Sida ugu hufan aa internetka ugu baari karto xogtaadi-Qaybta labad😍

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 09. 2020
  • Casharkani waxa dhamaystir u yahay cashirkii "sida hufan aa internetka ugu baari karto xogtaada", marka casharkani waxa kuso iktishafayna xeelado cusub oo ka duwan xeladihii casharkii hore aa ugu baranay.
    hada danaynasid casharkii hore linkiyaani ka daawo: • Si hufan uga baar inte...
    Linkiyada aa ka raadin karto baxthiyo la hubo.
    1. scholar.google.com/?authuser=2
    2. eric.ed.gov/
    3. academic.microsoft.com/home
    4. www.jurn.org/#gsc.tab=0
    5, www.loc.gov/rr/
    Linkiyo aa ka halayso sawiro
    1. images.google.com/imghp?authu...
    2. tineye.com/
    3. www.labnol.org/reverse/
    4. www.picsearch.com/
    5. yandex.com/images/
    6. search.creativecommons.org/
    7. www.flickr.com/
    8. www.pinterest.com/
    Linkiyada aa kutubta ka heli karto
    1. archive.org/
    2. www.pdfdrive.com/
    --------------------------------------
    Thanks for watching
    Please Subscribe to Our Channel
    Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
    Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
    🔗igala soco facebook
    / salmaan.maadow
    🔗 igala soco instagram
    / salmaan.maadow
    🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
    www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Komentáře • 49

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 Před 3 lety +4

    WAA MAALINJIMCO AH ILAAHY ACMAASHAADA HAKA AQBALO KU SALI NABIGA❤(SCW) like+subscribe iigu caawiya walaalayaal.

  • @abdirahmanmuhammed9741
    @abdirahmanmuhammed9741 Před 3 lety +1

    Shukran Ustaad

  • @arahman6808
    @arahman6808 Před 3 lety +2

    Masha Allaah beautiful fruitful lesson
    Noso badi Ustaad casharada noocana

  • @thehappyone358
    @thehappyone358 Před 3 lety +1

    thank you ustaad salmaan waan ka faaiday casharkaan

  • @Samiir881
    @Samiir881 Před 3 lety +2

    thanks 🙏
    ustaad zalman madow
    allaah ha ku ilalyo
    aqoon badan ayaan kaa faaidnay

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 3 lety

    Jizakallahu kheyr ustaadi, wax badan ayan kaa faa'ideystay

  • @kaderbozz5909
    @kaderbozz5909 Před 3 lety

    Ustad cashirkan adban uga faaiday wad mahadsantahay alle haku sharfo

  • @mohamedabdullahi954
    @mohamedabdullahi954 Před 3 lety +1

    Mahadsanid ustaad❣️

  • @hassannoor1738
    @hassannoor1738 Před 3 lety +1

    Mahadsanid walal.

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Před 3 lety +3

    masha allaah aqoonyahan soo daa waa sugaynaa

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne Před 3 lety

    Mahad Snd Ustad Jazakllh Kheyr👍

  • @abdirizakaelmi8485
    @abdirizakaelmi8485 Před 3 lety +1

    Thanks ustd

  • @ahmedsalahbube1141
    @ahmedsalahbube1141 Před 3 lety

    Shukran ustad

  • @fayzabaaruud4484
    @fayzabaaruud4484 Před rokem

    Shukran wll

  • @safiyaabdullahi7510
    @safiyaabdullahi7510 Před 3 lety

    Shukran ustaad

  • @dr.sayidali210
    @dr.sayidali210 Před 3 lety

    Mahadsanid ustaad,

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 Před 3 lety

    Shukran ustaaad🙏🙏😊

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 Před 3 lety +1

    Thanks ustad

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 Před 2 lety

    wcs ustad nolow

  • @official7456
    @official7456 Před 3 lety

    ThankZ bro

  • @dholacaddechannel7987
    @dholacaddechannel7987 Před 3 lety

    Keep going ustaad🙏

  • @mohamudmohamed7371
    @mohamudmohamed7371 Před 2 lety

    Masha allah ustad cilmi faro badan ka faidny

  • @ayubpro
    @ayubpro Před 3 lety

    thnks bro

  • @ahmeddiriye2849
    @ahmeddiriye2849 Před 3 lety

    Thanks 😘

  • @mohadeick2744
    @mohadeick2744 Před 3 lety

    Mhdsanid sida wacan aad noogu sharaxday ustaad

  • @Samiir881
    @Samiir881 Před 3 lety +3

    ustaad wxaan kaa codsanayaa inaad naga caawiso cazharna noga so dubto sida loola soo dego maktabda shaamilada (المكتبة الشاملة ) version kii hore iyo sida loogu install gareenyo pc ga hadii allaah idmo adina aad janiz u hezhid
    mhadzanid teacher 💖

  • @waxtarkabulshada1
    @waxtarkabulshada1 Před 3 lety +2

    Salmaan madow wepsadyada ugu fiican waxna laga faaido nala wadaag
    Mhdsnd

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 Před 3 lety

    howl wacan sxb salmaanoow

  • @qorshemedia8571
    @qorshemedia8571 Před 3 lety +1

    Maasha allaah ustaad salmaan maadow alle haku barkeeyo waxaan ahay dadka chenelkaag ku xidhan ee ka faa iidaystay please ustad barnaamijku Hitfilmes express Xaqlada shanaad waxaad tidhi tashato dheefiyo ayaan ka diyaarinayaa qaybta Qurxinta videos please noo soo gali

  • @AhmedMohamed-dv8ff
    @AhmedMohamed-dv8ff Před 3 lety

    M.a

  • @raadraacmedia7721
    @raadraacmedia7721 Před 3 lety +2

    Dhaman umada somaliyed waxan si naxariisle uga codsanaya inaad Dar illahay 1k subscribe igu cawisaan please🙏🙏🙏🙏😢😢😢

  • @onelovesomalioodhan1770

    macalinoow mahadsanid waxaan rabaa codadkan aad transtionka u is ticmaashay iyagoo free iyo gilcthka

  • @karreemofficial2920
    @karreemofficial2920 Před 3 lety

    Asc ustaad waxaan soo dagsadey software blender ladhaho marka aan istacmaal is dhaho culeys ayan ka dareemaa tankale pc geyga wa 500GB iyo 8GB ram wax culeeska ka qaadi karo maigu caawin kartaa Mahadsanid

  • @suleimanmohamed7995
    @suleimanmohamed7995 Před 3 lety

    asc ustaad mahadsanid su.aal
    windows 2010 / 2013 hadii aan u bahado inan ku shubto computer kayga netka makala soo dagi kara anoon cajal soo gadan mahadsanid wll

  • @nadiircabdullahi750
    @nadiircabdullahi750 Před 3 lety

    Mahad sanid ustaad

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 Před 3 lety

    Macaliin wabseedkan maxaa ku dhacay waxbarasho free ah ayaa laga heli jiray( learnersTv) bal soo raadi qaabka loo galo

  • @user-ky6ct1le8t
    @user-ky6ct1le8t Před 3 lety

    Miyu jaraa masa isha sharciga mid maraajicda shegaya iyo kutubta

  • @abdirisaqahmed803
    @abdirisaqahmed803 Před 3 lety +2

    Walaal subscribe iisaara

  • @Nature_motivation.2024

    Sidee By mobile phone ugu heli karaa search engines_kaan adoo raaliya #Ustaad Salmaan Madoow

  • @OmarAhmed-vl4cm
    @OmarAhmed-vl4cm Před 3 lety

    # Asc ustaad marka hore wan kaaga mahdcelin sida aad ugarb taganthey bulasha weeynta kal duwan marka xigta Page PDF .COM book gaag bada ayaa ku dhexjita mida saxan san ku ogaana oo qoraagu qorey adiga oo mahdsan

  • @khalidabdurashid3094
    @khalidabdurashid3094 Před 3 lety +1

    Mudane salmaan ado Rali ah Qaabka aad cod u duubto iyo barnamijka adeegsato inoo isheeg yacni Software

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 3 lety +1

      softwareka adeegsado waa adobe Audition , qaabkane wa sida u jeedid Mic aya toos labtobka ugu xera.😀

    • @khalidabdurashid3094
      @khalidabdurashid3094 Před 3 lety

      @@SalmaanMaadow mudane adigo Rali ah qabaakaad sidaan codkaaga uqurxiso nala wadaag adoo Rali ah

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Před 3 lety

    Www.jurn.org website kaas ustaadow waa not secure marka kaa la iskuma haleyn karo cilado ayaa kaa qabsan karo

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 Před 3 lety +2

    Asc wllo waxaan rabay in aan ku soo biro www.afoogy.com please waxaan rabay in wax fahmin ah ka helo

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 3 lety

      wa alaikumu salam
      meshan nagala so hadal insha allah walagu so jawabi: wa.me/252619898954

  • @maxaacusubchannel2176

    Americo faceboji
    1)Pin
    2)Yahoo
    3)Yandex
    4)google scholar (baxthi)
    5) Eric (baxthi)qatar
    6)jurn
    7)locg
    8)image.goole
    9)tin aye(sawir mid lamid ah)
    10)ccc search (un copy)
    11) flicker
    12) internet archive (cododka iyo muuqaalada iwm)

  • @saalaaliahmed3440
    @saalaaliahmed3440 Před 3 lety

    Thanks ustd