😌Maxaan U seexannaa?😴😴

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 169

  • @guuleedmuhumednuur9191
    @guuleedmuhumednuur9191 Před 2 lety +7

    Xasuuusta muuqaal nooga soo samee!🙋‍♂️

  • @hamsexueeen4124
    @hamsexueeen4124 Před 2 lety +17

    Ustaad xasuusta mawduuc nooga soo dhig.
    Ustaad huradadu aad bay iigu yartahay kuliyada medicine baan dhigtaa oo aad u hawl badan. Insha allah waan maarayn doona .aadna waad u mahasanthy

  • @ubahharirmuhumet7228
    @ubahharirmuhumet7228 Před 2 lety +15

    Masha allah teacher aad iyo aad bad umahadsantahy Waayo waxaad tahay macalinkii nololeed iyo kii aqooneed ba sidaad noola dadaaleysana illahay ayaa kaa jasaaid siin Dona insha allah waxan rajaynaya inuu ilahay miisanka xasanaad uu kugu daro insha allah illahy hawlahaaga hakuu fudeydiyo . Aad na ayaadna umahadsantahay wakhtigaad nasiiso .Thanks.

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ustaad Salmaan maadow wax badan baan kafaa iidaystay mowduucaan.

  • @aishacayush3625
    @aishacayush3625 Před 2 lety

    Aad io aad Baan ugu bahanay ustaad MARXALADAHA XASUUSTA mawduucaaz😍🤗

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před rokem

    Mansha allh aqoon yahan alle isugu daray cilmigii aduu iyo kii aakhiro

  • @islarsheeko127
    @islarsheeko127 Před 2 lety

    Fadlanka soo hadal xasuuska waa mawduuc aad muhiim ah thanks

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 Před 2 lety +7

    Congratulations 🎉 on reaching 60k subs!!!!

  • @khaalidciise6696
    @khaalidciise6696 Před 2 lety +1

    Haa macalin kasoo hdal adigo raali ah

  • @sagaladam4987
    @sagaladam4987 Před 2 lety +1

    JazaakAllah ustaad
    Xasuusta kasoo hadal.

  • @abdallak5108
    @abdallak5108 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ustaad Salman

  • @anisocimaan4465
    @anisocimaan4465 Před 2 lety +3

    Mahadsanid ustaad Xusuusta iyo Qaybaheeda nalawadaag

  • @fahiimaxiireey497
    @fahiimaxiireey497 Před 2 lety +1

    Masha allah ustad allaha ku sharfo

  • @abdifitahmoalim5246
    @abdifitahmoalim5246 Před 2 lety +1

    جزاك الله خيرا

  • @hamzeyhofficiall6292
    @hamzeyhofficiall6292 Před rokem +1

    Thanks 🙏

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 Před 2 lety

    Inshallah macalin waxa aan rajeynay in aad inoo soo diyaariso barnaamija xasuusta iyo sidee loo kordhin kara xasuustad oo iloowgaag loo yareyn kara

  • @EngineersacadHmuse
    @EngineersacadHmuse Před 2 lety +1

    Alle gaku barakeeyo ustaad sida hagrasho la'aanta ee aad aqoonta noola wadaageyso
    Waan u baahanahay ee muuqal nooga soo samee macalin

  • @nuurxuseencabdiqaadir731
    @nuurxuseencabdiqaadir731 Před 2 lety +6

    Masha Allah ustaad waxaa kasohadashaa Xasuusta iyo qeebaha ee ukala baxdo Mahadsanid uataad guuleeso labada daarod

  • @maxamedaadan7944
    @maxamedaadan7944 Před 2 lety

    Waa noo muhiin walaal qaali in aad noo soo gudbisid xasuusta

  • @daadirmaxamuud4393
    @daadirmaxamuud4393 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ustaad maadow❤
    Fadlan kasoo hadal xasuusta iyo qeybaha ay ukala qeybsanto.👍

  • @adanabdi2670
    @adanabdi2670 Před rokem

    My mentor

  • @Cadaani2020
    @Cadaani2020 Před rokem

    Mashaa'Allaah
    Shukran ustaad

  • @miftaaxutowfiiq
    @miftaaxutowfiiq Před 2 lety +1

    Allah haku barakeyo macalim

  • @mohamedabdi33333
    @mohamedabdi33333 Před 2 lety

    Thanks my teacher.

  • @caliarmaan9490
    @caliarmaan9490 Před 2 lety +1

    Ustaad tusmada muqaalka waa ku so dartaa ma ahanee muqalkada ano u baahan ayu iga dhamadaaa adina ina kudbiyo ishegosaa 🖐💯🙏

  • @Ahmedheersare
    @Ahmedheersare Před 2 lety +1

    11:30 pm sababta oo ah waqtiga salaada cishaha ayaaba ah 11:10 pm inkasto waqtiga salaadaha isbadal kuyimaad markasta

  • @aarkasoomalida1809
    @aarkasoomalida1809 Před 2 lety

    ustad aadbaad u mahadsantahay. haa ustad noosa soo diyaari barnaamij xasuusta

  • @Muumepro
    @Muumepro Před 2 lety +3

    Ustaad Aniga waxan Seexdaa 10:30 ugu Danbeyn 😴

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 Před 2 lety

    Jazaa ustaad shukran jazaa kallah

  • @abdinuurmohamed1976
    @abdinuurmohamed1976 Před 2 lety +1

    Mahadsanid Ustad
    Barakow
    Xasuusta iyana waa muhiim.

  • @suhaybugaaska9270
    @suhaybugaaska9270 Před 2 lety +1

    Xusuusta fadhi gaara ka soo samee

  • @footballer9117
    @footballer9117 Před 2 lety +1

    Mnsha alh Mahadsanid Ustaadi Jasaakalaah

  • @yaasiinmaxamedmaxamuud7913

    جزاك الله خيرا استاذ

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul8467 Před 2 lety

    Eye Rapid Movement sababta kadanbaysa waa madaama indhuhu yihiin unug kamid ah unigyada sida wadnuhu udhaqdhaqaaqo oo kale ayay iyaguna sameeyaan dhaqdhaqaaqaas oo macnaheedu yahay I'm still alive.
    Taas waa fikradayda uuun
    Aad iyo aad baa umahadsantahy ustaad waa dhif aqoonyahano somaliyeed oo sidan oo dhan ugu dadaalaya umadiisa Jazakallah

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 Před 2 lety

    M.a waa jeclhy video wax badan ka faaida l can't wait to tomorrow l.a

  • @drsaishocuud1496
    @drsaishocuud1496 Před 2 lety

    M.a thanks ustaad

  • @issebagahey7816
    @issebagahey7816 Před 2 lety

    Macalin Aanan Macalin Ladhihi Karin Ayaa Cagta Dhaxdeeda Ul Iiga Dhuftay Sida Maalinkaas Ay Iiga Haaday Illa Iyo Hadda Mahurdo

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 Před 2 lety

    Thanks

  • @shuceebciise321
    @shuceebciise321 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ustaad

  • @abdullahijabra9126
    @abdullahijabra9126 Před 2 lety +1

    M.a videos dhaxal gal ah weye allaha kula garab galo khayrka aad ummada u hayso

  • @abdulrahmansuleiman9804

    Allah haku barakeeeyo ustaaad

  • @mustaqiimmh9545
    @mustaqiimmh9545 Před 2 lety

    Ustaadii mahadsanid

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Před 2 lety

    Masha allah

  • @Daahir_Abdulkadir
    @Daahir_Abdulkadir Před 2 lety +1

    Qaybta xasuusta muqaal kale nooga so samee maclin

  • @xarago6929
    @xarago6929 Před 2 lety

    Mnchalah ustad maadow

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 Před 2 lety +5

    Mawduuc xiligiisa yimid anigoo aan dhagaysan ayaan Like 👍 saaray Ustaadka #Salman sababtoo ah xalay oo bishu Ahayd August-05-2022 gabi ahaan maan seexan hawlo horumarinta nafta ah ilaa imika oo ah salaadii jimce kadib 13:22 pm maan seexan waxaan filayaa inaanan wali kow joogin 🏃‍♂️ ilaa hadafkayga aan ka midho dhalinayo ee walalayaal isoo duceeya

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před 2 lety +1

    M.a Ustaad waan Ka helnay

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel Před 2 lety +1

    Mudane barnamijkan ad ayaan ugu baahnaa waayo cilado badan ihaystay ayaan hada kadib xal u heli doonaa mahadsanid

  • @maogtahay2270
    @maogtahay2270 Před 2 lety +2

    Ustadow xazuzta kaso.Hadal plz❤️❤️

  • @issackhussein9943
    @issackhussein9943 Před 2 lety +2

    jazaka Allah ugaas
    Danta wee dafran ayago og khasarta dafarta liaana wehe ogihin macanka hurdatha salaadi ila dhuhurki.....6 ayaan hurdaa aniga

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 Před 2 lety

    macalin horey u soco dadaal aad u badan ayaad gilisaa video yadaada waad ku mahadsantahay

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 Před 2 lety

    thanks sir

  • @salmaanofficial5005
    @salmaanofficial5005 Před 2 lety

    Ustaad mawduuca xasuuusta qofka noogu xiji waan rabnaaye

  • @madinaabukar6445
    @madinaabukar6445 Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @maxamedkatiite8583
    @maxamedkatiite8583 Před rokem

    Masha llah

  • @Mohamed-Abdirashid
    @Mohamed-Abdirashid Před rokem

    Thanks ustad

  • @mohamedm9391
    @mohamedm9391 Před 2 lety +2

    Amazing sleep break down

  • @mohamedmohamudhussein2411

    Ustaad Salmaan Aad baad u mahadsantahay. Anigu waxaan kamid ahay dadka dhafar ka badan, lkn markii aan akhriyey buug la dhogo “Why we sleep” oo muhiim jiddan ah ayaa wax badan ka badalay aragtidayda aan ka haystey Hurdada. Adigana bal ilasoo tijaabi.

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 Před 2 lety

    Ustaad salmaan mahadsanid

  • @Shucaybb
    @Shucaybb Před 3 měsíci

    Mashallah ustaad

  • @SouhaipsheikHusein2024

    xasuusta soo samee ustaad

  • @amiinriyaad2628
    @amiinriyaad2628 Před 2 lety +1

    جزاك اللهُ‎

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety

    Macha allah my teacher Alle haku barakeeyo teacher big respect

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 Před 2 lety

    Ustaad salman alaha kubara keeyo
    Wlhi waan jeclahy muuqaaladaada.

  • @abdisamedmohamoudshaal216

    Xasuusta muuqaal ka soo samee

  • @yaasiinaxmed1308
    @yaasiinaxmed1308 Před 2 lety

    Jasaka allahu khayr ☝

  • @xasancalixasan4864
    @xasancalixasan4864 Před 2 lety

    M.a hormar wacan sxb

  • @Ibnu-isse32
    @Ibnu-isse32 Před 2 lety

    Ka soo hadal Teacher

  • @ahmedtaajir9111
    @ahmedtaajir9111 Před 2 lety

    Mhdsnd ustaad allah hakubarakeyo

  • @maxamedkayse6469
    @maxamedkayse6469 Před 2 lety

    Ustaad salmaan maadow

  • @abdulfatahbasher1459
    @abdulfatahbasher1459 Před 2 lety

    Salmaan madow Allaha ku xafido sida aad wax badan noogu faaidaysay ✋✋✋

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 2 lety

    Aad iyo aad dhafarka halayska yareeyo.
    Nasoo booqo Haddii aan mudanahay Nagu soo biir #mahuraan

  • @rifaiahmedali3807
    @rifaiahmedali3807 Před 2 lety

    Mahadsanid wll. Xasuusta iyo qaybaheedaba inooga soo hadal.

  • @keydabdi6625
    @keydabdi6625 Před 2 lety

    11:00pm illaa 12:00pm inta u dhaxaysa

  • @alhidaayachanel1286
    @alhidaayachanel1286 Před 2 lety

    Aad baad umahadsan tahay Mudane

  • @ahmedamiin592
    @ahmedamiin592 Před 2 lety

    Mahadsanid macalin.
    Maalmahanba waan ku daba jiray mawduucaan. Aad baan u raadinaya xataa buug cajiib ah oo mawducaas ku saabsan " why we sleep"

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Před 2 lety +2

    Asc walal aadbad u mahad santey alleh cimriga haku dheeryo . Waayoh waxad tahy khayr qabeh uu alah nagu maneystey walal waxn jeclaan laha inad mawduuc kazo diyaarizo schoolership yda sida lagu helo iyo sida loopux sadoh wa hdii ay macquul tahy

  • @faaruuqomaridiris7348
    @faaruuqomaridiris7348 Před 2 lety

    Shukran ustd

  • @kingsuheyb5256
    @kingsuheyb5256 Před 2 lety

    Xasusta dheer kasohadal

  • @JOKER-vt2mr
    @JOKER-vt2mr Před 2 lety

    Macalin Waxaa tahy dhisaha maskaxdena iyo jadwalka nolosheesha

  • @ahmedhikam5912
    @ahmedhikam5912 Před 2 lety

    Ustaad aad baa u mahadsantahay sida wanagsan oo aad noogu faaiidaysay .

  • @abdiganei3763
    @abdiganei3763 Před 2 lety

    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay ustaadii جزاك الله خير

  • @maxamedkatiite8583
    @maxamedkatiite8583 Před rokem

    War nio wlhi aad bad umahd santhy waxbadane waannkaa fa iday ajar alle hakaasiiyo

  • @mowliid746
    @mowliid746 Před 2 lety +1

    Maasha Allaah

  • @amiinisse6366
    @amiinisse6366 Před 2 lety

    xusuusta noosoo samee ustaad

  • @deeqsandaahir8136
    @deeqsandaahir8136 Před 2 lety

    Waa mahadsantahay ustaad eee xasusta laso hadal ado mahadsan

  • @caddeyy4943
    @caddeyy4943 Před 2 lety

    Xasuusta Fudud ka soo Hadal walal😊

  • @liibaanhirsi3167
    @liibaanhirsi3167 Před rokem

    Awal waxan seexan jiray 12.00 ilaa 200 habenimo lkn hada kadib waxan sexan doonaa 8.00 fiidnimo insha allaah🥰

  • @hussein00057
    @hussein00057 Před rokem

    Caawa tijaabinaa taladada ustaad salmaan

  • @ischool776
    @ischool776 Před 2 lety

    Xasuusta Insha'Allah ustaad

  • @shuceebciise321
    @shuceebciise321 Před 2 lety +1

    From arimaheena

  • @maxamedsalaad8558
    @maxamedsalaad8558 Před 2 lety +1

    Masha Allaah ustaad aad baad umahadsan tahay
    Xasuus waa shay aad umuhiim ah
    Mowduuc noga soosamee mahadsanid

  • @abdinasirmohamed1721
    @abdinasirmohamed1721 Před 2 lety

    Masha allah, waa mahadsantahay, xasuusta soo samey

  • @aishaabdi7979
    @aishaabdi7979 Před 2 lety

    Mzha allah 🙏 waa mahadsan tahy ustaad😍

  • @farhandirieh4842
    @farhandirieh4842 Před rokem

    Mashallah

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 Před 2 lety

    9,30pm ila 6am

  • @environment0896
    @environment0896 Před 2 lety

    Ustaad mahadsani , adoo raali ah xasuusta kasoo hadal

  • @amiinriyaad2628
    @amiinriyaad2628 Před 2 lety

    شكرا

  • @samawadag2579
    @samawadag2579 Před rokem

    Wll siigada iyo caadada xun ee dhalin yarada dhibtay ka soo hadal xag caafimad iyo xag nololeed

  • @Faisalmadey
    @Faisalmadey Před 2 lety +1

    Waxaan seexdaa inta udhaxeesa 9:30 ilaa 10:30