😎 Maxa ku kalifayo qofka inuu Jaahil ka noqdo Jahligiisa?🤓

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 156

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo Před 2 lety +34

    Maxaan ka Bartay ?
    - Waligaa ha umalayn inaad ugu aqoon badan thy Dadka, Aqoontan noocan oo kale waa jaahil nimo taasna naftada iyo noloshada ayay halis galin kartaa ( Illusory Superiority )
    - Naftaada mar walba marka ay aqoon cusub barato waxa si toos ah ay sare ukacaya kalsoonida naftaada, taasna waa wax dabiicaya, balse xasuusnow wali inay dhiman tahay inay khibradaadu sare ukacdo mar alla marka aad Aqoontaasi aad gudaha usii gasho ood si fcn usii barato, isla markiiba waxaa isla hoos usoo dhacaya kalsoonida naftaada waayo waxaad ogaatay inay wali aqoon kuu dhiman thy inaad barato, ugu danbaynsa marka aad Khabiir noqo kalsoonidaada ayaa hada sare usi kici doonta waxaaso dhamina wakhti ayay Qaatan wakhti sii naftada oo ha iskula waynaan Aqoonta yar eed barato (jaahilnimo)(Graphka)
    1- Waxanad Aqoon ma Aqaano dheh, Ogowna Aqoonta aad leedahay inay thy mid Kooban, sido kalena kobci aqoontaada ( Suratu Yusuf 76)
    2- Yeelo Qof kaaga cilmi badan waxa aad baranayso, si uu kaaga cawiyo waxa kaa dhiman, Dal doolyada madhan si uu kugu buxiyo
    3- Buuxi Dal dalool yada hana joojin inaad kobciso Aqoontaada, mar walba waxa jira waxa anaad Aqoon
    4- Mar walba xauusnow in ay jiraan wax aad ubahan thy inaad barato oo ka dhiman
    Mahadsanid wllky Salmaan 🙏🏾

  • @hudingnuo
    @hudingnuo Před 2 lety +36

    Editing 100%🥰
    Quality 100%🥰
    Advantage 100%🥰
    Ustaad salmaan m.a💯

  • @fardowsoabuukar5517
    @fardowsoabuukar5517 Před 2 lety +11

    Maanta waa jimcee walaalayaal kusaliya xabiibkeena muxammed scw

  • @zakyhmohamed9572
    @zakyhmohamed9572 Před 2 lety +12

    رجل يدري ويدري أنه يدري فذلك عالم فاتبعوه، ورجل يدري ولا يدري أنه يدري فذلك غافل فأيقظوه، ورجل لا يدري ويدري انه لا يدري فذلك مسترشد فأرشدوه، ورجل لا يدري أنه لا يدري فذلك جاهل فارفضوه

  • @mamiin7460
    @mamiin7460 Před 2 lety +1

    جزاك الله خيرا يا سلمان مظو، انت لقمان الحكيم في بلادنا صومال
    ما شاء الله تبارك الله ☝️

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo914 Před 2 lety

    صلى الله عليه وعلى آله وصحابته وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @rahmaisackadan6488
    @rahmaisackadan6488 Před 2 lety +1

    Jamacada Ummuda Multi-media baad Macalin iiga ahayd, Balse Channel kaaga waxan ka faaiday baa ka badan.. Barakoow Macalin Qaali baa tahay

  • @somalipranks1502
    @somalipranks1502 Před 2 lety +1

    Waa mawduuc fcn oo wakhti badan aad gelisay mahadsanid

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani Před 2 lety +1

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ustaadi casharadaada muhiimka ah ee aad markasta noo soo gudbiso
    Allaah ha kaa abaalmariyo wanaagaaga

  • @abdullahimohamudabdullahi3572

    Cajiib waan ka helay sida aad inoogu sharxdey iyo qaabka muqaalkan wngsn aad u sameysey masha allah mahadsanid

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo914 Před 2 lety

    صحيح ، أخي وضعت النقاط على الحروف

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa Před 2 lety +2

    Yaa salaam! Maasha Allaah, Ustaad! Waa xalaqo si fiican u diyaarsan una tayaysan oo u xirfadeysan. Xalqada waxa looga hadlay inta badan dad badan oo aan aqaano baan ku arkaa. Taasina waxa ay ku keentaa in ay dhalanteedkooda ay iskaga jiraan oo ay aqoon dheeri ah ay heli waayaan.

  • @abdulkadirmuhumedgure5865

    Macalimiinta salmaan madow iyo abdiwali khalif waa dad aan ku tashado. Guull marwaliba dhamaantiin.

  • @hamsexueeen4124
    @hamsexueeen4124 Před 2 lety +1

    Masha Allah ustaad. Alle ha ku sharafo ee noo soo badi muuqaalada

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Před 2 lety +1

    maasha allah ilaahay cimrigaaga hakuu barakeeyo.
    wll waadku mahadsantahay sida aad marwalba ulasocto wayaabaha bulshadeena ku cusub iyo sida aad uburaarijinayso.
    mahadsanid wll SALMAAN MAADOW.10000000000.

  • @dahirmuseosmandrdhegacade3799

    Mashallah waa cajiib ah mowduuca barnaamijkan Ostaad MAADOOW
    Cilmiga Allah hakuu siyaadiyo 💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @maxamuudxasan7582
    @maxamuudxasan7582 Před 2 lety +4

    Mahadsanid Jaalle, waxbadan mowduuca maanta kama fahmin waxaan rajayn inaa dib umilicsado research-ka ay diyaariyeen devid iyo ardaygiisa, jaale adiguna sidaad noola wadaagtay ku mahadsanid.

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Před 2 lety

    Ustaad Salmaan maadow Mahadsanid wax badan kaa faidney wax igu dhacey ayaa sheegtey oo aan arkey

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 Před 2 lety +1

    Masha Allah muqaladaadu waa perfect

  • @abukarahmed3506
    @abukarahmed3506 Před 2 lety

    Wow mowduuca qabka aad u soo gudbineysida ayaa the best aha

  • @Abdirahmansigane2357
    @Abdirahmansigane2357 Před 2 lety

    Masha allah
    Madow nin mucjiso ah

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 Před 2 lety

    Masha allaah jazakallaahu kheyr akhii

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp Před 2 lety

    Ducada marka fadhiga laga kacayo
    Ee aad akhrinayso
    Macalinkii iparay anigoo yar Ma ilaawo🥰👑

  • @AhmedOmar-pk4ur
    @AhmedOmar-pk4ur Před 2 lety

    qabkaan wax usoo diyaarinayso wallaahi waan kahelaa sidi labaqof islahadlayso camal oo wax isfahansiinayso waayo lagamacaajisaayo جزاك الله خيراً

  • @abdiazizjamaguled3921
    @abdiazizjamaguled3921 Před 2 lety +1

    mashaAllah 💯 mclin ad bad u mahadsantahy dadaalka ad no heyso runtii iyo time ka ad ku bixisay si an halkan kala tagno wx faa iido ino leh👍

  • @ibraahimaxmed9990
    @ibraahimaxmed9990 Před 2 lety +1

    Fiirso maku qasaareesid
    Thanks ustad🙏

  • @said77-i5
    @said77-i5 Před 2 lety +1

    شكر استاذ💝

  • @cabdirahiimxuseen1225
    @cabdirahiimxuseen1225 Před 2 lety +2

    first comment

  • @riyaadualquran1
    @riyaadualquran1 Před 2 lety +2

    Mahadsanid ustaad

  • @bigmoha-oj7zu
    @bigmoha-oj7zu Před 6 měsíci +1

    Thanks ustaad

  • @omarpanda1891
    @omarpanda1891 Před 2 lety +2

    Design kan waan kahelay walhi nicely 👌 100%🥰

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne Před 2 lety

    Shukran Laka Ustaad

  • @maxamuudsheahmed2319
    @maxamuudsheahmed2319 Před 2 lety

    Masha allah ustaadi allah ku xafido

  • @updirahmanshaacur8983

    wlhi wax badan ka faaiday laakin ustaad salmaanow ilahay haku barakeyo😄

  • @ygv-bk7uo
    @ygv-bk7uo Před 2 lety

    Maasha Allaah waxbadan Ayaan kaa faaiiday maasha alllaaah
    Allaaah hakuu siyaadiyo cilmigaaag

  • @raxmoyuusuf395
    @raxmoyuusuf395 Před 2 lety

    Maashaa allaah

  • @maxamedabukar9072
    @maxamedabukar9072 Před 2 lety

    Ma sha Allah ustaad

  • @dariiqatoosan7547
    @dariiqatoosan7547 Před 2 lety

    Ustaad salman madow mahadsanid mawduucan wax badan baan ka fahmay

  • @khaalidmohamud3429
    @khaalidmohamud3429 Před 2 lety

    Msha allh eng nice

  • @mucadalharawi258
    @mucadalharawi258 Před 2 lety

    Masha ALLAH Walahi Cajiib, Allah Ku Barakeeyo Macalimka Nolosha.Salman Madow

  • @raageshire289
    @raageshire289 Před 2 lety

    M.a Ustaad Salmaan Maadow mawduuc aad u qiimo badan ayaad ka hadashay waa arin Sax ah, sidoo kale Ustaad editing kaagu waa another level alaha ku barakeeyo wax badan ka bartay Ustaad

  • @abdifitahyre6821
    @abdifitahyre6821 Před 2 lety

    Thanks teacher❤️

  • @fhmahossain6565
    @fhmahossain6565 Před 2 lety

    Muqaal cajiib ah🖤

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Před rokem

    Mahadsanid ustaad waxbadan ayaan kaa faaiiday , ciladan marmar baan iska dareemaa laakiin waxaan ku dadaalaa inaan ka fogaado intaan awoodo

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 Před rokem

    Haa waan dareemay
    Kalsooni xad dhaafa uma lihi xata mawduuca hadaan garanayo from A to Z waan dhegeysta qofka , ixtiraam ahan ayaan u samayn jiray lkn wxn kaga badbaaday khatartan shukran wll maadow

  • @Funny_sports77
    @Funny_sports77 Před 2 lety +1

    Saxiibow ninkaan kula murmaayo waa aniyow inta taagan i like this vedio keep go

  • @ducaysaneabdirahmaanabdila4812

    Maansha allaah

  • @haa7643
    @haa7643 Před 2 lety +1

    *Good job👍*

  • @Xogogaal2024
    @Xogogaal2024 Před 2 lety

    MCalin allah haku xafido

  • @Canshuur______300
    @Canshuur______300 Před 2 lety +1

    M.a Macalin maadoow ...🥰✍

  • @m0stf33
    @m0stf33 Před 2 lety +1

    Anigu waan isku arkay halkaasna waan kaga hadhay insha allh.

  • @abdiqaniahmedmohamed6413

    Mncha allah
    Haa waan isku arkaa dhibaata

  • @Galool._media.
    @Galool._media. Před 2 lety

    Macalin salman madow wax badan ayaa ka bartay mahadsanid

  • @clh3484
    @clh3484 Před 2 lety

    Ustd nashiidada saaran inteen ka heli karaa thanks

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 Před 2 lety +1

    Thanks ustaad waxaad noo soo diyaarisa social media dilemma💕

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 Před 2 lety

    M.a
    Ustaad Salmaan Maadow
    Mahadsanid ustaad
    جزاك الله خيرا .
    Ducaadaas ugu wanaagsan Waxa Laysku Hadyeeyo Ayaan Kugu Hadyeey
    Mhadsanid .

  • @mohamedmursalabdi775
    @mohamedmursalabdi775 Před 2 lety

    Mahadsanid ♥️

  • @salmaansaalim
    @salmaansaalim Před 2 lety +1

    Wllhi nawducaniii inuu aniga iga hadlayo ayaad modaaa
    Maanta charkii iigu horeeyey ee aan ka faaido intaan youtube dawanayey weeye
    Fadlan mawduuyadan oo kale noo soo badi
    Aadadd uma hadasantahay 😊😊😊😊😊😊

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo Před 2 lety

    M. A ustaad maadow

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin Před 2 lety

    Jasakallaha ustaad🥰
    Innaba caadi maha muqaalku MashallaH💯❤
    Muqaal wakhti badan la gashy👏👏👏

  • @cabdicasiis2932
    @cabdicasiis2932 Před 2 lety +1

    Wlalkayoow muuqaaladan oo kle noo soo biiri
    Waxan u malynayaa inad tahy Qof uu ALLAH cilmi siiyey

  • @nadir4265
    @nadir4265 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad🤍

  • @kamata850
    @kamata850 Před 2 lety +2

    Heestaan ardayahay aqoontu ee ustaadka ayadoo dhamystiran waan waayey waa hees dhiiragalin ah igu caawi oo linkiga soo dhig

  • @abdiazizali9589
    @abdiazizali9589 Před 2 lety

    Thnks bro

  • @filimsideofficial5233
    @filimsideofficial5233 Před 2 lety

    Legend

  • @dr.abdisamadsalebanaden1210

    Mahadsanid ustaad salmaan

  • @shuceybabdirahmanabdulle3324

    M.a ustad

  • @gabsha2156
    @gabsha2156 Před 2 lety

    mahadsanid

  • @najmaarashid8998
    @najmaarashid8998 Před 2 lety

    جزاك الله خيرا أستاذ

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 2 lety

    Waaw manshallah warun arintan somaliya ayey hèsata wx walbo wan aqan

  • @mohamedismail677
    @mohamedismail677 Před 2 lety

    Wow m.a ustaad keep going

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 2 lety

    Mahadsanid ustd madow

  • @mataanmedia4638
    @mataanmedia4638 Před 2 lety +2

    Salmaanow english maad noobilaabi kartaa waa iga codsi wlakayow adoo mahadsan Allah Haku xifdiyee

  • @farhaanmohamed6312
    @farhaanmohamed6312 Před 2 lety

    Alx 🤲 intaa Ka FAA iday alle haku sharfo

  • @detectionpro3324
    @detectionpro3324 Před 2 lety

    isbadal ayaan dareemayaa ustaad

  • @abdiazizhilowle5105
    @abdiazizhilowle5105 Před 2 lety

    Mxaad wax bdn ogtahy runtee illahey hakaa abaalmariyo juhdiga iyo dedaalka aad maalin walbo nagu bixiso 🥰

  • @ismacilmowlid1071
    @ismacilmowlid1071 Před 2 lety

    Masha allah ustaad waa cashir qaadasho mudan xaqiiqdii hadan somali nahay waan ubadanahay islaweynida anagoo aan waxba aqoonin

  • @osmanmoheidinali1605
    @osmanmoheidinali1605 Před 2 lety

    Mahadsanid wll salmaan madow

  • @fardowsoabuukar5517
    @fardowsoabuukar5517 Před 2 lety +1

    Salmaan maadaw asc wrx wbr seetahay xaaladaada kawaran caafimaad kaaga jawaab wacan

  • @abdirahmanmousefarah9944

    Masha Allah ustaad Salmaan maadow

  • @hamda1043
    @hamda1043 Před 2 lety

    Shugran wllo qaali

  • @Quraanrecitationmedia
    @Quraanrecitationmedia Před 2 lety

    Macallin sidaad noo garab tagantahey waad ku mahadsantahey wax badan baa ka fahmay muqaalkaan

  • @hudayfa6382
    @hudayfa6382 Před 2 lety

    Mahadsan calin Salman madow sharaf iyo karaamo #mahadsanid

  • @nuurabdirahman4850
    @nuurabdirahman4850 Před 2 lety

    Ustaad madow

  • @idirissheegow4783
    @idirissheegow4783 Před 2 lety +2

    Masha Allah ustaadii, Arintaan waa Arin Jirta hadase dad badane aysan Ku baraarugsaneyn.
    Qofkii isku arka arintan xalka ugu fiican waa tan uu noo sheegay ustaad keeni, balse Aniga waxaan Ku Dari lahaa in QODOB Ka ahaa (in Aad mar waliba Wax baratid) in Aad sii xoojiyo oo QODOB kaani xooga saartid, si Arin taani Aad uga fogaatid.

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 Před 2 lety

    Mnsha allaah mahad sanid ustaad aniga ayaad is sifaysay wlhi

  • @kmc6752
    @kmc6752 Před 2 lety

    Mash allaH macalin✅

  • @abdullahihassanabshir540

    Masha allah

  • @ayuubpoi9571
    @ayuubpoi9571 Před 2 lety +1

    Hi

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad salmaan madow.

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 Před 2 lety

    Keep going 💪

  • @abdiraxmaanabdullahi3525

    Waw m.a

  • @hassanyare9400
    @hassanyare9400 Před 2 lety

    m.a wllhi

  • @mohamedabdullahisamatar7216

    Masha alah ustaad salamaan maadow

  • @abdisalanshine5377
    @abdisalanshine5377 Před 2 lety

    Mahadsanid ustadii👌💯

  • @maryancabdulaahi2
    @maryancabdulaahi2 Před 2 lety

    From hossow pro

  • @naajipoi4668
    @naajipoi4668 Před 2 lety

    Waaw m.a waxbadan saxiib sare

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Před 2 lety

    Woow wallhy waxaa tahay wax kale editkaaga😂

  • @abdullahiisse634
    @abdullahiisse634 Před 2 lety

    M. A ustaad wax ka bdn ka faaiday

  • @amiinbashiir2040
    @amiinbashiir2040 Před 2 lety

    HALKEEN KAALA SOO XIRIIRA WLL WAAN KUU BAAHNAAYE