Tilmaamaha ku doran lahayd Laptop cusub.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Muqaanlkaani waxaa ku kala dhig dhigayna tilmaamaha ku doran lahayd markaas lahayd laptop cusub anago tilmaamo farabadan khuseya software iyo hardware.
    Tusmada Casharka:
    01:12 Operating system
    02:22 Design
    03:17 Screen Size
    04:58 Screen Resolution
    06:10 Specification
    13:12 I/O Connectivity
    13:34 Battery Life
    Mataqan GB,MB,TB linkiyan ka fiiri: • 1 II Ma Taqaana? (KB, ...
    Operating System: • 3 II Ma Taqaana? (Wind...
    --------------------------------------
    Thanks for watching
    Please Subscribe to Our Channel
    Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
    Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
    🔗igala soco facebook
    / salmaan.maadow
    🔗 igala soco instagram
    / salmaan.maadow
    🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
    www.behance.ne...
    Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Komentáře • 239

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před 4 lety +170

    Raali galin::
    infromation qaldan oo afka iga dafa jirto oo ah qaybaha uu u qaybsamo Storage oo ah HDD iyo SSD iyadoo hori aa u dhahay SDD, waxa saxsan SSD.

  • @nuuneyarewayne2335
    @nuuneyarewayne2335 Před 4 lety +86

    *Teacher waxaan kaa codsanayaa inaad cashar nooga soo diyaariso qaabka raamka loo kordhiyo hadii aad igu raacsantahay like saar hadii kalena! Waa maxay SDD xageese ka fiirin karaa waxan rajaynayaa inaad isku dhibto inaad itusoo itaabsii nooga soo dhigto*

  • @moaddow4347
    @moaddow4347 Před 4 lety +4

    Thank you sir🙏❤️
    Mclumad wax tar leh ayn ka fa'iday
    جزاك الله خير الجزاء❤️

  • @mustafabdisalam9119
    @mustafabdisalam9119 Před 4 lety +11

    maasha allaah macalin cashar aad u fiican
    solid disk drive(ssd) macalin waa la isku qaldaa( sdd) erayga saxdaa waa ssd weeye anigan maalin baan isku khalday waan kala xaqiiqsaday

  • @ahmedmohamedadam4541
    @ahmedmohamedadam4541 Před 4 lety +15

    Thanks Teacher 💯

  • @idirissheegow4783
    @idirissheegow4783 Před 4 lety +1

    Masha alaah
    Jazakalahu qayr ustaadii
    Soo laa basho wacan mar kale
    Vidio yaasha noosii badi ustaadii

  • @somaliboy37
    @somaliboy37 Před 4 lety +1

    Ustaad Salmaan soo laabasho wanaagsan 🇸🇴

  • @mohamedibrahimmohamed8258

    Ustad mahadsanid cilmiga anfac allah kaga dhigo sida aad wax noogu faaidesay, allah ha kugu danbi dhaafo. ........👍👍👍👍🖒🖒🖒🖒

  • @sayidcalimahamed2757
    @sayidcalimahamed2757 Před 2 lety +6

    m.a wax badan waan kafaaidey balse wxaan jeclaa lahaaa inaad hal laktop oo qof waxbaranaaya anfacaaya dhinac walba oona qiimihisa $400-$500 udhaxeeya, madaama aad nooga aqoon badan thy cilmigaan macalin adii mahadsan tix gali codsigeyga🙏👍

  • @TheMaestro8
    @TheMaestro8 Před 4 lety +1

    Salman walaal qaali ah. Hormar wacan

  • @zakariehamari8198
    @zakariehamari8198 Před 4 lety +1

    ماشاء اللهGood lesseon
    جزاك الله أستاد

  • @nimcosuleiman4714
    @nimcosuleiman4714 Před rokem

    Thank you very much teacher Salman maadaw

  • @fawsiyoaweys6847
    @fawsiyoaweys6847 Před 2 lety

    Masha Allah shukran Ustaad macluuma qiimo badan waaye

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe Před 4 lety +9

    Ok ninka kaliya ee, editting NET ka ka bartoow.
    Waan ku salaamay zhp🙏

  • @kingisking5757
    @kingisking5757 Před 4 lety +1

    Asc macalin aniga horay kuuma aqooon blse wareysiga ogaansho aa kaa soo racay UGA danbeyn na waa kaa faa'ideystay chanalkaga. Allah haku dhowro macalin. Cilmigu Allah ku baray qeyb baa naga soo gaarsiisay. Shukran shukran macalin.

  • @mohamedismaeltube5657
    @mohamedismaeltube5657 Před 3 lety +2

    Ala saan urabay Barnaamijkaan❤❤❤👏MAHADSANID wllo salmaan

  • @salmoo5582
    @salmoo5582 Před 4 lety +2

    Ustaad madow mahdsanid ❤️😊

  • @aadanmaxamed1847
    @aadanmaxamed1847 Před 3 lety

    Lacture salmaan maadow mahadsanid talooyanka aad na siisay
    🙏

  • @xaange
    @xaange Před 4 lety

    Masha allah ustaad waad kumahadsantahay sida faseexa ah aad noogu sharaxday mahadsanid ustaad

  • @bisharmuhumedibrahim5905
    @bisharmuhumedibrahim5905 Před 7 měsíci

    ❤️❤️❤️ shukran baraka alah fiika ♥️

  • @abdulhakimmohamed1756
    @abdulhakimmohamed1756 Před 4 lety +2

    Mashallah Mahadsanid macalin 🙏👍🏻

  • @Rashidfx
    @Rashidfx Před 2 lety

    Thanks ustadd

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před 4 lety +2

    Good arinkan waban sugayay waxanan rajaynaya Inan wax badan ka faididoono

  • @worldfootball8453
    @worldfootball8453 Před rokem

    M.a ustaad

  • @abdirahmanjamashide5262

    Maasha Allah mclin kun jeer shukran

  • @hanadabdi777
    @hanadabdi777 Před 4 lety

    Mahadsanid ustaad salmaan waxa uu isoo gaaray mowduucaan waqti aan ubaahnaye.

  • @mahadxavi6344
    @mahadxavi6344 Před 4 lety +2

    Mnch allh wlll Wlllhi wx fiican ayd noo faaideysey

  • @bilewarsame3895
    @bilewarsame3895 Před 4 lety

    Waa cashar aad u muhiim ah.
    Aad baad u mahadsantahay Ustaad.

  • @suleimanbulle20
    @suleimanbulle20 Před 4 lety

    Masha allh ustaad maadow waa arin aaan dhowr jeer ku fikirey

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 Před 4 lety

    Mahadsanid istaad salmaan Madow waa dersi muhiim ah

  • @CabdiraxmaanMuqtaarjiile
    @CabdiraxmaanMuqtaarjiile Před 2 měsíci

    Thanks pro❤

  • @sahalplays2
    @sahalplays2 Před 4 lety +3

    Thanks teacher 💯

  • @ahmedsaadak4630
    @ahmedsaadak4630 Před 4 lety

    Masha allh allah keep you ustad maadaw video aan wax badan ka faaide ❤🙏

  • @baabutaqwa5746
    @baabutaqwa5746 Před 3 lety +1

    Maasha allah

  • @jacfarzaneti4789
    @jacfarzaneti4789 Před 4 lety

    Shukran teacher💕👈

  • @abdinasirhajimohamud9163

    Mahadsanid ustaad waxbadan ayaan ka faaidey muuqaalkaan

  • @aadanabdisamad7682
    @aadanabdisamad7682 Před rokem

    Ustaad cashirkaan waa muhiim waadna mahadsantahay lkin waxaan kaa codsanayaa asagoo pratical ah in aad noo soo sameyso .mahadsanid

  • @idbacidbac2026
    @idbacidbac2026 Před 4 lety

    Masha Allah mahadsanid wll Salman madow inbadan ayn raadinaayay mowdhuucan

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel Před 4 lety

    Maasha allah maclumaad faa'ido xambaarsan wye wllka mahadsanid in bdn🙏

  • @ayanlecabdi2689
    @ayanlecabdi2689 Před 4 lety +1

    Aad iyo aad baad umaahsnthy
    Lecture madow
    Waxad toosh kushidey meeshaan ubaahneyn😍🇸🇴

  • @azmarluck2862
    @azmarluck2862 Před 5 měsíci

    Thanks

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Před 3 lety

    Masha'Allaah Mahadsanid Mcl Maadoow,, AllaahYacizak

  • @yakubkadar1007
    @yakubkadar1007 Před 2 lety +1

    Mashaalh

  • @shafiamy6752
    @shafiamy6752 Před 3 lety

    Mahadsanid in badan ayaan kaa faa'iid nay

  • @zayin96
    @zayin96 Před 4 lety

    Masha Allah ustaad Salmaan wax badan baan kaa faaiiday mar walbo waan kuu duceeyaa Allaha ku barakeeyo😍

  • @indhacade7307
    @indhacade7307 Před rokem

    Mahadsanid wll

  • @abrahm7658
    @abrahm7658 Před 4 lety +1

    Sxb mahadsanid wax badan ayaa ka fahmay

  • @cabdiwahaabcabduqaadir153

    Maaasha allah ustaad salmaan mahadsanit

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 Před 2 lety

    Thanks brother jasaa kumu allahu kheyr jasaa

  • @ilhankassimabow4622
    @ilhankassimabow4622 Před 4 lety

    Good teacher allh kuxafido

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 Před rokem

    Shukran ustaad jasaakallaah❤❤👏

  • @TripleM896
    @TripleM896 Před 2 lety

    Thank you ustaadi

  • @odowraage7303
    @odowraage7303 Před 4 lety

    Mansha allh teacher

  • @issahussien3855
    @issahussien3855 Před 4 lety

    Masha allh great work

  • @walaaljosoph513
    @walaaljosoph513 Před 2 lety

    Thnks teacher😁🥶

  • @mrmohamedddd
    @mrmohamedddd Před 3 lety +1

    Macalin kudayasho mudan ustaad *salmaan*
    Insha allah waan soo iibsan kagana qayb gali doona *course* yada afoogy insha allah

  • @khalidiikhalid1040
    @khalidiikhalid1040 Před 4 lety

    MashaAllah mahadsanid Ustadh

  • @xaawocali1760
    @xaawocali1760 Před 2 lety

    Mash Allah jazakllah

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Před 2 lety +1

    Keep going macalin

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 Před 4 lety +1

    Mhdznd ustaad

  • @AlkunPro
    @AlkunPro Před 4 lety

    Mahaddanid walal qali. Tunyi eaa Information aad u wngsn.

  • @yuusufgureey6163
    @yuusufgureey6163 Před 4 lety

    Ustaad madoow waa mahadsantahay

  • @abdiqanijeerow7275
    @abdiqanijeerow7275 Před 4 lety

    Masha allaah mahadsanid ustaadii

  • @MusabTx
    @MusabTx Před 4 lety +1

    Thanks macalin ♥️♥️♥️

  • @nuuneabdullahi5736
    @nuuneabdullahi5736 Před 4 lety +9

    Isbucan ayanba rabay in aan sogato lapton nociisa Lenovo Core i5 RAM 8GB 1TB. ...kwrn ustaad nocaan ayan rabaa in aan sogato talo iigu dar

  • @sadaamtmr7234
    @sadaamtmr7234 Před 4 lety

    mnsha allah aad baan ugu farhsanahey inaad macalin salmaan maadow dib ugu soo labatey yuotube
    adigoo dadaal badan ku bihiyey elearning efoogy

  • @suhaybsomali992
    @suhaybsomali992 Před 4 lety

    Wcs walal Salmaan aad ba ugu mahadsan tahay taladaada wanagsan

  • @engdigaalemedia859
    @engdigaalemedia859 Před 2 lety

    Thanks teacher

  • @AbdirahmanGaras
    @AbdirahmanGaras Před 4 lety

    Masha Allah Waa barnamij aad Faa'ido u leh dadka.
    soo laawasho Wacan @Salmaan_Maadow.

  • @Taranbi_
    @Taranbi_ Před 2 lety

    Mahadsanid ustad maadow 🙏

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 Před 2 lety

    waa xaqiiq wale sxb qaali

  • @calijapoi717
    @calijapoi717 Před 4 lety +1

    thanks ustaad

  • @abdallaandikani2048
    @abdallaandikani2048 Před 4 lety

    masha allah ustaad alle hakubarakeeyo

  • @kalidsamiir3381
    @kalidsamiir3381 Před 4 lety

    Sxp Salmaan Maadow shaqo. Wacan

  • @kaynanabdilahi
    @kaynanabdilahi Před 3 lety

    Mahdsanid Ustad

  • @sharmaakeshariif374
    @sharmaakeshariif374 Před 3 lety

    Mahadsanid wll Qaliya

  • @mursalabdikadir425
    @mursalabdikadir425 Před 2 lety

    Masha allah mcln 🙏wad mahadsanthay kn bdn
    Wlhi mar aan talasi u baahna ayan la kulmay video-gan alx___

  • @abdallexasanyare1231
    @abdallexasanyare1231 Před 4 lety

    Ustad maadow mahadsanid

  • @hamdimohamud6947
    @hamdimohamud6947 Před 4 lety +1

    Thank you macalin❤🙏

  • @ADIIZHINHO
    @ADIIZHINHO Před 2 lety

    Inkastoo 1 Sano kadib aan dawanayo lkn wa mahadsan tahay libax💯💯💯

  • @mohammedyasin1051
    @mohammedyasin1051 Před 4 lety +3

    Caawa Anigoo ka fikiraya Inaan soo Gato Laptop ayunbuu Cashirkan Iga horyimaady aad aaad umahadsanthy ustaad

  • @ifrahladan2563
    @ifrahladan2563 Před 4 lety

    ماشاء الله تبارك الله

  • @IsaakCali-xo7tj
    @IsaakCali-xo7tj Před 11 měsíci

    Mid Kaanapali Ayaan Raba barashadiisu

  • @xisaabiyehakiye6653
    @xisaabiyehakiye6653 Před 3 lety

    Very informative video 👍🏾

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 Před rokem

    Walalow wanba warewrsanhee i allah ku xafido wan ka faaidey

  • @kalsadegan3224
    @kalsadegan3224 Před 2 lety +1

    😊

  • @abubakarmayowjeylani9302

    Mahadsanid Ustaad

  • @abdirmaanlayli106
    @abdirmaanlayli106 Před 4 lety

    Masha Allah runtii wax badan ayaa ka faaiday waxaan ka codsanaya inaad ila wadaagto wepsitka aad duruusta ka bixiso magiciisa wll waad mahadsantahay wll🙏😍

  • @mrhassansomali522
    @mrhassansomali522 Před 4 lety

    mahadsanid ustd qaali ah

  • @sehramoha3868
    @sehramoha3868 Před rokem

    Mahadsanid 🙏❤️

  • @nalkatube682
    @nalkatube682 Před 4 lety

    Keep going wll

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 Před 4 lety

    *Mahadsanid macalim*

  • @5hanl3
    @5hanl3 Před 4 lety

    alx wll aad ayad umahdsan ghy waxan rajeynaa inan soo iibsado bisha Aug e soo socoto 🤙💯💥

  • @hamzamohamedngit1275
    @hamzamohamedngit1275 Před 4 lety

    masha allah ustaad

  • @zubairmuuse2380
    @zubairmuuse2380 Před 4 lety

    Masha allah macalin nabad ku nolaw

  • @abduqadircawli4613
    @abduqadircawli4613 Před 2 lety

    Wad mahadsantahay ustada waxbadan ankaa faidey

  • @MaxamedOmer99
    @MaxamedOmer99 Před 4 lety

    Jzkalah wll mhsnd

  • @mohamedqadarsugwaay4397

    Mahadsanid ustad

  • @Mohamudgaacir
    @Mohamudgaacir Před 4 lety +1

    masha alaaah

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz

    Mahadsanid macalin 👍👍✅