Kaliya 25 daqiiqo Ku qabso Shaqadaada (Xeelada Yaanyada) + Apps kaa kalmaynayo xeeladani !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2020
  • Muqaalkaani maanta waxaan ku sharxayna xeelad muhiim ah oo badana caalamka laga isticmaalo si qofka markaasi u ziyaadi Focuskiisa(diirad saaridiisa) asigoo aaan qofkaasi caajizin , sidoo kale waxaan ku siin dhow applications oo kaa kalmaynayo xeladaani waxaana loo yaqaana xeeladan (Pomodoro Technique) ama (Xeelada Yaanyada).
    Ka faaidaysi wacan.
    --------------------------------------
    Thanks for watching
    Please Subscribe to Our Channel
    Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
    Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
    🔗igala soco facebook
    / salmaan.maadow
    🔗 igala soco instagram
    / salmaan.maadow
    🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
    www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Komentáře • 107

  • @ogaansho
    @ogaansho Před 3 lety +118

    Muqaallo sidii beer la shiilay oo kale ah , faaiido badan xambaarsan .

    • @abdullahifanah4940
      @abdullahifanah4940 Před 3 lety +2

      Omar inshaar ahaa wankusamy ustad.

    • @ronaldothebozzfootball4059
      @ronaldothebozzfootball4059 Před 3 lety +3

      Omar oinshar Barnaamijkii jimcaha halaga helo warbixino waalan ayaa jire srael iyo emerateka Soodiyaari you

    • @dacardacar3530
      @dacardacar3530 Před 3 lety +2

      Ustaad cumar inshaar
      Alle haku barakeeyee
      Khudbadda Erdogan maanta barnaamijkeeni
      Mimber show inooga dhig

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 Před 3 lety +2

      Adigaba Mowduuc yadaadu waa 💯wallahi...markaa labadiinuba groupka 1aad ayaad ku jirtaan, waa qiimayn tayda, hadaan kuu sheego dadka kugula jira groupka 1aad waxa kamida *SH.MUSTAFE*

    • @master.aldahahbi8972
      @master.aldahahbi8972 Před 3 lety +2

      Wow ogaansho 😳

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před 3 lety +42

    F.G: Apps-ka kuso gudbiyay hal mid kaliya hada ka dorato wuu kugu filanyahay insha allah, kuligooda waa isku shaqo bes features ay ku kala sareyan!

    • @yusufmukhtar5364
      @yusufmukhtar5364 Před 3 lety +1

      Alle uunba gudi kara abaalkaga ustaad Allah ka abaal mariyo

    • @Updiqani14
      @Updiqani14 Před rokem

      M..had sanid wll

    • @dafamoha451
      @dafamoha451 Před rokem

      Salman zxp wad mahadsan tahy sidA aad inoogo daaidaysid xili walba

  • @mustafecalijamac6312
    @mustafecalijamac6312 Před 2 lety +3

    Xeelada yaanyada ee 25ka daqiiqo
    1. Isku buuxin adoo qoraya
    2.ku buuxi 25 daqiiqo
    3.wuu bilaabmay
    4.bireeg qaado
    5.iska jir khadka
    Adeegso appka
    1.focus keeper amam pomodor acom

  • @mohamedabdinorhassan2134
    @mohamedabdinorhassan2134 Před 3 lety +3

    Masha allah Ustad Salmaan Wa mahadsantahay Sida aad noga fa'idaysid cilmigaaga anagana kuwi ka fa'idaysta Allaha naga yeelo.

  • @abdirizaksiyadhussein4773

    M.a Ustaadii cashar muhiima ayaad noosoo gudbisay waxaan kuleeyahay Allaha ajar kaa siiyo

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Před 3 lety +4

    MashaAllah ustad. Rabbi hakubarakeyo🤲🏻mahadsanid!

  • @alifarah2136
    @alifarah2136 Před 3 lety +1

    Masha,allaah ustaad salmaan maadow mahadsanid.

  • @cmancadde1247
    @cmancadde1247 Před 3 lety

    جزاك الله خير يا أستاذنا سلمان

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 Před 3 lety

    Mahadsanid ustaad Salmaan Maadow

  • @fatxiabdirzak3899
    @fatxiabdirzak3899 Před 2 lety

    The one and only Ustaad Maadow Alle haku xafido wax badan ka faiday❤😍 muqlkana 1year ago baan dawaday

  • @omarolad4671
    @omarolad4671 Před 3 lety

    Masha allah ustad , jazakallah.

  • @abdullahifanah4940
    @abdullahifanah4940 Před 3 lety +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    أستاذ سلمان جزاك الله خيرا ✍🙏🏼

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem Před 3 lety

    Masha Allah shukran Alfa marrah ustaadii

  • @nasraali2952
    @nasraali2952 Před 3 lety +2

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎

  • @mrmohmett
    @mrmohmett Před 3 lety

    Mahadsanid ustaad SALMAAN

  • @naimanani6250
    @naimanani6250 Před 2 lety +2

    Thank you so much teacher

  • @abdirahimmohamoud1897
    @abdirahimmohamoud1897 Před 3 lety +1

    Maansha Allah sxb guuleyso in badan.

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Před 3 lety

    ماشاء الله جزاك الله خير

  • @shukrihussein3541
    @shukrihussein3541 Před 3 lety +1

    Thanks ustaad maadow wlhi cashar waxtar leh wye

  • @naimamohamed2650
    @naimamohamed2650 Před 3 lety

    Mahadsanid Eng.Salman wx bdn ayaa ka
    Faaidey🤗

  • @aljiilaani5829
    @aljiilaani5829 Před 3 lety

    Masha allah ustaad. Juzeyt khayraa

  • @sultan5544
    @sultan5544 Před 3 lety

    Maasha'allah wxan ka faa'iday wxyaalo badan, mahadsanid wll

  • @dunyagaras5908
    @dunyagaras5908 Před 3 lety

    Masha Alaah Muqaal aad u faaido badan

  • @ruwaydaabdi9518
    @ruwaydaabdi9518 Před 3 lety

    Thanks a lot ustaadii aad iyo aad baan u ugu bahnaaaa

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 Před 3 lety

    Waaa baramjij muhima masuuul👍🏼💯

  • @enownor8193
    @enownor8193 Před 3 lety

    Casharo faa'ido badan, mahadsanid ustaad.

  • @Xamar-Tv
    @Xamar-Tv Před 3 lety

    Maashaa,allaah Mahad Walaal

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 Před 3 lety

    Masha,Allah mclin Salmaan

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 Před 3 lety +1

    ilaahay hakuu barakeeyo cilmigaaga

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 3 lety

    Jizakallahu kheyr

  • @ENGMMR
    @ENGMMR Před 3 lety +1

    شكرا لك يا استاذ سلمان

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 Před 3 lety +2

    mahadsand muqaalaadaada Quruxda badan

  • @najmahussein2371
    @najmahussein2371 Před 3 lety +1

    Aad ayaad u mahadsantahy walalo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @kalidsamiir3381
    @kalidsamiir3381 Před 3 lety

    Ma sha Allah ustaad hore usoco alle haku kaalmeeyo

  • @VAAROFFICIALGAMING
    @VAAROFFICIALGAMING Před 3 lety +1

    Really good 👍👍👌

  • @saidmohamed230
    @saidmohamed230 Před 3 lety

    Mansha Allah waad bad u mahadsantahay

  • @MY_WORDz
    @MY_WORDz Před rokem

    Ustaad maadow mahadsanid. Waxbadan ayaan kaa bartay. Allaha kaa raali noqdo.

  • @aybeksansee6456
    @aybeksansee6456 Před 2 lety

    Mashaa allah walaahi waa cajiib

  • @sahlaabdulqadir5757
    @sahlaabdulqadir5757 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @sportscap24
    @sportscap24 Před 3 lety

    M.a ustaadi 👏👏👏

  • @yahyefarah9180
    @yahyefarah9180 Před 3 lety

    Shukran ustaad allahq kaa abal maariyo

  • @hamsemohamoudmohamed6817

    masha allah akhii hore usoco

  • @clfataahahmed2023
    @clfataahahmed2023 Před rokem

    Thanks my teacher Salman modow

  • @sumayyahyusuf7142
    @sumayyahyusuf7142 Před 3 lety

    Jzkallhu khayr

  • @ilhaanmaxamed1337
    @ilhaanmaxamed1337 Před 3 lety

    illhay cibriga haku barakeeyo walal

  • @laylaaxmed5614
    @laylaaxmed5614 Před 3 lety

    Macalin alle hakuxafido

  • @abdimajidaliabdullahi769

    Masha Allah

  • @FM34573
    @FM34573 Před 3 lety

    Mash Allah walaal aad baan ugahelay muqaalkaan aad baadna u Mhdsantahay

  • @sekisaid8929
    @sekisaid8929 Před rokem

    jazakallah

  • @harrisjama9983
    @harrisjama9983 Před 3 lety

    Inshallah kolay wax badan ka faaidi doona 💟

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    Thanks

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 Před 3 lety

    Thanks wll

  • @nimcaanmohamed1517
    @nimcaanmohamed1517 Před rokem

    Waa wayey teacher appka anigu

  • @mohamedabdirahman4677
    @mohamedabdirahman4677 Před 3 lety

    M.Allah ustad keep going

  • @BirooleIslamicMediaBiroole

    Mahadsanid mcln ku sugayna

  • @theqodax
    @theqodax Před 3 lety +5

    Great man, great teacher.

  • @abdullahialimahamud5867

    Waad mahadsantahy

  • @mahamudqawdhan8776
    @mahamudqawdhan8776 Před 2 lety

    Dhab ahaan walal wax badan ayaan kaa FAA iday. Aad Io aad ayaa umahdsanthy. Walal horey usoco. Zhp

  • @aaminahmed1859
    @aaminahmed1859 Před 3 lety

    Inshallh waan sameyn doona

  • @zakariabaashe3526
    @zakariabaashe3526 Před 3 lety

    Mhadsanid ustaad

  • @xirsijibriil8928
    @xirsijibriil8928 Před 3 lety

    Talo wanaagsan thanks

  • @nuunenabiil3462
    @nuunenabiil3462 Před 3 lety

    M.a carabkaaga allah xafido

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi2487 Před 3 lety +1

    Insha allah waan tijaabin doonaa

  • @seynabmohamed4298
    @seynabmohamed4298 Před 2 lety

    intee kala sooxarii ustad

  • @milgomahamud61
    @milgomahamud61 Před 3 lety

    Ustad shukaran

  • @kotburothmanmuhamad2672
    @kotburothmanmuhamad2672 Před 3 lety +1

    Geart teachar

  • @shamsoudinsamafaleh1956

    M.allah macaliin

  • @ismailmohamedahmed464
    @ismailmohamedahmed464 Před 3 lety

    Masha allah shukran ustad Salman
    Waxan jeclaan lahaa in aad usoo bandhigto appkan (Al Hiwar) runtii appk aad ii cajibiyay

  • @farxan7x7
    @farxan7x7 Před 3 lety

    Insha allah Ustad waan Tijaabi done waa inuu 2021 Waxii iska kee hadlo insha allah
    Natiijo aya inuu balan ah

  • @XAQIIQSO2020
    @XAQIIQSO2020 Před 3 lety +1

    تقنية البومودورو🖌

  • @xilkasxilka4152
    @xilkasxilka4152 Před rokem

    Taski mawa macalin

  • @baabacinho9399
    @baabacinho9399 Před 3 lety +1

    Msha allah ustaad shukran
    Jazzakallah😍

  • @Iskutashi
    @Iskutashi Před 3 lety

    Eng salmaan waad mahdsantahy
    Ma ogi inaad commwntigayga arki doonto lkn waxan ku xaqiijinaya inaad macalin wnagsn ii noqotay oo aad wax bdn iga saaciday
    Waan rajaynayaa inaad adna sii wado dadaalkaaga.
    Ajar alla hakaa siiyo

  • @cadesharaf5185
    @cadesharaf5185 Před 3 lety

    M.a

  • @xamsecabdisamad1855
    @xamsecabdisamad1855 Před 3 lety +1

    salmaanow application ad a soomali ah ayaan doonaymaaa

  • @hankagaming
    @hankagaming Před 3 lety

    Asc magacaygu waa cabdi Qani ustaad
    Salmaan waan kaagidinay

  • @Best.gyy22
    @Best.gyy22 Před 3 lety

    M.s muqaaladada ad ayey u qurxoon yihiin.

  • @ahmedsalahbube1141
    @ahmedsalahbube1141 Před 3 lety

    Mahadsnd ustad. Waxan ka codsanaya inad no so bandhigto sida laptopka iyo Mobile la isugu xero jazakallahu kheiran.

  • @miskimoalim8652
    @miskimoalim8652 Před 2 lety

    Wllo
    Aniga midka laa isobaxoyo
    Mxa qaldn

  • @zaadacademy
    @zaadacademy Před 2 lety

    Ustaad salmaan maadaw ilahay janadii hakaa abaal mariyo wall runtiii ereyada afkaaga ilaaahay noosoo mariyay waynu ku aflaxnay

  • @ziyechnoirali3088
    @ziyechnoirali3088 Před 3 lety

    Thanks teacher marka aniga mobile apple ayaan hesta marka appks kuli good waa lacag marka ma heli karaa ku free ah

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 Před 2 lety

    Ad ba u mhd sn thy ustad

  • @baabacinho9399
    @baabacinho9399 Před 3 lety +1

    Ustaad hada ka bacdi apps hadaad nooso bandhigeeso linkiga nooso dhig ❤️mahadsnid

  • @kiimochannel
    @kiimochannel Před 3 lety

    Appskaas app storeka iphone malaga helaa mse waa android bes ustaad

  • @Dahirqaz
    @Dahirqaz Před 3 lety

    Ani waan haysataa lkn tide ayaa la dhahaa

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 Před 3 lety +1

    Waa mawduuc wanaagsan lakin ani ima anfacayo 25 akhri kadibna naso....hh 25 ma asaaba wax dhaqaa jiyayba..dadka bilawgay ku fiicanthay lakin arday jaamacad ama secondary kulama taliyeen inuu habkan isticmaalo..

    • @cabdiwarsame3618
      @cabdiwarsame3618 Před 3 lety +1

      zxp waa sidaa ee waxad isticmasha app la dhaho سلطة الانجاز oo leh ilaa 60 min macal

    • @maryammohamedtawakal
      @maryammohamedtawakal Před 3 lety +1

      Dabcan, 25 minutes adigoo aanba wax saas ah dhameynin ayey dhaceysaa lakin iyadda xitaa waa iska bilaaw fiican

  • @uchiha1789
    @uchiha1789 Před rokem

    macalin sas waa sameeyay lakin xasuusta igu yar hada wax aqriyo 25 oo bareeg qato hala haa aqriyay haah baxee inaa ku celi noqone marka waxa ii shegta qaab aan iskaaga adkeeyo xasusta

    • @Rayxan75
      @Rayxan75 Před rokem

      Sas ahan jiray oo ahay lkn dawdeda uhelay kucelis xoga marka jogtid kuceli malin kadib kuceli isla sheygiii

  • @Xamar-Tv
    @Xamar-Tv Před 3 lety

    Dhammaan Appska miyaan u baahanahay misa Hal mid kaliya wey iiga filantahay?

  • @Hamzeabdi337
    @Hamzeabdi337 Před 3 lety

    Ustaad applicationkee isticmaasha marka aad muqaalada samaynayso