☑️💵Sida loo mizaaamo ama loo dheelitiro baahiyahaadi iyo rabitaannadaadi dhaqaale.☑️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 108

  • @xamsecabdiraxman4768
    @xamsecabdiraxman4768 Před 2 lety +6

    Asc warxm walaal Salman, haddi aan isku dayo muuqalki aad ku soo badhigtay jantuuska , wax uu ah muqaalki kala hormarinta Arimaha muhimka ah , aan muhimka ahayin , degdega ah iyo aan degree ahayin. Alle jannada hayga yeelo kuwa ku kulama.

  • @luunge
    @luunge Před 2 lety +2

    1.Howl muhiim ah deg-deg ah.
    2.Howl aan muhiim ahayn lkn
    deg-deg ah.
    3.Howl muhiim ah aan de-deg ahyn.
    4.Howl aan muhiim ahayn
    deg-degna ahayn.

  • @takar1095
    @takar1095 Před 2 lety +10

    Ustaad mahadsanid…
    Barnaamijyadaadu qaab qofka daawanayaayi uu si wanaagsan ula socon karo ayaad u soo bandhigtaa..
    Mawduucyada aad dooratidna waa kuwo markaas loo baahanyahay..

  • @bishaarobulshaale6334
    @bishaarobulshaale6334 Před 2 lety +1

    The first person like it

  • @tahahasan2413
    @tahahasan2413 Před 2 lety +1

    Wax badan noloshyda iska badalay markaan Chanelkaga ku soo biiray cimri dheer iyo caafimad ku rajaynay kismayo kaa soo salamaya

  • @raxmoyuusuf395
    @raxmoyuusuf395 Před 2 lety

    Maashaa allaah walaal aad iyo aad ayaad iigu faaiideysto mahadsanid

  • @kobcixogahaga5925
    @kobcixogahaga5925 Před 2 lety +2

    Thanks 🥰🙏🌹💖

  • @tahahasan2413
    @tahahasan2413 Před 2 lety +1

    Macalin salmaan allah yaa xifdak

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Před 2 lety

    Masha allaah mahadsnd ustaad salmaan madaw.

  • @abdallaabdirahman4064
    @abdallaabdirahman4064 Před 2 lety +1

    Muuqaalkaas waan xasuuustaa ustaad mahdsanid sidaaad kanna inoogu sharaxday

  • @Professor-Mk
    @Professor-Mk Před 2 lety +1

    In uusan muqaaladaan i dhaafin wexey ka dhigan inaad qeyp lipah ka qaadatay is badalka nolosheyda thank u mr maadow
    “ heesta background magaceeda nala wadag adigo mahadsan “ 🙏

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 Před 2 lety +1

    Jazakallaahu khyr bro muuqaalkan wxa mooda inuu aniga igu socdo xaqiiqatan thanks ilaahy aakhiro iyo aduunyaba haga abaal mariyo muqaalka klena waa ka sugee insha allaah

  • @happyabdi9829
    @happyabdi9829 Před 2 lety

    Maasha Allah waa mowduuc aad u qiime Badan runti wann ka faaiday jazakaallah kheyr ustaad

  • @xaliimoziciid2795
    @xaliimoziciid2795 Před 2 lety +1

    Second muwalimu

  • @omarabdi1277
    @omarabdi1277 Před 2 lety +1

    Wax badan oo nolosheyda ah baa badashay shukran teacher 💯💯♥️

  • @WAGIBAE
    @WAGIBAE Před 2 lety +7

    Wll wad mahadsantahay maxa yeelay waxaa tahay qof wax noo faa'ideyo mar labaad wad mahadsantahay from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @abdifitahisburaash8201
    @abdifitahisburaash8201 Před 2 lety +1

    Ilaahay haka raali ahaado ustaad.🧢

  • @bashirmohamed7185
    @bashirmohamed7185 Před 2 lety

    Mahadsanid salman madow
    Runtii muuqaalo faa'ido badan ayad so gudbisa aadna waan uga faa'idnay
    Alle hakaa abaal mariyo

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv Před 2 lety

    Masha Allah

  • @AhmedAli-bi2xl
    @AhmedAli-bi2xl Před 2 lety +1

    Fast viewer

  • @amiinyahya5644
    @amiinyahya5644 Před 2 lety

    Jasakalah

  • @abdullahimohamudabdullahi3572

    Mash allah brother mahadsanid

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Před rokem

    MahadsaniD ustaad runtii meel wayn baad ka qadattay hormarinta nafed ee dhalinyaro bdan aan kamid ahay shukran marwalpa

  • @abdiasisanis7399
    @abdiasisanis7399 Před 2 lety

    Heer sare mansh alla keep going wll salman

  • @ibraahimmalabbiyemc4441

    Maansha alah ustaad mowduuca xiga ee aad so wado aad buu muhim uyahay so gali ..

  • @cabdishakurjeckzon8389

    ustaad alle ha ku sharfo inta aad dadkaaga uda daalaydo alle khayr ha ku seeyo

  • @mareeg2430
    @mareeg2430 Před 2 lety

    Jazakallah ustaad

  • @ABDULAAHIKHASHKAMR
    @ABDULAAHIKHASHKAMR Před 2 lety

    Ustaadow waad mahadsan tahay walhi macalin wax badan Ayaa kaa faaiday waxana Kamid ahy Ardaydada Afoogy ustaad waad mahad san tahay macin waxaan kahelay nashiidada markaad bilaaweyso muqaalka nashiidadas intee kahelaa macalin isoojawaab🤝🤝🤝❣️❣️

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 2 lety

      Linkiyan ka fiiri: czcams.com/video/OuoyXiP8E5Y/video.html

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 Před 2 lety

    Really qof wxa tahy mrwalba wax ino faaiideeya ilaahy cimriga iyo waqtigaba haku barakeeyo allahuma ameen

  • @Mohamed-Abdirashid
    @Mohamed-Abdirashid Před 2 lety

    Mzha alah

  • @QadarqaliifQadarchanal-pk5tm

    Mahadsanid macalid

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Před 2 lety

    Mahadsanid .

  • @Zakariyemaxamed04
    @Zakariyemaxamed04 Před 2 lety +2

    Mashallah waxaad usoo gudbisay si qofka daawanaya uusan u caajisan waliba adigoo yareynaysa waqtiga xitaa hadaa badiso wax dhib leh kuma jiraan wayo lagama caajisi karo waa markeyga kowaad aan faalo kaa bixiyey

  • @Samiir881
    @Samiir881 Před 2 lety

    Thanks ustad madow

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE Před 2 lety

    Ustaadi mahadsanid 🤝🥰

  • @omaraniym
    @omaraniym Před 2 lety

    Great Video, Great Channel, Subscribed.

  • @dhoobleysign
    @dhoobleysign Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety

    Thanks you ustaad

  • @mouminadem9797
    @mouminadem9797 Před 2 lety

    Thanks brother

  • @dacar1730
    @dacar1730 Před 2 lety

    Salmaan Maadow illaahay khayr hakugu abaalmariyo

  • @iltirehguessaleh3657
    @iltirehguessaleh3657 Před 2 lety

    Keep up with good work wllo slman

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 Před 2 lety

    Jazakallah kheyr ustaaad Alle haku Xafido

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před 2 lety

    Thnks ustd

  • @ahmedabdulkadir2339
    @ahmedabdulkadir2339 Před 2 lety

    Masha allh ustaad alle haku sharfo

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 Před 2 lety

    Mhdsanid ustaad barnaamij aad u anfac badan wye
    Ani ahaan rabitaanku waa igu badan yahy lkn qarashka waxa muhiimka ah ayaapa inta badan ku bixiyaa si rabitaankaas badan qarash aana ugu helinba

  • @ahmedsayid1278
    @ahmedsayid1278 Před 2 lety +4

    Waa markaad kahadlaysay income statementing
    eed ulaka qaaday
    asset liability
    expense income
    taas ayaan xasuustaa wall alaha kubarakeeyo wall mudane maadow

  • @akmoha753
    @akmoha753 Před 2 lety

    M.a saxib wllhi mawducyadada aad bey u xiisa badan yihiin alle ha ku xafido pro

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad waad noo faideysey Allah haku xifdiyo sharafo muuqaalkii dhagaalaha isku filinaasha ayuu ahaa run ahaantii waad noo dadaashey

  • @yaxyecizza6293
    @yaxyecizza6293 Před 2 lety

    Allah haku sharfo will Salman madow

  • @BadalShoki1039
    @BadalShoki1039 Před 2 lety +1

    Waa hadal xaqiiq ruuntii 👍
    Mahadsanid macalin

  • @zakariesk4654
    @zakariesk4654 Před 2 lety

    Mansha Allah mowduuc an hubo qof walbo dhageysto in uu wax badan ka faaiidi doono mahadsanid macalin salmaan madoow 🙏

  • @aliabdicabdi4572
    @aliabdicabdi4572 Před 2 lety

    Shugrn wll

  • @Canshuur______300
    @Canshuur______300 Před 2 lety +1

    M.a Ustaad wax badan baan kaa faa ii day...✋🏿
    جمعه كريم ❤

  • @dyabshir8702
    @dyabshir8702 Před 2 lety

    Mashallah
    My daer teacher
    Allah ha ku dhowro

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 Před 2 lety

    Mowduucii maaraynta waqtiga ama task management ayuu ahaa kii afarta khaanadlaha ustaad. Sanrajaynayo.

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare7973 Před 2 lety

    Haa waandaawadey
    Haa tusaalle ahan qarashka aan niyeyto inuu iga baxo side in aan barranco oo aan kawalaaco lacagtaa waxaan kusamayaah
    Inaan dhigto

  • @abdelrahmanmosa9800
    @abdelrahmanmosa9800 Před 2 lety

    Waxaan jogaa masar weey icaawisay figradaada waxaa ❤🤝🏼

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 Před 2 lety

    Masha Allah Ustaad Alle haku barakeeeyo. Mahadsanid

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 Před 2 lety

    Mnshalaah mahadsanid walaal. Salman.

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 Před 2 lety

    Ustaadkeena ❤

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 Před 2 lety

    Shukran ustaad anu dadka halka ku dhiban kuma jiro wa mesha kaliya ka adkahay rabita kayga waxa I daruuriga ah un ba gata

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Před 2 lety

    Mahadsanid Ustaad Salmaan.

  • @dalhasaid3321
    @dalhasaid3321 Před 2 lety

    Waa maamulada waqtiga

  • @yusufhuseinyusufdaad9607

    Ustaad masha allaah ilaahy hku xifdiyo

  • @walaaldaacad9317
    @walaaldaacad9317 Před 2 lety

    M.a ustaadii

  • @musabadenmohamed4165
    @musabadenmohamed4165 Před 2 lety

    Mashalh Ustaad Alaha Ku barakeeyo Mufakir soomaliyeed baad tahy Kuwa Fara ku tiriska ku jirtaa Horay usoco I.a

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety

    Alle haku barakeeyo macalin big respect

  • @nimcaancolhaye6501
    @nimcaancolhaye6501 Před 2 lety

    Waad mahadsan tahay wl. Waa fiidhyow muhiim ah, waxna ka beddeli kara hab nololeedka qofka.

  • @hamseismail4871
    @hamseismail4871 Před 2 lety

    Mahahsanid Ustaad Muqaalkani boqolaal muuqal ayuu ka Tayo badan yahy

  • @Abdihafidmuktar
    @Abdihafidmuktar Před 2 lety

    Thkz my beloved teacher wax badan ayan kafaideey muqalkan lagajoogo 14minutes inta ad sodigdee

  • @maamuusfaamos443
    @maamuusfaamos443 Před 2 lety

    Income liability
    Asset expenses

  • @dahirhassanadan8834
    @dahirhassanadan8834 Před 2 lety

    Mhsanid ustaad madow

  • @abshirhaani2565
    @abshirhaani2565 Před 2 lety

    EASENHOWER MATRIX

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 2 lety

    Waa kula soconaa jazaakalaah

  • @ciilowtell9321
    @ciilowtell9321 Před 2 lety

    Mahadsanid Ustad waxad arin aad muhiim ii ah aniga ahaan wana khalad run ahanti aan marwalbo sameyo aniga waxa ayna dhibaato wayn ugesatay qaab nololedkayga Waxan kudadali doona insha allah inan isticmaalo nidam kasta oon ku joojin karo cadadan mahadsanid markale ustaad maadow.

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel Před 2 lety

    Waan daawaday waxa uuna ahaay sida lagu gaari karo isku filnaasho maaliyadeed

  • @ygv-bk7uo
    @ygv-bk7uo Před 2 lety

    Maasha ALLAAH

  • @guhaad3031
    @guhaad3031 Před 2 lety

    Bro thanks waxan ka sugnaa video ka hadlayo aqliyada fakriga ee qofka bili'aadanka uu kujiro

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 Před 2 lety

    Wad uga soo hadashy waqtiga

  • @yusufhuseinyusufdaad9607

    Afarta khaanad waxa weeye hapka aad qorshahaga iyo waqtigaaga ku maarayn lahyd

  • @fakir4273
    @fakir4273 Před 2 lety

    Waxn kaa sugaynaa sida aad hada sheegtay". Habfikirka qofka faqiirka ah iyo inuu faqiirku waligiiba barta uu jooggo ka dhaqaaqi waayo. Iyo qofka kalle ee liddigiisa ah sidookalle
    Mahadsanid zhp

  • @walaaldaacad9317
    @walaaldaacad9317 Před 2 lety

    Garash gareynra ayuu ka hadlaayey muuqaallaas

  • @mohamedmursalabdi775
    @mohamedmursalabdi775 Před 2 lety

    Ustaad Mahadsanid, Allaah hku barakeeyo 😍✨ Waxaan kamid ahay dadka ay Bartay nolosha Kala saarisa labadaan . Waxaan Ku dari lahaa si aadan u darremin cariiri saaid ah. Waxaad sameysataa dakhli dheeri ah oo aad Ku iibsato waxa aad rabto ( wants ) laakin dakhligaas oo Ka baxsan mishaarkaaga caadiga ah . Yacni nafta hadii ay wax kugu xirto wajibaadka u badi si ay u hesho raaxda ay rabto 😂

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama3237 Před 2 lety

    Ustaad ala dantada iyo tan walidkaaba hka shaqeeeYo

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 Před 2 lety

    Asc

  • @Abuubakar-Mohamed
    @Abuubakar-Mohamed Před 2 lety

    ustaad salmaan waxaan kaa sugaynaa mawduucii ahaa sidee loo dhaafaa caadooyinka xun i.a waan kuwada sugaynaa ustaad

  • @user-dl8tx2od1f
    @user-dl8tx2od1f Před 2 lety

    Asc macalin waxan ka mid ahay asxaabta sida tooska kuugu xeran oona jecel in ay kaa bartaan Enlish marka waxad noo soo diyaarisaa casharo taxane bilow ilAA DHAMAD MAHADSANI WLL WAXN KAA RAJAYNAYAA HADAFKEYGA IYO RIYADAYDA IN AY II RUMOWDO IN AAD ADIAG SABAB UNOQONDOON IN SHA ALLAH CODSIGA INAD NOO AQBALIDOONTO AYAAN RAJAYNAYAA

  • @cabdishakurjeckzon8389

    lkn ustaaad vedoiga naya xasuus oo kumantida noo soo dhig si aan uga faaidaysano please

  • @MGeedow
    @MGeedow Před 2 lety

    Salmaan Maadow waa chanelada aan aad u xiisayo marka Vedo so dhigo

  • @daddylonglegs6543
    @daddylonglegs6543 Před 2 lety

    siduu ayuu sicir bararka udhacaa? mowduuc ah hadaa awoodo kaso samee mahadsanid macalin

  • @ogaansom
    @ogaansom Před 2 lety

    Ustaadow mudo 4 Sano ayaan ku dhex jiraa luuqada in aan Barto hadana anigoo ku dadaalaayo ayaan sidaan rabo ubaran la'ahay marka maxaan sameeya
    Sidookale waxaan mudo 1 Sano aan kubartey barnaamijada la isku dhaxo multimedia anigoo aanan mudnaan gaar ah usiinin sida luuqada
    Marka sidee kudhacdey taa??!!!
    Maxaa farqi ah udhaxeeyo ??🤔🤔🤔🤔🤔🤔
    Waxaan ra jey nayaa in aad ii soojawaabto

  • @mohamedabdullahi4162
    @mohamedabdullahi4162 Před 2 lety

    Waxaad kusheegta "iskufilnaashow maaliyeed "ayaad kusoobandhigtay ustaad maaddow

  • @bininshaar1044
    @bininshaar1044 Před 2 lety

    Wll wn kuu xiisay

  • @Ahmedmireproduction
    @Ahmedmireproduction Před 2 lety

    Mahad sanid ustaad

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa Před 2 lety +1

    Ustaad, camera-da mobileka maad ku duubtaa mise mid kale?

  • @getto10
    @getto10 Před 2 lety

    Mahad sanid macalin

  • @ayuubismail3615
    @ayuubismail3615 Před 2 lety

    Shukran ustad.
    Ustad waxaad ii sheegtaa nashiidadan linkigeeda

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 2 lety +1

      Linkiyan ka fiiri: czcams.com/video/OuoyXiP8E5Y/video.html

  • @Ahmedmireproduction
    @Ahmedmireproduction Před 2 lety

    Mahad sanid maclin

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 2 lety

    Mahadsanid ustd Maadow
    czcams.com/video/nwLNaM5HGh4/video.html
    50 English vocabulary to SOMALI

  • @imaxaan123
    @imaxaan123 Před 2 lety

    🥴🥴🇸🇴