Inaa Fashilmato Cayb miyaa? 🤔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2020
  • Marka waxan raba inaa ku waydiyo su’aal : yaa ku dhahay dhicitaanka waa cayb? Yaa ku dhahay ina dhacdo ama inaa ku fashilmatay imtixaan ama arin ku saabsan nolasha waa dhamaadka aduunyada? Ama nolasha way istaagen.
    Mawduucayna maanta waxaa kaga hadlayna fashilka iyo asbaabtiisa iyo daawadiisa iyo sidoo kale lawa talo daawo aa ku siinayna.
    --------------------------------------
    Thanks for watching
    Please Subscribe to Our Channel
    Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
    Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
    🔗igala soco facebook
    / salmaan.maadow
    🔗 igala soco instagram
    / salmaan.maadow
    🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
    www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Komentáře • 55

  • @pandapoi2097
    @pandapoi2097 Před 3 lety +2

    Examki dowlada dhacay video gaan waa ii muhiim wlhi mucalimkeyga tahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @daarulcilmibiyokunooll.5023

    Mashallh walalkey tnx in badan runtii waa niyad jabsanaa isla hadda imtixaan baan ku fashilmey waana niyad jabsanaa lkn markaa clipkaan dhegeystey wax badan baa iga caawisey mashallh niyaddana way ii dhisantay alle haku barakeeyo runtii waligey coment ma siinin youtuber lkn waad iga mudan thy noolow by by ASC W W.

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 Před 3 lety +1

    Mahadsd ustaad Salman madow

  • @jikeetiyare6906
    @jikeetiyare6906 Před 3 lety +1

    Masha allaah akhil xabib

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 Před 3 lety +1

    Shukran Ustaad #Salman_madow

  • @jaalexeylaawi1829
    @jaalexeylaawi1829 Před 3 lety +1

    Mawduuc xasasi ah waye thanks ustad

  • @aminonure2027
    @aminonure2027 Před 3 lety +1

    M.a macalimu illahi haku xifdyo inshllh

  • @fadumomamma59
    @fadumomamma59 Před 3 lety +2

    Shukran ustaad

  • @mustafabdisalam9119
    @mustafabdisalam9119 Před 3 lety +1

    macalin cashr faaiido leh

  • @walkawissly1098
    @walkawissly1098 Před 3 lety +1

    Masha'Allah horay uu soco❤✍
    Macal kayga #Salmaan
    😍

  • @nicolasotamendi9835
    @nicolasotamendi9835 Před 3 lety +1

    Mcalin allaha ku sharfo

  • @samawado9647
    @samawado9647 Před 3 lety +1

    mahadsanid ustad barnamijka jimcaha wuu faaido badan yahy

  • @kheyruddiinbarbarossa3958

    أستاذ سلمان ماذو حفظه الله ورعاه

  • @karamali2198
    @karamali2198 Před 3 lety +1

    Mnsha allah ustaad alle haka abaal mariyo koley ani barnamijyada way i anfacaan dhamman

  • @aadanabdi9673
    @aadanabdi9673 Před 3 lety +2

    Uztad Salman Madow Fadlan Barnamijyadada Noso badi Nockaste ha ahadane.Mhdsnd

  • @filimsideofficial5233
    @filimsideofficial5233 Před 3 lety

    legend waan ku wataa waad ku mahad santhy soo gudbintaada iyo diiri gilintaada

  • @LEGENDTRADER
    @LEGENDTRADER Před 3 lety

    Mash allah ustaad Allah ku xafido wllhi

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Před 3 lety +1

    MashaAllah ustad ,JazakaAllah

  • @nabhaanpoi646
    @nabhaanpoi646 Před 3 lety +2

    M.a papa keep up

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 Před 3 lety +2

    *Mahadsanid wallo*

  • @pandapoi2097
    @pandapoi2097 Před 3 lety +2

    AR WALAL YAA JANALKADA CAN KADHIGO ILLAHEY KOR HAKUU QADO🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻✔✔✔✔✔✔✔✔✔

  • @faahinx4241
    @faahinx4241 Před 3 lety +1

    Msha allah. Ustaad shukran❤️

  • @Qaali-
    @Qaali- Před 2 lety

    Jazakallahu qeyr mcln salmaan madow

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 Před 3 lety +1

    Mahadsanid macalin salmaan moosow

  • @abdishakurmohamed5067
    @abdishakurmohamed5067 Před 3 lety +1

    Jazaka allh ustadkena

  • @waaneeyofficial5233
    @waaneeyofficial5233 Před 3 lety +1

    Masha allh wll salmaaan maadow

  • @Samiir881
    @Samiir881 Před 3 lety +2

    manzha allaaaah
    my dear Teacher 😘

  • @siyaadshe5025
    @siyaadshe5025 Před 3 lety +1

    Mashalaah ustad aan kuxiranahay

  • @mohammedyasin1051
    @mohammedyasin1051 Před 3 lety +1

    MashaAllah ustaad aad Ayaad umahadsanthy waanada iyo wax Usheega aad lagarab taagan thy dadkaaga

  • @mustafabdisalam9119
    @mustafabdisalam9119 Před 3 lety +1

    mahadsanid

  • @cabdullaahicali8439
    @cabdullaahicali8439 Před 3 lety +1

    Maashaa Allah ustaad ilaahay hakaa abaal mariyo waa dhiiri gilin nagu filan

  • @khalifshirwac8526
    @khalifshirwac8526 Před 3 lety +1

    MAHADSANID USTAAD, WAXBADAN BAAN KAA FAA'IIDEY

  • @safwanpro
    @safwanpro Před 3 lety +1

    Mahadsanid

  • @dhaqankamuminiinta7722

    M.allaH macaLin allaH haku daaYo waxa TaheY nin wuxu BarTeY. No FaidaYaY kuMa Ilaawi doono nolashYsa QaYb waYn aYa ka qadadeY

  • @maxamedfarxan630
    @maxamedfarxan630 Před 3 lety +1

    Masha Allh ustaad 🙏

  • @muparikjr1255
    @muparikjr1255 Před 3 lety +1

    Mahadsanid macalin😍

  • @mazla870
    @mazla870 Před 3 lety +1

    pro keep going

  • @xasanmoallim
    @xasanmoallim Před 3 lety +1

    Masha Allah ustaad Zalmaan Madow aad ban kugu mahadcilin (جزاك الله خيرا يا أستاذي الكريم وأرجو لك خيرا)
    Macalin qeybi 2aad ee aad rabtay in aad kufa-faahiso physics Macalin nosodadaji bahiyo badan ban uqabaye mahadsanid

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 Před 3 lety +1

    احب تواضعك

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 Před 3 lety +1

    ماشاءالله

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 Před 2 lety

    Good man respect 👏

  • @xigashadaqisooyinka512
    @xigashadaqisooyinka512 Před 3 lety +1

    Thanks
    Channel kan waxaad kahelaysaa qisooyin xiiso leh

  • @MohamedAhmed-fp7jj
    @MohamedAhmed-fp7jj Před 3 lety

    Maya fikradayda markaad hadaf leedahay waa inaad ceebo/fashil badan aad isku diyaarisid hadii kle hiigsi baadan lahayn❣

  • @salaanyare4895
    @salaanyare4895 Před 3 lety +1

    La talin wngsn m.a

  • @hankagaming
    @hankagaming Před 3 lety +1

    Asc magacaygu waa cabdi Qani
    Ustaad salmaan maadow ayaamahan
    Muqaalka waxaad kailowday mosic codka yarkaa eecalaacalkaah waana kumahad santahay muuqalkaga quruxda badan

  • @abdullahialimahamud5867
    @abdullahialimahamud5867 Před 3 lety +1

    Asc walalkey wdku mahadsanthy taladaada iyo soojeedinta. Waxaan kamid ahay dhalintaada aadka kugu xiran tnkle waxaan jeclaan laheen in aad muqaaladaada ku soo koobtid technologyada si kanalka oo inoo noqdo mid hormar gaaro

  • @XOGDHUUX
    @XOGDHUUX Před 3 lety +5

    Maanta waxan ahay qofkii ugu horeeyay asxapta bal sabscribeta ku qabta

  • @abselma3330
    @abselma3330 Před 3 lety +1

    Anugu nolosha dhan ayaaba ku fashilmay lkn intay naf igu jirto ma quusan doono insha allh.

    • @abdihakimali9789
      @abdihakimali9789 Před 3 lety

      Aad io aad Gaal Leey Allah naxristisa ka Quusto Malintad Qusato waa Manta Aad fashilanto

    • @abselma3330
      @abselma3330 Před 3 lety

      Abdihakim Ali bro macnaha riyooyin aa lahaa yaa iisuurto galiwaayay anoo ku samraya qadarta rabi, illahayna waa ka kaliya ee dartiis u noolahay sababtoo ah waan ogahay in aadamaha la imtixaamo. Thanks sxb. dhamaanteen guul insha allh🙏🏽

  • @ENGMMR
    @ENGMMR Před 3 lety +1

    M.a

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 Před 3 lety +1

    ❤️

  • @Baashaaal
    @Baashaaal Před 3 lety +2

    Salman maadow offline-ka inad naga xidho ma ahayn bowe..
    No so celi fadlan casharadada 10 goor ban ku ceshenayaaye