Waxaad u baahantahay Waqtiyada Qaar aad is dajiso .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 229

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +40

    Muuqal Quruxdiisa iyo Micno wayn wata😍 Allah haku sharfo macalin Omar inshaar

  • @hudailwaad8267
    @hudailwaad8267 Před rokem +60

    Wllhi mawduuc aad uwanagsan Aniga iyo Hooyo ayaa wada dhegeysany waxbadn ka faaiidnay xataa waanu falanqaynay🥰

    • @mohaakram2780
      @mohaakram2780 Před rokem +3

      Omar inshaar waa CZcamsr somaali keliy muqaldisa walid lala dwan karo waayo waxba laga faidayo halak kuwa kle malayacni wadaan 90ka.

    • @farhiyahassan1292
      @farhiyahassan1292 Před rokem

      Manshallah

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse Před rokem

      Huda rahma m.a💜

    • @user-sg5gb1vo5t
      @user-sg5gb1vo5t Před rokem

      masha allah wllshay alle ha kuu daayo waalidka❤

  • @ShariifNahari-jf9qy
    @ShariifNahari-jf9qy Před rokem +63

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا

  • @abdallajama4256
    @abdallajama4256 Před rokem +16

    Muuqaalkii iigu muhiimsanaa ee daawado tafatiray xaalda aan ku jire aad baad u mahad santhy alla kaa abaal mariyo 7:46 ( maanta waa maanta barina waa bari....)!!!

  • @cabdullahbihi1902
    @cabdullahbihi1902 Před rokem +4

    Aad iyo aad ayaad umahaadsantahay walakay cumar inshar❤❤ waxad kadhawaajisay qodob run ahantii qof walba anfacaya🙏🙏🙏

  • @fardowsocali
    @fardowsocali Před rokem +14

    Waxaa kufaraxsanhy qofkii ugu horeeyay in aa ahy taas wexee tilmaamee barnamijkaga in aan sugaayo waana markii iigu horeesay aan comment soo baxshay noolow wllkey❤

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 Před rokem +12

    Thanks ustaa ilaahay hakucaafiyo and hampalyo 800k

  • @mahdimmed7272
    @mahdimmed7272 Před rokem +10

    Maanta waa hargabsantahay ustaad caafimad insha allah

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 Před rokem

    Mashaallah mahadsanid wll Omar enshar جزاك الله خير

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 Před rokem

    Jazakallahu kheyr Walal Omar inshar ❤

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 Před rokem +7

    Ogaansho kaama dalo dhiiri galintaada sxb rabi hanoo kadaayo amiin

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Před rokem +4

    Kusali nabi muxamad scw

  • @MuslimoMalaaq-ug2cv
    @MuslimoMalaaq-ug2cv Před rokem +2

    Soo laabasho wcn ustaad

  • @nimcocumarckiriin961
    @nimcocumarckiriin961 Před rokem +4

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 Před rokem +3

    Yaa Ahlan Wasahlan ❤❤

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před rokem

    Ustaad cumar inshaar shukran 💜

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Před rokem +2

    Ilaahow waqti isii inaa kgu shukrino ❤️🤲

  • @ruunmoh
    @ruunmoh Před rokem +14

    Videogan waxaas isoo dhacay anoo imtixaan diyaarinaayo waan kasooo orday bri imtixaan leeyahy isoo duceeya🤗

    • @adoontiiallah6682
      @adoontiiallah6682 Před rokem +1

      ilaahay ha ku fududeeyo walal ka Aduunka iyo kii Aakharaba Aamin dhamantenba

    • @whwjwkhwjwke5154
      @whwjwkhwjwke5154 Před rokem

      Alaha kuu yasiro

    • @ruunmoh
      @ruunmoh Před rokem

      Allahuma Aamina shukran walahy maanta waa iifududaa alxmdulilaah🥰❤

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Před rokem +2

    Waa macduuc qiimahiisa wata allaha ku xifdiyo cumar ishaar

  • @madaale5465
    @madaale5465 Před rokem +4

    Anaa iska sugaaya muuqaal wax tar leh ayaa usoo dhacday m.a ustaad❤🎉

  • @calwiyaali1419
    @calwiyaali1419 Před rokem +1

    Jazaak Allah qeyr Brather

  • @user-qo6wi6hz1c
    @user-qo6wi6hz1c Před rokem +1

    Thankz

  • @hibaqali3254
    @hibaqali3254 Před rokem +2

    Mnsha alllh tabaraka alllh mawduc faido badan ibaray jasaka lllah khyr wll❤

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Před rokem +2

    masha alhe tabarakalahaa mahadasanid walal omara inshar ala xaafadayadu waayi ka go atahayi magalad marakana su,bixii kaco ayan daqada kaa dhagisata co,daka shibira 🦜🦜🦜🦅🦅🐧👍👍

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Před rokem +3

    omar inshar wada xanusanii ale ha ku caafiiiyoo walal inasha allha 🤲🤲🤲🤲🤲😎

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Před rokem +2

    الله اكبر❤

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 Před rokem +5

    Janaalka kaliyee wax laga faaido oo aan kuxisaabtamo🌹illhy hku brakeeyo wllo😘

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Před rokem +1

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @user-jn7rg5eq2b
    @user-jn7rg5eq2b Před rokem +1

    Jazaakallahu kheyran

  • @waasugeguuremedia8115
    @waasugeguuremedia8115 Před rokem +1

    Mashaa allah waa arin jirta oo sax ah wax badan ayan ka faa,idnay waad mahadsan tahay jisakallah

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 Před rokem +1

    Masha Allah Muqaal Micnihiisa Iyo Quruxdiisa Wata Waaaye Eebow Omar Keeep Going Bro 🎉🎉

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 Před rokem +1

    wxn umalayn wxn kamid ahay maanta kuwa aad muuqaalkan usoo diyaarisay!!!. thank you.

  • @AbdihakiimMohamed-vd7mb
    @AbdihakiimMohamed-vd7mb Před rokem +2

    Wll omar waxaa ka soo hadashaa waxa keena depressionka iyo socialanxiety adigu mahadsan

  • @sajarstudio5082
    @sajarstudio5082 Před rokem +1

    First camanty ❤❤ thnks

  • @sharmarkemahamedmahamuud1875

    Mahadsanid wll wax badn baad naa fahansiisay

  • @anababdullahi567
    @anababdullahi567 Před rokem +1

    Biyg fan

  • @abdihakinduale622
    @abdihakinduale622 Před rokem +1

    Thanks ustad ❤

  • @shacnicabdi7105
    @shacnicabdi7105 Před rokem +1

    Ano casho karinaya iso gara vediogan wad mahadsanthy ustad omar

  • @KefahApdul
    @KefahApdul Před rokem +1

    Wcz soo noqosha wacan fandhaal podcast waan uxiisanay maalinkasta xitaa wan iska rabnaa ❤😊

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Před rokem

    Mhdsnd ustd cumar inshar saa filayo hargab kuhaayo allaha ku caafiyo I.a

  • @topplayer4057
    @topplayer4057 Před rokem

    Thanks ❤

  • @CikramaCabdi-tc7ex
    @CikramaCabdi-tc7ex Před rokem

    Cumar inshaar sxp aad ayaad umahadsantahay waan kaan codsan lahaa hadii ay macquul tahay in aad mawduuc noga so sameyso arinka ah dimuqradiyada madiin madax banana mase waa muumul iyo agaasim. Wadaadaha masiixiuiintu iyo kuwa yahuuda sidee u arkaan dimuqraadiya maarin qatar ah eyey u arkaan marka lo, eego jirtaanka masiixiyada mase wax caadi ayey u arkaan. Afiidona afaadakallaah

  • @IprahimYuusufi
    @IprahimYuusufi Před měsícem

    Cumar inshaar wacaad tahay saaxibulcaqli waayo qayrkaa waxay fu fooraraan waxbaabo liita adiguna waxaadku foorartaa afkaar waawayn oo i cajabgaliya aniga oo la liitay waayaha dunida ayaan markaan ku dhagaystay hami yeeshay wll rabi haku sugo wanaanku taageeraa

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem

    Jazakallahu kheir wll

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Před rokem +1

    Ku sali Nabi muxammed scw

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 Před rokem +1

    Marka hore mahadsanid macalin Cumarow, marka xiga aan bal ku yara xasuusiyo maalmahan dambe kalmadaha ingriiska ah adeegsigoodaad ku badantahay! Adiguna umad Soomaali ah baad wax u soo gudbineysaa badankoodna ma fahmayaan afkan qalaad, adeegsigiisana waad ka deyrin jirtaye, miyaad hilmaamtay mise wey kugu daarteen kuwaad ooga digijirtay? Salaamu Caleykum Macalin Cumar.

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Před rokem

    Thank you ustaad omer inshaar soo badi barnaamijyada wll ❤❤❤

  • @kingoflivik-pj5ho
    @kingoflivik-pj5ho Před rokem

    Ilaahay khayr hakusiiyo

  • @leaderzachariachannel9691

    The best yutuber

  • @shamsosaidahmed7085
    @shamsosaidahmed7085 Před rokem

    Masha allah muqaal micno badan leh runtii aad baan ugu farxaa makuu iisoo dhaco muuqaalkaga alah ku xafido ust ❤❤

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 Před rokem

    جزاك الله

  • @cabdimajiidmohamedxanshi9411

    Muruga an dhamaan ayaa ihaysaa
    Cafimaadka Alle hanoo siyadiyo

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 Před rokem

    Thanks

  • @user-xi3rx2yw3g
    @user-xi3rx2yw3g Před rokem

    Thank you Teacher

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 Před rokem +1

    Wax badan ma mudna sida an u weyneyno allah naga dhigo ku shukriyo

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 Před rokem

    Nicmooyinka uu Allah nasiiyey lama koobi karo tusaale haddii aad cafimaad qabto oo aadan dhaqtar u baahneyn waa nicmo cunno kasto haddii aad cunni karto waa nicmo alxamdulilah Allah baa mahad iskaleh eeg wuxuu Allah kusiyey ha eggin qofkale wuxuu heysto.

  • @maxamudmaxamed-ue8uf
    @maxamudmaxamed-ue8uf Před rokem +1

    Thank wll waxbaa iibaxay

  • @HappyCoastline-od8lm
    @HappyCoastline-od8lm Před 2 měsíci

    Ustaad cumer wllhi wa nin Wngsan oo codkar ah hadaldisuna Ay xakameysan yhiin waana Sxb dadku jecelyihiin Wax ka faa"iidan m.a🎉
    Wllkena Cumarow Alle haku xafido...
    CODSI:《WLALAYAL DUCO AYAN IDINKA CODSANAYA' IN ALLE HOOYADEY ALLE SOO HANUUNIYO OO ALLE KA JOOJIYO SOCODKA FARAHA BADAN EE XAFADEEDU KA CARAREYSO WLLYAL DUCADU AAN ISUGU WADA DARNO HOOYADEY MCN HOOYADEY MCN MCN MCN...

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před rokem

    Captivating Area😇😇

  • @zeinabburale1100
    @zeinabburale1100 Před rokem

    Wcs ustad,cafimad taam ah inshaAllah,Shukran

  • @user-eo3rt5yo9p
    @user-eo3rt5yo9p Před 10 měsíci

    Ustaad camar inshaar

  • @maxamedabdi1735
    @maxamedabdi1735 Před rokem

    Goob shaqo

  • @UpdinaasirMohamed
    @UpdinaasirMohamed Před rokem

    Waan ku salamay cumarow pro

  • @fadumofadumo1208
    @fadumofadumo1208 Před rokem

    Wll illah hakuhafido🎉🎉🎉

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před rokem

    Mahadsanid wll cumar

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 Před rokem

    Ustad mhdsanid

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @horseman-gaming
    @horseman-gaming Před rokem +2

    Yaa dawanaya isagoo cunto cunaya ???????????

  • @AbdinasirAbdiAli-iw8li

    Ustaad hambalyo

  • @mohamedahmedhussein3238

    Thanks O inshar ✨️

  • @AbshirNinka
    @AbshirNinka Před rokem +1

    Mashalaha WllkY Omar inshar

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p Před rokem +1

    Jazaakallaah. Arintaan hada Ayaan ogaaday.markaan 50 jir noqday

  • @Abra392
    @Abra392 Před rokem

    Aad iyo aad

  • @omarahmed-jy5eb
    @omarahmed-jy5eb Před rokem

    Mahadsanid ustaad 🤝

  • @MaxamuudSaalax-de1mj
    @MaxamuudSaalax-de1mj Před rokem +1

    Alxamduli allaah

  • @princess_naduu
    @princess_naduu Před rokem

    Intaan Dhan hanaga maqnaan macalin❤️

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 Před rokem

    Allah ha ku xifdiyo

  • @abdirmaanlayli106
    @abdirmaanlayli106 Před rokem

    Waa mawduuc cajiib ah Waad Mahadsantahay Ugaas

  • @misbax890mohamed
    @misbax890mohamed Před rokem

    M.a❤

  • @Siciid22
    @Siciid22 Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ogaansho mahadsaniid

  • @YusufIssack-cb5xp
    @YusufIssack-cb5xp Před rokem +1

    Ustaad waa kumahadsantahay sidaad cagligeena udhisayso ee allaha kusharfo

  • @SuhaybMohamed-sc2ye
    @SuhaybMohamed-sc2ye Před rokem +1

    wallal waxad kasoo hadashaa fikirka xad dhaafka wllkey ayey sidaasi haysataa iyo kolay dad badan allaha ka dulqaadee

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd Před rokem

    Fiicnaalehed hadi maskaxda la formatt garen karo allow qalbiga ii qabooji🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @abdirahim2742
    @abdirahim2742 Před rokem

    Welcome back omar inshar 🤩🥰🥰

  • @ahmedabdikadir5799
    @ahmedabdikadir5799 Před rokem

    Mahadsanid wll

  • @CABDUWASAC
    @CABDUWASAC Před rokem

    Legend keep going

  • @bossofficial8779
    @bossofficial8779 Před rokem

    Allh hakuu xafido ustaad

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před rokem

    Best ogaansho

  • @zubeyrcraxmaan9118
    @zubeyrcraxmaan9118 Před rokem

    على الرأس والعين

  • @inacumar601
    @inacumar601 Před rokem

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @sacidali6518
    @sacidali6518 Před rokem +1

    Cumar inshar inaakulahadlaa rabaa isoojawaab farinteedi hadaa aragtit

  • @sodma.1
    @sodma.1 Před rokem

    Walal omar allh haku xafido❣️🤲

  • @MaxamedMukhtaar-xr3mu
    @MaxamedMukhtaar-xr3mu Před 8 měsíci

    ❤❤❤

  • @mohamedshacuur5823
    @mohamedshacuur5823 Před rokem

    M.a wax wayn ban ka fahmay😍😍

  • @Cabdishabeel
    @Cabdishabeel Před rokem

    Don't worry about it

  • @cabdixakimhassanhassan
    @cabdixakimhassanhassan Před 3 měsíci

  • @kinsinuux8534
    @kinsinuux8534 Před rokem

    Cumar inshar❤

  • @Saitt-ms
    @Saitt-ms Před rokem

    💛

  • @alimohedali2493
    @alimohedali2493 Před rokem

    Alx🎉❤