Buug ka hadlay xogo ku saabsan Dilkii Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo af-gambigii Siyaad Barre

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 10. 2023
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Zábava

Komentáře • 97

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 Před 2 měsíci +14

    Alow kuu naxariiso madaxwayne maxamed siyaad bare

  • @user-op3wu5vz9t
    @user-op3wu5vz9t Před 2 měsíci +4

    Allah u naxariisto

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 2 měsíci +3

    Majeer baa diley cabdirashiid sababta majerteen baa lahaa lagu diley madaxweynaha maxaad ina cigaal reysal wasaare uga dhigtay ayey majertenku kudileen madaxweynahoogii

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Před 9 měsíci +6

    ALLAAH HA NAXARIIISTO
    HADUU NOOLAAN LAHAA CFIS BAAN KAA DALBANLAHAA🤚🖐

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 Před 8 měsíci

      Wall dad yar ayaa cafis dalbada qalbigaaga ayaa fiican , anigu Ceydiid Allah yarxamhu waan la kulmay runtiina waan layaabay halkuu ka taagnaa soomaalinimada iyo qabyaalada laakiin dad badan ayaa khalad kafahamsan

    • @user-nv3ps2wg2v
      @user-nv3ps2wg2v Před 8 měsíci +1

      Hee maxaa ka sameysay. Ma ceeyn jirtay mise been baa ka sheegi jirtay

  • @AishaOthmsn
    @AishaOthmsn Před 8 dny

    Allaha u naxariisto😢

  • @abdukadirosman1959
    @abdukadirosman1959 Před 2 měsíci +1

    Walaahi war sal iyo raad leh maaha xaqiiqda biya kama dhibcaankaa waa la ogtahay caydiid iyo gabayre saamayna heerkaas gaarsiisan ma aysan laheen xitaa lama ogeyn raga afgambiga dhigay inti muda ah sida ayku dhaarteen saraakiil badani cabdullaahi yuusuf iyo ceydiid iyo rag la mid ahaa ma ayan ahaan rag cayaari karay shaxdi socotay

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 Před 9 měsíci +1

    Allaha u naxariisto

  • @abdiqanicaligalol6192
    @abdiqanicaligalol6192 Před 9 měsíci +4

    Allah u naxariisto Gen: caydiid

  • @FariintaIslam-ka
    @FariintaIslam-ka Před 4 měsíci +2

    laba-doodaba allah ha u naxariisto

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 4 měsíci +1

    Xagee mareexaan iyo isaaq habar gidir xagee dhigeen dad diin dal sharaf hanti ❤aawey ❤salaamaad allow na dabo qabo

  • @user-tu7ey4po5s
    @user-tu7ey4po5s Před 18 dny

    War benta dadka kadhaf caydid sarakil somaliyed uguma horeyn fan ayana message kuheysa

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Před 8 měsíci +2

    Raysal wasaarihii barigaasi dalkaba muu joogin wuxuu ku maqnaa America sxb .

  • @johnhennery5780
    @johnhennery5780 Před 2 měsíci +2

    The title and the content are different

  • @alimohamedbarre9405
    @alimohamedbarre9405 Před 9 měsíci +5

    Caydid rushku jiray beenta dhaf

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Před 8 měsíci +2

    Allaa I lehe xishoodki laga teg: tolow maxaa beenta raqiiska ah laga helaa?

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 Před 2 měsíci +1

    Siyaad Barre mucjisuu ahaa

  • @Cabdiraxmaancismaansh.maxamuud

    Maxamed faarax caydiid gerenalki ugu khibrada badna somaliya

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 Před 2 měsíci +1

    Ciidanka waa saxsanaa

  • @user-xz4rn3zb4r
    @user-xz4rn3zb4r Před měsícem

    Ok

  • @fowsiahassan2056
    @fowsiahassan2056 Před 8 měsíci +2

    Caydiid.waadhintay.miyaadrumaysanladihiin.cadiid .alaah.hzunaxariiisto.naxariistailaahaybaabi xiy.dadkumabixiyAAN..CAYDII.WUXUUJSFAYMASHqaystayaashii.dadka.kudulnoolaasidaasdarteed.baaduleedihin.warxmo.aanmeeli.ugabanaanay.intawanaagsan.manajecladadkadacufadaaee.reerbahal.hakugutaagnaato.yaahunuf

  • @ayaanmagaalo9149
    @ayaanmagaalo9149 Před 8 měsíci

    Ilhya dhamentod how nxristo 🤲🤲🤲😢😢😢

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Před 8 měsíci +2

    Ilaahay haw naxariisto caydiid janada❤
    Naarta siyaad ayaa galaya😮

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 8 měsíci +3

      adonimo iyo jahilnimo iyo sharaf la'aan cad waa tan Somali ma tihid Shaqaale Ethiopian baad tahay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 5 dny

    AHUN

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 měsíci

    LIKEDS

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali Před 2 měsíci

    MUJIM MORYAN AH. CEYDID. U S C😊

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 Před 8 měsíci +2

    Waliga ma maqal bee ka wayn waxaa ninkaani sheegayo.
    Caydiid in qaalka wax luga kuma lahayn sinaba

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 Před 2 měsíci

    Subxaanallah beenta Alle waa xarimay.Warqadii koowaad iyo labaad waxaa diyaariyay sharciyaqaano aqoon ulahaa arimahaas oo uu kamid ahaa Lawaaxe uu kamid ahaa.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 měsíci

    SHARE

  • @zakimohamed3228
    @zakimohamed3228 Před 8 měsíci +3

    Mohamed farah caydiid wx saamayna kumalahayn Inqilaapkii Dowladii dhexe Ee millitery ga sababtoo ah xligaas Wxuu ahaa 2xidigle Cidina Talo msiiin jirin Darajadaaas waayo wxaa dalka lawareegay 25kii Sreeyo Guuto sreeye Gaas iyo sareeye guud oo keliya

    • @saacidgureey
      @saacidgureey Před měsícem +2

      Caydiid General buu Ahaa Siyaad Bare sareye Gaas sidaa Darteed Caydiid Baa Darajo sareeye. Caydiid wax Darajo ah Kama helin siyaad Bare Caydiid baana Sareeyay

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Před měsícem +1

      No no 25 waxaa ku jiray 4 sareeye guuto kaliya oo kala ahaa
      Maxamed caynaanshe guuleed
      Xuseen kulmi afrah
      Siciid qorsheel
      Iyo maxamed siyad barre
      Inta kala waxay u dhexeeyen gle dhexe oo geele
      Samatar
      Naxamed sheekh cusmaan ahasyeen
      Iyi gle yaal dafle faarx faras
      Iyo maxamed maxamyd cade
      Iyo ismaciil cali abokor iyo inalaxwas
      Inta kale captains bay ahaayeen

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Před měsícem

      Taariikhda adoon aqoon lagama waramo sxb

    • @ahmedaliali5066
      @ahmedaliali5066 Před měsícem

      Taasi waxay nabareysaa in aanad war iyo wacaalo uheyn darajooyinkii Ciidanki Military-ga somalia 1969 wixi kahoreyay!
      Tarikhda ciidanka dib uso baar wll

  • @salmanmohamedsalman7098
    @salmanmohamedsalman7098 Před 2 měsíci +1

    😅

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 Před 9 měsíci

    Hus hus

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Před 2 měsíci

    Caydiid xaggayga uma arko arko waa qabyaaladayste uun
    Qiimo ugumo fadhiyo qarannimo

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 Před 9 měsíci +4

    Mujieim ayuu ahaay asiga iyo cabdulhi yusuf iyo siinalyo dalke bur bursheyn

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 8 měsíci

      adonimo iyo jahilnimo iyo sharaf la'aan cad waa tan Somali ma tihid Shaqaale Ethiopian baad tahay

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 Před 9 měsíci +1

    GENERAALKA M F CAYDIID MAMAQAL BUUGIISA MASEJIRTEE MARXUUMKA KADAAYA BEENTA AAD KASHEEGAYSAAN

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 Před 8 měsíci

      Wall Ceydiid buug wuu qoray markuu India safiirka ka ahaa English ayuuna kuqoray anigaa arkay 1999 waxuuna lahaa gal cagaar aha

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 Před 8 měsíci +2

    General Mohamed Farah aun halyey qaran ayuu ahaa

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 9 měsíci

    CESKETIS

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 4 měsíci

    Alle wuu u dooraa dadka caqliga iyo aqoonta lihi iney waayo alle ma simin dadka oo wey kala duwan yihiin marka u dooro Dalka diin qof caqli iyo aqoon leh

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 měsíci

    SHORTS

  • @abdirahmanmire7402
    @abdirahmanmire7402 Před 8 měsíci +1

    Midkaan beenbadaa

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 měsíci

    SAACEFI

  • @user-nv3ps2wg2v
    @user-nv3ps2wg2v Před 8 měsíci +1

    Aun Gen.ceeydiid 3 buug buu qoray markii uu safiirka ka ahaa dalka hindiya. 1984 ilaa 1989. Buuga 1aad waxaa layiraahdaa MOHAMAD FARAH AND HIS VISION OF SOMALIA. Buuga 2aad waxaa layiraahdaa FROM THE DAWN OF CIVILIZATION TO THE MODERN TIMES . Buuga 3aad waxaa layiraahdaa THE PREFERRED FUTURE DEVELOPMENT FOR SOMALIA

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 Před 8 měsíci +1

      Hadaanay afsomali ku qornayn maxay tarayaan

    • @abdulahiburhan1626
      @abdulahiburhan1626 Před 2 měsíci

      Halkii uu kaqorey ethepiya iyo siyaad bare ayaa ka tagtay labadaas ayaa ka dha

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 Před 9 měsíci +1

    Ma,markuu marxuumkuu dhintay buu soo qoray wuu idiinka hooseeyaye beenta kadaaya bisinka

  • @gothabdirizak2146
    @gothabdirizak2146 Před 8 měsíci

    Mawduucaad soo qortay iyo waxaad ka hadlaysaa Saxafi wax isku dhaw maaaha hadaanay hordhac kaa ahyn

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali Před 2 měsíci +2

    hawargidir waxaa larabey iney Ceydiid Taalo udhisaan xusaan asaaga Heerkaan gaarsiyay

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Před 2 měsíci

    Ma caydiid baa Buug qoray ??
    Cajiib

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 měsíci

    SAAFI

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 4 měsíci

    Maxaa ceeb ka taala

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 měsíci

    LEGETA

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 2 měsíci

    Khof haduu somali ahaa waa caydid ANU

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 Před 9 měsíci +3

    Been cad oo yaab badan

  • @user-kc8gv9rv5g
    @user-kc8gv9rv5g Před 9 měsíci +1

    Buuugga magicii?

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 měsíci

    LIKE

  • @user-vc1dd7pt9c
    @user-vc1dd7pt9c Před 8 měsíci +3

    wan hubaa inuu jahanabo ku jiro sidu alle noo shegay dhaqankisii wuu lahaa

    • @noormaxamoudabdi8768
      @noormaxamoudabdi8768 Před 7 měsíci +1

      Hdlkan adiga haku naar tagin jaahilyahow

    • @user-vc1dd7pt9c
      @user-vc1dd7pt9c Před 7 měsíci

      ok wixii uu sameyay iyo intuu noolaa dhiigii uu dadiyay alle miya raali ka ah aa

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Před 8 měsíci

    Ilaahey haka jaasiyo dhibkii
    Uu noo geystay cadaabtana
    Haku fogeeye.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 4 měsíci

    Mj wey fahmeen masiibada soomaali u dameysey siyaad wuxuu aaminey isaaq iyo hawiye gaar ahaan habar gidir marka aawey dad dal diin xagee geeyeen isaaq iyo hawiye aaheey

  • @abdijama603
    @abdijama603 Před 9 měsíci

    Buug ma qorin ceydiid ee markuu dhintay baa la qoray. Waa sida buugga Maxamed Siyad Barre ee la qoray geeridiisii ma dib.

    • @abdulahiburhan1626
      @abdulahiburhan1626 Před 2 měsíci

      Waa beentaaa anagaa heyney asagoo nool ee alle kabaq

    • @abdijama603
      @abdijama603 Před 2 měsíci

      "waa beentaa" hadal nin weyn ma ahan.

  • @user-pr9gk2ye1b
    @user-pr9gk2ye1b Před 9 měsíci +1

    Idacadaan abadkeed somali kama hadli jirinee maxaa is badalay 😢

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 9 měsíci

      Iska fahan waa goojacade isbadalku

    • @cademarwaan1621
      @cademarwaan1621 Před 9 měsíci

      MAXAA ISQALND MIYAA RABTAY INEE KAHDSHO KKKK WAR WALIGEYD KAHDLESAY

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 Před 9 měsíci

      @@cademarwaan1621 qoraalka iska hagaaji say walaahoyey😅😆

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před měsícem

    Gen caydiid beenaale afqudhmuun munaafaq ehelu naar ??????

  • @abdinoralasoow9083
    @abdinoralasoow9083 Před 8 měsíci +2

    Wajigaada ilahey hagubo ilaheey naartisa hakugu fogeeyo ilaheey kumacafiyo dadka iyo dalka iyo diinta somaliyet mesha eymanta taalo adiga ayadhiga ilaheey kumanaxariisto meshat umada somaliyed at dhigta ilaheey hakadhigo jahanamo bi idnilaah

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 8 měsíci

      Nacasyada isaga caabuda waa addoomo Xabashi ah

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 Před 8 měsíci

    Nacal Tullah Tuug Tuug dhalay baa tahay
    Waa Baqtiyay

    • @libandahir7953
      @libandahir7953 Před 8 měsíci

      Majeerteen Iyo madhibaan news

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 8 měsíci

      Nacasyada isaga caabuda waa addoomo Xabashi ah

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 Před 8 měsíci

    Beenta aad shubayso jooji dad badan ayaad soo xasuusinaysaa taariikh mugdi ah oo murugo badan oo ay ku waayeen dadkoodii ay dishay USC.
    Allah ka cabso

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Před 8 měsíci

    Ceydiid qofka ammaana
    Cadaabta hala galo.

    • @osmanahmad8509
      @osmanahmad8509 Před 8 měsíci +1

      Caydiid cidii amaanta iyo asagaba jannatul firdawsal aclaa allaha geeyo
      Caydii danbigiisa allaha
      Allahana janatul firdawsal aclaa ha geeyo
      Wuxuu ahaa
      Somali hero

  • @hodanfarah7721
    @hodanfarah7721 Před 9 měsíci +1

    Dilkii cabdirashiid maxaa ka khuseeya caydiid meequu dilay ama ciidinku dileen qoyskuu cabdirashiid ka mida. Dadku hadday jabaan sidaas ayay u hadaan.

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Před měsícem

    Rag ka qiimo badan baa buuxee maad mujrim ahlu naara maatoleys ah qabyaaladeey ba maanta taariikh xumadiisa sida eeyahuu u dhintay.isagoo general ah buu dagaal sokeeye ku bakhtiyey.