TAARIIKHDA SOOMAALIDA ISIR RAACA AFSOOMAALIGA SOO SAARE CABDI GOOD 23 11 2013 QAYBTA 1AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 47

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety +3

    Griig wa dadks ugu neceb africa
    Waxa ay qoreena wa been sababto ah iyagaaba waxa gumeysan jiray faraaciinti hore ee reer Qamdi ee midabkoda aha marin iyo madow
    Kuna hadli jira afki hore ee Soomaaliga ee Sumatu Nidir

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 Před 9 lety +3

    cbdi good ilaahay ha ku xafido waa erayadaadii, halkaa ka sii wad waa arin aan maraar badan ku fakerijiray laakiin aan manta bilowgiisii arkay dhaxalna u noqon doona caruurta somaaliyeed mahadsanid

  • @kadragood130
    @kadragood130 Před 2 lety +1

    Absolutely walaalo very true.... MashaAllah

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 Před 2 lety +1

    Masha Allah cabdi good 👍

  • @gacalos123
    @gacalos123 Před 10 lety +1

    masha allah. waa wax fican abdi good, barnamij kaaga,waa ka xumahay in dadka qaar tv in ee so wacaan waxna aan sheegin,balse adi ku af lagadenaayo.plse haka daalin in aad sii wado waa wax lo baahan yahay in wax laga barto.QADKA TEL ISKABA XIR HADII KALE...

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 5 lety +2

    Abdi Good Abees nin Aqoonyahan oo waayo arag ah
    Long life

  • @osmanjama8876
    @osmanjama8876 Před rokem

    Ma sha Allah cleyk

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 4 lety +1

    maansha'allaah noolow cabdi good abees

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety

    Viva Boqortooyadi Ajuuraan.
    Ee ka talinjirtay inta afka soomaaliga ku hadasha..

  • @khaledmahamoudabdi7098
    @khaledmahamoudabdi7098 Před 10 lety

    Abwaan Abdi good waad ku mahadsantahay barnaamijkaagan qiimaha badan

  • @najmudiinibnuhussein2624
    @najmudiinibnuhussein2624 Před 8 lety +1

    allah yacisag cabdi good

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Dadka dhaladka ah ee somaalida ah wa CUSHITIC
    Afka soomaaliga wa af hore o ay ku hadli jireen pharoah iyo kuush iyo kimit iyo buun.
    Afkana waxa la dhihi jiray ( SUMATU NIDIR).
    Waxay dhihi jireen, biyo , Qorax ,wabi, aar oo libaxa ah . Dheg , il,

  • @ahmedmusa3158
    @ahmedmusa3158 Před 10 lety

    salaam Allah caeeykum waar cabdi good waxaan ku darayaa FIRCOONIINTII waxay tegijireen soomaliya ama hulkii udgoonka iyagoo dabeyl raaca ,doonyo dhuudhuuban oo la dhanjirey KUFU

  • @hawraarsame1603
    @hawraarsame1603 Před 2 lety

    Mooji

  • @sharkordhe
    @sharkordhe Před 7 lety +2

    Ninkan waa nin Somali ka maskax badan.

  • @salah1214
    @salah1214 Před 10 lety

    cabdi good abees saxiib aad ayaad umahad santahay waa run in ay soomalidu
    ay aad uga war wareegan runta hase ahaatee inta aynu og nahay uun dadku ay ka sheekeeyaan hase yee shee wixii ka horeeyay ma naqaano ru ayaad wadaa sax sax waan kugu raacsanahay malaha qaar ayaa noqondoona maanta ah gobta ayaa noqon doona gun war wad aad ayaa dadku uxiisaynayaan

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Qabiilada somaalida wa isbaheysi
    Lkn asalkooda wa CUSHITIC

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Daarood waxy ku abtirsadaan
    Zinzibar tansania

  • @mohamoudali4264
    @mohamoudali4264 Před 10 lety

    good nice

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 3 lety

    Odaygu buug miyuu sameeyay

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 Před 6 lety +1

    Somali asal waa Hawiye iyo irrir samalee, Darood na doon ku yimid. sheekada meesha ay ku dhamaantay. Somali waxay ayad dhul xadaari ah oo ganacsi loo soo doonto.

  • @AliOmar-bh6hv
    @AliOmar-bh6hv Před 5 lety

    Halka ka waad abdi good

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Viva samaale

  • @cabdicasexidiga4160
    @cabdicasexidiga4160 Před 10 lety

    somalidu w jhiliin in wx labarana ma rabaan
    tariikhdiin barta ayaalaga kari la ayahay subxaanaka yaa cadiim

  • @mustafemahamad2666
    @mustafemahamad2666 Před 7 lety

    edoor wagaashle iyo darood jabarti, waay ka hadal badan yihiin soomalida, waayodhwaan beey na soo galeen, waxaay u hadal badan yihiin si aay UBARTAAN AF SOMALIGA

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 Před 5 lety +1

      La soco Isaaq sugaanta somalida gabayada ugu badan iyagaa Alifay
      Fankuna hargeisa ayuu ka Soo baxay
      Xornimadana somaliland ba u horeysay
      Saxaafada ku hadasha Afka somaliga ee ugu horeysa waa Radio hargeisa oo waa somaliland
      Adigu bal noo sheeg reerkaaga tariikhda uu somalida ku dhex leeyahay
      Fuck of

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Qabiilada somalida wa Cushitic
    Lkn israac raac ayey sameeyaan 150 ki sanaba
    Kuwo aya ka soguura tolkodi hore
    Waxayma ku so biiraan tolki ay u yimaadeen.
    Muhimadu wa inay isku af yihiin.

  • @ayaanleleyto3340
    @ayaanleleyto3340 Před 4 lety

    Waxayna dadku fahan sanayn in ajanabigu wuxu qoro in uu soomaali uun ka waraystay

  • @sahramaxmud3243
    @sahramaxmud3243 Před 6 lety

    Somali nimada dadbaa ku abdirsada oo ina samale ah mel aan ka imid majirto

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety

    Dadka dhaladka ah ee soomaaliyed wa dadka ku abtirsada Cushitic.)
    No carab

  • @sayidiiful
    @sayidiiful Před 10 lety

    Qaadkii la joojiyay miyaa ragan saxaafada keenay. Xaaji intadaan hawl faraha la gelin aqoon kororso.

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety

    Afka waa somaali

  • @mustafemahamad2666
    @mustafemahamad2666 Před 7 lety

    Isaaq sheehkh maa aahyn, ee xajkuu mar tagay, inkastuu ahaa nin ari jir ah , oo ah adoomaha afrikaankan

    • @libanhassan2580
      @libanhassan2580 Před 4 lety

      Xaasidnimadu haday taariikh 800 oo sano kahor ahayd haday kugu celiso waa mushkilad jaahiloow

  • @keysejama3160
    @keysejama3160 Před 10 lety

    Cabdi good waxba noomaad sheegin ma anagaa wax naga sugaysaay mise adaa barnaamijka watay waa noo sheekaysay bes. soomalida haku daalin waa wada qabiil taariikh iyo xadaarad qabyaalada u ah oo ay ugu horeeyaan kuwa Tv gan leh ee fursadaha badan siinaya kuwa puntland kaso hadlaya.

  • @princejuba
    @princejuba Před 10 lety

    Aad ka hadashid ma xuma lakin waxa ka horeysa aqoon ma u ledahay?

    • @calixasan1599
      @calixasan1599 Před 2 lety

      yes waa abwaan aqoon yahan ah kuna taqasuusay af soomaaliga iyo soomaalida isirkeeda

    • @princejuba
      @princejuba Před 2 lety

      @@calixasan1599 waxna kumuu takhasusine bal noo sheeg jaamacaduu kasoo baxay abwaanimadad ku sheegtayna sugaantisa noo sheeg ninkani waa saaxibul mafrish

  • @sahramaxmud3243
    @sahramaxmud3243 Před 6 lety

    Xeebihii iyo dadkii dadaganaa ee sogalodiga ayaa xebaha dagaanyihiin somalidu dhaqan umalahaan in ay badaha dagaan wana lasku xayaa oo jaji ayaa dhahnaa ee xolo dhaqato ayaan ahaan

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 Před 8 lety

    Ninkaan maad latalisaan masaajidka ha aadee

  • @kilolip3725
    @kilolip3725 Před 10 lety

    cadbi good rageedii sxb dadkan cudurka qaba hakagurin was sxb waxaad doneysid sheeg xataa haday been tahay dadkan kugu ucaradka ah waan darood siilka hoyadood waso yinka cudur isaaq bay qabaan

  • @mahdicabdi9676
    @mahdicabdi9676 Před 8 lety

    bal jaahilkaan fiiriyo

  • @mxmdzylcy4303
    @mxmdzylcy4303 Před 7 lety

    zeylac samaroon baa leh ee markle ha odhan qolo walbaa sheegata

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety

    Viva Boqortooyadi Ajuuraan.
    Ee ka talinjirtay inta afka soomaaliga ku hadasha..

  • @najmudiinibnuhussein2624

    allah yacisag cabdi good