Xal:Sida internetka uga tirtiri lahayd hadii lagu faafiyo muqaal aadan raali ka ahayn.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Casharkaani waxaa ku sharxayna sida ugu saari lahayd internetka hadii lagu faafiyo muqaal aa adiga raali ka ahayn
    Linkiya: support.google...
    --------------------------------------
    Thanks for watching
    Please Subscribe to Our Channel
    Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
    Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
    🔗igala soco facebook
    / salmaan.maadow
    🔗 igala soco instagram
    / salmaan.maadow
    🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
    www.behance.ne...
    Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Komentáře • 88

  • @najmanashaad8410
    @najmanashaad8410 Před rokem

    Sxb salmaan waan ku salaamay, waxan rajaynayaa inaad caafimaad qabto sxb, 2 years ago waxad noo soo gudbisay maqaalkan cinwaankiisu yahay, " sidii aad internetka uga tirtiri lahayd muuqaal anshax xumo ah" sxb si hufan oo qurux badan ayaad noogu soo gudbisay noona fahmsiisay, mahadsanid, balse waxan baahi weyn u qabnaa qaybtii labaad ee youtube looga tirtirayay sidaa darteed, waxan si xushmad iyo sharaf leh kaaga codsanayaa inaad iyadan noo soo galiso sxb salmaan maadamoon nahay dad kugu taxan aqoon iyo aragtina kaa qaata.
    Mahadsanid salmaan maadow

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 Před 2 lety +1

    Hhhh sheeq kuufida ku nuuresaa masha Allah 👌👌♥️🙈🙈📿📿📿

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 Před 4 lety +1

    Videogame xiga ayaan sugayaa si aaan dadka xumaanta faafiya ooooga tirtira!!!!!!!💡
    Shukran ustaaad

  • @Said.Ahmed.
    @Said.Ahmed. Před 4 lety +1

    waad mahadsan tahay ustaad habka quruxda badan ee aad noogu faaiideysay
    ciid wanaagsan ilahay ajar ha kaa siiyo

  • @Samiir881
    @Samiir881 Před 4 lety +1

    Mnzha allaaah ustaad zalmaan allaah ha ju dhawro

  • @amranmohamed377
    @amranmohamed377 Před 4 lety +2

    Inta isku dayday inay ku tijaabiso inay ka saarto fadexadeda like saar😅

  • @xudayfibashe9780
    @xudayfibashe9780 Před 2 lety

    Ciid mubaarig

  • @muhudinmohamed2867
    @muhudinmohamed2867 Před 4 lety

    Ciid Mubark Ustaad Salman Maadow Salaan Sare

  • @muqdishotimes522
    @muqdishotimes522 Před 4 lety

    ciid murak ustaad

  • @said77-i5
    @said77-i5 Před 4 lety +2

    Ciid mubaarak ustaad salmaan maadow🎈🎆❤💞💟

  • @5minutetoheaven103
    @5minutetoheaven103 Před 4 lety

    Thankz

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 Před 4 lety

    Aamiin Aamiin InshaAllah mclin

  • @hamdaahmed7104
    @hamdaahmed7104 Před 2 lety

    Shukran ustaad

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y Před 4 lety +2

    عيد فطر سعيد وكل عام وانت بخير اخي سلمان“” سنين دايمة ان شاء الله من النجاح والتألق

    • @user-um8oo6yh3z
      @user-um8oo6yh3z Před 4 lety

      عيد الأضحى المبارك 😁

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y Před 4 lety

      @@user-um8oo6yh3z Mubarak olsun çenam

  • @5minutetoheaven103
    @5minutetoheaven103 Před 4 lety

    Mahadsanid

  • @Kuraxeyso
    @Kuraxeyso Před 4 lety

    Masha allah ugaas
    Wankaga mahad celineynaa barnaamijkaan qiimaha leh
    Waxan kacodsaneynaaa sida loga saaro facebooka
    Facebooka ayaa ubadan wax lagu faafiyo sawiro iyo video qaldan
    Kaas ayaana somalida dhib kuhaayo
    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdalasocdaal6896
    @abdalasocdaal6896 Před 4 lety +1

    M.a
    Ciid Mubarak
    كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الأضحى المبارك
    Aamin wll 😍😍✋

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z Před 4 lety

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    عيد سعيد تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 Před 4 lety

    Macalin sidee koorsooyinka uga qeyb galaa

  • @medmoussa149
    @medmoussa149 Před 4 lety

    Masha allaah ciid wanagsan sxb salman wa cashir fican

  • @abdullahiabdi8359
    @abdullahiabdi8359 Před 4 lety +1

    Mahadsanid wll Salman madow 🥀🌸

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 Před 4 lety

    M a Ustaad JAZAAKALLAAH
    Ciid wanagsan

  • @cabdikhaaliq5459
    @cabdikhaaliq5459 Před 4 lety

    Masha allah macalin salmaan

  • @barasho5975
    @barasho5975 Před 4 lety

    Maasha allah macalinkayga qlliga ah from hargaisa wardi cabdilaahi cabdi

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 Před 4 lety

    MACALIN EIDUL CAFIYO ,AMIN AMIN AMIN

  • @abdirahmanmuhammed9741

    Shukran ustaad
    Ustaad link ga nala wadaag fadlan

  • @mohammedyasin1051
    @mohammedyasin1051 Před 4 lety

    عيد مبارك وكل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

  • @MAAHIRPES
    @MAAHIRPES Před 4 lety +1

    M.a wlll

  • @mrhassansomali522
    @mrhassansomali522 Před 4 lety

    m a ustd shukran

  • @XOGDHUUX
    @XOGDHUUX Před 4 lety

    Cayuuni qurux hoos ugu wac
    Otherwise Ciid mubaarak

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 Před 4 lety +2

    Lkn Telephone malagu sameynkaraa kasaaa loobadanyahaye

  • @mohadeick2744
    @mohadeick2744 Před 4 lety

    Amiin dhamanteen qofka labaad Yan ahay

  • @farhanhashi315
    @farhanhashi315 Před 4 lety

    Mhdsnd ustaad jazakallah kheyr, Eid mubaarak

  • @mohamuudabdirizak7916
    @mohamuudabdirizak7916 Před 4 lety

    عيد مبارك سلمان مادو أستاد

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial Před 4 lety

    Eid mubaarak ustaad alha kuxafido wlhi sharaxaaad midkaa wangsn hore uma arag ajjar alha kaaa siiyo ustaaad

  • @abdikadirahmed6507
    @abdikadirahmed6507 Před 4 lety

    M.a

  • @abdulhakimmohamed1756
    @abdulhakimmohamed1756 Před 4 lety

    Maschaalah mahadsanid macalin 🙏

  • @abdijalilnur6437
    @abdijalilnur6437 Před 4 lety

    CIID MUBAARAK

  • @mastertiktoks8023
    @mastertiktoks8023 Před 4 lety

    Mahadsanid ustaad

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology Před 4 lety

    Mashallah Eid Mubarak Ustaad

  • @maajid33443
    @maajid33443 Před 4 lety

    ciid mubaarak

  • @matroob
    @matroob Před 4 lety

    Thanks ustaad

  • @hamzefaizal2618
    @hamzefaizal2618 Před 4 lety

    So dhawoow wllkey thanks

  • @yahyeabukar
    @yahyeabukar Před 4 lety

    High Quality Video.
    Eid Mubarak Maadow

  • @butafla4864
    @butafla4864 Před 4 lety

    mahadsanid

  • @abdishakourmohamoudjama2326

    Hore usoco brother

  • @5minutetoheaven103
    @5minutetoheaven103 Před 4 lety

    Eidul caafiya legend

  • @milgomahamud61
    @milgomahamud61 Před 4 lety

    Ciid mubarak ustad

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 Před 4 lety

    Beautiful editing wlhy

  • @ifrahladan2563
    @ifrahladan2563 Před 4 lety

    عيد مبارك وكل عام وانتم بخير بمناسبة عي اضحي

  • @mustafsalaad1189
    @mustafsalaad1189 Před 4 lety

    M.a ustaad salmaan maadow

  • @mrjokol7304
    @mrjokol7304 Před 4 lety

    sxb sare

  • @nadiircabdi4497
    @nadiircabdi4497 Před 4 lety

    Walaal ruux wanaagsan ayaa tahay

  • @saakirmedia
    @saakirmedia Před 4 lety +1

    Fadlan iizo booqo

  • @Abdullahi111
    @Abdullahi111 Před 4 lety

    Sidokle ustaad hambalyo

  • @saacidxiltire6327
    @saacidxiltire6327 Před 4 lety

    Eid Mubarak ustaad

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Před 4 lety

    🇲 🇦 🇳 🇿 🇭 🇦 🇦 🇱 🇱 🇦 🇭 🇺 🇸 🇹 🇦 🇦 🇩

  • @abuukaraxmed8289
    @abuukaraxmed8289 Před 4 lety +1

    Porogaraam ama app oo la xerato mobilka waxa yaabahy xun xun walal ma nagu caawin karantaa plse caadadsa xun sida an iska joojiyo plse

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 Před 4 lety

    Ciid wanagsan

  • @Bilic-samepro617
    @Bilic-samepro617 Před 4 lety

    Asc ustaad salaman waad mahadsanid mowduuc muhiim ah ayad noo soogudbisay jazaakalahu khayrn . Ustaad codsi website kaaaga aa coursesiga kubixiso macagaca kuqoran noo soo sheeg macaga kuqoran

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 Před 4 lety

    Cid caafiya bro

  • @5minutetoheaven103
    @5minutetoheaven103 Před 4 lety

    Salman maadoow

  • @barakaat728
    @barakaat728 Před 4 lety +1

    Away linkiga

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 Před 4 lety

    waa walaalkaa oo muslim ah khayrna kuu sida ee ku taageer waa chanel diiniya ee khayrka aynu is muujino ilaahay ajar ha inaga siiyee nagu garab sii subscriBe

  • @alfaruqpro7608
    @alfaruqpro7608 Před 4 lety

    Asc .
    Salmaan aad ayaan kaaga mahad celinaayaa juhdigaaga wax badan ayaanna kaafaaiideystay

  • @mrmaxamedibraahim2187
    @mrmaxamedibraahim2187 Před 4 lety

    sidee facebook uga saaraa acounting

  • @ArMaanXz
    @ArMaanXz Před 3 lety

    Sxp CZcams ka asna muuqaal kaso samey sida aan muqaal isaga saari lahaaay?

  • @mahdimmed7272
    @mahdimmed7272 Před 4 lety

    Facebook kawaran asaga Ustaad

  • @yangyong6163
    @yangyong6163 Před 2 lety

    anagu waxaanu qabnaa Naag Mobile ma qabno

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd Před 4 lety

    Asc wr wb ustaad salmaan madow naqshadaha aad sameysay o sawirada ah mala qaadan karaa si guriga loogu sharaxdo mise raali kama tihid ???

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 4 lety +1

      Haa wa qadan karta walal hada logada ku qoran laga tirayn!

    • @MOHAMEDALI-tj4yd
      @MOHAMEDALI-tj4yd Před 4 lety

      @@SalmaanMaadow waad mahad santahay kama tiray siduu yahay ayan ku heysana insha allaah

  • @amii86
    @amii86 Před 4 lety

    ✊🏼😘😍

  • @abdiqanijeerow7275
    @abdiqanijeerow7275 Před 4 lety

    Description xagee ladhahaa walalyalow

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Před 4 lety

    Ustaadii aaway hee link aan ka gali lahayn

  • @ahmedabdi7147
    @ahmedabdi7147 Před 4 lety

    Wlal samlaan website kga magacii

  • @maajid33443
    @maajid33443 Před 4 lety

    mcln

  • @cabdimaalikmaxamuudcali3942

    Aaway linkiga

  • @xogsiin
    @xogsiin Před 4 lety +1

    FARXAD KU CIID
    WLL ‼#SUBSCRIBE‼ ii saar.

  • @chelseachelsea8133
    @chelseachelsea8133 Před 4 lety

    Wlle mahadsanid waxaad kahadashaa email ka sida loo sameeyo

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. Před 4 lety

      Somtt channel soo booqo

  • @pandapoi2097
    @pandapoi2097 Před 4 lety

    Wll SALMAAN🇸🇴🇸🇴❤❤❤ PARNAMIJ SIDA LO SAMEYO APPLICATION 💯💯💯💯💯💯⏱