SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
    Producer: IBrahim CM
    Production: ‪@sultaanfilms‬
    Follow AS PODCAST on
    / a.s__podcast
    / a.s.podcastt
    / as.podcast8
    Follow SULTAN FILMS on
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    ©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
    #sultanfilms
    #adnan_sirka_Podcast

Komentáře • 401

  • @pretty_yasmine
    @pretty_yasmine Před měsícem +210

    sldada hdee hagagdo everything will be okey io ind yelato schedule is important wlhi ✅ good advice jazakalahu qeer Dr's❤❤

  • @anisoabdullahi351
    @anisoabdullahi351 Před měsícem +56

    جزاكم الله خيرا Doctor's waa ku mahadsantihiin sida waqtigiina inoogu hurteen ugana hadashaan mawaadiic faaido u leh bulshada Allah ha idin ka abaal mariyo anaga ku naftooda la jihaado wanaaga u leexiya ha Inaga dhigo aniga iyo inta kale waxaa rabay in ku daro wax waa qici ah oo bulshadena waliba qurbaha inta joogta caadi ka ah waliba dhalin yarada salada la fududeysto la tukan qoyskane guriga u joogo qofkii lagu leeyhy ha kicin xalay dhan shaqeynay xiliga shaqada aadi lahaa kaliya uu soo kaco marka walaalahey naftena iyo tan ahelkenaba aan ku dadaalno si aan u badbaadin laheyn oo naar uga badbaadin laheyn Allah hana waafajiyo kheyrka

  • @maryamahassan2094
    @maryamahassan2094 Před měsícem +19

    Dhaqatiir waxaa tihiin inoo soo baxay waqtigii loo bahnaaa
    Allaha idin barakeeyo❤

  • @AliyaAbdirahman-e5f
    @AliyaAbdirahman-e5f Před měsícem +18

    اللهم اعني على نفسي والهمني رشدي وارزقني عملا صالحا

  • @laylajama503
    @laylajama503 Před měsícem +21

    Mawduuc aan wada sugaynay mahadsanidiin doctor,s

  • @mamoxabiiba6749
    @mamoxabiiba6749 Před měsícem +35

    schedule ama caado joogtayn inaa yeesho wax fudud ma ahayn wlee mudo 3 ila 2sano ayaa ayay igu qaadatay ugu danbayn wanjoogteyay tiktok iyo fb wan tuuray alx 4.20 ayaan kacaa aroor walba wayna ifududahy alx wana ka dhabeeyay riyadyda

    • @binaziradan5300
      @binaziradan5300 Před měsícem +6

      Ana sas raba Ina sameya illahow ifududee

    • @Binthlm
      @Binthlm Před 23 dny +1

      ​@@binaziradan5300 aamiin

    • @amkiin
      @amkiin Před dnem +1

      wlhi anakudimateysan saan .. wax yar ayaa routine saameyn hadanee wankulaban

  • @user-fx8yp1dy5g
    @user-fx8yp1dy5g Před 10 dny +6

    Mowduucan Khasatan Nafta lagu edbinayo anu iquseeya Wana xal aan ibadan raadinayey balse maantan helay xalkii alhamdililah Ilahy Khayr haydin siiyo Ajarna haydinka siiiyo Wlhiy wax lagu Faaido umba idinka arkaaye ❤

  • @zehramohamed8898
    @zehramohamed8898 Před 2 dny +1

    Alle haidin barkeeyo jazakalah❤

  • @apdalamuze
    @apdalamuze Před měsícem +30

    M.a Alle ha iiziyaadiyo inta aan hysto.
    5 salaad jamacada
    Salad subax kdib
    1 juz quraan
    2 book aqrin
    3 cashir diini dhageysto
    4 learning English
    5 course qaato 2hr.
    Wxa iidhamane 12:00 duhurnimo ka hor mid wliba bareeg qaata. Alx adne waa ila samen karta jadwalkas 🙏✊️

  • @naimaali7045
    @naimaali7045 Před dnem +1

    MashaAllah brothers❤

  • @fartunbirimo3429
    @fartunbirimo3429 Před měsícem +13

    Dilaga kowad ee ardayga waxbarta wllh waa mobilka shukran Adnan and sirka

  • @eprahimofficial4181
    @eprahimofficial4181 Před 2 dny +1

    Doctor jasaka allah ❤

  • @NasraCabdirahman-m5g
    @NasraCabdirahman-m5g Před měsícem +18

    Number one alla jimcaha dheraa markan idin sugaayo maclimintena alle janada ha inagu wada kulmiyo dhamanteenba❤

    • @dekamuhuyadiin
      @dekamuhuyadiin Před měsícem +1

      Alla same nahay wlhi

    • @NasraCabdirahman-m5g
      @NasraCabdirahman-m5g Před měsícem +1

      @dekamuhuyadiin haa mrkd wax mr walba ad heli krto wadka xiiso dhaceysa sidan ino fcn in la dhararo videoyadoda maclimintena🤎☺️

    • @fartunismailisack1570
      @fartunismailisack1570 Před měsícem

      Jumca walba miyaa barnaamijkaan 😢

  • @Mawla305
    @Mawla305 Před měsícem +9

    Mahadsanidin mudo ayn sugayay podcastigan finally wax badan ka faiide Thnkz

  • @Updirizak-m6b
    @Updirizak-m6b Před 2 dny +2

    Shukran prothers 😎💯

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t Před 22 dny +5

    Mahadsanid Dr nafteyda sitoos ah ula'hadasheen 💯👍

  • @ciisexuseen1295
    @ciisexuseen1295 Před 2 dny +1

    Waa Ku mahad santihin sida wanagsa ee nogu dhira Galisen wana Ku mahad San tihin sida aa waqtigena qaliya thanks 👍

  • @NasteehomohamedNasteehomohamed
    @NasteehomohamedNasteehomohamed Před měsícem +11

    Wuxuu podcast nasoo gaarey xiligii aan ugu baahida badnayn wlhi❤aad baad u mahadsan tihiin doctors waxaad ahantood tubta is badalkayga❤abaalkiina jano❤

  • @aaishocilmi1433
    @aaishocilmi1433 Před dnem +1

    jasakallaahu kher akhi❤

  • @sumayaabdiqadir8845
    @sumayaabdiqadir8845 Před měsícem +5

    Wa mawduuc aad iyo aad u wanagsan an ka wax ka faa’idey wad ku Mahadsantihiin doctors, Jazakallahu khayr dhamantina

  • @apdiqanihassan261
    @apdiqanihassan261 Před dnem +2

    Thanks brother 🙏

  • @user-hd2vb7wo3l
    @user-hd2vb7wo3l Před 2 dny +1

    Shukran❤

  • @ahmedabdullahi5160
    @ahmedabdullahi5160 Před dnem +1

    Masha allah 🥰

  • @user-fx8yp1dy5g
    @user-fx8yp1dy5g Před 4 dny +2

    Waa markii 2aad aan Dhagaysanayo Mawduucan Wlhiy wnku Faaiday Jazaaka,allh walalayl❤🫅

  • @XilkasXaaji-ij5yc
    @XilkasXaaji-ij5yc Před 2 dny +1

    Masha allah❤

  • @amranhussein6078
    @amranhussein6078 Před 27 dny +2

    Jazakallah khair

  • @mahatawalle9707
    @mahatawalle9707 Před měsícem +4

    waad ku mahadsantahiin sida quruxda badan ee aad wax noola wadagteen 💯

  • @rahmasiciid1051
    @rahmasiciid1051 Před měsícem +7

    Masha allah mowducaa aan filaayo intii daawatab inuu anfaco jasaakuma llah

  • @deqadhiblawe270
    @deqadhiblawe270 Před 26 dny +2

    Masha alah Dr Adnan and Dr Sirka runtii mowduuc muhiim u ah waaqica maanta taagan aadna u caawin kara dhalinta maanta ayad ka hadasheen, waxaan rajeynayaa in waqtiga laga faaiideysto sidoo kale waxaan bogaadinayaa fikrada ka dambeysay prodcastigan faaiidada badan leh.

  • @amkiin
    @amkiin Před dnem +1

    thank you guyz

  • @maryamahmed9518
    @maryamahmed9518 Před měsícem +7

    Mahadsanidin wlhi abaalkina wax aa ku gudo ma aqaani😩❤️

  • @ShukriUlusow
    @ShukriUlusow Před měsícem +2

    Mahadsanidin drs waxa ka sohadashan wax isbarida sidee wax isku barikarta hade ahan lahed luuqad iyo wixi lamid ah thnks ❤

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Před měsícem +4

    Saa u sugaayay, Thank you Doctors❤. Alle ha idin sharfo.

  • @amiirahjama5057
    @amiirahjama5057 Před měsícem +2

    حفت الجنة بالمكاره وحفت النار بالشهوات 14:48
    ᴡʟʟʜɪ ᴡᴀᴀ ɴᴏ ғᴀᴀ ɪᴅᴀʏsᴇᴇɴ ᴊᴀsᴀᴀᴋᴀʟᴀᴀʜ ᴋʜʏʀ!
    19:40
    صلى الله عليه وسلم

  • @cabdullaahicabdinaasir2943

    Mahadsanidiin. 😊🎉

  • @user-wv2sp1rv6u
    @user-wv2sp1rv6u Před 5 dny +1

    Jazakallah ustdiin❤

  • @user-jp2rh8go2m
    @user-jp2rh8go2m Před 15 dny +1

    Jazaakalaah khair

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 Před dnem +1

    thank you brothers for your advice

  • @user-pp5ru1sx9s
    @user-pp5ru1sx9s Před 27 dny +2

    jasakumullahu khayran
    janna fardowsaan idinku duceeyay❤❤

  • @Ukhtei.Haifa.
    @Ukhtei.Haifa. Před 2 dny +2

    Waad mahadsantihiin Wallo🥰

  • @mohamedjaamac1369
    @mohamedjaamac1369 Před 16 dny +2

    Shukran adnan iyo sirka ❤

  • @ishrakkhadarshiikh8857
    @ishrakkhadarshiikh8857 Před měsícem +3

    شكرا لكما جزاكم الله خير الجزاء

  • @xafsamaxamed2934
    @xafsamaxamed2934 Před 5 dny +1

    Yaa rabi iifududeey edbinta naftayda waqti hore seexo waqti hore so kac😢😢

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 Před 17 dny

    جزاك الله خيرا ❤❤❤

  • @asmaomarali1294
    @asmaomarali1294 Před měsícem +4

    Mash allah 😊

  • @maida.cegag551
    @maida.cegag551 Před měsícem +3

    Waa mahadsantihin mowduc muhiima waye waxa cajiiba illahay qofka sidu u sugo marku isagu dadalka bixiyo waxa wanagsan ee aan nafta Kula jihadayno illahay hanagu sugo❤

  • @rohosafi7888
    @rohosafi7888 Před 28 dny +1

    Jazakumullahu kheiran

  • @ShakuurMarees
    @ShakuurMarees Před 2 dny +1

    Mahadsanidin ❤

  • @samaaxmohamed-ic3yk
    @samaaxmohamed-ic3yk Před měsícem +2

    شكرآ لكم يا دكاتر ❤❤

  • @sakariyekamaal2404
    @sakariyekamaal2404 Před měsícem +12

    Mopelku waa sida middi labo af leh, aynu ku dedaalno inaynu dhinaca wanaagsan uun u isticmaalno. Daawasho wacan.

  • @ishrakkhadarshiikh8857
    @ishrakkhadarshiikh8857 Před měsícem +11

    ‏المؤمن يقطع عمره كله في مُحاولة ترويض نفسه يهزمها مرة و تهزمه مرات وكل أمله أن يلقى الله غالبًا لا مغلوبًا لأن في هزيمتها انتصاره ونجاته. { وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا ۚ وَإِنَّ اللهَ لَمَعَ الْمُحْسِنِينَ }
    Maxaan wax idn ka fa'idaya dr adnan mahadsanid. ❤🎉

  • @Sacdiyacom
    @Sacdiyacom Před měsícem +6

    Msh Allah mahadsanidiin doctors inankaa yar ee 19 jirkaa illahay habarakeeyo dr sirka barnaamij horena wuu kusoo hadal qaaday tusaale wanaagsan in lagaa dhigto wax kawayni majiraan m.a

  • @AsmaYasin-rl8xm
    @AsmaYasin-rl8xm Před měsícem +3

    mashalh labadan wiiil ilaahay ha ka abaal mariyo khyrkaaz ay noo wadaan wlloyal wlhei cadiim halkiinan video wxbaa iskag key badaley war wiilashan aynu dhiiri galino si ay inoogu so badiyan wlloyal idinkuna wada dadaalka waa balan garabkiina nahay❤🎉

  • @abumarwaancmm8491
    @abumarwaancmm8491 Před měsícem +2

    Mahadsanidin Allah ha idin Xifdiyo

  • @Mascuud0
    @Mascuud0 Před měsícem +3

    Mowduuc aad umuhiim ah weyan allah idiin barakeyo oo kuwi jannada ku kulmo allah ha inaga yeelo amin ❤❤

  • @NasromaxameddaahirAadan

    Mahadsanidin wallo

  • @user-le1bl6vk3d
    @user-le1bl6vk3d Před měsícem +34

    Asc Dr's wxaa nasoo gudbisaan xanuunka depression calamadihisa io dawadiisa baahi weyn baa uqabnaa ka dhalin yaro ahaan iyo sonkorta labadaa noogu dadaala dhaqaartena🥹🥹rabi ha idin xifdiyo

  • @suaadmohamoud8636
    @suaadmohamoud8636 Před měsícem +3

    Masha allah waxad igu dardargaliseen sidan isku badali lahaa inash allah waxanka bilaa baya cawo alleh swc ha idinka jisaa il siyo idinkana my Dr's

  • @iqdaadmuhanad9923
    @iqdaadmuhanad9923 Před dnem +1

    Allah idin barakeeyo

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v Před 10 dny +1

    Thank you doctors. JazakumuAllah

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz Před 27 dny +2

    M.a wax badan ka faaiday wllalehey waa mahsantihion❤

  • @MuktaarAbdiasiis
    @MuktaarAbdiasiis Před měsícem +1

    Mazha allah barakallahu fikum ❤doctor's

  • @abdirizak1234mohamed
    @abdirizak1234mohamed Před 26 dny +1

    M.a jazakallahu kheyr ❤

  • @user-oy1ko9uj5t
    @user-oy1ko9uj5t Před měsícem +2

    Jazakallaah dhaqatiirtena❤

  • @AbdirizaqMohamed-mr2ix
    @AbdirizaqMohamed-mr2ix Před 2 dny +1

    ilaahey aqoontiina ha inii barakeeyi

  • @SamiirCumar-ch6qe
    @SamiirCumar-ch6qe Před 2 dny +1

    AAD BAAD U MAHADSAN TAHY | ALLE HA KU BARAKEEYO

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před měsícem +3

    Barnaamijtii caafimaadka noo soo cesho dad. Aan aad wax uga faaiidaysanuno baa tihiin runtii idina ajarkiinaa lee dihiin❤

  • @user-mp1so7nc5h
    @user-mp1so7nc5h Před měsícem +4

    Thankd amillion my doctor's

  • @bureqomohamed5796
    @bureqomohamed5796 Před 27 dny +1

    Best podcast I ever seen keep going our doctors🙏🙏

  • @abdultech99
    @abdultech99 Před 21 dnem +1

    Absolutely ustadi

  • @NajahBashiir-p9t
    @NajahBashiir-p9t Před 6 hodinami +1

    Ilaahey hayla garab galo hadafkaygu wa dheer yahy waqtiguna wa igu yaryahy ilahow halganka waxbarashada

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Před 11 dny +1

    Jazak allhu khayr walaalayaaal ❤

  • @don-hero21
    @don-hero21 Před 2 dny +1

    Runtii Muuqaalkan wx yaabo badan oo faaido ah bu xambarsan yahy 👍inshllh inaan isku badaln rajyn👏

  • @faatimaibraahim1844
    @faatimaibraahim1844 Před měsícem +2

    Mowduuc muhiim ah jazakallah❤

  • @MaslahAli-cw6wz
    @MaslahAli-cw6wz Před 29 dny +2

    Allahu mabarik labadeena ustaad Alle hanii dambi dhaafo jandiina haniigu cazuumo

  • @rayaanmuhuyodiindaahirjano4905

    ManTa ayaan dawaday waxa badan ayaan faiday wlhi IlhaY hay diin BarakeYo ❤

  • @haniaweis9774
    @haniaweis9774 Před 25 dny +1

    jazakallah kheyr

  • @nasrahussein7616
    @nasrahussein7616 Před 12 dny +1

    allahuma barik

  • @user-no9eu2wd4i
    @user-no9eu2wd4i Před dnem +1

    Wllo wadmahadasantihiin waxbadan Ryan idnkafaiday runtiii❤❤

  • @suhebopretty456
    @suhebopretty456 Před 7 dny +1

    Thanks❤❤

  • @yasminupdi4152
    @yasminupdi4152 Před 20 dny

    mahadsanidiin ❤️

  • @NimcoIbrahim-u6s
    @NimcoIbrahim-u6s Před 2 dny +1

    Jasaklh wallhyga qimaha badan❤

  • @KhadarDayib-x5d
    @KhadarDayib-x5d Před 28 dny +1

    Maasha allaah wll qaali
    Alleh danbigiina ha dhaafo alleh ha idin xafido alleh janada ha idinku kulmiyo alleh ha idinka abaaliyo barnaamijyada sidan oo kale ah ee aad dhallin yarta ku baraarujinaysaan waxaan idinka codsanayaa inaad soo badisaan baraha bulshada oo dhanna ku faafisaan si dhallinyar badan oo ani oo kale ah isku badalaan iskuna waydiiyaan waaqacyada ay ku jiraaan horumarna ugaadhaan alleh ha idinka abaaliyo wabillaahi tawfiiq

  • @IkranWarsame-zj9xl
    @IkranWarsame-zj9xl Před 27 dny +5

    Xaqiiq waxa ah saladadu haday hagagto wax walba wy ku hagaagin Muqalkan wax badan ayan ka faiday jasakallahu khyr dr’s

  • @umalkhayrfaysal4824
    @umalkhayrfaysal4824 Před měsícem +2

    Mzh allh ilhay ajar io xazand ha idinkaziyo wllo zad wax nogu zoo gud binaysiin walhi wan kahelay dhirigalintina io mawducyada aadkazoo hadzhiin 🥰

  • @user-rl3ms5zp1z
    @user-rl3ms5zp1z Před měsícem +2

    M.a allaah haidin dhwr alle idinka cawaal mariyo marwalbo sida aad naga faaidenaysaa

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP Před 25 dny +1

    Big respect future flowers

  • @hoodohirsi8733
    @hoodohirsi8733 Před měsícem +2

    Allha ni sharfo Dr's mawduc aad nosameyay oo aan wada sugaynay barakalah

  • @user-it3xg6gd9e
    @user-it3xg6gd9e Před měsícem +1

    Masha alh jasakumulah khayr runti,waa qodob aad uwngsan aan aad ugu bahna❤🎉

  • @QunyarSocod-ry2ef
    @QunyarSocod-ry2ef Před 21 dnem +1

    الله يخليكم ✨🤲🏽

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi Před měsícem +1

    M.a allahuma barik 😊

  • @SaaraAhmed-uz7fb
    @SaaraAhmed-uz7fb Před 29 dny +1

    Jazakallahu Kheyr Wax Badan Ayan Halka Ka Faaiiday Insha Allah Waxan Rajeyha In Aan Qaadan Doono Qodobaad qar Nafteydana wax Badan Ka Bedelo Jadwalna u Sameeyo Insha Allah Mar Labad Wad Ku Mahad San Tiihin Sida Quruxda Badan OO Aad Nokuso Gudbisen Mawduucan

  • @RumanAbdullahi-jn7wv
    @RumanAbdullahi-jn7wv Před 2 dny +1

    M.a ❤❤❤❤❤

  • @HawakinNur
    @HawakinNur Před měsícem +3

    Macalimiinta
    Waxbadan idinka faaiiday
    Jazakallaahu kheyr❤

  • @user-wh4kb9bs2s
    @user-wh4kb9bs2s Před 21 dnem

    جزاكم الله خير الجزاء

  • @AbdirahmanMohamed-o2y
    @AbdirahmanMohamed-o2y Před 4 dny +1

    Mahadsanidin sxbyaal❤

  • @HanaDhowrsan
    @HanaDhowrsan Před měsícem +1

    Mahadsathy wlhi wax badan kaa faa iidaY mahadsathy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dhhol77
    @dhhol77 Před měsícem +2

    Waa arin muhiim ah oo dhalinta aad u anfacaya Allah ha idiin barakeyo noso badiya barnaamijka❤

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 Před měsícem +2

    Mawduuc muhiim aha ayaad maanta soo deyseen shukran ❤

  • @HindiIbrahim-jh9tw
    @HindiIbrahim-jh9tw Před 29 dny +1

    Good topic brothers