ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 13 09 2014

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • SOMALI CHANNEL

Komentáře • 82

  • @caaqilsare
    @caaqilsare Před 10 lety

    Nooloow cabdi good waan sugaynay barnaamijkam

  • @amalsali4829
    @amalsali4829 Před 10 lety

    Jaw jaw warya hee shaw odaygan ma dhawbaab kulahaha cisa muuse taydhle. Waynaday igaa dheh akhs caleeg war kagac meesh waxab kuma hayside waxyahayw foraraar marfucal qalm ayaad tahy malaaaye

    • @amalsali4829
      @amalsali4829 Před 10 lety

      Waryaa kagaga reer xamarka ku gabnayee sidii nef xoola iska kaya soo galay maal waad walntahay meelhaa nacsnimad kula dhaaca sidii dawco la sumeeyya hab soo daf odhane

    • @amalsali4829
      @amalsali4829 Před 10 lety

      Bacaaaaaaaaaaaaaaac war hasoo ciyine wax ka hadaal taydhle ayaad tahyo adoo kle waan ku aqaanaaye wayo hadlkagag jilcisan ayaan ka arkaa

    • @amalsali4829
      @amalsali4829 Před 10 lety

      Bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac bacaaaaaaaaaaaaaaac taydhle ilaa taydhle

    • @amalsali4829
      @amalsali4829 Před 10 lety

      Cabdi good iyo idinkab waa laydin waas nag anusa taahina mataye

    • @amalsali4829
      @amalsali4829 Před 10 lety

      Anig waa laygu tal galaya lkin adig oo an lgugu tal galain yaaan lagu wasine taah jooji hadaaab nacadla ayaa idinku taaale

  • @caaqilsare
    @caaqilsare Před 10 lety

    Nooloow cabdi good waan sugaynay barnaamijkam

  • @mohameddualle637
    @mohameddualle637 Před 10 lety

    Daahir yaa shamis kkkkkk.

  • @zuleekhacumar8565
    @zuleekhacumar8565 Před 9 lety

    Mansha allah cabdi good wan kugu tagersanay howsha adag eed haysid noolow

  • @togdjeer
    @togdjeer Před 10 lety

    cabdi dadka aad wax u sheegayso, intaanad maanso iyo qawaaniinteeda iyo badaheeda uga waramin bal waxad weydiisaa hadalka la isku afgarto waa afsoomaliga e qodobada afsoomaliga waa imisa imisaa dhidig imisaa lab, magac kaliyaadku sida isugu bedelaan magac wadareed oo ah qawaacidka 6 jirka loo dhigo. jawaabta kuu soo baxda markaad qiimayso. waxaad ogaanaysaa in af soomaaligii lumay woqooyi iyo koonfurba. bal daawo weriyayaasha tv yada ka warama ku dar home cable iyo ka soomalilandba. anshaxa islaamnimo waad ogtahay halka uu maanta joogo. waxaan ku soo koobayaa ale ha kaa raali noqdee dadkaad la hadlayso imisaa afsoomaligaad ku hadlayso garanayaa, markaa cabdow dadka comment kuu soo qoraya qaar baa qabyaalad kugu eedayay, halkaas ayay kaaga muuqataa in ayni fahmin afka aad ku hadlayso. dadka u bilaw bilawga qawaacidka af soomaaliga. oo ula hadal sidii ilma yar oo afar jir ah.

  • @Moelmi11
    @Moelmi11 Před 10 lety

    kkkkk ciise muuse wa qabiilkeyga kulahaa yaa noosheeg dhahay? ninkaan haleysku ciyaaro ayaa meesha lookeenay....

  • @bsabge
    @bsabge Před 10 lety

    Dhamaan waad salaaman tihiin
    Su'aal baan dhamaantid idin weydin dhamaantiin
    Siiba Cabdi good
    Barnaamijkan magaciisa waa : Isir Raaca Af somaliga ( qofkasta waa fahmayaa Macnaha )
    waayihii danbe anshaxa fanka buu un waday dee marka maxaa qaldan cabdi good sxb ku soo laabo u jeedada barnaamijka
    hadaad doonaysid in aad anshaxa fanka ka hadashid sxb barnaamij u sameyso
    ka hor in taadan soo jeedin barnaamijna sxb soo baro waxa la yiraahdo
    Communication skills ( Ballo halkaas baad cabdi goodow ka dhimatay adigii baa bad ku jira maxaad qof saxdaa )

  • @lynda2255
    @lynda2255 Před 10 lety

    abdi good well done

  • @abdikaderisma-dhibe2396
    @abdikaderisma-dhibe2396 Před 10 lety

    talow cabdi good miyaanu arkin heesta fartuun birimo iyo faysal hanad ee baby kisme kor ii qaad qaad kisme kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ilyasali1689
    @ilyasali1689 Před 10 lety

    Bashka dahir sxb adiga waxaa jeceshay heesaha nasaha la salaxayo in walasha loo qaado iyadana malin kasta ay ku heesto shafka isaar inta iga salaax, habenkii ciyaalka xafada meel mugdi ah muufo lagu siiyo war ninkaan waxa uu ka hadlayo waa run hadii umad dhaqankeeda ilaa shan. Waxaa dhaceysa in walsha hortaada loogu raaxeyo xayahow waxba fahmeyn

  • @Kawsar20
    @Kawsar20 Před 10 lety

    HAMBALYO HAMBALYO CABDI GOOD
    Afka hooyo hadaan dhanka loo hagaajin
    wax ka jira ma jiro, Diiniyana dadka waa
    u dhibaato horseed runta marka loo eego

  • @Hdkdljdj
    @Hdkdljdj Před 10 lety

    Ilahy haka abal amiriyo wax khyr qabana hakugu abal mariyo taladas ad sinyso walalhaga somaliyed iyoqaladadkodad sxysaba.

  • @yasmiinali9567
    @yasmiinali9567 Před 10 lety

    cabdi goooooooooooooooooood walee wuu iga qosliye uun ninkii heesi lahaay soo mar cabdi good halaga saxo heesta

  • @mohamedomer672
    @mohamedomer672 Před 10 lety

    mansha allah cabdi good , howl aad ufiican oo aaney companey iyo dowledna kaa caawin ayaad kujirtaa oo aad wax ufaa ideyneysaa bulshada khelden , qofkuna hadii uu kheldamo waa lasaxaa mrkaas bulshadu wax saxey weyntee qof uubaa howsha hayee sifiican ayaankusoo dhaweyneynaa bernaamijkaa fiican halkaa kasii wed alleh aliga iyo maskaxdaba hakuuu siyaadiyee
    #abdi_good

  • @Shakra3
    @Shakra3 Před 10 lety

    Abdi god abes nin jiratay wanu ku tagersanay barnamijkaga wad dhaqan xumada ka qabo dhalinta somliyed

  • @suaadminaj4809
    @suaadminaj4809 Před 10 lety

    Bashka Dahir dhaqanka xun eee wadaaa ay dheh saqajaan meelkastoo oo uu jogo kayar qabyaaalad unbuu wadaaa nacalad yahay #ee cabdi good mxaaa taageerayaashadi aaa batay deee hambalyo hambalyo hdan ku caayi jiray manta kuu amaanaya somali chanel yaaqey noloaada

  • @Adler308
    @Adler308 Před 10 lety

    Quraaan la iska saxo oo laaxinka laga ilaasho xaga tajwiidkana la saxo ayaan naqaanay hees la saxayo waaba ii kow maxaa la saxaa hees marka horeba wax banaan May ahayne waa danbi . Mida kale cabdi good waxan u sheegayaa in heesahan hore ee uu raadinayo aanay waqtigoodii iyo dadkeedii joogin hadba sidii ay dadka casrigu wax u fahmayan ayay heesuhuna u ekaadan . Cabdi ahaan hadii aad noo keento hees u dhiganta kuwii lixdankii iyo ka hor la qaadi jiray waxaa la arkaa in ay geedkaa gaadhi waydo waayo cid kula fahanta oo xiisaysa heli maysid. Mida kale sanadahan danbe dhalinta joogta waa iska caadi in hotels la is geeyo ama la arko dhunkasho waayo waqtigii hore iyo maanta isku mid maaha dhaqankii iyo diintiba waa laga tagay markaa adeer talo: ama ha qasnaatee iska daa kolay hees maba wacnayne ama barnaamijkan ku badal barnaamij ka anti-song ka hortaga heesaha iyo dhiiri galinta gabayada iyo suuganta bilaa musik gaa. Wa salamu calaykum .

  • @xasanmoogemaxamuud695
    @xasanmoogemaxamuud695 Před 10 lety

    cabdi good raga caayayaan la yaabay
    adeer kartidiisa ayaa halkaa keentay
    baaquliyiintana waxan leeyahay
    weligiinba anagaaa af soomaliga idiin dhigi jirnee xishooda
    caqligiinu waa badar aad cuntaaneee

  • @abdirizakmohamud6573
    @abdirizakmohamud6573 Před 10 lety

    abdi good ku wa heesa isagaa ka danbi badan waayo wuxuu noo saxayaa wax ilahay lagag fogaanaya
    waaa na qof aan maskaxdiisu fadhin

  • @xfagadhe
    @xfagadhe Před 10 lety

    Cabdi good hadan adigu abwaan ahan gabay iyo heesna samayn see dad waxsameyay ugu dhagin marka hore adigu wax same

  • @LibanMAmin
    @LibanMAmin Před 10 lety

    Qab-qabo wax Alla wixii ku khaldan dhaqanka iyo Anshaxa Soomaalida

  • @Atteye
    @Atteye Před 10 lety

    af somali xagee u kaa imi markaa hore waa meshaa murtidu ay ku badantahaay weytee waa somaliland ee abdi good ruun ayuu kaa sheegayaa dadkaa walayaa heeshaa

  • @abdulkadirisse9441
    @abdulkadirisse9441 Před 10 lety +1

    ABDI GOOD WALLE WAA LOO BAHANYAHAY SIDE AD WAX USHEEGTO MAHADSANID MARKA HORE
    TEEDA KALE AQOON BADAN OO SUUGAANTA IYO SOOMAALIGA BADI EREYADA SAXDA AH EE SOOMAALIGA SINJIGA ULEEDAHAY WADANKII LAGA CARAR WAX WALBANA KALA YAAACEEN CIDNA MASUULIYAD ISKA MASEERIN ARIMAHA KALE MAHADSANID MALAAYIIN JEER
    HADDA WAX QORAN OO LA SII SHEECI KARAA BADAN

  • @kodnamn5
    @kodnamn5 Před 10 lety

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 10 lety

    abtirsadey awoowadey tiriyey erayo sheeg sheegay,
    adoon noqdey ilaahay aqbaley aamiin bal idhaahdey,
    idinkuna awoowadii wasee ani i sheeg sheegte.

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 10 lety

    subxanaka yaa cadiim waa eray wanaagsan.

  • @marab1052
    @marab1052 Před 10 lety

    waa arin aan munaasab ahyn in nin barnaamij daa dihinayaa uu tusaale reer kiisa meesha keeno somali baa lahadlaysay maxaa keenay jufadiisa waa iga talo school aaf london baad joogtaa aqoon korarsi xaga media ah ayaad u baahantahy waa iga talo

  • @marab1052
    @marab1052 Před 10 lety

    waa arin aan munaasab ahyn in nin barnaamij daa dihinayaa uu tusaale reer kiisa meesha keeno somali baa lahadlaysay maxaa keenay jufadiisa waa iga talo school aaf london baad joogtaa aqoon korarsi xaga media ah ayaad u baahantahy waa iga talo

  • @SuperCaano
    @SuperCaano Před 10 lety

    CABDI GOOD sorry abti #waydhacdaa

  • @safiaden4048
    @safiaden4048 Před 10 lety

    kkkkk afkayagii anagaaleh waa ilashanayna kuye idho adagaa war afkaaga cina marabtee now jow huuhaa looma baahna afka somaligaa ee laqoraa afkaaga ma aha malaha burco boorweyn baa looga hadlaa , afka layku fahmo ee soomaligaa waa afka dhexe sidaa ula soco , qofkii juuq dhahaba haku soo boodine shaqo raadso adeer,

  • @safiaden4048
    @safiaden4048 Před 10 lety

    tolow ma qolaaweydiisay qabiilkisa odaygan,,,,abuur ilahay laguma diido,,,alaahu akbar

  • @alialo372
    @alialo372 Před 10 lety

    subxaanka yaa cadiim ku wad cabdi goodow markasta dheh
    war maxaa idin ka galey siilka hoyadiin wase

  • @alialo372
    @alialo372 Před 10 lety

    siilka hoyadiin wase bal maxaa idinka galay waxuudono haka hadle maxaa idin ka galay ma hoyadiin bu wasay

  • @alialo372
    @alialo372 Před 10 lety

    siilka hoyadiin wasa cudurkaas baad somaliya ku xumayseen oo waligiin dolinimadas baa ku jiraysaan

  • @alialo372
    @alialo372 Před 10 lety

    hoyadiin wasa dadkan wada xanun sanaya ee cudurka qabyaaladu hayso ee cabdi al raxmaan good ka dhaman wayay war waxaan idin kule yahay ama washa ama caytama cabdi goog waligii heesaha xun uu ka hadlaya

  • @abdirashidabdi210
    @abdirashidabdi210 Před 10 lety

    Masha Allah Abdigood Waxa Tahay Halyey Uso Baxay Afsomaliga Wana Ku Tagersanahay Inta Yar Ee Mangabka Ah HA u Jojin Runta U Sheeg Dadkan Afsomaliga Iyo Dhaqankiiba Ku Tuntay

  • @omaromar-go9fi
    @omaromar-go9fi Před 10 lety

    Xisaabta wax aqoona uma lihi lkn imtixaanka ardaydu gasho sax iyo qalad waan kala saari karaa macquul matahay. Cabdi good abwaan maaha ma gabyo maansona ma tirin karo wac aqoona oo uu baabkan u leeyahayna ma jirto.

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 Před 10 lety

    kuwa meeshan ka nac nac lihi ma idaajaa bay tebeen iyo faqash buun buuniskiisii maxay ninka uga gubanayaan naa suugaan hadaan isaaq aqoon u lahayn hadaa yaa aqoon u leh somalidu dhaqanka waa kala leedahay suugaantu waa hido illahay isaaqa gaar u siiyay wixii soo raacaa waa iska midh iyo dhif iyo cantara baqash viva haldoor cabdi good abees asal burcaawi aad baan kuu taageeraa kuuna salaamayaa halkaa ka hay

  • @omarmacalinmakaaran178
    @omarmacalinmakaaran178 Před 10 lety

    faniinta hada jira maba u fikiraan heesa waxee rabaan noqadayaan
    gj abdiguure

  • @akm4505
    @akm4505 Před 10 lety

    Cabdi good waa nin ku daaysho mudan ..
    Waana tageersanahay
    Afkeenuna waa badweyn.
    Lknse qaafiyadi suugaanta luuntay
    Cabdi good Waa nin jira

  • @omarmacalinmakaaran178
    @omarmacalinmakaaran178 Před 10 lety

    saas lakaraa sanadkaan faniin majiraan waxee rabaan hees kadhigaan murtidii dhan waa katageen

  • @mahdiiimaan6014
    @mahdiiimaan6014 Před 10 lety

    Abdi good de wax walba ka qadan mayno wayo hestan hodan abdiraxmaan waa hees dadkan sabanka jooga le de hotelada haygan de markaad iga gungaadhana iska soco ha ii oodhan lkn marka heatan dhabankay salaaxda xaadu I dhaqaaqdaa taas wan kugu raacsanahay lkn wixii gafa ah wan kaa qabanaynaa

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 Před 10 lety

    Heesta cirro ee laab saalax sameeyay ceeb waad u wayday kkkkkkk inta kale waa caadi

  • @mustafabdibeshir5713
    @mustafabdibeshir5713 Před 10 lety

    Abdi good waxaad ilawday inaad Abdi godane inaad walaalo tihiin kusoodar war qabyaalada kala tag meesha basaxiiryahoow

    • @thefearlesskibaarka9642
      @thefearlesskibaarka9642 Před 10 lety

      Kkkkk waar nin waalan ayaad tahay ee isku qabiil ba maaha xitaaaa

    • @mustafabdibeshir5713
      @mustafabdibeshir5713 Před 10 lety

      Kkkkk haye ugaas isaaq Kingdom

    • @thefearlesskibaarka9642
      @thefearlesskibaarka9642 Před 10 lety

      Kkkkkkkkkkkkkk ok sxb raali na iga ahaw ,

    • @mustafabdibeshir5713
      @mustafabdibeshir5713 Před 10 lety +1

      Sxb hada Waxaan rabay inaan hees soo qaado udayga xumaato uma qabee waxaan ka baqayaa inuuu shaafto ila kaco marka sidii faysal cali waraabe camal anna wan inaan difaac galaaa

    • @davidadam648
      @davidadam648 Před 10 lety +1

      Cabdi good barnaamikan inaad ciise muuse tahayna dadkii u sheegtay alayle in badan bay kolba qabiil kugu sheegaayeene

  • @hamzeomar2537
    @hamzeomar2537 Před 10 lety

    Wan kugu racsanahay marka Abdi good

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed Před 10 lety +1

    daahir yaa shamis, sida cadceeda u cad daah ma saarna

  • @waryeetv
    @waryeetv Před 10 lety +1

    Afsomaliga aynu kuhadalno reer woqooyiga ayaa keenay ...yaa wallaweyn

  • @MyJamo1234
    @MyJamo1234 Před 10 lety

    Abdi-god Heesta hodan abdi Rahman ku luuqayso !!!!! Waad Qabatay __wanaan kugu raacsanay Rayigayga waa Hees ka baxsan qaabkii iyo qurxintii mansonyinka Afka somaligu lahan jiray ......Lakiin waxanaan kugu raacsanayn oo Aan kaga soo hor jeeda ........heesta laabsalaax erayada sameyaay Ee jacayl eberkenay Waxa ku jira Erayo afsomali taam ah oo dhamaystiran Manaha Hees anshax xumo iyo erayo khaldani ku jiraan caqliyan aniga waxay ila tahay heesta abwaanka wayn ee laabsalax Waad ku gaftay

  • @cabdicasexidiga4160
    @cabdicasexidiga4160 Před 10 lety

    viva cabdi goood

  • @siciidburaale2230
    @siciidburaale2230 Před 10 lety

    Viva cabdi good ladagaalanka dhaqan xumada somalida noolow sxb

  • @yahyeahmed2003
    @yahyeahmed2003 Před 10 lety

    cabdi goodoow luuqad jifidiinu ku hadasho ayaad lasoo fariisatay meesha afkaaga qabyaaladaysan orodoo s´tv kala tag mida kale qolada tvga waan la talinayaa arda meesha ka kexeeya odagaan wareeray oo afka la wuxuu ku fiicanyahay marka dad ka aga qoslinayo in shaashada

    • @bashkadahir8798
      @bashkadahir8798 Před 10 lety

      SAMAND33 war kagan mala yacnigi ee adon cidiba ku weydina laso bodaya anu rer konfur ayan ahey madhax lad tahay ee hadalkayaga ulajeedkisa fahmimeysid af somali ayey kaga dhagte ma cidba wax ka weydisa adiga

    • @bashkadahir8798
      @bashkadahir8798 Před 10 lety

      Fuck adiyo nijasti ku dhashey ba wase ani walidkey ha gadhin jadhaxlayow