TAARIIKHDA SOOMAALIDA ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 07 12 2013 QAYBTA 3AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • TAARIIKHDA SOOMAALIDA ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 07 12 2013 SOMALI CHANNEL QAYBTA

Komentáře • 48

  • @osmanabdillahiadan9607
    @osmanabdillahiadan9607 Před 6 lety +2

    soomaalidu iyadaa laga yimid waxaana kuu cadaynaaya af ka soomaaliga oo ah afka igu dada wayn caalamka waa sidaan aniga oo ah cismana cabdilahi aadan oo in badan baaray af soomaaliga

    • @msomaliland5527
      @msomaliland5527 Před 5 lety +1

      Wlaal.. Adoo raali ah,
      Ma ii tilmaami karta halka aan ka heli karo cadaymaha aad heshey?
      Arinkan aad baan u xiseeyaaye

  • @arkabartirefaraxoodlay

    CABDI GOOD TAARIIKH YAHAN WLHI WAAN KUQIRAY GACAN BAN KUTAGAY MACALIN

  • @abdulabdishakur
    @abdulabdishakur Před 10 lety +1

    Waad ku mahadsantay programka Mr Abdi Mohamed please write a book of origin of Somali society
    We know a little pit of our history.
    Thank you very much keep the good work

  • @2011BARO
    @2011BARO Před 10 lety +5

    Ma loo baahan yahay in soomaalidu is kala gurto?
    Taariikhahaas lama hubo yaan waqti lagu lumin. Soomaalidu waxa ay wadaagto xoogga ha la saaro sidaas baa ila haboon .

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před rokem

    waa QEYBTI 3aad

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 8 lety +1

    cabdi good waan taageera waayo runta ayuu ka hadlaa

  • @Samiira87
    @Samiira87 Před 10 lety +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkk anigu odaygan waan ku wareeray wlh intaanan daawan baan sii qoslaa

  • @maxamedkcb3847
    @maxamedkcb3847 Před rokem

    Somaali waxkale hadanbeeyse 3 qofkii ii sheega ayaa garan kara meesha ay kasojeedo 1 waa goormey diinta qaadatay iyo yaasogarsiyey diinta 2 maxaa kadhigay 100 islaam 3 maxaa kadhigay suni 100 3daa qofka kajawaaba wuu fahmi karaa meesha ay kasojeedo iyadoon faraacin iyo nabi aaden leysla gaarin lama ?

  • @faisomohamed3344
    @faisomohamed3344 Před 5 lety

    Fadlan qoraalada qaldan wax kasoo qaad maleh hadaad soomaali tahay adaa lagaa faracmay cadeynta ugu adagna waa qoraalka ahraamta waana lasoo sarayaa dhowaan

  • @ayanjama3170
    @ayanjama3170 Před 10 lety +1

    Waxaan horta ani aqaan tukado oo ka so jeedo lag turkan markaad arag tana aad is lee dahay ma somalibaa walow ay rafad san yihiin waxeyna ku Le yihiin waxaan ka nimid somliya waxaan nahay somali ma sayda waa sida uu abdi good shegayo

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 Před rokem +1

    Kkkkk jaahil ilkaha qaat ka dameeyay af somali & somali mamataqaanidee aan ka aheen laxjada tulada aad ka imaaday ee habrahaa ay ku hadlaan maxa kataqaana taariq somaaliet???

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Viva boqortoyadi ADAL ee samaroon

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 Před 8 lety

    maansha Allah cadimaha barmamujkan

  • @najmudiinibnuhussein2624

    masha allah cabdi good habees

  • @xyman
    @xyman Před 10 lety

    D'mt and Saba Kingdoms have nothing to do with Somalis. This guy is hilarious.

  • @borrowprivateeye2603
    @borrowprivateeye2603 Před 4 lety

    Geel baan lahaanjiray dameer baan leeyahay baa dhaanta. In wax la baadho laakiin waa sax.😎

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 Před rokem

    😂😂😂 maaw duca oow dhami waa irarland. Waxa uu kahadlaya. Waa isbahaysi. Ladonayo in isku meel lageliyo abtirsigoda. Si aay u noqdaan. Quwad lasiman quwada darood. War somali nimada ina deeqda. Inagadaya qabiilka iyo cuqdiga

  • @salmaahmed6772
    @salmaahmed6772 Před 7 lety +1

    WAR ANIGÀ WAXAAN RABAA INAA OGAADO HABAR JECEL HABAR YONIS HABRAHAAN AWAY ABAHOOD? 😭😢😢😢

    • @yaslamissa3415
      @yaslamissa3415 Před 7 lety

      yes!#Ana waan rabaa inaan wax ka ogaato habrahan aawey duqeydii ka dhaley??

    • @abdiadan8691
      @abdiadan8691 Před 6 lety

      Salma Ahmed baal nosheeg geri kombi qalalax iyo warka sanka jageli?

    • @cnsirjama2217
      @cnsirjama2217 Před 5 lety +1

      Salma habrahan haku madhquulin waxa la yiraahdàa ilma sheekh isaxaaq, habar Awal , waa Awal sheekh isaxaaq ,habar yoonis , waa ismaaciil sheekh isaxaaq naanaysna waa garxajis

  • @salaadali7865
    @salaadali7865 Před 10 lety

    Asc waxaan oo dhan buug ayaad kasoo guurisay aan somali ahayn wax aad kasoo guurisay boogaag somali ah ama dadka soo maaliyaad oo waayo aragaa

  • @Qabyatire
    @Qabyatire Před 10 lety +1

    waa godob abti in aad tidhahdo Isaaq carabu ka yimi Hawiyena Oromo. maanan yeelin hadanu nahay beel weynta Hawiye

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 Před 7 lety +1

      Qabyatire hhhhhy taariikhdaa tidhi isaga baahan

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Qabiilada somaalida wa cumunity
    Inti isku ceelaba wa isku dad

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety +1

    Sxb dadka carabta ah waxay
    Aminsanyihiin in qof madow
    U la mid yshsy duurjoogta
    Xitaa carabta qaarkood waxay dhahaan hadaad Qofmadow aragtid adaa leh o xarig ku xiro
    Qoortiisa kaxeysana
    Qaarkodna waxay aminsanyihiin in Qof madow caro laga dhigayo hadu dhinto uu la mid yahay ey dhintay. Aakhirana aan la so saareyn.

  • @abdalaabdirahmanismail9032

    Hada cabdiyow ma wajigaasa xijaas kaga so jeedaa

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 Před 4 lety

      Sxb ma xishodaan dadkan waxay rabaan ayey sheegtaan wa dad laga yaabay.

  • @soomaali2088
    @soomaali2088 Před 6 lety +1

    aaa

    • @soomaali2088
      @soomaali2088 Před 6 lety

      u272266727282772727272773773737373737227

  • @alimohamed7854
    @alimohamed7854 Před 10 lety

    aniga ninkaan warkisu ilaa cada maxa yeelay wax yaabo badan ayuu ka meer meerayaa waxa uuna raba inu haalkisa ku gabogabeeeyo rer waqooyigu asalkoodu ma ahan somali oo waa carab

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 Před 4 lety

      Sxb reer waqooyi hadda carab wa ka baxeen o waxay galeen beesha direed.
      Carab waxa ku haray daarood o la ogyahay in qaarkood ay kushitic yihiin
      Qaarka bari dagana ay asal yihiin zinsibari tansaniya
      O waqti hore adoon ahaan lo keenay sk

    • @abwaansharmaarkeciroowe1531
      @abwaansharmaarkeciroowe1531 Před 4 lety

      @@husseencagta6034 kuwa bariga dega oo adoonta ahaanjirey yaa weeye wll

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Isaqu hada waxay sheegtaan in ay oromo walaalo yihiin
    O ay kala lumeen.

  • @abdishakurhassan274
    @abdishakurhassan274 Před 7 lety

    xadithkas.mayga.hubta

  • @sahrasaid5806
    @sahrasaid5806 Před 10 lety

    wlhi yaab waaye afkeeygaa qoyab hadii loo hadlaayo waa dhib

  • @zahraabdi6240
    @zahraabdi6240 Před 3 lety

    Been badanaa kan yahuu ar xishow

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před rokem

    waa QEYBTI 3aad

  • @ayanjama3170
    @ayanjama3170 Před 10 lety +1

    Waxaan horta ani aqaan tukado oo ka so jeedo lag turkan markaad arag tana aad is lee dahay ma somalibaa walow ay rafad san yihiin waxeyna ku Le yihiin waxaan ka nimid somliya waxaan nahay somali ma sayda waa sida uu abdi good shegayo

  • @salaadali7865
    @salaadali7865 Před 10 lety

    Asc waxaan oo dhan buug ayaad kasoo guurisay aan somali ahayn wax aad kasoo guurisay boogaag somali ah ama dadka soo maaliyaad oo waayo aragaa