Sida uga faaidaysan lahayn Xilliyada firaaqada aa leenahay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 161

  • @suleymaandaahir
    @suleymaandaahir Před rokem +60

    Haa ustaad alx
    4:00A.m ilaa 4:50 A.m bog quraana ayaan xifdiyaa alx
    11:30 ilaa 6:00 A.m tafsiir ayaan dhageystaa
    6:00 ilaa 6:10 daqiiqo 5 xadiis ayaa dhageystaa tafsiir kiisa
    6:10 ilaa 6:40 A.m riyaadu saamixiin ayaan dhageystaa
    8:00 ilaa 9:30 buug ayaan aqristaa
    10:00 ilaa 11:00 englis ayaan dhageystaa malina wan qoraa
    Maalina waan akhriyaa
    Alx
    24 saac juz quraana ayaan aqriyaa
    Midakale wan uga faa iideen karaa asxaabta sidaan u xifdiyo quraanka oo aada caajiseyn alx ustaad

  • @cabdi_wahaab
    @cabdi_wahaab Před rokem +6

    ما شاء الله اللهم بارك
    إبداع في العرض جودة في الإنتاج 👌
    مع تجنب الموسيقى 😍
    الله ينفع بكم

  • @abdirahmaanbinouf
    @abdirahmaanbinouf Před rokem +8

    Mahadsanid ustaad.
    Haa waa jirtaa waqtigeeyga firaaqada ah Waan ka faaiideestaa.
    Waxaan uga faaideestaa inaan dadka bro Quraanka iyo dhamaan shareecada islaamka oo hab online ah.
    Mahadsanid ustaad.

  • @jaguar8469
    @jaguar8469 Před rokem +6

    Muraad baan leeyahay ee ii soo duceeya walaalayaal 🥺🤲

  • @Barsommedia
    @Barsommedia Před rokem

    Al ustaad Salman, Aad ayaa u mahadsan Tahay, Allah ha ku saaro misaanka Xasanadka , Runtii waxaan ka mid ahay Dadka Kugu Xeren, markale waaan kaga mahad cilinayaa.❤

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před rokem +1

    M.a shukran

  • @macruufchannel7760
    @macruufchannel7760 Před rokem

    Hal qodob aan ku daraa
    Waxa ugu uwanaagsan ugu sahlan ugu faa'iidada badan aduun iyo aakhiraba qof walibana uu samayn karo waa xuska allah
    istiqfaarta saliga nabiga iyo adkaarta kalaba

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad Salmaan maadow wax badan baan kafaa iidaystay.
    Waqtiga firaaqada inta badan waxbaan akhriyaa.
    Sidoke dhagaysiga mowdooc xiisoleh.

  • @Soyaalka12
    @Soyaalka12 Před rokem +2

    Thanks ustad salman madaw😀

  • @cabdiyoose9212
    @cabdiyoose9212 Před rokem

    Haa darsiga diinga ayan uga faidaystaa alx mudo ayn wada wana la qabsaday
    Hadii aan darsiga malintas dhagaysanin wax ma ii samxmaan shukaran
    Mudane madooow

  • @jaMallofficial
    @jaMallofficial Před rokem +1

    Shukran ustaad salman madow❤️💯

  • @abdullahimohamudabdullahi3572

    Mash allah ustaad

  • @Ahmed-maaniyo
    @Ahmed-maaniyo Před rokem +1

    Ustaad Salaan sare oo qiime leh kugu salaamaya 💯🙏

  • @hassansahal99
    @hassansahal99 Před rokem

    Mahadsanid Saaxiib
    Jazakallah

  • @najuumacabdi9445
    @najuumacabdi9445 Před rokem

    Thank you dear teacher

  • @yaxyecalimaxamed4395
    @yaxyecalimaxamed4395 Před rokem

    Thank you teacher

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 Před rokem +1

    mazha allh mclin

  • @omerelmi2300
    @omerelmi2300 Před rokem +7

    Marmar badan oo aan ka faaidaysto way jiraan sida inaan isbaray dhowr software sida illustrator,after effects iyo premiere pro hadana marmarka qaar waan ka gaabiyaa inaan ka faaidaysto oo waxaan luminyaaa joogtaynta sababta oo ah software markaad barato hadaanad shaqo ku qaban waad ka caajisaysaa inaad sii wado lakiin hadaad shaqo ku haysid waad kordhinaysaa... waad mahadsantahay Salmaan..

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo Před rokem +1

      aad iyo aad anigaba waxaan qaaday koorsooyin Graphic design ah sida Adope illustrator iyo Photoshop balse isla adigii ayay qasab kugu tahay inaad shaqo abuurato taasna runtii ma sahlana waana ta keentay in laga gaabiyo waxaan rajaynayaa in alle wax noo kala fududeeyo

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 Před rokem

    Shukran ust

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 Před rokem

    Mahadsanid walaal qaali horumar wacan 🥰

  • @abdikafialiissack5669

    M.a mahadsanid ustaad maadow

  • @umulaki1251
    @umulaki1251 Před rokem

    Kkkk waan naxay markad sidaa noo soo eegtay saan wax naxdiin leh uu daawanaynay film khaakh ah ama jiin sual salmaan madoow waxyaabahaa cabsiga leh noloshayna wax samayna ma ku yeelanayaan thanks

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi4162 Před rokem +4

    waqtiyaday faraaqaha badana waxaan dhagaystaa dadka aan kuxusidoono
    1-ogaansho /omar inahaar .
    2-saxanka xogaha/aadan khadar cali .
    3-salmaan madow /adiga iwaydiyay .
    4-abwaan sharlaawe.iyo szb kiis camaari
    5-marcde show.
    6-mubaarag hadi
    7- دكتور.محمد الغنايم فلسطين
    8-دكتور إياد .

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před rokem

    Thanks ustad kayga

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Před rokem

    Masha allh

  • @nuur___kalsooni76
    @nuur___kalsooni76 Před 10 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @SuldanxasssanAxmed
    @SuldanxasssanAxmed Před měsícem

    Mahadsanid ustad

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 Před rokem

    Alaha kubarakeeyo

  • @xasanmuhumed3319
    @xasanmuhumed3319 Před rokem

    Adaa mudan ustaad

  • @MushtaqMohamet
    @MushtaqMohamet Před rokem

    Mahadsanid ustaad mudu kooban ayaan ku duwanayaa waxbadan ka faide

  • @maxamedshafici4039
    @maxamedshafici4039 Před rokem

    Maşallah wll maadow mhdsanid

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 Před rokem +1

    ماشاء الله جزاك الله خير وبارك الله فيك أستاذ

  • @abshirahmed9138
    @abshirahmed9138 Před rokem

    Thanks ustaad

  • @natureamizing
    @natureamizing Před rokem

    Mahadsanid ustad waxad tahay macalin qli ah allaha ku dhawro cimrigaga allaha fogeyo waxad rajaynaysidna allaha kuu fudaydiyo waxaan kuu rajaynaya horumar balaadhan. inshallah guulayso macalin salman maadow

  • @basharyare1157
    @basharyare1157 Před rokem

    mahadsanid

  • @user-lv1yb8jv1d
    @user-lv1yb8jv1d Před 8 měsíci

    Thanks macalin❤

  • @abdishugri6930
    @abdishugri6930 Před rokem

    شکرا لك یا اخی

  • @TijaaboChannel-cx4fw
    @TijaaboChannel-cx4fw Před 4 měsíci

    ❤❤thanks you

  • @omarabdijaamac361
    @omarabdijaamac361 Před rokem

    Waqtigayga firaaqada tafsiirka sh cumar faaruuq ban dhagaysta allaha u raxmadee

  • @xamzecali6592
    @xamzecali6592 Před rokem +1

    Jasakalahu khayr

  • @amiiramed8129
    @amiiramed8129 Před rokem

    Tnx ustaad ❤

  • @sakariyekaarme8284
    @sakariyekaarme8284 Před rokem

    Mahadsanid ustaaad runtii intaaan muuqaaladaada ku taxnaaa wax badan baaa ka faa iday alle haku dhawro

  • @daudibrahim1074
    @daudibrahim1074 Před rokem +1

    جزاك الله يا سلمان ياازتادي

  • @rashkaboy3912
    @rashkaboy3912 Před rokem +1

    May Allah reward you my bro

  • @sabahabdirahmaan9976
    @sabahabdirahmaan9976 Před rokem

    جزاك الله خيرا ا💯🥰🤲

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Před rokem

    Shukrn ustaad mahdsnid

  • @geeleibraahimcusmaan8041

    Masha Allah ustaad ani Waxaa oga faa.iideestaa xilig firaaqada barasha diinta sida fiqiga iyo siirada iyo xadiiska rasuulka s c w iyo barashada computer 🖥

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 Před rokem

    Mahadsanid ustaad salmaan maadow

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před rokem

    M.allh ustad waa runta wlhi illahey haku xifdiyo ☝ 💖

  • @Mo_Am_Mo
    @Mo_Am_Mo Před rokem

    mahadsanid ustaad waa arin wanaagsan in waqtiga laga faaidaysto waxaan filayaa inaan muuqaalkaan ka korosan doono wax badan runtii firaaqadadayda way badnaan jirtay balse hadda sidii maaha alle ha kaa abaal mariyo wanaaggaaga .

  • @jinawjinaw1075
    @jinawjinaw1075 Před rokem

    MY Dear Teacher ALLAH Yaxfadk

  • @nimcaanmaxamed4007
    @nimcaanmaxamed4007 Před rokem

    Waad mahadsantahay Ustaad 👍💯❤️

  • @DhugashoMedia6399
    @DhugashoMedia6399 Před rokem

    Mahadsanid ustaad maadow

  • @mohamedsayidali2604
    @mohamedsayidali2604 Před rokem

    M.a aad baa ugu mahad san thy wax badan ayaan ka faa,iday

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Před rokem

    Mahadsanid ustaad maadow,

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Před rokem +1

    Mahadsanid wll 100%

  • @hamdiabdishire8784
    @hamdiabdishire8784 Před rokem

    Mahadsanid maadow waa mowduuc aad muhim u ah

  • @cumarabdulkadir9973
    @cumarabdulkadir9973 Před rokem +4

    Asc...
    Boggan waxan ku taxnaa muddo hadana maanta ayaa iigu horaysa inaan faallo ka dhiibto, waxan ahay arday barta kuliyda daawada iyo qaliinka, waxa dhacda in aan dhigano maadoyin diini ah oo kubaxa afka carabiga aniguna waxan ka soo baxay dugsi af carabi ah ardayda ayaa iila timaada inaan casharka ugu celiyo taasi waxay igalisay inaan sii xoojiyo barashada luqadda carabiga anoo ka faaidaysanaya waqtiga firaaqada.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před rokem

    Mahadsanid ustd Salman

  • @caamircismaan3623
    @caamircismaan3623 Před rokem

    M.a allah allaha ku xifdiyo Salman madaw

  • @haawoabdulahi3861
    @haawoabdulahi3861 Před rokem

    Masha Allah ❤❤❤✔

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před rokem

    Mahadsanid ustaad salman

  • @umrimuseh6797
    @umrimuseh6797 Před rokem

    Mahadsanid usted salman

  • @xamsejamaal-rw1rt
    @xamsejamaal-rw1rt Před rokem

    M.a mclin

  • @sarmoDesign
    @sarmoDesign Před rokem +3

    Ustaad Aad baad u mahad san tahay Runtii wakhtigey badanaa wuxuu igagaaga bixi jiray social media iyo bilaa micna daro - waxaana usabab ah nafteyda
    Maanata ay taarikhdu ay tahay 10/02/2023 waxaan balan ku qaadaa in aysan 1 daqiiqo bilaa micno daro igu dhaafin.
    comment gaan waxaan akkrin doonaa markii aan nafteyda ka adkaado.
    ustaad maadow mahadsanid.

  • @asadsuldaan5658
    @asadsuldaan5658 Před rokem

    شكرا استاذ

  • @Mustafeilkacase
    @Mustafeilkacase Před rokem

    Mahadsanid ustaad Salmaan

  • @islaamicquran
    @islaamicquran Před rokem

    Ustaad mahadsanid

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 Před rokem

    Mahadsanid Ustaad🥰

  • @mohamedismailabdirahman8795

    Allah ha ku barakeeye ustaad salmaan ❤❤❤

  • @ahmedadamahmedahmedadamahm8216

    Alle haku barakeeyo ustaad salmaan

  • @cabdullahixuseenfiish723

    Haa utd waqtigaan jaamacadu waa fasax waxaana kushaqeeyaa xirfad aan kudhex jiray 2018 _ilaamaanta waxaana kasuubyaa daqli si aan iskudiyaariyo smesterka cusub iyo waxyaabo kle aan ugu faa idesto waqtiga sida wax aqrinta
    thnks

    • @mrshaka7731
      @mrshaka7731 Před rokem

      Zxb Fikrad igasii please xirfad as

  • @SiciidLoobogay
    @SiciidLoobogay Před rokem

    Markan firaaqo ahay muqaladada ayan dawadaa ustad 👍

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem

    Wcs ustaad salmaan madow

  • @maxamedibrahim4257
    @maxamedibrahim4257 Před rokem

    💢💟Waxaan Sameeyaa inaan Computer inaan Ku qaato
    Si Aan ubarto xirfad Cusub❤️❤️ Ustaad ❤️😊🙏

  • @drzindagi325
    @drzindagi325 Před rokem

    Wad mahadsantahay dear teacher salmaan maadow ( aniga badana waqtigayga firaaqada waxan uga faa'iideysta inan aqriyo quraanka kariimka iyo wixi la xalmaala oo cilmi ah iyo waxan kale badana uga faa'iideysta aqrista bugaga ku qoran somaliga, carabiga iyo English ka waxa kale ii dheer inan daawado muqalo maskaxda ii kor dhiya sida ogaansho, dhiirigalinyo, iyo muqalo ducementary ah).
    Aad ayad umhdsntahy ustaad Allah ajar kaa siyo

  • @abdullahidahirjimcale5292

    Sxb free web oo eglishka laga barto mowdooc kaso diyaari

  • @nuursalaad6475
    @nuursalaad6475 Před rokem

    Caalimiito sports

  • @abdikani7030
    @abdikani7030 Před rokem

    Ustaad maadow aad Baad ugu mahadsantahay cashirada aad noo Soo gudbisid.
    Waxyaabaha aad sheegaysay oo dhan aniga waan sameyaa waxaabad moodaa inaad aniga tusaale igu Soo qaadatay,

  • @sowdasowda4209
    @sowdasowda4209 Před rokem

    Runta Alla jcl makafaaideesti lkn inshallah hada kadib wanka faaidesa mahadsanid ustaadi

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Před rokem +1

    Ilaaheyow dhamaanteen muraadkeena kiisa qeerka noo sahal

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 Před rokem

    mahad hakaa gaadho wllo🥰

  • @xmze75
    @xmze75 Před rokem

    Mcalin codsi:_hordhaca soo gaabi

  • @uzaamapilaadi5660
    @uzaamapilaadi5660 Před rokem

    Shaqada ugu wanaagsan aan ugu faa ideysto waa inaan ciyaaro balooni kadibna aan seexdo😢

  • @najijr4242
    @najijr4242 Před rokem

    Ha macalin madow hda ka jawabo su, asha ah maxa waqtigaga uga fa, idesata
    Ha anigo leh routine daily ah hadane waqtiga aan firaqada leeyahay waxan radiya wax oo maclumad ah si, aan ugu kordhiyo aqonteyda iyo xogti hore aan hestay taas ayana Mar walba firaqo leeyahay sameya

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 Před rokem +1

    aad ba u mahad san thy wll qli

  • @sadaamxusen6244
    @sadaamxusen6244 Před rokem

    M.a

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb Před rokem

    m.a wall programms ka WAXTARKA LEH WAAN KA GA MAHAD CELINAYNAA

  • @mohamedismailabdirahman8795

    Ustaad waxaad ka soo hadashaa dhawr jeerna waan soo qoray malaa waadan arag ustaad allah ha ku barakeeyeew
    Barashada physics maths iyo sida loo sugi kara ama loo baran karo allah ha ku sharfee ustaaad aakhiro iyo aduunbeee

  • @abdiabaa1081
    @abdiabaa1081 Před rokem

    Waxatahy qof wanaagsan

  • @abdulaahisaidabdulaahibaaj3386

    Ustaad waqtiga firaqada aan ahay iskadaaye waqtiga holayega ayaaba kala dhuntaa taasaama ladaalaadhacayaa mclin
    Adiga waan kugu xiranahy marwalbo ayan jeclahay wax iska badelo lkn culees ayaan daremaya maclin
    السلام عليكم

  • @sadiasudi5642
    @sadiasudi5642 Před rokem

    Application Tartiil ayaan soo dag saday waana Ka faaiiday ❤️

  • @mustaphearmando4933
    @mustaphearmando4933 Před rokem

    English::: free time
    Arabi:::::::: الفراق
    Somali::::::: kansho

  • @cadnaancabdirashiid6033

    Waxan biiriyaa aqoonteyda mid aduun iyo mid aakhiraba intan awoodo

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před rokem

    Anigu wakhtigayga firaaqada waxbaan is baraa sida programming ta iyo english alx mel ficana waan marinayaa.

  • @UmalAxmed-eq8ey
    @UmalAxmed-eq8ey Před rokem

    Ale ha ka abaal mariyo wll

  • @cabdulahikaniya
    @cabdulahikaniya Před rokem +1

    Ustad wan kafaideysta waqtigeyga 2:00 ila 9:00 book ban aqriya supixi hore kitaapka qura ka hal bal an xifdiya 4:00 galpnimo preyfad ban barta luqada English ka Qamiis io jimcaha computer a barta

  • @fantastic48art10
    @fantastic48art10 Před rokem

    Waxsawir arts iyo quraan aqris

  • @Barsommedia
    @Barsommedia Před rokem

    Runtii aniga waxaan Jeclahay Waqtiyada Aan faadi ahay , inaan qabto farsamada Sida elactarig Electric, computer ama labto Cilad bixinta iyo mubel borgaraminka waad mahadsan tahay

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy Před rokem

    Jawaab:
    Waxan ugu fa'ideysta 4 shey aan ka caajiseyn
    1. Xifdinta Qur'an ka kariim ka ilaa iyo hadana waa wadaa alx
    2. Graphic design oo aan aad u jeclahay
    3. Jawi badelasho
    4. Koorsooyin cusub inaan barto
    Iwm