Basaasiintii Sirta Somalia Ethiopia U Gudbin Jirtay Iyo Sida Loo Soo Qabtay 𝔾𝕖𝕝𝕝𝕖 𝕀𝕪𝕠 𝕎𝕒𝕣𝕤𝕒𝕞𝕖

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 09. 2023

Komentáře • 159

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Před 6 měsíci +14

    MaashaAlLaah Walaahi aad&aad ayaad u’mahadsantahey sida quruxda badan eeaad noogu’soo gudbisey Qisadan quruxda’badan 👍🏽 ILaahey swt ayaanu ka’bariney ineeynu helno Rag’gaas oo kale 🤲🏽 InshaAlLaah.

  • @HasanSalad
    @HasanSalad Před 2 měsíci +7

    Masha allh tabaraka allh

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 Před 22 dny +1

    Masha allah mahadsanid walal wadaninimo waa tii hore

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 Před 10 měsíci +8

    Masha Allaha tabarakallah cawa xamar ayaad ka sheekeysay cawa nolow ❤❤❤

  • @gureycade6981
    @gureycade6981 Před 10 měsíci +6

    masha allh wlh waa taariiqyo fcn noo soo badi waan ku taagera wlh sxb

  • @KalkataaKalkataa
    @KalkataaKalkataa Před měsícem +2

    Dad waa dadkii hore allaha unaxaristo

  • @LamelaLilowfunny
    @LamelaLilowfunny Před 10 měsíci +9

    جزاك الله خير أحسنت

  • @asha3777
    @asha3777 Před 8 měsíci +4

    Jaajus ama masaasa, cawaaqib xuma ayaa u danbayse If iyo Aakhriba
    Somali Allaha badbaadiyo

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před 18 dny

      Massas maha ee wa basaas wa kilmad carabi ah wa basa

  • @deeqxusen1524
    @deeqxusen1524 Před 9 měsíci +7

    Maansha Allah. Rag Rag dhaylay bay ahaayeen.

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k Před 14 dny

    Mahadaas oo i dil illah Ayeey u sug naa tay illahoow dib inoo mideeey Yaa rabi

  • @AhmedMohamed-lf2yx
    @AhmedMohamed-lf2yx Před 9 měsíci +8

    Wadanimo waxay ku eked Ragi hore 💙💙

  • @jabriilgeesey3037
    @jabriilgeesey3037 Před 10 měsíci +8

    Maasha Allah mahadsanid

  • @mahadabdullahi7764
    @mahadabdullahi7764 Před 10 měsíci +15

    Mahadsanid wll pagekada ayaa kudhaxjiray part 7 ayan dawanayat kana kamatagidoo wana kumahadsantahy waxa waxtarka leh aa nosogudbiso

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 Před 10 měsíci +6

    Fariid MaashaAllah

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 Před 9 měsíci +7

    Dadkii hore wadaniyiin beey aheeyeen hada waxaa joogo damiir laaboyaal

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 Před 10 měsíci +7

    Somalia guul

  • @user-gg5yy8nx4f
    @user-gg5yy8nx4f Před 7 měsíci +5

    Waa tan maanta inaheysato xitaa MW ayaa dalkiisa jaasuusaya dalbaoow iyo dadbaoow yaa kuleh

  • @rahmahusseinyassin5693
    @rahmahusseinyassin5693 Před 9 měsíci +8

    Mansha allh

  • @muumincumar7417
    @muumincumar7417 Před 10 měsíci +6

    Marka hore mahadsanid marka xiga an ku toosiyo labada wado waad isku qaldeysaa magacyadood wadada hormarta Juba ee timaada daljirka dahsoon waxay ahayd wadada jamhuuriyada wadada u leexata xagga bangiga ee tagta ilaa hotel curuba ayaa ahayd wadada somaliya mahadsanid warbixintaada

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 10 měsíci +8

      War Waxaas Miyaan Sixi Karnaa Oo Lixdan Sana Kahor Ah Oo Hadana Magacyadii Laga Wada Bedelay

    • @muumincumar7417
      @muumincumar7417 Před 9 měsíci +1

      @QarniJoog102 mahadsanid wĺl waa run hadda dhowr wado ayaan xusuustaa oo dadka magacyo kale ugu yeeraan hadda aniga wey ii wada qoran yihiin ilaa wixii ka horeeyey 1999 wadooyinkii muqdisho from koontoroolka balcad to koontoroolka afgooye inta wado muqdisho ku tiilay iyo magacyadooda

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 Před 6 měsíci

      @@muumincumar7417MaashaAlLaah walaalkiis hadaadbà saa u’kala taqaanidadiganá taariikh reeb pls coz it’s very important Walaahi Old is Gold Coz waa the original one.

  • @Mohamed.shoox.9
    @Mohamed.shoox.9 Před 2 měsíci +1

    Horay usoco wlle. Waad mahad san tahay ❤❤

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 Před 9 měsíci +6

    Mashalah ❤

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Před 10 měsíci +4

    Mahadsanid sxb

  • @abdihakinfaisal
    @abdihakinfaisal Před 9 měsíci +19

    I am from somaliland so the history of the former republic of somalia is among entire somali people and you have well done job

    • @AbdiPianoChannel
      @AbdiPianoChannel Před 9 měsíci +3

      Are you the son of Siyad Barre soldier? Wtf are you trying to say?

    • @J.M.0101
      @J.M.0101 Před 8 měsíci

      😂

    • @guleidali1368
      @guleidali1368 Před 6 měsíci +1

      Hhhhhh oromaa ahay maad iska tidhahdid 😂😂😂

    • @hoodoayaanle5447
      @hoodoayaanle5447 Před 6 měsíci

      @@guleidali1368iska daa nacasnimda funny ma tihid ee.

  • @Colaad
    @Colaad Před 10 měsíci +7

    Sxb waxan ku soow biraay channalkada manta lkn and waxan ujeclahay shekoyinka and show gudbisay ❤

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 Před měsícem

    Guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin Amiin yaarab gobanimo geesiiyiin manta jirn mahadsanid

  • @user-ek2oi5uf5i
    @user-ek2oi5uf5i Před 9 měsíci +4

    Ninkii soomaaliga e lashaqeynaye muxukudanbeeyay .mahadsanidiin

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 9 měsíci +1

      Kaas Waa La Ciqaabya Muhiimada Waa In La Ogado Ama Laso Qabto

    • @reallifesomalilander441
      @reallifesomalilander441 Před 8 měsíci

      @@QarniJoog102 Basasintu Waa Qabilkooda Waa Samaroon/Gafabursi. Qabiilka Samaroon Marku Ku Soo Socdo War Bu Ku Sida, Marku Ka Socdana Waar Bu Ka Qadeya. Dagaalkii 1977 Siirdoonka Ugu Badan Waxa La Dhigey Borama Waayo Samaroon - Ku Waa Basasin. Samaroon Waa Khayinul Wadan.

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru Před měsícem +2

    Waad mahadsantahay ina adeer !

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 Před 10 měsíci +5

    Nknkii ogolaaday in Ciidamada
    Ethiopia seexdaan Villa Somalia ayaa Madaxwayne sheegsmaya inkaari haku dhacdo

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 Před 10 měsíci

      Yawaye midkas

    • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
      @MaslaxJanuzaj-ue2ii Před 2 měsíci

      Hda Intee Weyo Safaradooda Sow Vila Somalia ma ahn Mxa Indhaha isu tiri Qira jabanka iska yaray Hadad Wax tari karto Af Ma Ahn wax Qabo Waqtigan!

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 Před 2 měsíci

      @@MaslaxJanuzaj-ue2ii
      Aderka Hassan Sheikh waydii dee. Ninkan ka hadlaya waa Hassan iyo Tolkis. Adiguna marag baad ii noqotay. Qabyaalad miyaadayn Xamar ku haysan dee badda kula dhaca. Kun sano ayaanu Gob iyo Garaado ku ahayn Somalia oo Gaalomadow ka xoraysanay. Xamar yaa raba. Anaga nama xujunto.
      Waxas dawlad laguma sheego waa meel lagu dewersado oo dadka lagu qasho.
      IS SOMALIA HEADING TOWARDS A DYNASTY STATE LIKE DJIBOUTI?
      Here is a Comparison of @HassanSMohamud to @IsmailOguelleh .
      SOMALIA
      Here's a snapshot of relatives of the Somali president holding critical positions and or are awarded contracts in the current regime.
      1. Sahra Hassan, the President's wife, owns the company that collects the controversial Property Tax Levy.
      2. Qamar Ali Omar, the President's second wife, takes a $1 fee from all departing passengers from Mogadishu Airport.
      3. Jihan Hassan Sheikh, the President's daughter, serves as the advisor to the Presidency on Foreign Affairs and International Relations.
      4. Mohamed Hassan Sheikh, the President's son, is in charge of government buildings construction and is now overseeing the construction of the new Office of the President. He is entrust with all government building contracts without proper procurement procedures.
      5. Abdifatah Hassan Sheikh, the President's son, heads the Presidential Guard.
      6. Ali Sheikh, the President's brother, has the exclusive deal of exporting steel scrap from Somalia
      7. Hussein Sheikh, the president's brother, exclusively holds the issuance license plate contract.
      8. Hawo Ahmed Hassan, director of the National Quality Control Organization, is the President's daughter-in-law.
      9. Mohamed Abdulkadir, Deputy Minister of Planning, is the President's son-in-law.
      10. Hinda, the President’s niece, is the Chief of Protocol.
      11. Maslax, the President's nephew, is the head of VIP Protection department.
      12. Maako Mohamud Muse, a close relative of the President, serves as the Arms Control Envoy to the President.
      DJIBOUTI
      1. Ismail Omar Gelle, President of Djibouti.
      2. Khadra Mahmud Hayd, President’s wife, owns large but unregistered businesses contracts with the government.
      3. Saad Omar Geelle, his brother, directs the economically crucial seaport.
      4. Ayanshe, the President's youngest son, controls Djibouti's dairy industry, owning a government-funded factory.
      5. Liban, the President's eldest son, owns government-funded pasta factories and several other companies funded on taxpayer money.
      6. Najib Kamil, the President's stepson, is the Prime Minister's secretary.
      7. Haybsado, the President's youngest daughter, and her husband Jama are the Minister of health and the head anti espionage in Djibouti, respectively.
      8. Fadumo Awo, the president's eldest daughter, and her husband controls airlines operating in Djibouti.
      9. Jama Ali Geelle madobe, the president's cousin, in charge of power company.
      10. Abdulqadir Kamil, the Prime Minister of Djibouti, is married to the president's niece.
      11. Hassan Ali Bahdoon, Djibouti's Defense Minister, is married to the President's stepdaughter.
      12. Almis Mahmoud Hayd, the President's brother-in-law, is the head the Civil Aviation Authority.
      13. Geelle Omar Geelle, the President’s nephew, is the director of Foreign Affairs and International Relations.
      14. Hassan Said Madobe, the President's relative, is the Chief of Intelligence.
      15. Gen. Zakariy Ibrahim, a relative of the president, is the army's commander in chief.
      16. Colonel Mohamed Jama, a relative of the president, commands the Presidential Security Forces.
      In both countries, President's relatives hold top positions and are awarded all contracts and flex their power on officials in the government.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před měsícem +1

    Halkana waxaan la yiri sirdoonka e thopia villada la dhexx keena cajiib

  • @user-qd4lu5yp5n
    @user-qd4lu5yp5n Před měsícem +1

    Saas waye

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 Před měsícem +1

    Allaah SWT hawnaxariisto dhamaantoodba, lakiin waxaa bedelay caadaqaatayaal aan Rabbi aqoon

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Před 6 měsíci +1

    good job 👏 brother taariikh du waa mihiim in laga hadlo

  • @user-np6de4gz9b
    @user-np6de4gz9b Před 10 měsíci +4

    m.a

  • @user-ov1tu6hf5r
    @user-ov1tu6hf5r Před 2 měsíci +1

    Wadanku Wagaas buuwa qurux badnaa qaabka ay u dhisneed muqdisho

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Před 10 měsíci +3

    Waa in taariikhdaan buug laga qoraa

  • @xadaari289
    @xadaari289 Před 3 měsíci +1

    Masha allah alle hakaa abaal mariyo ❤❤❤❤

  • @mohamedsheknur3569
    @mohamedsheknur3569 Před 10 měsíci +3

    Noso badi wll sheekooyinkan

  • @woodhussein5710
    @woodhussein5710 Před 10 měsíci +3

    Wa aqanaa ninka reer jowhar
    Allaha u naxaristo Burhan taste.

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 Před měsícem

      😅😂😂duli ayaad leeday allaah haunaxareesto

  • @tiitokaadir3068
    @tiitokaadir3068 Před 9 měsíci +2

    Safiirka sababtoo Sirta Somalia Inuu helo Urabo males weydin miyaa Sow asiga xitaa mamudneen in dalka laga musaafuriyo

  • @ilhankassim
    @ilhankassim Před 6 měsíci +2

    Waakula fahmeeynaa tilmaanta walee dalkaan dadbaa soomaray oo naf I waqtiba ugeliyy

  • @Ma-jabe
    @Ma-jabe Před 9 měsíci +1

    Xabashida waxa boqolal basas ama sirdoon u tababara yuhuda ku was oo dhaman loogu talagay ama ku wajahan sidi ay Somalida u curyamin lahayeen!!!!

  • @zakimohamed3228
    @zakimohamed3228 Před 5 měsíci +1

    Qarni jog wxaan Zxp ama fallow garaystay mudo aan sanad gaarayn Wxaa ka dhex arkaa Himilo iyo horumar Buuxa wxay na ii thy dookhayga 3aad ka gadaaL
    1: Radio buula xuubey asad osman haji
    Iyo
    2: Xogaha dahsoon Hussein adan kurdi
    hana ogaato Team qarni joog wxaad booskyga 3 aad kasoo gasheen 10 CZcamsr ee aan aduunka ugu jeclahy Halkan yy noqon meel qof dad iyo Qabiil gaara 🙏🏿

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 5 měsíci +1

      Insha Allah Wan Dadlayaa Mahadsanid

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 Před měsícem +1

    Aniga cafiska u fidoye

  • @252-go3xd
    @252-go3xd Před 7 měsíci +2

    Waxaa ka shekeysa shekada dalkaga iyo sirdonkii dalka somaray ku soco masul

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 10 měsíci +3

    Hada soomali way seexatay
    Mise waa La.sirxay waayo
    Wax sirdoona Maleh oo Tayo leh

  • @munasada9411
    @munasada9411 Před 10 měsíci +4

    ❤ From Jigjiga ❤

    • @munasada9411
      @munasada9411 Před 10 měsíci

      Magacaygu wa Nimcaan Maxamed Xasan

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Před 9 měsíci +3

    Hotdl Shabeele ayay u dhowdahay

  • @Muhudin-i9d
    @Muhudin-i9d Před 29 dny +1

    ILahow soomali qalbigedi iskusoo dawee

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Před 10 měsíci +10

    Somalia haday ayay noqotay dal cid waliba iska maamulato waa reer ba,ayoow yaa kale waa dhaw xataa hadal hayntiisa waa la iloowi doonaa dagaalo argagixiso dagaalo qabiil ayaa loo abuuray waxna dibeda ayaa loo guray si dalkan loo qaato

  • @MaajidCade-qy2zz
    @MaajidCade-qy2zz Před měsícem +2

    Wadanimo waxy ku eked Ragii hore💙💙🤍

  • @ayaanmohamed5255
    @ayaanmohamed5255 Před 10 měsíci +5

    Asc abowe❤ masha alah nosobaiy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 Před 10 měsíci +4

    WAALI WAA WAADA BAASAAS TUUGAH OO DAALKII WEEBA GAATEY

  • @CabdiRashiid-zu6qw
    @CabdiRashiid-zu6qw Před měsícem

    Mashalah

  • @abdullahimuse9368
    @abdullahimuse9368 Před 10 měsíci +3

    Rufyaan waa araybixin kaaqaldantay. Sirdoon ayaa sax ah

  • @woodhussein5710
    @woodhussein5710 Před 9 měsíci +4

    Qisadan wa sax aniga waxaa iiga shekeeyay ninka qisadan ku dhacday .

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO Před měsícem +1

    Wlhi caawa waxaa ku saamoobay halka sheekadu ku dhamaatay iyo inuu guhaad geeriyooday isagoo ehelkiisi lamidoobin se guhad iyo anigu arin baan wadaagnaa mida xaas ka in laga dhaxal wareejiyay uunbuu idheeryahay xabsi aniga ah ehelkayga oo qaar la xiray danbi aysan gelin qaar ladilay iyo hantidayno ladhacay se jabhad aan galo si aan uga aarsaddo rag aan garanayo oo falkaas ii qoolay ma helin

  • @siciidlibaax3680
    @siciidlibaax3680 Před 9 měsíci +3

    Thanks

  • @FardaQarris
    @FardaQarris Před 8 měsíci +3

    Kasa italiya waxay aheyd xarunti jaaliyada talyaniga marki la qarameyay xarumihi taliyaniga ku shaqayn jiray xaruntaan wa loo daayay ilaa maanta eyaga aya loo aqonsan yahay

  • @muscab43
    @muscab43 Před 10 měsíci +3

    Aad baan uga helay sida fasiixa aad noogu soo gud biso barnaamij kaa ga pro

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Před 9 měsíci +2

    Sheeko basaas xaarmahante xiiso badan maleh

  • @abdiqadirsidiq
    @abdiqadirsidiq Před 10 měsíci +3

    Abasinia ilaa iyo 1500 miilaadiga ayaanu is diriraynay. Idinka ayaa taariikhda shalay uun yaqaana.

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 Před 9 měsíci +3

    Illa iyo hads wey nadhax joogaan,,

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale4999
    @musadaqsheakhahmedjimcaale4999 Před 10 měsíci +5

    Matoorka Shidaayay Waad Mahad Santahay Hunguri Ayaa Kuwado Alaha Kuu Sahlo Xamar Mataqaanid Aamus

    • @user-ee9we1bo3e
      @user-ee9we1bo3e Před 10 měsíci +2

      War maxaa kaaqaldan ninkan taariikh meel kuqoran ayuu kahadlyaa iyo sooyaal ma ahan wu mala awlayo teeda kale camrta hada aataqaanid ma ahn xamartii hore

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 Před 6 měsíci

      @@user-ee9we1bo3ewaa jaahiliintii dalka qasey iyo basaasiinta hadà joogtà dalka meelbaa damqatey la’yaabid ma’leh laakiin waanu soo Af’jareeynaa 🤲🏽 InshaAlLaah mar’aan dheereyn.

  • @asha3777
    @asha3777 Před 8 měsíci +1

    Aaway dadkii sidaa u shaqaynaya, Somalinimadu ka dhaba ahayd

  • @muscab43
    @muscab43 Před 10 měsíci +3

    Noo soo badi ugaas

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 3 dny

    Guri sarkaal nabadsugidii somaliya ayaan ku soo koray wax badana waan ogaa lkn sirta waligay masheegin

  • @cumarcali9448
    @cumarcali9448 Před 10 měsíci +2

    Xgee u radiyaa booog wllo

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Před 10 měsíci +4

    Caloolxumo badana ilahey hanatuso somaliyoo saas ku noqotey hada madaxweynihii ayaaba u shaqeeyo shisheeye

  • @user-qh6fq1ux7n
    @user-qh6fq1ux7n Před 7 měsíci +1

    Ana ka mid ah dadka aan moqdisho aqoon😢😂😂😂

  • @smartwatchandsmartphone5675
    @smartwatchandsmartphone5675 Před 9 měsíci +2

    Waxad uhadlsysaah sidii somalidii hore

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Sarkaalkii sirdoonka Somalia ugu khayarsanaa 1975 ilaa 90 yadii Qaybta debeda expert. Waa noolyey, maxaad ninkaa U wareysan weydaa cidba bro mataqaanid. Investigations) samee dadkii inbadani Qurbe iyo dalkaba waa buux.

  • @blueface5892
    @blueface5892 Před 9 měsíci +2

    Wll muqal soo gaabi

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l Před měsícem +2

    Wadanka Dhibkaa Losoo Maray Xiligaan Kuwa Masuliyiin Sheegta Ayaa Ku Faana Safiirka Itoobiya Ayaan Saxiib Nahay
    Balse Waa Aduunyo Xiligeed

  • @CabdulaahicismaanMaxamad
    @CabdulaahicismaanMaxamad Před měsícem +2

    M.a

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Před 9 měsíci +2

    Hadalka uhiimadiisa waa in amxaar la aminin gaal iyo Muslim ba

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 Před 10 měsíci +8

    Ethiopia 2009 ka aarsada is dheheen lkn meyna usuurta gelin

  • @user-tc6sv3cw9w
    @user-tc6sv3cw9w Před 10 měsíci +3

    😊

  • @anisaabdi7335
    @anisaabdi7335 Před 10 měsíci +4

    Waa wareey wale page kan anu waa ku haystaa wale. Jamacad baa gobol norway kuyaalah u aaday maxaba wax bartaa qarni joog ban ilaalin marba waxa u so bosta gareey 😂 war halka kaga hay walaalo

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Před 9 měsíci +2

    Now alot of basas in somalia uncountable number

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 Před 10 měsíci +2

    NSS ayaa la oran jirey

  • @abdiwahabadam7147
    @abdiwahabadam7147 Před 10 měsíci +2

    Dambiile ma ahayn ee waxa uu warbixinta ku dhiibay.taas waa fudeydka Somaliya.

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před 9 měsíci +2

    Hadii soomaalidu guud ahaan intaanay qaran jabin aas asskeeda ummadeed ahaan lahaa mid ku salaysan aqoon diineed iyo mid maadiyaba soomaaliya kuma dhacdeen bohoshii ay ku dhacday!!laakiin waxaa damax waali ahaa ku dhashay askar jaahiliina oo labaray sida dadka loo xidho iyo sida wax loo toogto oo aan aqli badan isku dhaamin xitaa haday ku dhex jireen kuwo waxooga aqoontoodu dugsi sare ama aqoon kale lahaa!!dhirbaaxada ugu culusna soomaali waxay gaartay 1960kii kagadaal markay xorriyada heleen oo qaybtii koonfureed oo talyaanigu gumaysan jiray dhan maafiyana casharadiisu ahaayeen iyo ilxaadnimo inkastoo inkiriisba ka wanaagsanayn!!hadana ahdaaftii talyaanigu waxay fashilisay in dalka lagu dhaqo diinta islaamka maadama koonfurtu lahayd xildhibaanada ugu badan!!waxayna duufsadeen xildhibaanadii gobolada waqooyi ilaa 2xildhibaan maahinewaxaana soomaaliya ubilowday waayo mugdi ah kagadaal markay shareecada islaamka iska diideen waxayna soomaali lumisay fursad dahaba oo aan dib usoo laaban doonin!!dadku kuna ummad ahaan waxay u badnaayeen ummad nadiifa,wadaniyiina dalkoodana jecel intaan qabyaalada iyo eexda lagu dhex beerin,oo anay abuurmin xisbiyo baas oo tirada ka badan iyo askar juhala ah oo isha ku haysay waxa dhacayey iyagoo markii soomali wadadii toosnayd ka leexatay fursad u heleen ay ku hamiyaan shirqool dhagaraysan oo ay ugu danbey ku guulaysteen kuna fasahaadiyeen dal,dad iyo diinba!!taas oo horseeday in magacii,qabkii,wadaniyadii iyo soomaalinimadiiba god dheer ku shalwadeen oo aanay jirin meel loo laabto ilaa jiilkaasi baasi iyo kuway tarbiyeeyeenba dabar go,aan oo soomaalina Ilaahooga ulaabtaan mooyee!!(waxbase kama dhawa oo waa faanoole)!!

  • @Muhudin-i9d
    @Muhudin-i9d Před 29 dny +1

    Waxaan layabaa soomali wexey shegayaan cadowttinimada itoobiya ay noohayso hadana dad anaga nagamid ah bey waxeysoosiin hubkii aan isku gumadi laheyn

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 22 dny

    Guusha midnimadeenii ayaa u ahayd hooyo.
    Wadan haduu midnimo waayo majiri karo.

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před měsícem

    HASANA AH AQALKA SARE

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Před 9 měsíci +1

    Geelle iyo warsame seddexdooda magac ma haysid miyaa, Geelle ma maxamud Geelle Yuusuf baa???

  • @user-bv5vj6yj8u
    @user-bv5vj6yj8u Před 7 měsíci

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Před 9 měsíci +3

    Allayaraxma Sarreeye Gaas General Mohamed siyaad barre

  • @Fatmahusse
    @Fatmahusse Před 9 měsíci +5

    Hawiye noo jabiyey Ethiopia aad ban ugu xumahay ayaga dowlad ii soomalia loo adeegsadey lakiin maanta waxba ma aysan faaiidin aan ka aheyn dil dhac iyo bur bur ku dhacey intey daganayan waligaa gaal ha usoo raacin dad muslim ah

    • @nafacinhojr
      @nafacinhojr Před 5 měsíci +2

      Qof cuqdadesan aya tahay bal cadeen ma uhesata gafkaas sidas u weyn!? wxa iga sii layapbadan kuwa like u saare subxallh

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg Před měsícem

      Somali oo dhan baa is jebisay siyaadad xummo ee qabyaaladda jooji

  • @woodhussein5710
    @woodhussein5710 Před 10 měsíci +2

    Lama dhiibin

  • @awilyusuf5558
    @awilyusuf5558 Před měsícem

    Niyow wax somali majiran beenta dhaf

  • @gulbahar2714
    @gulbahar2714 Před 26 dny +1

    Oromada Borama Hargisa iyo Garawe,Bosaso waa Basasiin

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 26 dny +1

      Xaqiiq Fikir Kaaga Waan Kugu Racay

    • @gulbahar2714
      @gulbahar2714 Před 26 dny

      @@QarniJoog102 the biggest problem it's that our people believe they are beggars and they encourage them by giving them money,food so they would increase in number my last visit to Hargisa on January i was shocked to see that among every 10 locals 6 are Oromos they have increased since my last visit in 2022 i could recognize them easily i lived 8 good years in Addis Ababa and suffered of the maltreatment and abuse by Ethiopians although they try to trick newcomers by speaking Somali language but since when Somali people beg it's not in our culture people wouldn't listen to me when i tell them don't encourage them by giving them money unfortunately 🤦🏾‍♀️🤷🏽‍♀️
      In Hargisa and Bosaso after 20 years from now if authorities didn't stop the Ethiopian invasion the Oromos would be the majority in these two Somali cities trust me
      Thanks for the video it's very good for everybody to learn about how Ethiopia it's our eternal enemy especially to me thanks brother

  • @user-bx9dv3kc8i
    @user-bx9dv3kc8i Před 9 měsíci +2

    NSS godob😂 bay Somali ay ka gashey waana sababta magaceega loo bedelay NISA. Fadlan inyar oo fallo ah ka bixi wixii ay Somali ka geysatey.

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 Před 9 měsíci +2

    Sheekadani Waxbaa ka khaldan ee mala awaal weeye.nin basaas ah oo markuu gaadhiga ka soo degay lala hadlay xageey ka dhacday

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 Před 6 měsíci

      Lama’uusan hadlin ee Geele isagaa isla’hadey yacni “waan ku’ogaadey qofkaad tahey jaajuus’yahow” 🤷🏽‍♀️haduu la’hadli’lahaa isla’markaas ayuu dhuuman’lahaa laakii isagoo ogeyn ayaa gurigiisa laga’soo qabtey.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před měsícem

    Waa probagaando cad iyo been

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před 18 dny +1

    Si fcn ayaad usharaxday lkn waxaa ka muuqato inaad kala garaneeynin mitig iyo bidax shabeele markaat ka timaadid hotel juba waxuu ka qabanayaa midig, hadaad iskool saqawadiin katimaadana midig ayuu ka qabanayaa midig. dhamaan waxaad ugu baxday bidix bidix😃

  • @Darwiish-music-channel
    @Darwiish-music-channel Před 10 měsíci +3

    4 sano somalia xornimo may haysan ee 17 saney haysatay markii eithopia dagaalka la gashay

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  Před 10 měsíci +2

      Dagalka 1aad Ee Somalia 🇸🇴 1964 Kii Ayuu Aha Sxb

    • @Darwiish-music-channel
      @Darwiish-music-channel Před 10 měsíci

      @@QarniJoog102 ok sorry about that

    • @NaAh-zw2mq
      @NaAh-zw2mq Před 10 měsíci

      @@QarniJoog102dagalka maxa la isku dagale ?

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon Před 10 měsíci

      ​​@@NaAh-zw2mqEthiopia ayaa duqeyn iyo xuduud ku xadgudbid sameysay iyadoo is leh Somali ingeysan xoogeysan oo cusubtahay kutunta. Waxaase sii horeeyey dhamaadkii 1963 ayaa waxa kacay dagaalo goos goos ah o ay wadeen dadka dega dhulka itoobiya heysato kuna bilowday itoobiya oo canshuur kusoo rogtay dadka degan halkaa. Soo gaabiyoo dowladii xooga weyneyd e boqortoyada aheyd waxaa cagta mariyey wadan 4 sano kaliya dhisnaa oo aan laheyn ciidan tiro badan iyo aalad militari. Waxaa markaa xukumay itoobiya haile salase Somaliyana PM Sharmaarke.

    • @zakimohamed3228
      @zakimohamed3228 Před 5 měsíci

      @@NaAh-zw2mqxuduudaha bro

  • @hawahussein498
    @hawahussein498 Před 3 měsíci +2

    Been maaha😂
    Allahayow Somalia nabad gelyo sii. Aamiin
    Waa wakhtigii aan soo qaxnay. Burburkii awalkiisa, dalko Cirka maraya. Somali xassad la is kaga dhigay/ la isku diray, si' loo baabi'yo. 😭
    Qax iyo Burbur u bilawday. Sabab : Sidee Somali u awoodaa in Itobiya ula dirirto? Cajiib?
    So masha?

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před měsícem

    Dalkiina Soomaaliya, is not our land !

  • @SalmaanCiiss1
    @SalmaanCiiss1 Před 2 měsíci +1

    Madhowrana dalkenaa nalinyaroy sidi kuwi hore