taariikhda somaliya 1950

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2013
  • www.universalsomalitv.com
  • Zábava

Komentáře • 505

  • @aminajayy
    @aminajayy Před 3 lety +58

    My grandfather is in this documentary and worked for SYL, I’m so happy!

  • @libankeeyfromwabxo110
    @libankeeyfromwabxo110 Před 5 lety +13

    Wlhi ma anaan dawan waligey blse marki aan dawaday wlhi waan oyay because somalia oo nabad ah mananso garin allah hanosoceliyo somaliyadi san cml ahed 👏👏

  • @sundussundus1451
    @sundussundus1451 Před 6 lety +232

    somalia 1950 is better than our presents day who agree with me??

    • @daadirmohamed6580
      @daadirmohamed6580 Před 6 lety

      Sundus Sundus yes I do

    • @msrbossmsrboss8863
      @msrbossmsrboss8863 Před 6 lety

      Waa filing dhamaatay

    • @AbdulRazak-ki5lt
      @AbdulRazak-ki5lt Před 6 lety +15

      Sundus Sundus i dont agree in that we were under colonial rule and my friend to live under colonialism is to live under slavery,so now we are better than we were in 1950 cause even if we are experiencing civil war but my friend we are free dont foget that.

    • @moodigeed5964
      @moodigeed5964 Před 6 lety

      Sundus Sundus waa runtaa Wllo Lakiin isticmaal Luuqadaada Hooyo Adigoo dhowrayaa Hantida Dhulkaaga Hooyo

    • @samawadehaldoor3557
      @samawadehaldoor3557 Před 6 lety +1

      I agreed sister

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +10

    Gacantooda ayey ku ciil baxeen dadkii hore😢😢💖
    Way oo way ma arki doona dowlad mise waligeen Qaxooti ban kujiri doonaa😌

  • @somalifilmsent8199
    @somalifilmsent8199 Před 6 lety +94

    Dadkii hore waxay ku hami jireen shanta Somaali balse kuwa hada jiraa waxaa ay ku fakaraan maamu goboleed iyo kala qeybsanaan.

    • @Bskvka
      @Bskvka Před 5 lety

      Shafi Nuur waqooyi oo kaliya ayaa ku hamiyi jiraye ee beenta jooji

    • @xasandheeregahayr6353
      @xasandheeregahayr6353 Před 3 lety +2

      reer waqooyi oo qudha ayaa doonaayey 5ta somaliyeed laakiun waa laysbartay waxaanay somali ku fiican tahay inay qolowaliba meesheeda joogto

    • @mushtaaqbintumih1074
      @mushtaaqbintumih1074 Před 3 lety

      xaqiq weye dadka hada qabile ku fakran wadad caqliga an ka kurin

    • @barrefodey1108
      @barrefodey1108 Před 3 lety +1

      Runtaa wy Bayo

  • @user-xj6xd1iz1z
    @user-xj6xd1iz1z Před 6 lety +20

    Sono un italiano in Somalia e mi considero un cittadino somalo e amo molto la Somalia

  • @thacrypt223
    @thacrypt223 Před 6 lety +59

    I literally cried at the end of this video. What a shame things took such a turn for our country.

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @mustafaahmed4035
      @mustafaahmed4035 Před rokem

      What a disaster omg what have our parents done to the motherland

  • @cabduraxmancally
    @cabduraxmancally Před 3 lety +6

    🇸🇴Wlh waan iska aoye runti allow aumada somaliyet nawat sii i am from Kenya 🇰🇪

  • @ahmedfarah8461
    @ahmedfarah8461 Před 7 lety +8

    Waad mahad san tihiin Universal TV waa taariikh xasuus mudan oo dadka Somaliyeed marnaba iloobin doonin. Fatlan ku dar waqooyiga Somalia taariikhda.

  • @suleimansantur248
    @suleimansantur248 Před 6 lety +12

    Well am lost for words, I couldn’t hold back my tears😭😭😭😭😭, I hope and pray that we get back to our glory days, to all my brothers and sister of the great land of Somalia lets do it for heaven sake.........🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @mahdiyusuf7611
    @mahdiyusuf7611 Před 6 lety +96

    Let’s never give up always have hope for our people and country it’s our time to build our country

    • @aishakim6312
      @aishakim6312 Před 6 lety

      Mahdi Yusuf yes right

    • @aaminayusra1731
      @aaminayusra1731 Před 3 lety +1

      Amin amin ya Allah our country the horne of Africa big history may Allah make peace aaaaaaaamin Allah

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety +1

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety +1

      @@aishakim6312 Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @maryooma.luula143
      @maryooma.luula143 Před 2 měsíci

      ​@@kanyoninja2720 Hadal qiimo leh laakiin duunaya umad fahmi karta. Ilaahey baan ka barinnay badal kheyr qaba.

  • @faisaljr4267
    @faisaljr4267 Před 6 lety +10

    Maxamed xaaji wadaani dhaab ah Wlhi shalay iyo Manta kale dheer Somaliweyn 🇸🇴 😥😢Allow barakey dalka

  • @majidbutt6691
    @majidbutt6691 Před 4 lety +10

    Beautiful, Somalia Zindabad 🇸🇴🇵🇰

    • @mustafaahmed4035
      @mustafaahmed4035 Před rokem

      Zindabad Pakistan 🇵🇰 love you to brother and sister of Pakistan 🇵🇰

  • @farhiyaabdalla8430
    @farhiyaabdalla8430 Před 4 lety +2

    Wlhi waa calol xuumo waax soo koorta anago waaxba ka arkiin tariiqda waadankena buurbuur iyo baaba ayan lakulunay bas illaho noo sootii waadankena oo dadka somaliyed qalobtoda isku fuur allahuma aamiin💔😭😭🤲

  • @suaadmohamed8056
    @suaadmohamed8056 Před 8 lety +5

    Aad ayaan uga faiideeystey tariiqdeeyna somalia mahadsanid.

  • @Adelina24244
    @Adelina24244 Před měsícem +2

    Our beautiful country 😢😢😢No peace now we are our own enemy Ilahay haa caafiyo somalia

  • @udgoonintusalaad3862
    @udgoonintusalaad3862 Před 8 lety +37

    😢😢😢😢 cakuye soomaali waa soomaalidii hore illahayoow dadkeena quluubtoda isku soo dun bari samaanki iyo quruxdeeni hore

    • @burcoduurray
      @burcoduurray Před 8 lety +2

      ilaahay waxaan ka baryayaa inaanu Somalia Weligeed la Mid noqon Waan la yaaba naagaha iyo Ciyaalka intay qiiroodaan yidhaahdaa Ilaahay bogayaga burcad isku Mari ilaahay yaanu Weligeed midh isku Marin Viiiva Somaliland

    • @HIDDAHAOFFICIAL4220
      @HIDDAHAOFFICIAL4220 Před 8 lety +2

      +burco duurray waad qaldantahay aniguba somalilander ayaan ahay lkn ilaahay somalidda hays jeclaysiiyo
      wanaaga ha diidin
      burco waliged khyr ma.sheegte

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 Před 7 lety

      Zakariye Abdilahi mhdsanid bro cafimad ku nolow

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 Před 5 lety

      Hiddaha Suuban
      Hhhhhhh waa iga qoslisay walahi dadkaz cml ayaa iska jooga abaayo alle ha isku keeno umadii somaliyed

  • @bilanahcurve9602
    @bilanahcurve9602 Před 6 lety +5

    Video gan marka igu horeysay ee aan dawado waxa ijabay qalbiga ilahow so celi somaliyadi hore 🙌🏽👏🏻

  • @m.a5122
    @m.a5122 Před 6 lety +17

    somaalia hanolato youth of today wake up time for change .our YOUTH were better than us .coz they were united ans struggling togetherness. one love.

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety +1

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Před 14 dny

    😭😭😭😭❤️ Hada saas mahan Hada halagalen noqotey wan kaxumahaye Whli 😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️🫂🤕❤️ guuul leso Somalia 🇸🇴 😭❤️

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 Před 6 lety +5

    26 Daqiiq Aan Kuqanac Sanahay ayan Dawaday Allow Somali Qaluubteda Burcad Isu Mari

  • @user-xj6xd1iz1z
    @user-xj6xd1iz1z Před 6 lety +12

    Sono un italiano nato in Somalia, amo così tanto la Somalia, mi è mancata, spero di tornare da lei un giorno, i miei saluti al popolo somalo

    • @mohamedelabe3356
      @mohamedelabe3356 Před 6 lety

      Innamorato Sincero grazie per la imformazione ma capisci lingua somalo o no

    • @user-nv4uu1dk8l
      @user-nv4uu1dk8l Před 2 lety +1

      @@mohamedelabe3356 Waxaan ahay ani talyani oo kudashtay Mogadishu.Willi waaq xassusta,Afka ba diib iga haystack

    • @abshirabdirahmaan6839
      @abshirabdirahmaan6839 Před rokem

      @@user-nv4uu1dk8l mashallah hada Muqdisho baa joogaa noo soo booqo mar.❤😁

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Před 8 měsíci

      really , How old are you ?

    • @ABC-or6fg
      @ABC-or6fg Před 2 měsíci

      🤬🤬🤬🤬🤬 never 👎 ever think about coming back to my country nacalad yahy foosha xun

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 Před 6 lety +4

    Ya Allah dhulkeena siidi hore kuso ceeli Ameen

  • @fahad79x68
    @fahad79x68 Před 8 lety +59

    somalidii hore jecliyaa

  • @manga5118
    @manga5118 Před 7 lety +7

    Somalia're meraviglioso e molto bel paese che amo la Somalia, spero di tornare meglio di prima

  • @osmanrashiid7437
    @osmanrashiid7437 Před 3 lety +2

    Markii ay Soomaaliya la jirtay Talyaaniga waxay ahaayeen sannado faraxsan. Talyaanigu wuxuu ku qasbanaaday inuu sii joogo Soomaaliya. Talyaanigu wuxuu ku noqday Soomaaliya. Soomaaliya ha noolaato Talyaanigu ha noolaado
    Quando Somalia era con Italia erano anni felici. Italiani dovevano restare in Somalia. Italiani tornate Somalia. Viva Somalia Viva Italia
    When Somalia was with Italy they were really happy years. Italy had to stay in Somalia. Italy return to Somalia! Long live Somalia long live Italy!

  • @aazbabe1058
    @aazbabe1058 Před 6 lety +4

    Mashallah wlhi somali cadow ayaa heley alah u naxaristo dadkas dhamantoda

  • @siciid666
    @siciid666 Před 9 lety +6

    waaa taarikh cajiib ah aadbaan oga bogay markay xornimada qadanaysay waan jidhidhicoooday somalia viva

    • @hubihaji2358
      @hubihaji2358 Před 9 lety +2

      mansha allah dadkeena waa dad fiican dalkeena waa hodan and I loved. guul

  • @WinWon-tv5er
    @WinWon-tv5er Před 2 měsíci +2

    Dulucda uwaayn ee an kafaa iday waa in soomalidu iskufilanayihin markii uu shisheeye kujirin . Lakin Somalia waa dal jira islamarkana jirin.😭😭😭😭

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 6 lety +7

    Maasha allaah Markaasaa Dad la ahaa Haddana Waa qabyaalad iyo fayras

  • @user-xl1st9lb6d
    @user-xl1st9lb6d Před 2 měsíci +1

    2024 ayaan daawanaya waa aduune cidii iga dambsysa wan salaamaya

  • @maxamedahmadey9263
    @maxamedahmadey9263 Před 8 lety +15

    Allah swt Hanoo sooceliyo midnimadeynii &sharafteenii insha Allah

  • @wiilkaqurbahakudobobaysoma3408

    Wad mahad santihin universal cawa iyo ayamihi laso maray kala dheer wlhi ilahow somaliya kadhig dowlad awood badan

  • @thesomalibrotherhood7112
    @thesomalibrotherhood7112 Před 5 lety +23

    We must share this great documentary! And I hope it reaches every household because we could've been great and a world power house it took us less than 10 years for the world to realize we're a threat! Imagine now that we're even more educated
    Let's come together!
    Viva somalia

    • @ianofliverpool7701
      @ianofliverpool7701 Před 4 lety

      What? the world never ruined Somalia.....Islam ruined Somalia

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @RAAGE-rq1ke
      @RAAGE-rq1ke Před 11 měsíci

      ​@@kanyoninja2720waa fikir bilow wanaagsan walaal haka niyad jabin guul ayaan rajeynayaa

  • @gobaadahmed7340
    @gobaadahmed7340 Před 7 lety +17

    Waa murugo in Somaliya 70sano ka hor sidan u eekayd laakiin nasiib daro waxaanu la kulanay qaxooti iyo baa'ba ku yimi dal iyo dad
    Allah mustacaan

  • @dehunterbigstar3884
    @dehunterbigstar3884 Před 5 lety +8

    M.allah 2019 yaa iladaawanaayo

  • @AhmedMohamed-ww2mo
    @AhmedMohamed-ww2mo Před 7 lety +4

    Mahadsanid Universal waxaad noosoo tabiseen muuqaal fiican oo indhaha uroon

  • @seass9032
    @seass9032 Před 6 lety +23

    I'm happy to be Somali regardless of what the world thinks about us (Negative) Alxamdulillah we gonna recover God willing Asap

    • @arraweellohasan3996
      @arraweellohasan3996 Před 3 lety +1

      insha Allah

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety +1

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 4 lety +5

    Soomalidii Hore😢😭 ax ax ax ax ax soomali waaa kuwii Hore wlhi

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 Před 8 lety +3

    mahadsanid universal
    allow somaali is jeclaysiI
    sideedina.ku celi

  • @abdullahitakar8543
    @abdullahitakar8543 Před 2 měsíci

    Video gan waxan Ka dhax helay calaanki ugu horeyay ee Somali ee bisha iyo calamad kale

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před 9 měsíci +1

    Allh ha nagu soo celiyo berisamaadkii somali is jecel oo mid ah

  • @muhandizby1886
    @muhandizby1886 Před 5 lety +3

    Dhalashadaydi 49 sano kedib. Taarikhda SoMalia.🇸🇴❤️

  • @MaryamA23
    @MaryamA23 Před 6 lety +10

    My motherland is beautiful as a golden my people speak the same language practice the same faith share the same culture I don't know why they can't get along with each other but as always never give up hope will fine it ways back to our people the sun will rise tomorrow again

  • @brotherhamzouni3791
    @brotherhamzouni3791 Před 6 lety

    Masha allAAH waxaN ladhacay wadani nimada ay lahaayeen somaalidii hore, fadlan xagaa nooga siiwada

  • @yusraabdulkadir1398
    @yusraabdulkadir1398 Před 4 lety +1

    Waxan ahay wanada dugsiyada heestaas ilmaha qaadanaayan intee ka dhageesan karaa ...... qurux Masha Allah

  • @andosgacal4665
    @andosgacal4665 Před 6 lety +2

    Please can someone tell me the song at 13.38 minutes

  • @amorevalogs
    @amorevalogs Před 4 lety +1

    😭😭😭 Somalia goor ma ayaan soocesha naynaa horumar keenii

  • @safiawarsame2244
    @safiawarsame2244 Před 6 lety +9

    Asalamu Aliakum warahmatu Allaah wabarakatahu maashaa Allaah dadkeenii hore

  • @destinybcloudfan4623
    @destinybcloudfan4623 Před 6 lety +10

    illahayow nabadii iyo midnimadii nosoo celi

    • @yurubjaamac1516
      @yurubjaamac1516 Před 5 lety

      a

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 Před 4 lety

      Amiin amiin

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Před 14 dny

    Runtii wan ooyey markan dawadey masogarin mana arkin somaliya Lkin Whli wan jclahy wadankeyga somaliya 🥹🥹😰 allow soceli nawada dowald wali dolad mahan Hada ❤❤🇸🇴❤️😰🤕

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 6 lety +2

    Masha Allah
    Calankaas oo xidigaha badan weligey ma arkin 😳
    Shugran

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Před 6 lety +5

    Dagaalka sokeeye ee waalan waxaan dib isku dhignay 100sano heerkii 1950 waxaan gaarin doona 2096 waa naxdin waan Ka xumahay .

    • @anwarhaaji6411
      @anwarhaaji6411 Před 4 lety +1

      Maya sxb 2096 aadbay u fogtahay gaari doontidaaba allaah ayaa og lkn maanta ayaan ka dhigan karna 2096 oo aad ku fikiraysid hadaba waan gaari karnaa oo 2019 ka ah allaha inoo fududeeyo oo ha inoo saqiro hana nagu guuleeyo insha alh hadaan isku tashano oo aan mid noqono qabiilkana iska xorayno isna cafino dhalintuna ay noqdan kuwa hal mowqif oo wadani nimo leh dalkoodana jecel iyo dadkooda insha alh yaanla niyad jabin allaha noo fududeeyo aamiin

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s Před 2 lety

      @@anwarhaaji6411 dadka qabiilka wada hawiye iyo darood ayganakursiga ugu sareya heystaan walina midba midkle ku qancsanen
      qabilda kle wxb ma didana runta hadii leysku sheego

  • @abdirahmanm6177
    @abdirahmanm6177 Před 3 lety +3

    😪😪😪😪 Shalay iyo mantay isku fiiri 1950 _ 2020 farqi baxadweyn aya u dhaxeeyo😢😢😢😢

  • @saalimcumar122
    @saalimcumar122 Před 6 lety +11

    Somalidi hore dad bau ahayayen allow somali isku kaen markalae

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @jamalheat143
    @jamalheat143 Před 5 lety +4

    Hope never dies my dear brothers and sisters inshallah we will go back to normal again

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi Před 3 lety +1

    20 sano jiraa hadana nabad ma arkin 😥 tariiqdi hore marka laga shekenayo i 😥😥

  • @supazopazo
    @supazopazo Před 6 lety +6

    its really very sad walahi. Once a very beautiful country which had the hopes of becoming the best country in Africa. What will our ancestors say if they were alive to see the current Somalia. Destroyed due to pride and prejudice, when will the people learn and move on. This is the real Somalia, TALK IS CHEAP!!!!! Lets all put our difference aside and take back our dignity as one nation and make Somalia greater than ever before. My words cant make a difference its our actions. Looking back at Somalia it really pains me to see them where they are now with poverty, theft, corruption, and i can go on for hours.The problem isnt simple but all we can do is come together as one and that would be a big difference. lets not fall into the trap of Qabil ever again. Somalia Hanoolato

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety

      Words change things sometimes but action does always

  • @sapnaapeipeh6264
    @sapnaapeipeh6264 Před 7 lety +3

    Maashaa allaah gabdhaheena somalia aad ayey uqurux bdnaayeeen wllhi💝 lkn Hda Wax midabka somalia leh maba jiro

  • @inaaraage7385
    @inaaraage7385 Před 9 lety +16

    Waxaan idin soo gudbinaayaa mahad naq aad u wacan🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷 ^-^

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 6 lety +1

    Dadkii noocaas ahaa, Ayagoo wiliba Aqoontu intaan kaliidatay Aaway Maantay? Wasu'aal dawayn oo Madaxa daalinayso. Alloow Somaali Midee oo Soo Hadee Amiin amiin

  • @MegaHerning
    @MegaHerning Před 6 lety +13

    Brilliant documentary!!

  • @hanimahamed8858
    @hanimahamed8858 Před 5 lety

    Aad ayaad umahadsantihiin 🙏🙏🙏 sidaa noogu sooda taarikhda soojirenta aheeyd

  • @khadraahmed552
    @khadraahmed552 Před 6 lety +10

    Wan kaxumahay maan arkin wadankayga soomaalia sharaftiisa balse waxn arkay asago dhiig kudaadanaayo habeen iyo maalinba ilaahayow noosocali sharaftii iyo karaamadii ay soomaalia lahayd nasiibdaro Maan lakulmin wadankayga qiimihiisii base waxn lakulmay wadankayga iyo magacayga intaba waa ay baaba een ilaahaw nosocali adaa wayne

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +1

    Dad karti iyo dadnimo badan bay ahayeen Somalidii hore oo gacantooda ku caano maala❤️ talow sharaftaas dib ma loo heli doonaa

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 Před 4 lety +1

    Wadankii hada wuu dhintay ugaartiina weyka guuurtey anaguna qabiiil Ba nalaku mashquuliyey 😭😭😭😭

  • @Shaquille.oatmeal-gf7yr
    @Shaquille.oatmeal-gf7yr Před 8 měsíci +1

    Not my great grandfather being in this😭

  • @abdimohamed5420
    @abdimohamed5420 Před 4 lety +1

    Qalbiyada dadka unbuu is badal ku yimid'e dhulku waa dhulkii🇸🇴🇸🇴

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @nimcanabdi9577
    @nimcanabdi9577 Před 8 lety +11

    Somali waa dadkii hore

  • @maalintaada7731
    @maalintaada7731 Před 6 lety

    Waa xaqiiq waaxan aan daawanyo mahubo lkn waa xaqiiq somalia maxey somaliya aheyd iloo how mar lsbaad sidaan kafiicn kusooo celi wandankeyga ❤❤❤

  • @hadiyahali5441
    @hadiyahali5441 Před 4 lety

    Axeey ax axeey ayaan daraninaa dhulkaas inagoo leh inaan dunida ku kala baahno oo cayr u hoos fariisano waa ayaan daro😢😢

  • @luuljiib977
    @luuljiib977 Před 4 lety

    Soomaali dad hoos u dalacay iga dheh waxaanoo xayawaana waxay galeen duurka walaahi 2020 aan daawanooyaa llaakin dad waa dadkii hore hadalna waa kay yiraahdeen

  • @alimahamed3589
    @alimahamed3589 Před 6 lety

    Ilahayow dhulkena hoyo nabat noga dhig 😢😢😢

  • @HomesGan
    @HomesGan Před 2 měsíci +1

    Waxaan daawanayaa 2024😢

  • @FF-lu5fs
    @FF-lu5fs Před 4 lety

    Hi, what’s the song in the beginning of the video? The singer? The year it was released? Her voice sounds so beautiful and the song is lovely as well.

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 Před 6 lety +3

    Wlh waan ilmeeyay malaga yabaa hada sidaan inaan arko😓😓😓😓😓

  • @pietroeydoux
    @pietroeydoux Před 6 lety +17

    Forza Somalia tornerai bella e grande

    • @isakmohamed5132
      @isakmohamed5132 Před 6 lety

      Pietro Eydoux
      Are You Somli

    • @maxamedabdiraxman7161
      @maxamedabdiraxman7161 Před 6 lety +1

      Pietro Eydoux
      Siii!!!!! molto bene prima Somalia Tu sei italiano amico?

    • @maxamedabdiraxman7161
      @maxamedabdiraxman7161 Před 6 lety +2

      Isxaq Mohamed
      Taliyaayi ayuu kugula hadlee wamayaa somali miyaa tahaaydu aad su,aashaay? hhhhhhhh

    • @Amirwaye12
      @Amirwaye12 Před 6 lety

      Maxamed Abdiraxman 😂saa nagula aqaanaa😂🤣😂🤣😂sualahaano kle

    • @daudhusseinibrahim796
      @daudhusseinibrahim796 Před 6 lety

      Masha Allah dadka Somaliyed marwaliba waa kuwo dalkooda iyo dadkoda jecel mantana gacmo shisheeye umbaa ukla adegayo ma ahane ma ah kuwo isnaceb ee allow dadkena bogooda burcad isku mari aamiin yaaa Allah

  • @daherliban2672
    @daherliban2672 Před 6 lety +2

    Ilahay somali NOO midee i am crying

  • @shaknur7575
    @shaknur7575 Před 6 lety +1

    Hadalka uu yiri mid kamid ah dhalinyarada talyaniga wax kusoo baratatay ee ah “ waxan u baahanahay xoriyad buuxda waayo waan isku filanahay anagaa iswadi karna “ waxay ahayd inuu dhaho ismawadi karno ee hanala maamulo mucaawinada Kaliya hanaloo keeno. Waayo 60 years kadib wali waan iswadi lanahay.

  • @hamdiladan
    @hamdiladan Před 6 lety +2

    Allo somlia waxii xun ka qabo ya rab

  • @ahmedheensaley5526
    @ahmedheensaley5526 Před 6 lety +4

    Somalia best country in afrika

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 7 lety

    Univ .... Mahadsanid

  • @khalidbsnrn3058
    @khalidbsnrn3058 Před 4 lety

    7:50 What's the name of that song 🙏🏾🇸🇴

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 Před 4 lety +1

    80 sano kohor ayaa sidaan ahyn mantana caalamka anagaa u hooseyna ala ilaaahow cadowga shisheeye nooga hiili o somalia waayaheedii wacnaa usooceli.....

  • @team_salman_ak_47
    @team_salman_ak_47 Před 3 měsíci

    wlhi bilahay saan uqiirotay aniga unbaa og somalia kala dambayn iyo midnimo iyo dad isjecel ayay ahayeen oo xitaa shaqaa taalay iyo dawlad kala dambayn leh,mantana bal meeshaynu jogto eega oo ila fiiriya heer waxaynu marayna amxaaro iyo oromo ay dhahaan bada somalia anagaa iibsaney madaxdiina ay dadkoda laynayan melwalba qarax iyo kufsi iyo dilal ayka dhacayaan madaxweynihii shacabkiisu dooratay uu badeena oromo ka iibiyo allow adaa weyne dawladeenii noo sooceli somalia hanolato one love

  • @Starlightinthenight123

    Marakaasa. Baanu. Ahaan. Naa Saab Buu a. Baal. Eega. Dadku. Sidaay. Imaan. Uleeyahiin. Oo. U. Quruuxa. Badanatshiin. Maasha. Allh. Waa. Qiirooday. Shalay. Iyo. Maanat

  • @wardacadeey5861
    @wardacadeey5861 Před 8 lety +2

    ilaah aajogo wax kala oodhoho ma aqaan😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @omaramir9537
    @omaramir9537 Před 7 lety +65

    Somalida hada jogta waa fake people.

  • @cumarabaz
    @cumarabaz Před 4 lety +1

    Somali waa somalidii hore wllhi

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 Před 7 lety

    Waa dadkii asalka ahaa Somali waa kuwii hore Calankeenu ha sareeyo waligiiii🇸🇴

  • @hamzasiciid3497
    @hamzasiciid3497 Před rokem

    1950 qofka somaliyeed 🗣dhaqaalo ama gargaar in nala siiyo uma baahnin, anaga ayaa isku filan khayraadka dalkeena ayaa ayaa sooranaynaa, kalia madax-banaani iyo xorriyad dhamaystiran hanala siiyo
    2022 siyaasiyiinta iyo madaxda somaliyeed 🗣aduunku hana soo caawiyo gargaar biniaadantinimo hanala soo gaaro , miisaaniyada dawlada hanaloo kabo

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 Před 3 lety

    Allah haunaxaristo dadkan .

  • @qoranexasan5915
    @qoranexasan5915 Před 8 lety +1

    aduuunku waaa murugo marka dibloo jaleeco taariikhda

  • @Nuurto3785
    @Nuurto3785 Před 6 lety +1

    Somalidii hore halgankooda ma ahan mid aan xata uga mahad celi karno waxaan leenahay Janada allah idin ka waraabiyo Gadaashiin waxa dhisteen wa qaribnay lkn insha llah malada way fiicantahy aad ba uso kabaneenaa.. HANOOLAATO SHANTA SOMALIA

    • @abdulkadar3327
      @abdulkadar3327 Před 5 lety

      raga marka mamulayay wax makanoolyeheen talo haseyan durwayad

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 Před 3 lety

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

  • @D-izzy00
    @D-izzy00 Před 4 lety +1

    Codkaan waa lagu dulqabtay. Aaway original documentry?.

  • @MrGeelegaab
    @MrGeelegaab Před 3 lety +2

    Tani maha taariikh lagu faano ee waa sfruttamento coloniale.
    Oo ah xillugii sida bareerka ah khayraadka loo boobayay dadkana si bahdil ah loogu shaqaysanjiray.
    Marka haka u dhigina sida taariikh posotive ah

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 Před 6 lety

    Waa mahadsantihiin walal

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 Před měsícem +1

    Walhi waanqirooday markan arkay dhlkayga hooyo nabada waaxn kufakaray maxad xiligas ujiriwaysay golden time's

  • @bushraahmed278
    @bushraahmed278 Před 6 lety +1

    Ilaho wadankena Noo nabadey dadki hore waxey ahayen dad daacad ah oo is jecel hadanahay dadka had a jira Kama fakarno in uu laguoyo mid walbo kankale a an noqono dad isjecel oo iskaalmeya walalayal😭😭😭

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 Před 6 lety +3

    I love Somalië i want hou ook