Xeelada lug iska xerida⛓️

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 98

  • @BL1472
    @BL1472 Před rokem +28

    Macalin salmaan maadow 🥺❤️
    1. Waqtiga wuuka soo dhaahay isbuucan
    2. Funaanadiina wuxuu ku badalay xabadoo gacmo dheere eh 😄 waa ku mashquulay maanta.
    The time between 1:07:00 PM and 1:41:00 PM is:
    0 hour, 34 minutes, and 0 second
    0.567 hour
    34 minutes
    2,040 seconds
    ( japan 🇯🇵 aa igu soo dhacday say waqtiga u ilaashadan iyo macalinka oo ka shekeynayo Japan )
    XUSHMAD 🙏💯❤️🙌🔝
    ⏰️⌚️ waa ku mahadsantahay casharka jimcahan = waan iska xeraa lugaha xilliga howsha aan diiradasaarayo.
    (Focusing hours) insha'allah ⛓
    جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى.
    و الله اعلم.

    • @alishacuud3643
      @alishacuud3643 Před rokem +3

      Been Maahan wlle ani xitaa imashquuliyy 😞 sorry

  • @azizaziyad4481
    @azizaziyad4481 Před rokem +4

    1. 3 jus oo subac ah ayaan galnaa 5 maalin aniga iyo saaxiibteey waqti xadidan (hadii qofkeena mashquulo ma dhacdo inta badane) waxaanu galnaa waqti kale oo maalintas ka mid ah si uusan dib inoogu dhicin. Marmarna khamiista!
    2.Waxaan go'aansaday isbuucii inaan buug aqriyo sanadkaan sabti illaa khamiis buuga ayaan u qeybiyaa lix qeyb jimcahana waa nasiino iyo note inaan kasameeyo midkii aan dhameeyay iyo xulashada buuga xiga alxmdulillah waan ku guuleystay.!

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 Před rokem

    Masha Allah waxaad kamid thy dadkan ugu jeclhy baraha bulshda macalin salmaan maadow 🙏👑❤️❤️❤️

  • @liibaanmohamed9149
    @liibaanmohamed9149 Před rokem +1

    Mhdznid ustaad ajir Allha kaaa abaal mariyo

  • @najiibxorre1891
    @najiibxorre1891 Před rokem +13

    Mawduucan Waxa Aad u Fahmay Qofka Marwalba Goaan gaadha Hadana Aan Samaynin Kolay Qofkale waxay la Tahay Wax Fudud Mahadsanid Ustaad🎉

  • @ukaashae
    @ukaashae Před rokem +5

    Ustaad alaha cimriga cibadada aqoonta kubarakeeyo🤲 wax badan aya kafaaiday 🙏

  • @nuurxuseencabdiqaadir731

    Masha allh ustaadow xeelada mudo ayaa ku dhaqmaaye janatul firdowsa alle hakuugu awaal mariyo dadaalkadibaad ku bixisay

  • @denizertugrul1955
    @denizertugrul1955 Před rokem +3

    Haa inaa quraanka xifdiyaa rby mana karin se dugsi bn galayaa🥰 mhdsanid

  • @sumayalia185
    @sumayalia185 Před rokem +2

    Aniga aad Ayaan ucajis badanhy man ajecli wax akhriska waxaan sameystay qorsha aan lugta iskaga xiro taas oo ah inaa dhegeysto vedio 12 hr soconayo taas oo aan balanqaday ingaan wax akhirin doom 24/12 hr oo wax akhris ah thanks teacher isooduceya sabtiga exam Ayaan geli raabaa guys

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 Před rokem +1

    Alle haku sharfo Al_Ustaad Salmaan Maadow, mowduuc aad u muhiim ah ayaad nala wadaagtay. Lugta Iska xiridu waa arin aan adeegsaday anigoo ogaal u hayn qaacido ahaan, balse caqabada aan wajahay ayaa ah joogtayn la'aan baahsan.

  • @zahramuxudiin219
    @zahramuxudiin219 Před rokem +3

    Wcs wr wrb ustaad aad iyo aad u mahadsan tahay barnaamijyada tayo iyo faa'idada leh ee noo soo gudbiso may ma jiro balse hdda ka dip xeelada lug xerita sameynaa i.a si aan qur'aanka xifdintisa ugu guuleysto Allah ku xafido macalin

  • @abdiabaa1081
    @abdiabaa1081 Před rokem

    Muuqaaladaa ahmiyad gaar ah ayaan siiyay markasta thnk yoz

  • @TASBIIXIYODIGRi
    @TASBIIXIYODIGRi Před rokem

    Ustaad illahay cilmiga ha ku siyaadiyo

  • @foziyoabukar6360
    @foziyoabukar6360 Před rokem +2

    mashallh ustaad wax badan kaa faiday jazaka llh

  • @daganelmi5191
    @daganelmi5191 Před rokem

    Barnamij somali youtuber u arimaheena sameyay ayaan kaso arkay ustaadkaan magaciis ciwaankisa marka baaray aad baan oga helay daruusta uu bixinaayo waaba wax aan aad u doonaye barnamijyada nucan ah
    Wan kuso biiray ardaydaada ustaadow😍

  • @cawilmahaddheel7324
    @cawilmahaddheel7324 Před rokem

    thanks for your sharing with the best information

  • @QuietQuranicRecitations
    @QuietQuranicRecitations Před rokem +2

    Midan lugta iskagaxiro ayaa ah inu wllky 10ul gacanta igaga dhufanayo hdan halwarqad oo quraan ah ugabixiwayo isaga maliwalpo ama an samenwayo 100xaboo Bush ups ah

  • @QuietQuranicRecitations
    @QuietQuranicRecitations Před rokem +2

    100k coming soon insha allah

  • @asmarbarshe470
    @asmarbarshe470 Před rokem +7

    Asc ustaad.
    Horta waad mahadsantahay sida wanaagsan ee aad wax noogu faa'idayso,run ahaantii maalinkaan kula sxbay iyo maanta wax badan ayaa iska kay badalay.
    Haa wa jiraan xeelado aan isticnaalo markaan wax diyaarinayo si aanay iiga baaqanin waxana kamid ah:-
    1 horta meesha aan kusuganahay kuma diyaariyo o waxaan aadaa meel kale oo bila buuqa ama aanan wax hadan xasuusto kasoo gaadhayn.
    2 mopilka waan ka tagaa,hadii aan wax uga baahanayna kaadhadhka ayaan ka tagaa,si aan la iisoo wicin ama aanan khadka u isticmaalin.
    Dhan markaad ka eegto ustaad waa: LUG ISKA XIDHID isla hadda aan qoraalkan qoraayay waxa ii yaalay imtixaan aan diyaarinayay 7:00 pm.
    ka hor waxaan ku fakaray inaan muuqaalkan daawado, masha Allah waxbadan ayaan ka faa'iday.

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Před rokem +2

    Mahadsanid ustaad salmaan.

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před rokem

    M.allh ustad Salmaan

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan744 Před rokem

    Masha allah ustaad waa mahad san tahay

  • @wllibros4313
    @wllibros4313 Před rokem +1

    barnaamijkaan codka iyo muqaalka waa oki masha allah ustaad

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy Před rokem

    MACALIN XAQIIQ AYAAD KAHADASHAA

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v Před rokem

    Salmaan maadow mnsha allah.

  • @macalincali5755
    @macalincali5755 Před rokem +1

    Sh.salmaan adi wax lee maa sheegee kk iga raali naqo maclimii waan dha geesanaa inshaa alaaah waa ducee santahy mar waxaa kudadaashaa mar walbo wax intifada leh inaad soo gudbiso job barakeesan inshaa alaaah asc

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 Před rokem +2

    Mahadsanid wallo ❤❤

  • @amiirocisman3480
    @amiirocisman3480 Před rokem

    Thanks my dear brother

  • @mahadsugow9454
    @mahadsugow9454 Před rokem

    Wlhi walaalkey salmanow waaad mahadsantahy runtii,muqaalkaan waa uu icajibiyay waayo fakar iga maqanaa baa i siisay walalkeyow.

  • @cabdiqaadirxasan154
    @cabdiqaadirxasan154 Před rokem

    Thanks for you adviced

  • @hamzemohamed9618
    @hamzemohamed9618 Před rokem +1

    Waxa jirta ani iney iso gasho lacag bishi taas oo igaga baxda si mala yacniya ano wxba ka qabsan.
    Hadaba ano xeelada ka faaidaysanyaya waxn samyn doona incha allah inan laptop soo amaahdo aan iska bixiyo sidaan aan lugta iskaga xidho
    mhdsanid aqoonyagan❤️😍

  • @canabahmed2413
    @canabahmed2413 Před rokem +1

    Mahsanid maclin😍wax bdn kaa faa'idney

  • @yuuusfahmed258
    @yuuusfahmed258 Před rokem +1

    Mhdsanid ustaad 🙏❤️

  • @saaqo2218
    @saaqo2218 Před rokem

    Mnch allh jakumulah

  • @mohamettahmeth2627
    @mohamettahmeth2627 Před rokem +1

    Thanks ustaad for the help 🙏

  • @leeleeiztaar9173
    @leeleeiztaar9173 Před rokem +1

    Haa waxan ku fikiray inana jir jimicsi sameyo

  • @abdulkarimjibril7772
    @abdulkarimjibril7772 Před rokem

    Waa caqabadda aan dhaafi la’ahay

  • @ZeinabNur-ly9xv
    @ZeinabNur-ly9xv Před 3 měsíci

    Thanks ustaad

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad fikarad weyn ayad nala wadaagtay.Waxan rajeynaya inay waxbadan ka badali doonto noloshayada.

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 Před rokem

    Mahadsanid macalin

  • @mukhtaarabdi1978
    @mukhtaarabdi1978 Před rokem

    tnkz pro

  • @mohammedabdilaahi9851

    Masha AllaH

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 Před rokem

    Haa way jiran waxa weeye.
    Waxan eeg dhibta ka dhalandoonta hadii aan la qaban howoshan. Iyo khasaare intee leg ayaa lagalay iyo maaxa faaido igu jirta.

  • @ridwaanmaxamuud7249
    @ridwaanmaxamuud7249 Před rokem

    جزاك الله خيرا موضوع مهم

  • @mohamedismailabdirahman8795

    Allah ha ku barakeeyo ustaad cilmigana allah ha kuu siyaadiyo

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa Před rokem

    Xalqadan runtii aniga uun bay iga hadashay. Xamaasaddayda ayaa badan, laakiin qorshe-fulinta ayaa igu adag. Markii aan yaraa baan qorshe fulin jiray, laakiin hadda waan isbedelay.

  • @caamircismaan3623
    @caamircismaan3623 Před rokem +1

    Ustaadow see afogy casharada uga daawan karaa

  • @naaficmedia7588
    @naaficmedia7588 Před rokem

    Mashalah

  • @abdinuurmohamed1976
    @abdinuurmohamed1976 Před rokem

    Mahadsanid Macalim Salmaan
    Waxan isticmaala Mida Baanka Waxbadana waan ku faaidey.

  • @mokaariye6960
    @mokaariye6960 Před rokem

    Msha allah jazakumalah khyr🥰

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před rokem

    M.a ustaad muuqaal aad u qurux badan oo faa'idadiisa wata.

  • @mumiindahiir678
    @mumiindahiir678 Před rokem

    Mash alhaa

  • @maancaaqilka5788
    @maancaaqilka5788 Před rokem

    M.a ustaad Allah hakaa ajarsiiyo

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Před rokem

    Thnks

  • @abdullahimohamudabdullahi3572

    Masha allah brother mahadsanid
    Waanku dhaqmi doonaa insha allah

  • @maxamedxassan875
    @maxamedxassan875 Před rokem

    Ustaad sideen waqtiga u beqamaya..anigoon caajis dareemi .
    Sideen si fudud ugu barankaraa video editing, website design

  • @kaderxopla2183
    @kaderxopla2183 Před rokem

    New subscriber 😎😎😎

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před rokem +2

    Aniga xeeladaha aan adeegsado markaan wax qabsanayo waxaa weeye inaaan telkayga networka kajaro flay mute saaro ilaa qorshahygi malinkaa dhameeyo alxamdulillah waan ku faaidey

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Před rokem

    Mahadsanid ustaad madow

  • @mahadmohammed1645
    @mahadmohammed1645 Před rokem +2

    Macalin ani waxaan jadwal digtal ah oo ka kooban 17 hool ii gaar mid dhamayo hal sax aayaan leeyahay taas igu qasbaysa marka hal shaqo gafo in aan waqtiga nashada kasoo jaro taas oo igu qasbayso in aan waqtigeeda ku qabto heer waxaan hadaan qaban in aan jawiga iga qaldamo tusale ahan course jadwalka iigu jiray oo cilda internet iga dhacdo oo kale heer shaqada qabatimay

  • @amiincali331
    @amiincali331 Před rokem

    Ustaad waan samey doonaa insha Allaah

  • @ducaysaneabdirahmaanabdila4812

    Maansha allaah alla ha ku barakeeyo
    Wllo

  • @Shamuueet
    @Shamuueet Před rokem +1

    Mawduucaan waa caali iyo ciwaanka lagta iska xir

  • @salmaancali495
    @salmaancali495 Před rokem +1

    8:14 Baxar Gal ahaa waa Fikrad fiican 🤣

  • @hormarkatechnologyka7595

    Maanta waa jimce muqalkeen isbuuclaha meey

  • @maydhanemedia5108
    @maydhanemedia5108 Před rokem

    جزاك الله

  • @abdikzimpi615
    @abdikzimpi615 Před rokem

    Mahdsnid.

  • @therealgoat96
    @therealgoat96 Před rokem

    ustaad salmaan maadow ustaad guulayso aakhiro iyo aduunba

  • @ducaysaneabdirahmaanabdila4812

    Jasakalaahu khayarn

  • @MushtaqMohamet
    @MushtaqMohamet Před rokem

    Waad mahadsantahY ustAd aniga waxa ugu ween iheesata ayAA AH JOOGTEN LA'AN BLSE HADA KADIB LUGTA ISKA XIRAYAA

  • @Admiregemar
    @Admiregemar Před rokem

    From arimaheena ❤

  • @xamsejamaal-rw1rt
    @xamsejamaal-rw1rt Před rokem

    M.a mclin

  • @Mha748
    @Mha748 Před rokem +2

    Waxaan wakhti ku lumin jiray isticmaalka what'sapp iyado exam inan diyaariyo I hor yaalay waxan goaansady inan joojiyo wax anan u sheeg asxaabtyda mid ka mid ah inan ka mqnaado mudo whatsappka hdan so galona ay ciqaab I ahaato inan masaxo application ka dhan
    Hdda alhamdulilaah exam kygii wan diyaariyaa whatsapkina wan iska dhaafy

  • @adamcqadir96
    @adamcqadir96 Před rokem +2

    Asc ustaad waxan kaa codsanayaa inaad mawduuc ka soo samayso focused and diffused mode of thinking mahadsanid

  • @IFIYE.channel
    @IFIYE.channel Před rokem +1

    Fadlan adoo raali ah barnamij gaaban nooga soo diyaari application-ka fiverr ee freelacer-ka ah kalia noo taab taabo sida laysagu diwaan galiyo iibiye ama iibsade.

  • @abdullahiali7482
    @abdullahiali7482 Před rokem

    legend salmaan mados

  • @abdihafidfarahahmedali9196

    Mahadsnid mudane.
    Reference kaaga ayaa ka helay.
    Somalida inta badan warkooda Reference malaha.

  • @maxameddalmar2945
    @maxameddalmar2945 Před rokem

    first comment And like

  • @santa_0045
    @santa_0045 Před rokem

    Guleyso wlal❤

  • @umualmaaschannel5508
    @umualmaaschannel5508 Před rokem

    ASC manta ayaa igu horeyso inaa arko channel-kaga from arimaheena Ayan kaso racay

  • @abdirahmanmousefarah9944

    Asc Salmaan Maadow haa way jiraan xeelado aan adeegsado waliba Adiga Aan kaa Faa'iiday oo ah inaan Markaan wax Akhrinayo Ama Qorayo Aaan A deedgsado waana Ganbaleelka Saacada oon ku xidho waqti Cayiman ilaa Saacadu Cidana kama Dhaqaaqo Mahad sanid Salmaan

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 Před rokem

    mcalin
    asc jimce san waxan kaa codsanayaa inaad ii tilmaamto vedio dabagalka caadooyinka

  • @xudayfibashe9780
    @xudayfibashe9780 Před rokem

    Ustaad salmaan waxan doonaayey janalo laga barto carabi fasiixa

  • @istaahilyuusuf2853
    @istaahilyuusuf2853 Před rokem

    Wxan go aan saday in aan lugta iska xidho oo aana mobilka uqaadan goobta jiifka
    Insha allah

  • @abukardahir6035
    @abukardahir6035 Před rokem +1

    Tan waxaan umalaynayaa inay tahy midii iigu fiicneed waxaan go aan saday hadaa caado daan sameeyo inaa siinaa saxib kay 0.5 waana igu adagtahy inaa bixiyo

  • @yuusufmaxamed9015
    @yuusufmaxamed9015 Před rokem +1

    Ustaad aad baa u mahadsan tahay muduucyadada tayada leh
    Haa waa jirtaa talaboyin aan lugta is kaga xiraayo
    1. Waxan gabi ahaan ba is ka dayy facbook oo aan faraha ka qaday
    Kasoo wax yaabo badan isababi jiray sida waqti lumis muqaalo micno darraa
    2. Tik tok run ahaan tii waa app somalidu badanaa si khaldan ay u isticmalaan
    Waxan rajaynayaa in aan ku guulaysto

  • @Abdibasid_Garane
    @Abdibasid_Garane Před rokem

    💡💡💡Aniga ka cabdulbaasit-ahaan💡💡💡 waxaa sameeyaa marka aan ka caajizo waxa Ii diyaarsanaa in aan qabto, xeeladaaso la yiraahdo u fakir 🤔🤔🤔( 10.10.10 ).🤔🤔🤔
    ¶ Ka kowaad: 10: minute🤔
    ¶ Ka labaad: 10: saacadood🤔
    ¶ Ka saddexaad: 10 usbuuc ( week ).🤔
    ✓toban ka horewaxa aan isweydiiyaa hadii aad ka tagdid saameyn intee le'eg ayey kugu reebeysaa arrintan aad halkan kaga dhaqaaqdey,
    ✓toban ka dhexe waxa aan isweydiiyaa marka aan hawshaas ka tago sidee ayaan noqonayaa
    ✓ toban ka dembe waxa aan is weydiiyaa hadii aan ka tago waxa aan qabanayey talow xaalad nooceeya ayaan ku sugnaan karaa.
    Tusaale ayaan:: waxaan doonayey diyaariyo imtixaan (exam) in aan wakhtigii aan ku diyaarin lahaa aan ka caajizo markaas ayaan xeeladahan isticmaalaa...🆗🆗🆗

  • @hanaabdi798
    @hanaabdi798 Před rokem

    Aniga waxan soo ibsaata hal buug bilkasta sii aan u akhriisto lakiin maa jiro illa iyo haada hal buugo aan wada akhriisay. Waxaan soo ibsaatay 32 buug halmiidna maa akhriiin.... 😥😥😥😥

  • @a_azizmohamed8589
    @a_azizmohamed8589 Před rokem

    Asc maadow zxp waxa aan jeclaan lahaaaa inaad ka soo hadasho sida CZcams lacag looga sameeyo|

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 Před rokem

    Vedio gan aniga nafteyda ayaa aad ugu baahneyd marwalba qorshe ayaan daana kabaxaa nafteydana ma ciqaabo

  • @sacaddrama5322
    @sacaddrama5322 Před rokem

    Balwada qaadka sideen isaga daaya

  • @maahirelhadadi
    @maahirelhadadi Před rokem

    Telfonkayga ayaan qof u dhiibtaa ilaa howsha aan hayo aan ka dhameynaayo,waxaana faraa ilaa muddadas ama waqtigas kahor usan telfonka ii dhiibin.

  • @mrmahameth8837
    @mrmahameth8837 Před rokem +2

    Jaalayaal maxa af ingiriisi lagu dhahaa """Lugta iska xer""""

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před rokem

    Wcs wll wan cusbhy wn rjeyna inaa wx ka faido chnnelkga from arimhena😊🙏