinka uguu badaan waa xirfadaha
    1- timo jarista Ethiopian (malintii 150k sssh) ayaa ka soo gala uguu yaraan
    2 cuntoo karintaa (ugadhis iyo kenyati). Bishi ugu yaraan 700$/1000$
    3.. maintenance. Yugandhis and keniyati) Bishii 600/900$
    Iyo qar kaloo badaan
    Markaa suaashu waxay tahy mahaa loguu bahan yahy ajaniib ??
    Ma dadkeena ayanuu wacyigoodu dhisnay oo shaqooyinka qaar ka xishonayaa?
    Sidaa dadka wacyigooda loo dhisii karaa

    • @gani755
      @gani755 Před 4 měsíci +2

      Laba kala saar shaqooyinka asaasiga lagama hadlayo.
      Waxa laraba shaqooyin independence ah in la helo.
      1. Warshado
      2. Shirkado
      3. Developers .
      Kuwaas ba larabaa.

  • @user-uc4bh7bv3b
    @user-uc4bh7bv3b Před 4 měsíci

    Zxp alle caqliga hakuu barakeeyee wllhi runta iyo xaqiiqda ayaad ka hadashay

  • @khalidcabdi405
    @khalidcabdi405 Před 4 měsíci

    Macalin Adan Alle haku siiyadiiyo cimriiga iyo cafimadkga ❤

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 4 měsíci

    Absolutely, you are so right ❤❤❤❤

  • @MuhyoTinishow
    @MuhyoTinishow Před 4 měsíci +2

    You are hero ❤pro

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 Před 4 měsíci

    Waxaad ka hadlaysaa , waa waaqaca jira .
    Mahadsanid Aadan Sahan walaal.
    Halmid unbaan dhihi lahaa aan caawino dadkeena ku dhib an waddankii , ILAAH xal ha keeno.

  • @CabdimajidIbnufaarax
    @CabdimajidIbnufaarax Před 4 měsíci +2

    Aadanoow imika ma taasaad ku talisay❤

  • @Omaaro7
    @Omaaro7 Před 3 měsíci

    Aqoonyahn Adan sahaN❤
    Run ahaantii intad turky jogty wax badn bad qarxy ustad

  • @hawaaden4640
    @hawaaden4640 Před 3 měsíci

    Khyr alle ha ku siiyo adanaw ra'yi aan ku wareeray ayad i fahansiisay waayo wxn marwalba maqla ama is dhihi jiray riziqaagu meelwalbood joogtid uu yaalaye adoo wadan kaaga joogaba tabco hadase waan fahmay inay wxba aalin

  • @AhmedHussein-ub3pz
    @AhmedHussein-ub3pz Před 18 dny

    9/8/2024
    maanta waa maalin jimce ah waxaan daawanayaa barnaamijkan markii labaad waxaan daawaday 3 bilood ka hor hadii alle idmo xogo muhiim ahna waan kala bixi doona insha allah

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 Před 4 měsíci +2

    الحقىقت مر runta kharaar baa sheegtay sxb mahadsanid

  • @Zubeirpodcast11
    @Zubeirpodcast11 Před 4 měsíci +1

    Absolutely waa hadal xaqiiq Mazul 💯

  • @user-vi3kv9er8w
    @user-vi3kv9er8w Před 4 měsíci +1

    This is Very smart

  • @Bullale6
    @Bullale6 Před 4 měsíci +2

    What a somali young man!!!
    maskaxdaada dib u adeegso marka aad podcasty-gan dhamaysato.

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 Před 4 měsíci

    Ilaahaw caqliga kuu barakee, xaqiiqda qadhaadh hadaan somali nahay ma taabano.

  • @shucaybjigar1691
    @shucaybjigar1691 Před 4 měsíci +2

    Intelligent 🧠

  • @yacquubclaahi6746
    @yacquubclaahi6746 Před 4 měsíci +3

    Anigu muuqalka waxan la cajabay intan yar "anigu dhalinyarada ma niyad yabinayo ee way niyad jabsan yihiin,, .

  • @SayidXasan-ez7ur
    @SayidXasan-ez7ur Před 4 měsíci +1

    Waanku salaamay magacaygu waa saciid xasan waxaan ku su aalay lacagaha qadadiiciida ah ee yutuubka ku lira ee lakaiibsanayaa majiraan mise majiraan mahadsanid

  • @absithech329
    @absithech329 Před 4 měsíci

    Qadob Sax kahadashy Aadan Sahan
    Nolosha dhabta ah eee Dadk Somaliye siruraa ula socoraa ❤🎉❤

  • @MarwanMouse
    @MarwanMouse Před 4 měsíci +1

    Wllhi zxb fekerkaaaa waan kula qabaaa marbaaan rabaaa inan ka hadlo insha allaha

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi Před 4 měsíci

    Caruurtaadu yaraan taada waxaa kufakarayso yaysan ku fakarin. best xikmad ❤❤

  • @Saed_Mohammed
    @Saed_Mohammed Před 4 měsíci +3

    Baregii hore guurku waa fududaa
    Tusale ahaan
    1.Gogoldhiga odayasha abihii iyo adeeradii ba u dooni jiray
    2.xoolaha arooska lugu qalayo aqalka aydhisanayaan reerka keeni jiray
    3.xoolaha ay dhaqanyaan kaalo baa lo bixin jiray si fudud ku heli jiray
    4.loogama baahnayn biil oo xoolaha laga heli jiray.
    Hadda
    Meherka, geed fadhiisiga, guriga,arooska,xeedhyaha,biilka ,biyaha,korontada,kirada
    Waxaas oodhan anaga dusha nalaka saaray😢😂

  • @samirahassan6882
    @samirahassan6882 Před 4 měsíci +1

    Waxaad ka hadashay maduuc quseeya nafo badan oo dhalin yaro u badaan alle ha ku barkeeyo qaab fikirka wanaagsan waana taalo qaadasho mudaan oo waliba dhalinyaradu qaateen mudo hore
    Dhalin yaradana waxaan odhanayaa intaynana bisdahaas noqon fadhiga inaga kiciya fadhi ma yaale
    Waxaanan xaqiiq ah in madaxda iyo gancsatadu . u maleeyaa mararka qaar in ay sheer ku galeen in ay baabiyaan dan yarta wan dadka ay ku tiirsan yihiin kuna taagan yahay gancsigoodu alle ha ina wafajiyo wadad xaqa ah iyo hamiga qof kastaa leyahay

  • @adnantimoz6593
    @adnantimoz6593 Před 4 měsíci

    Shukran ustad ❤

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 Před 4 měsíci

    Waaaaw mansha allah aadanaw su,aal aan aad ulayaabaanaa ayaad si aan caadi ahayn iiga jawaabtay. Su,aashaas oo ahayd maxay soomaalidu lacag uga samayn waayeen onlineka iyagoo taleefan iyo net haysta yadoo rag alle ukala kiciyay oo youtubekoodu qarxay doodaa aad ubuunbuuniya

  • @saidabdulahiabshir9458
    @saidabdulahiabshir9458 Před 4 měsíci

    Shukran Wll. Barnaamij Qiimo leh ayaad noo soo jeedisay.

  • @gurey-ology
    @gurey-ology Před 4 měsíci +3

    muuqaalkas kuwa madaxda sheegta hala gaadhsiiyo

  • @Xaali95
    @Xaali95 Před 4 měsíci +4

    Halka duco aan ka hilmaamay inaan laylatul qadriga ku daro ( ilaahayow inta xaliye daawata aadan inuu baro, intay qararac daawanayan inay talooyinkaan oo kale dhagatstaan baa u dhaanta) may Allah reward you, adan, for what you for our communitt. I really appreciate what you do 🤎

    • @Xaali95
      @Xaali95 Před 4 měsíci +1

      Omdays...qaybta bisadaha baan gaarayoo...waan farganayaaa qosol daraadeed😭🤣🤣🤣🤣

    • @24hours171
      @24hours171 Před 4 měsíci

      isma dagaalaan kulaha😅​@@Xaali95

    • @AliAli-lp1fo
      @AliAli-lp1fo Před 4 měsíci

      @@Xaali95 😂😂

  • @abdirizak3601
    @abdirizak3601 Před 4 měsíci +1

    Runtaad ka hadashay ustaad, xogtaas aad noo sheegtay ku mahadsanid.

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 Před 4 měsíci +1

    Waa mahadsanad thy sxzp waligay vidoe sidaa u dheer ma dhamaysan aan ka ahyn vidoega sxzp meelo badan waan kugu waafaqsany inkastooy jirta meelo anan kugu waafaqsanayn

  • @Todob_3
    @Todob_3 Před 4 měsíci

    si hufan bad usharaxdey qodobkaa. alle haka abaal mariyo.

  • @matroob
    @matroob Před 4 měsíci

    Mahadsanid Ustaadi

  • @zhiravan99
    @zhiravan99 Před 4 měsíci +2

    Waxaan ahau wiil 21jir dhalinyaro ah misena ardey jooga somaliland shaqaysta ooh leh small business waxaan markasta jeclaa inaan wadankeyga joogo on ganacsiyo waaweyn ka samaysnto lkn Dhibka jira ayaa ah in somalia 75% ay dhalinyar 40ka ka hooseya yihiin 90% dadkaasi aanay wax shaqo ah haynin inta haysaana aanay kafaynayn lacagtaasi mushaharku. 20%lacagta ama hantida somaliduna ay odayaal 50jir ka waaweyn ay gacanta ugu jirto wax aan qaad iyo bariis cad ahayna ka cumin coz macaan, dhiikar beersubag ayey wada leyhiin ayna kooto ugu xidhantahay wax kasta oo lasoo dejinaayo wadanka la keenayo, adigoo dhalinyaro ahina aadan dookh ulahayn inaad wax kala soo degto dekedaha dalka sidaa awadeed waxaaa iga go aan ah jun-2025 jamacada markaan dhameeyo inaan wadanka iskaga haajiro oon katago 😔

    • @user-ps4qf8fo7b
      @user-ps4qf8fo7b Před 4 měsíci

      Sorry sxb anakuba dhibkaas wanu kula qabna wiil 20 jira ahhay , markaa nolol fudud inama sugaysee waa...

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici8871 Před 4 měsíci +2

    Yaab intaas waa waxjira oo dhalintu ay wada arkeen 30:14

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 Před 4 měsíci +2

    Waaree haddaan fahmay. Dadka jibouti baraha bulshada laguma arkee xagey aadaan uun baan dhihi jiray show waa dad shaqaysta.

  • @CJ7-J
    @CJ7-J Před 3 měsíci

    Wlh legend lashegaba. Waa adi

  • @mc36muse
    @mc36muse Před 4 měsíci +1

    aadanow aan mid kuugu dare kawrn kaan lahyna hamiga
    ee ku qanacsan nolosha ayada aha 😀

  • @libanmohamed269
    @libanmohamed269 Před 4 měsíci +1

    xaqiiq sxb siday ahayd baad u falaanqaysay ood usharaxday mawduucaan.

  • @user-it3xg6gd9e
    @user-it3xg6gd9e Před 4 měsíci

    Masha alh fact fact 🎉❤😊

  • @KaaalihInitial
    @KaaalihInitial Před 4 měsíci +3

    Waxaan ahay akhriste buugta akhrista buug taadana wax lagala soo xiriiro ku ma qorna ee iifasax buuga casariye iyo faca koraya oo PDF AH

  • @user-df6nf6ud7u
    @user-df6nf6ud7u Před 4 měsíci

    Aad ayaan ugu nafisaa khudbaaada waxaa tahay aqoon yahay soomaliyed burhan from puntland

  • @abdikarimmohamedjama
    @abdikarimmohamedjama Před 4 měsíci

    Sxp Mahadsanid Alle ha ku sharfo ❤

  • @cxakiinaxmed2305
    @cxakiinaxmed2305 Před 4 měsíci

    M,a Wll Alle Haku BarakeeYo maskaxdada

  • @AzzamDigale
    @AzzamDigale Před 4 měsíci +3

    Haaajir haaaaaaajir 😂

  • @mohameddeeq7578
    @mohameddeeq7578 Před 3 měsíci

    Waa saxantahay shaqo la'aan aajirto cidna nooma maqna lkn aaway dadkii "Hal abuurayaasha" ahaaa 😢 ee dadka waxsoosar ula imaanlahaa Qof waliba oo wax uun dalka kusookordhikara waa laguubaahanyahay wll❤.

  • @ibrahimabdi438
    @ibrahimabdi438 Před 4 měsíci

    Waaqaca dhalinyara si fiican aya u tabatey sxb mahadsanid

  • @khadarahmed6057
    @khadarahmed6057 Před 4 měsíci

    JASAAKALLAAH KHAYR WLL

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Před 4 měsíci +1

    War wllhy dalku dal maaha alle meel dhaanta hana siiyo

  • @Engbisle1
    @Engbisle1 Před 4 měsíci +1

    Wadanka si guud marka loo qiimaynayo shaqada waxay ukala baxayan labo
    Labor force (dad shaqaynkara diyaarna u ah inay shaqeeeyan)
    Non labor force (waa dadka waawayn iyo under age ka kuma jiraan kuwa shaqaykara) sidaa awgeed un employnment rate ka marka lasoo saarayo heerka shaqa la aanta ee waddan waxa lagu soo saara way isdiiwaan galiyaan wadamada dowladaha leg ee waawayn qodku markuu shaqaynayo hadi shaqada laga caydhiyo ama. Wax kaga dhacaaan wasarada shaqada iyo shaqalaha bu la xidhiidhaya cashuurtiisa uu biixn jiray ayaa wax laga sinaya inta u helayo shaqo kale
    Somalia shaqa la aan baahsan ba ka jirta dhanka kale kuwa shaqeeya xataa wax soo saar male alla hasahlo

  • @Filsaniita
    @Filsaniita Před 4 měsíci +1

    Wax yaaalaa ma jirto😂😂😂😂

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Před 4 měsíci

    Haa wllhy waa xaqiiq

  • @ahmedbabdulrahman41
    @ahmedbabdulrahman41 Před 4 měsíci +2

    Sxp somalidu waa ma shaqaystayaal waxaana u badan dadka wadanki jooga shaqooyinka wadanki la isku caayo yurub school lo galaaa😊

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 Před 4 měsíci

      Adigu maka shaqaysaa kuwa layskj caayo

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 Před 4 měsíci

    Waad mahadsantaha bro