Xulka ingiriiska iyo Aadaanka | Aadanka iyo Koobka Aduunka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 608

  • @ogaansho
    @ogaansho  Před rokem +387

    Waxaan ka cudurdaarayaa codka haduuna wanaagsanayn .

    • @barkhad21
      @barkhad21 Před rokem +23

      ilaahay wuxuu kugu mannaystay tacliiq wanaagsan, maashaa allaah, kaasaaba nagu filan.

    • @NordinMohamed-m7y
      @NordinMohamed-m7y Před rokem +12

      Wll caadi waaye codka aad bad u mahadsanantahay xogaha aad mar walba nala wadaagto😍

    • @rashiidshiikh1292
      @rashiidshiikh1292 Před rokem +11

      May ustaad aad iyo aad buubuwanaagsan yhy

    • @Cumar_cabdu_qadir
      @Cumar_cabdu_qadir Před rokem +8

      Dhib maleh macalin

    • @xafsamaxamud4884
      @xafsamaxamud4884 Před rokem +8

      mashalaah alle ayaa cod qurux badan kugu deeqey
      cod dahab cumar inshaar ☺😍 love you from somalia😘

  • @مقاطع_المعرفة
    @مقاطع_المعرفة Před rokem +212

    Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Před rokem

      Scw❤

    • @abwaantalasameabwaantalasa4708
      @abwaantalasameabwaantalasa4708 Před rokem

      @@zamriyemohamed9596 waa nakan wllo qaali scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ilaahay ha inaga dhigo kawa ku guulasta inay dariiqii NABIGEENII MAXAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW aamiin YAA ALAAH YAA RAXMAAN YAA RAXIIM

    • @qoslaayeosmaan1519
      @qoslaayeosmaan1519 Před rokem

      Scw

    • @bushra1672
      @bushra1672 Před rokem +2

      Ilaahay ka cabso nabigeena ﷺ qof walbo muslim baa jecel ee like ta aad ku raadsanayso

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 Před rokem

      Scw scw scw ❤️

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před rokem +146

    Ilaahay wuu awoodaa dadkaas halkas imaanaya inay kala bar muslimaan ama sadex meelood labo meel allahu akbar🥰📿🥰

  • @Caaishomacalincabdullahi123

    Reer galbeedku waxey ka baqayeen dadki ay muslimiinta waxa xun uga sheegi jireen in ay runta ogaadan lkn wax kasta oo Alle qora unbaa dhaca Masha Allah waxan rejeynaa in dad badan muslimaan insha'Allah

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Před rokem +59

    Qadar aad baan u tageersanahay alle ha guuleysiiyo insha allah❤️❤️❤️🙏 ☪️

  • @muscab8581
    @muscab8581 Před rokem +212

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohammed ❤️🕋🤲 ‏محمد صلى الله عليه وسلم

  • @cabdiwelixasan9293
    @cabdiwelixasan9293 Před rokem +44

    Cumarow inta soo islaamto noo soodheeg inta ciyaaruhu socdaan, mahadsanid ustaad

    • @Kalsooncadey
      @Kalsooncadey Před rokem +1

      Waan qosaly magaranyo sabbta

    • @apdihakimali3566
      @apdihakimali3566 Před rokem

      @@Kalsooncadey maxaad Aminsantahay🤔

    • @hawamouna765
      @hawamouna765 Před rokem

      Wa runta in badan iya sababta adanka anba musliminta sifadko kuso muslimi kara

  • @FatimaALI-su2db
    @FatimaALI-su2db Před rokem +81

    Subxaannallaah, Aniga waxaan Aminsanahay Arintaan oo ka dhacaayo Waddanka Qadar in Ballooni lagu Ciyaaro ,Waa Amar Alle.Alle waxaan ka Baryaa in Dad badan oo weligooda Aadaanka maqlin in ay ku soo Hanuunaan Yaa Allaah.

    • @hideeyes8565
      @hideeyes8565 Před rokem +2

      الله كريم 😢😢😢😢😢ذوا رحمة واسعه يرحم لعباده برهم وفاسقهم كافرهم ومسلمهم صدق ربنا حيث قال ورحمتي وسعت كل شيء

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 Před rokem +1

      Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Před rokem +37

    Allahu akbar Allahu akabr alxamdulilaah ilaahay ha inugu sugo nimcada iimka islamnimada ilaahay iyagana haku soo hanuuniyo mahadsanid

  • @xamza6
    @xamza6 Před rokem +131

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all prophet muhammad ﷺ❤️❤️

  • @Nuurie47
    @Nuurie47 Před rokem +36

    Masha allah
    Waxan Rajeynaya allah awoodiisa in dad badan kuso islaami doonan Qatar 🇶🇦 sabab unoqon doonto dhacdadan World cup ka. In.a ustaad adna muqaalo badan innoga so sameey.
    Thanks ✅️

  • @mohan_Ahmed1
    @mohan_Ahmed1 Před rokem +13

    Runtii aadaanka aad ayuu u qurux badan yahay dadkaasna waligood ma aysan maqal laga yaabee inta uu koobka aduunka socdo kumanaan qof in ay soo muslimaan weyna dhacee i.a❤️

  • @jamaaldj
    @jamaaldj Před rokem +53

    The best person ever the most knowledge able and most shine all prophet mohamed

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 Před rokem

      In aad amaanto lagaama rabo caadi miyaanad ahayn inaad raacdid si sax ah ayaa lagaa rabaa

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Před rokem +119

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f Před rokem +20

    ماشاء الله تبارك الله ❤🇶🇦❤
    الحمد لله على نعمة الهداية والايمان والإسلام🥰🥺🤲😭

  • @abdallaise7389
    @abdallaise7389 Před rokem +60

    Masha Allah اللهم ارفع المسلمين اينما كانوا

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před rokem +89

    Koobkaan Aduunka Wuxuu Sababi Doonaa Gaalo Badan Inay Diinta islaamka Fiiro u Yeeshaan Kuna Muslimaan🙏Shaki Kuma Jiro Inay Kuwa Badan Hanuuni doonaan.!!!

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +29

    Omar inshaar ookale bu CZcams ubahan yahy wlhi Ustaad Alle haku xafido mudo 4 sano kugu xirnayn aniga iyo Family-keena oo dhan hooyaday mcn haba ugu horeyso😍😍

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 Před rokem

      Sidokle wlhi aniga iyo walaladey wankuwada xiranhy kuwo lid igu ah oo teenage kujira moyee markey kbaxan ayey dawan Insha Allah

  • @qoraxjoogtoofficial1194
    @qoraxjoogtoofficial1194 Před rokem +26

    Aan ku salino rasuulkeena scw 🥰🥰😍

    • @mohamedmuse3006
      @mohamedmuse3006 Před rokem

      اللهم صل علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @asmahasan7245
    @asmahasan7245 Před rokem +13

    Wlhi wan ku farxay muqaalkan
    Dawladaa Qatar 🇶🇦 talaabo fican Bay qaaday markay garoonka ka dhex dhiseen masjid
    Masha'Allah diinteenu macaana❤

  • @abdirisakwalayati9324
    @abdirisakwalayati9324 Před rokem +10

    Masha Allaah waxaan rajaynayaa in Aadaankaasi uu sabab unoqdo in dad badan diinteenna suuban ee islaamka qaataan,sababtoo ah iyaga oo aan weli Aadaanka micniihiisa garayn bay ku qanceen codkaa macaan ee dhegahooda kusoo dhacaya.

  • @eesy8947
    @eesy8947 Před rokem +23

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 Před rokem +20

    Subxaanallaah mar walbo aan aadanka maqlo waan qashuucaa quruxda aadanka lama soo koobi karo waxaa fahmi karo dhul gaalo qof joogo Allah dhulkeen hannoo hagaajiyo, sidaa darteed Somaali hadaan nahay aan furno madaaris laga barto aadaanka hadeysan jirin 💙🇸🇴🇸🇴❤️

    • @farganwaraf1386
      @farganwaraf1386 Před rokem +1

      Sidookale wll waa runtaa, lakin hadda waxan joogaa dal muslim ah ilaah dalkeena nabad yeel waxan deganahay yurub

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE Před rokem +14

    Allxamdulillaah Rabbi ayaa mahad iska leh naga dhigay umadd islaama

  • @garadgelle
    @garadgelle Před rokem +2

    Alhamdulilah rabbi ayaa Muslim iga dhigay

  • @khadarmoumin2727
    @khadarmoumin2727 Před rokem +3

    الْحَمْدُ لِلَّهِ الَّذِي هَدَانَا لِهَـٰذَا وَمَا كُنَّا لِنَهْتَدِيَ لَوْلَا أَنْ هَدَانَا اللَّهُ ۖ لَقَدْ جَاءَتْ رُسُلُ رَبِّنَا بِالْحَقِّ ۖ

  • @macalincaalin6670
    @macalincaalin6670 Před rokem +3

    Inshallah illahay hasoo hanuuniyo gaalada imaandoonto qatar 🇶🇦 inta uu hanuun la doono inta kale ee soo harto shartooda islaamka illahay ha kaqabto

  • @abdinhoofficial8290
    @abdinhoofficial8290 Před rokem +1

    The best person nabi mohamed scw😭🥹❤️😢

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste Před rokem +12

    Ciyaraha sanadkan 2022 tv baan ka dawanaya omar insharow adna garomadi baad daris la tahay😂 wale wa iga nasiib badan tahay👍👍

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Před rokem +5

    Waxan alle ka bar yaya in wuu alle ka dhigo koobka aduunka sababtii
    In ay dad badan islaam nimada qaatan dad badan🥰

  • @ibraahinmaxamed3218
    @ibraahinmaxamed3218 Před rokem +15

    Aaway dadkii jeclaa nabiga scw

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +6

    Mnsha allah alxamdulilaah fursad weyn ayaaba ku jirta halkaa oo lagu soo islaamin karo ama ku soo islaami karaan gaalo badan allahayow qatar 🇶🇦 🤲

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Před rokem +6

    Omar sxb mahadsanid reer galbeeska
    Eedanka masajidka lama ogola ino debeda uga soo baaxo lakin duhurka iyo maqribka waxa dhagaha naga ximeyey
    Ganbalel kinisada oo hadana an ciidii geelayniin iyo masajiid meel lagu tukado lalayahay xiliyada jimcaha oo kale manshaalaah tabarakalaah

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw❤️❤️

  • @cabdiqanikayse224
    @cabdiqanikayse224 Před rokem +11

    Alle waxaan uga baryayaaa dhamaantood inuu soo hanuuniyo oo tubta toosan ku soo hanuuniyo 🤲

    • @awba2344
      @awba2344 Před rokem

      Mashaallah Tabarakallah brother
      Allah ha xiftiyo Qat

  • @safiyodahir9984
    @safiyodahir9984 Před rokem +11

    Wll Qatar waxay fafinaysa dintaa masha allah🥰

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 Před rokem +7

    ALLOW adaa mahad leh mar walba oo diintaada an rumeysiiyey ALLOW naga yeel kuwo ku sugnaada diinta islaalma ka mar walba
    ALLOW naga dhig kuwo daaciyiin ah oo dadka diinta ugu yeera oo ufurfuran dhantooda ALLOW waan ku jeclahay ALLOW noo unaxariiso dhammaan muslimiinta oo dhan
    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم صلى الله صلي الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 Před rokem +2

    Ilahay mahd ku leh ee naga dhigay islaam anagoo weydiisanin alhamdulilah😟

  • @theephilanthropist3228
    @theephilanthropist3228 Před rokem +12

    ALLAHU AKBAR!!! Very proud of Qatar's rules and regulations with out altering their the religious beliefs and laws cuz of this world cup. I hope everything to go smooth with alot of reverts to our beloved religion (Al islam) إنشاءالله.

  • @amuuun1998
    @amuuun1998 Před rokem +2

    Alxamdulillaah muslinima kudhakanay ku barbaarnay kuna dhiman doona insha alh
    Ilhay khaatumada khayr haynoogu khatimo.

  • @oumarosmaan4159
    @oumarosmaan4159 Před rokem +2

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @issehaamud6449
    @issehaamud6449 Před rokem +3

    Koobkan in badan o gala ayaa kuso
    Islaami dono o caan ah i.a

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Před rokem +7

    Mashallah, ilahey Amarkii dad badan oo gaalo ah iyo kuwa najuus ah ayaa ku islaami koobka Aduunka ee ka dhacya dalka Qadar 20/11/2022
    Inasha Allah🤲💯👈
    B

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Před rokem +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad 🤲❤️🕋 jazakallah khayr illahay haka xiifdhiyo wlalkey 😍

  • @abuukarfaarax9137
    @abuukarfaarax9137 Před rokem +7

    Walaal cumar aad baan kugu xiranhy runti waad mahadsanthy full respect🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Před rokem +3

    Jazakallah. Waad mahadsantahay walal. Ilaahay cimriga iyo caafimaadka hakuu kordhiyo.

  • @islamcompletefavourfromall5701

    Aadaanka qalbigaa ku macaansado shacuur gooni ah ayuu leyahay
    ..
    .الحمدلله على نعمة الاسلام و الايمان

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 Před rokem +1

    Mashaa allah islaamka kor alaha kadhigo alaah ayaa mahad leh

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho Před rokem +2

    Maansha Allah inshaa Allah dad badan baa diinta islaamka qaadan doona waynu arki doonaa hadii Alle yidhaahdo inta dariiqa xaqa ah Rabi ku hanuunin doono ogaansho Aad baad u mahadsantahay walal sidaad noola socod siiso wax dadka faa,iido u leh

  • @HRU20209
    @HRU20209 Před rokem

    Alle ha xafido Qadar iyo dadkeeda, qabashada koobka aduunku waxa uu noqon doonaa bani Aadam badan oon Islaamka figradba ka haysan iney wax badan ogadaan...

  • @abdirahmanomar2672
    @abdirahmanomar2672 Před rokem

    Intaas ayaba dacwad naqoneso MashaAlah wa hubaal dad badan o islamka
    Waxbo ka aqoonin aya Islamka baran doono kuna so islaami doonto InshaAllah

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 Před rokem +8

    1min
    200 iyo abaf vews
    keep going pro from Mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌✌

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +15

    Keeps goings my brothers Omar inshar another's levels 💯🌹

  • @queennajwaat5624
    @queennajwaat5624 Před rokem +14

    ما شاء الله ♥️💯🥰

  • @sahalfeysal4951
    @sahalfeysal4951 Před rokem +1

    Allahu akbar waxan alle xagisa ka rajeyneyn in dad badan oo muslim ah kasoo saro martidaas qatar isugu imatay guul muslimkow

  • @xamza6
    @xamza6 Před rokem +3

    Azxabey isoo duceeya waan dhoofi rabaaye pleaase 😭

  • @misskoko19
    @misskoko19 Před rokem +2

    Waxan hada fahmay wixii qadar loo dhalecay nayay markasta because waxay ogayeen inaydhici karto inay dadbadan kuso Islami Karan, wallahi waan Ku farxay m.a Allah
    Ilahay haku soon hadeyo inta ugu badan codkaa qurxan amiin 🤲🤍

  • @maxamedcalifaarax3104

    Masha Allah waa wax lagu farxo.
    الله أكبر الله أكبر الله أكبر من كل ما تراه كبير

  • @user-eg6fw5yp3o
    @user-eg6fw5yp3o Před rokem

    Dawlada qatar way mahadsantahay adiguna aad baad umahadsantahay ilaahaku barakeeyo safxadaadana maaliiiyin way gaadhi Diinta u adeeg walaal qaali 💯💯💯💯💌💌💌

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před rokem +11

    800k we will Go❣

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Před rokem +3

    Waxaan rejeynaya in badan ineey baari doonan diinteena suuban kadibna qaadan doonan inshallah

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 Před rokem +6

    Insha Allah.
    Dad. Badan ayuu ilaaheey Kusoo hanuunin
    Hidaayadana Rabaa. Hayo
    Ama. ciyaartooy ha. Ahaadaan ama
    Taageero

  • @shalamboodmedia9390
    @shalamboodmedia9390 Před rokem

    Aaan ku salino xapiibkeeena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
    Qoraal aan qorno saliga nabiga AYAA ugu weyn

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib Před rokem +1

    Subxaana allaah
    Wlaahi waa wx lala yaabo xaqiidii anaga hddaan nahy Muslim wliba soomaali maalin wlba waan maqalnaa aadaan hddana lama cajabno oo Maan ajiibno hddaan ajiibno waa wx yar wlaahi
    Waa wx lala yaabo
    Xiligaan sms kaan qorayo wlaahi xaqiiqdii waan ooyey sidey diinta u Macaan tahay
    Allow noo dambi dhaaf 😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Před rokem

    MASHA ALLAH
    Qofkasto muslima waxa saaran risaalo ah inuu diinta sii faafiyo
    Aayadna ha ahaatee
    Isku day in aad dadka samayso
    Intii adiga lagu saamayn lahaa
    Hadaad xitaa wadan gaaladu ku badan thy aad joogtid waxaan ku dhaqantaa diintaa hana ku dayan iygaa waa suurtagal in dhaqanka wanagsan ee muslimku soo jiito fidro ayaa ku abuuran bini aaadamka dad badan oo wax wax u sheega la ayaa jira

    • @profalcadaala
      @profalcadaala Před rokem

      Wii gafa ee qoraalkan ku jira Alle ha ii dambi dhaafo maahan wax aa soo diyaariyy markaan arkay sida ninka muslimka sheeganaya u hadlo iyo kan aan muslimka ahayn u hadlo ayay igu soo dhaceen markaan aad uga xanaqay kan muslimka in uu yhy sheeganaya
      Diintan suuban wax la qarin karo maahan wax cid gaara loogu talo galay maahan waa diin caalamka oo dhan loogu talo galay

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před rokem +3

    mahadsanid OMAR INSHAR allleh ha ku sharfo🥰

  • @xamar5672
    @xamar5672 Před rokem +1

    الحمد لله الذي جعلنا من المسلمين

  • @ahmetdakir8871
    @ahmetdakir8871 Před rokem +1

    AllaaH wuu awooda inuu ku ha nuuniyo
    Jidka toosan tuse ♥️♥️♥️

  • @realog2022
    @realog2022 Před rokem +13

    Waxaa umaleenaa inoo cr7 soo islaamo maadama oo islaamka usoo dhawaay allow soo hanuuni 🤲🥺

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 Před rokem

    Waxase iga si farxad badnan donto hadu alle qadaro in ciyartoydas 90% so muslimaan allow rume 🤲

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Před rokem

    Maan sha allaah allaahu akbar kabiiraa walxamdullillaahi kathiiraa wasubxaanallaahi bukratan wa asiilaa

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 Před rokem

    Maasha Allaah اللهم أعز الإ سلام

  • @suurtagal1977
    @suurtagal1977 Před rokem

    Subxanallah waxan ilaahay baa howl ka wata innagu wuxuun baynu inoo muuqada balse qorshaha alle ayaa weyn, waa lagu xujaynayaa aadaankan.
    Alle ayaa weyn

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 Před rokem +4

    Hay dhaafin wll😂😂

  • @shucaybxasenjiilaal3504

    Hadaad aragto qof dhibsanaya aadaanka waxaa ku lamaan iblays. marka waa uun cadawga diinteena suuban. Maashaa Allaah

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 Před rokem

    Allahu akbar, Ilaaheey Islam iga dhigaa ku mahadsan alxamdullah

  • @moktarhoussein8234
    @moktarhoussein8234 Před rokem +1

    Fursad weyn oo qiimo badan ayay u tahay manta umada islaamka koobka qadar lagu qabanayo dadka isugu iman doona u malayn maayo mana rajaynayo balse waan hubaa boqolkiba sideetan inay qaadan doonaan hidaayada iyo islaamnimada alhamdulilah alahu akbar Macha alaah rabi ha noo ilaalsho diintena hana noo soo kordhiyo walaalo badan oo lunsanaa garabna noo ahaada wad mahadsan tahay walaalkayga chanelka 🙏

    • @kar98kchannel28
      @kar98kchannel28 Před rokem

      Angu ku farxena hadey Islam qatan lkn fursad qiimada badan ee dhahday Islamka utahy uma aha ee ayaga ayey utahy oo jahanamo laga hanuniyay

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 Před rokem +7

    mashallah wllkay omar isharHORUMAR KUGU DUCAYNAYA🎈🎈❤

  • @WariyeIndhoos
    @WariyeIndhoos Před rokem +9

    Amazing 👏

  • @mohamedaligorgorkahaado99

    Respect the. Muslim because even Jason bourn even believing so much what I see i will follow true way wcs walaal hanuuniye manshallh ilahay haku barakeeyo

  • @abdukadirmohamed
    @abdukadirmohamed Před rokem +1

    Allah swt hasoo hadeeyo inta hanuun u qorantahay

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 Před rokem

    In sha Allah Eedanka Rabbi ha ku so hadeeyo kufaarta qadar ku so aruurey. Amiin. Islamka iney wax ka Ogaadan o beenti reer galbeedku meesha ka baxdo Allaha sahlo. Carab aya islamka hoos u dhigay markey dabadhilif u noqden kuwi Allah ka go'ay e reer galbeedka.

  • @Abwaankamadaye
    @Abwaankamadaye Před rokem +5

    Laga yaabo wanaaga islaamka in dad badan ku islaamaan

  • @khalidomer2019
    @khalidomer2019 Před rokem +2

    Alle hasoo hanuuniyo koley dad badan way soo islaami doonan

  • @kheyresaid643
    @kheyresaid643 Před rokem +17

    Masha allah ❤️❤️❤️❤️

  • @lailo8082
    @lailo8082 Před rokem

    Mansha allah qatar allah ha barakeyo diintii ayay busta ka jaftay Mansha allah

  • @cabdixakim9077
    @cabdixakim9077 Před rokem

    بارك الله فيك يا اخي

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Před rokem

    Ilaahay dad badan buu ku soo islaamin karaa. Dad badan baa Aadaamka ku soo islaamin karo.

  • @aashajama2011
    @aashajama2011 Před rokem

    Manshalaha wadan islam ah llaha ha caawiyo islamanimad aan heyson dad ayaa heysan❤️❤️❤️👍👍👍👍

  • @kolomboabdirahman875
    @kolomboabdirahman875 Před rokem

    Inshallah gaalo nadan ayuu saameeyn ku reebi doonaa aadaanka Salaada taasina Waxeey kheeyb ka noqon doontaa guulaha dowladda Qatar ee qabashada Koobka addunka Wadamada Koonfur America Argentina ayaa ugu masaajid badan laakin badi laatin America Australia Japan iyo Yuribiaan farabadan ayaan Waligood maqal aadanka inshallah Sanadkaan Weey maqli doonaan. Wasiirka aad sheegtay ee Masaarida fakarkiisa doqonimo xad dhaaf ah haddi aadan addiga Ustaad Siyaasada dalka Masar aadan dureeynin. Anniga tusaale Waxaan daganahay dalka South Africa Muslimiinta Wadankaan %2 ayeey dadka Wadanka ka yihiin haddana Xaafada aan daganahay oo Xaafada Cali kamiin ama laba dhagax ee Muqdisho la fac badkeeda Shan Masjid ayaa ku yaalo 5 Salaad aadaanka gurigaaga ayaad dhawaqiisa ka maqleeysa taasi Waxaa Sababteda leh Allah laakin Ogoow Muslimiinta Wadankaan %2 ah ayaa ah kuwo Qawi ah oo aan diinta ka gorgortamin intaasna gaarsiiyay in meel Walbo masaajid ka dhisaan Muslimiinta Ajaanibta sida annaga Waan ka faa'idnay maashallah Madarasooyin ayeey inoo dhiseen ayaga ayaana maal galiyay Alxamdullilaah

  • @muznacalasow2536
    @muznacalasow2536 Před rokem

    (.... سيبلغ هذا الدين حيث ما بلغ الليل والنهار )

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před rokem

    Ma shaa Alaah,,,Alahu Akbar.

  • @xamdicrashiid7109
    @xamdicrashiid7109 Před rokem

    allaahu akbar islaamku wuu sarreyn wuuna sarreyndoonaa

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 Před rokem +1

    عجيب عجيب عجيب جدا
    اللهم أهدهم ألي الإسلام

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 Před rokem

    Ilaahay haku soo hanuuniy kuwa imanaaya cub ka , baahibay u qabaan diiinta.

  • @mohamedbulshawi1157
    @mohamedbulshawi1157 Před rokem

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر
    Diinteenna Islaamka kor Alle hakayeelo

  • @OGSOOR
    @OGSOOR Před rokem

    AllaHu akbar This is AllaH's XikmaH🥺💯✅

  • @osmanbuhdirans500
    @osmanbuhdirans500 Před rokem +2

    Waxan inshallah uu jeeda bilaha so socda inshallah daad badan islamee
    Salan gobeed masul

  • @MustafeSwitch
    @MustafeSwitch Před rokem +1

    I'm proud to be muslim

  • @wacdi1629
    @wacdi1629 Před rokem

    Qofka falcelinta ah ( wath a beautifull sound ) so qoray wa gabdh ciyartoy kooxda chealse ee dumarka uciyarta