TAARIIKHDA SOOMAALIDA ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 22 03 2014 QAYBTA 5AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 03. 2014
  • SOMALI CHANNEL

Komentáře • 13

  • @MohamedAli-qd8wb
    @MohamedAli-qd8wb Před 10 lety +2

    Ninkaan waa nin qabiil madaxa ka degey, fikirkiisii xumaa ayuu fursad u heley, waxba kama duwana kuwa Paltalk ka qeyliya. Waxase aan aad ula yaabey qolada fursadan siisey.

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 Před 7 lety

    Viva Aji Dir

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 Před 7 lety

    Abdi good wuxuu sheegi waa run Aji waa Dir

  • @sahramaxmud3243
    @sahramaxmud3243 Před 6 lety

    Sistam abdarsiimo ma aha ee waa nadhalasho angaa u dhalanay oo ah oo melna kama imaan bartii somali ku dhashay ayaan joogaa

  • @geedikeenadiid2221
    @geedikeenadiid2221 Před 2 lety

    Sooyaal aad u qurxan buu ka hadlay, wariyaha

  • @timothybrown8716
    @timothybrown8716 Před 9 lety

    Aji waa dir mmmmmmmm

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Erayga DHAXAN wa eray badda ka sotilabay ee ka yimid afka urduga
    Qarnigii 1800 aad ma ahan af somaali
    Aqristow wad baari kartaa waxad ka radin kartaa dictionary Urdu language.

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 Před 7 lety +1

    Hh war dir iyo aji tooni ma jirte darood baa gaalo kaa ilaaliya ilahay ka sokow hh dir baan KU qoslay war adeer anigu dir hawiyan u aqaana oo walashii doombiro ilma darood dhashay se wax jira hadad tihiin maxad ingiriiska iskaga saari waydeen wax kastan markhati maanta uma baahna nin waliba dhulku degenyahay iskamu degin ee xininyu KU degay

    • @omermohamed7880
      @omermohamed7880 Před 6 lety

      Daariq Ahmed oo talow Daarood muxuu Talyaaniga u saari waayay?

  • @abdiyusuf1368
    @abdiyusuf1368 Před 10 lety

    Cabdi good dadka aad la hadlaysaa nooc walba waa leeyihiin nin waliba aqoon iyo caqligii buu hadlayaa ee dadka u daji isku day inaad qanciso intaad awoodo kolay Bila aadan baad tahay

  • @sahramaxmud3243
    @sahramaxmud3243 Před 6 lety

    Wartaa ayaa hoga hogaaminayay

  • @timothybrown8716
    @timothybrown8716 Před 9 lety +1

    Ninkaan waxkagibirbadan majiraan Ee sifiican wax halooweydiyo

  • @saidamohamed183
    @saidamohamed183 Před 10 lety +1

    ala ninka been badana waqtiigii ugu horeyay eey diinta islaamka eey nabi maxamed ku soo dagtay eyey somaliya soo gaartay diinta kuye somaliyaba ma jirin waqtigii nabi maxamed scw ardal xabash bes ayaa jirtay