Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 03. 2021
  • Dagaalkii 1977 | Maalintii ciidamada somaliyeed loo midoobay!
    Muqaalkan Documentreyga ah waxaynu si faahfaahsan uga hadlaynaa Dagaalkii Ogadenia oo ka mid ah taariikhaha ay leedahay somali ee aan helin cid si dhamaystiran uga hadasha ama u iftiimisa.
    ______________________
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • Zábava

Komentáře • 2,1K

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  Před 3 lety +1232

    Ha ilaawin inaad la wadaagtid asxaabtaada oo aad sii share garaysid si uu u faafo muuqalkan.
    Mahadsanidiin🙏🏾

  • @sumayamahamud2097
    @sumayamahamud2097 Před 3 lety +561

    inta jeceleed iney ku jiraan dagaalkii 1977 wllhy 😢😭
    👇🇸🇴🇸🇴

  • @hoodoabdikariim7299
    @hoodoabdikariim7299 Před 3 lety +508

    Ethiopia Dhexdeeda Xarun xabashi ayaan ku dhex daawamayaa
    The power of Somali Women 💪

  • @NafaqoChannel
    @NafaqoChannel Před 3 lety +486

    Waxaan ahay hargeysa 😭 maalin ayaa iman doonta soomaali yeelan doonto dawlad awood leh , illaahoow i tus maalinkaa

  • @hudeifisuleiman9170
    @hudeifisuleiman9170 Před 3 lety +249

    Waan ilmeeyaa markaan tago wadan shisheeyee😭😭😭ilahayow sumacdii somali soo celi from burco❤🖐

    • @onlyme562
      @onlyme562 Před 2 lety +3

      amiin, together we are strong 💪🏾💪🏾💪🏾

    • @Zaynaba
      @Zaynaba Před rokem +1

      Aameen Aameen 🥺😢

    • @abdinoormohamedali5402
      @abdinoormohamedali5402 Před rokem

      maxaa ku geyay wadan shisheeye

    • @warsamedacad123
      @warsamedacad123 Před rokem

      So adiigaa ictiraafka radinaya inlakala Qabiiyo Aan is leeyno wa wax lagaso shaqyeey Ee iska daaya gooni istaaga Somalia and awood leeh inaga badan Walhi 😭😭from galkcyo

    • @fatimaismail-oj8cy
      @fatimaismail-oj8cy Před rokem

      Aameen

  • @astecxd907
    @astecxd907 Před 2 lety +132

    Aabaheyga ka mid ayuu ahaa weliba ragii ay Isla saarnaayeen gaari dagaal kaligiis kasoo badbaaday lkn ilaah ha u naxariisto mar dow ayuu dintay ...❤️

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 Před 3 lety +365

    I am proud that my father was part of this heroic war from our proud somali soldiers 👏🏿. Somalia hanoolaato

    • @SIRAAJIAXMED
      @SIRAAJIAXMED Před 2 lety +5

      What was the name of your father

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim Před 2 lety +13

      Am also proud of ur father 👨cov he is one of heroes that wanted to free ogadenia 🇸🇴 ❤

    • @happysomalifamily9966
      @happysomalifamily9966 Před 2 lety +16

      @@SIRAAJIAXMED
      Cornel Mohamed hassan codyare he died on the hands of alshabaab my allah rest him in peace jantual fardowsa

    • @mohamedabdi4519
      @mohamedabdi4519 Před 2 lety +3

      Abtiyaashay Baa Galay Dagaalkaa Aabahay Iyo Abtiyadayna Waa Isku Reer hose 1 Qabil Proud In Abtiyaday Ay Dagaalkaa Galeen.

    • @happysomalifamily9966
      @happysomalifamily9966 Před 2 lety +4

      @maraateyda______________😌
      It's my fault that I have left somalia 🇸🇴 when I was 3 years old just before the civil war? Quick to judge thank you queen

  • @farxiyo_hani
    @farxiyo_hani Před rokem +24

    Waa ku faanaa inaan ahay somali🇸🇴
    Jab walbo waxaa ka danbeeyso guul insha allah☝✊🏻🇸🇴

  • @FactCuriousYT
    @FactCuriousYT Před 3 lety +85

    Wlhi ilin Ayaa Iga Timi
    Alleh Somali Ha Mideeyo
    From Burco🇸🇴

    • @wartanabada9305
      @wartanabada9305 Před 2 lety +5

      Wll qofka kasta o samali ah wu ooyaaaa markuu arko duckment ku saabsan somalia 🇸🇴

    • @awilmax1028
      @awilmax1028 Před 2 lety

      benta jooji burco ma tihid ee hana sheegan plz

    • @FactCuriousYT
      @FactCuriousYT Před 2 lety +1

      @@awilmax1028 reer Burco Ahay Siiba Qasabka hee Maxaa Dhacay

    • @worldevents8558
      @worldevents8558 Před 2 lety

      @@FactCuriousYT waxa dhacay qof somalilander ahi ma idhaahdo waxad meesha kusoo qortay

    • @FactCuriousYT
      @FactCuriousYT Před 2 lety

      @@worldevents8558 S.lander waa Ahay Waana Ku Dhimana

  • @sumayamahamud2097
    @sumayamahamud2097 Před 3 lety +213

    the best vedio in the word weeye muuqaalkan inta igu raacsan
    👇

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 Před 3 lety +392

    First view... Allahu Akbar Guul Somali 💪
    From Hargiesa 💙💙💙=❤🤍💚

  • @dromar.abdullahimoallim6490

    Soomaaliya Guul ayaan u rajeynaa mar kasta iyo meel kasta. Viva Somalia for ever.👍👍👍.

  • @abdirahmandallab8957
    @abdirahmandallab8957 Před 3 lety +128

    Everything is true about this documentary thanks man✊🏽

  • @shankarchannel5299
    @shankarchannel5299 Před 3 lety +202

    Legend somalia qadarin gaar ah ayaad siisay waayo 30 minute ayaad siisay kuwakalana 10 11 12 9 minute ayaad siin jirtay legend always legend

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 Před 3 lety +136

    Waxa ayaandaro ah in maanta school da Somalia aan manta taariikhdaas aan la ku dhigin wali gumeysi dahsoon baa ina ku socda
    Yaa allah adaan ku tala saranay

    • @xamdamaxamud129
      @xamdamaxamud129 Před 3 lety

      Hhh maxa taarikha MA ninka culumda bireen jiray afwayne iyo faqash miyaa cid loodhiga

    • @farxaancadecade9773
      @farxaancadecade9773 Před 3 lety +3

      @@xamdamaxamud129 waad kusaxan tahay lkn ogow history iyo juqraafiga kuwo sida oo kle oo gaalo ah loo dhiga ardayda qaar siiba kuwa dugsiga dhexe madada seinceka iyo biology taaz xisabatana kudarso taazna wxy2 caden utahay wli inan gumaysi kujirno

    • @maxamuudxaamud5821
      @maxamuudxaamud5821 Před 3 lety

      Was runtaa walaal

    • @ibarahimxasan6574
      @ibarahimxasan6574 Před 3 lety

      @@farxaancadecade9773 8

    • @ifka2877
      @ifka2877 Před měsícem

      Walal waa sax oo kilinka shanaad maanta waxa lagu magacaaba dhulka itoobiya

  • @kamaalhaiy4292
    @kamaalhaiy4292 Před rokem +61

    Watching it in 2023 I didn't forgot what Ethiopia did to my country and my people 🥺

    • @glevl_
      @glevl_ Před rokem +7

      Mailawikarno Somali hanolato✊🏼✊🏼

    • @mikupro3359
      @mikupro3359 Před rokem +1

      Cry lmao score boardddd

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 Před rokem

      @@mikupro3359family guy moment 😂🤣🤣

    • @Cumar8858
      @Cumar8858 Před měsícem +1

      2024❤

  • @asalamsky3546
    @asalamsky3546 Před 3 lety +23

    Taariiqda aan sameenay waxay noo tahay dhiiragalin iyo qalalaadka yar aan sameenay oo qasbay in dib u soo gurano inshallah dowlad quwad leh oo shacab ahaan mideesan waynu heli Alle dalkeena hanoo barakeeyo 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 Před 3 lety +179

    Wlh waan sugaaye vidoegan mahadsanid wll🇸🇴🦁💪

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 Před 3 lety +4

      @Peace Lover hal dowlad nagama adgaan sxb 5 dal iyo hal dal ayaanu ahayn😏

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 Před 3 lety +2

      @Peace Lover fudeedka keenay lkn don't worry maalin ayaa imaan doonto dhulkeena oodhan awood military kusoo ceshan doonno

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety

      Wallaahi ✅
      Video = Muuqaalkan
      Walaal

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety

      @Peace Lover
      Soomaaliya ✅
      Sabab aad uqososhay dulliyoow ?

  • @abpro4852
    @abpro4852 Před 3 lety +279

    Inta jecel in somali sidii hore iyo si ka fiican inay noqota rabo like.

  • @cadeyare6206
    @cadeyare6206 Před 3 lety +29

    Waan ku faanaa inaan ahay somali geesi ah allah ayaan dowlad iyo guul waarto kasugeynaaa insha allah somalia 🇸🇴 😭😭😭😭🇸🇴

  • @Maryiima
    @Maryiima Před 2 lety +119

    We need to united together again let’s put our qabil aside. We are Somalis and Muslims. Somali Galbeed is Somalia land 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

    • @osmantallman2869
      @osmantallman2869 Před 2 lety +5

      Sahroy kuma xumid baraaru jintaada lakiin ogow cadaan iyo ajnabi lama hadlaysid

    • @a6bdullahi
      @a6bdullahi Před 2 lety +1

      @@osmantallman2869 ciyal say wallahi waye a umalena ee kuqadho

    • @Dog-advisor
      @Dog-advisor Před rokem +4

      We really need change and get our states back

    • @abdiaziz.r6763
      @abdiaziz.r6763 Před rokem

      Marbay dhcday markle lgama yaabo noooo😂

  • @waawwaaw945
    @waawwaaw945 Před 3 lety +192

    dalkeenii SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ayaynu lamidoobi doonaa maalin maalmaha kamid ah 😔😔😔😔😔 insha allah ❤️❤️❤️

    • @hassanmohamuud1605
      @hassanmohamuud1605 Před 3 lety

      Oo somali so ma ahen 😎

    • @hassanaliabdilaahi2338
      @hassanaliabdilaahi2338 Před 3 lety +2

      Iska riyonaysaa 😂

    • @khalidhabdilahi3464
      @khalidhabdilahi3464 Před 3 lety +6

      @@hassanaliabdilaahi2338 hey, adigo somali sheeganaya inaad saa u hadasho waa laga qurux badan yahay, SOOMAALIYA ha noolaato

    • @gorillaarmy2473
      @gorillaarmy2473 Před 3 lety +2

      @@khalidhabdilahi3464 qadadweyn somalibatmy isku haystaan

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety +1

      @@gorillaarmy2473 xabashida ma necebtahay bro mase jeceshahay in soomaali galbeed dib usoo laabato kana baxno gumaysiga xabashida walaalo ah

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 Před 3 lety +336

    inta coming soonkisa so aragtay lkn full documentaryga sugaysay like isaara
    somalia 😇😊

  • @khalif6517
    @khalif6517 Před 3 lety +13

    Waligey ma arkin Soomaalia🇸🇴😪 qurbojoog baan waligeey ahaa laakin waxaan rajeynaa intaan dhimanin InshAllah inaa ka qeyb galo xoraynta Somali Galbeed iyo NFD oo dalkeyga dhiso. Waa xanuun qurbajoogistaan dhul aana dhulkaaga ahayn oo lagu cunsuriyeynayo dhulkeyga inaa ku noolaada baa iiga sharaf Badan.

  • @khalidhabdilahi3464
    @khalidhabdilahi3464 Před 3 lety +16

    29:52 Alxamdulilaah, hadda ayaan muuqaalka dhamaystay, inkastuu saamayn baahsan igaga tagay, Waad mahadsantahay walaal Abdirahmaan

  • @baashifx703
    @baashifx703 Před 3 lety +82

    Waa Dagaal aad U weynaa Balse Quluubta Dadka wali Ka - ma Bixin Waa Documentary Series --- ah Keep Forward

  • @HaramcadMedia
    @HaramcadMedia Před 3 lety +206

    Maanan Quusan Goortay Ahaataba Waanu Soo Rogaal Celin, Ogaadeniyana Gacanteenii bey Ku soo Noqon, Inshaa Allaah 🤲🤲💪🇸🇴❤️🇹🇷🤲💪

    • @ugasojama1984
      @ugasojama1984 Před 3 lety

      Adigoo ayo ah

    • @hassanaliabdilaahi2338
      @hassanaliabdilaahi2338 Před 3 lety

      😂😂

    • @addismereja8470
      @addismereja8470 Před 3 lety +3

      riyadaada. xitaa somaliland waxay UN ka dal ahaan ka heli doontaa aqoonsi.

    • @imahmud
      @imahmud Před 2 lety +3

      INSHA'ALLAH.
      I would love to see we get our land back before I die.

    • @demagoog3641
      @demagoog3641 Před 2 lety +4

      @@addismereja8470 dee waa sidii loo bahna! Dal sadexad oo Somaliyed maxa ka wanagsan? Somali galbedna ama Somalia ayay ku biiri ama gooni bay isu taagi.

  • @kiinaliahmed6523
    @kiinaliahmed6523 Před 3 lety +17

    Ax ax wllhi billahi man so qori karo dhaman waxa qalbigyga kujiro lkn rajadu waxy thy hadii alle yiraah in aan solaban doono 😭😭😭😭😭😭
    Alla ciil xumaayey wllhi anigu qalbigaa iholcaya oo igubanaya ax ax😭😭😭😭
    Doocuflayashi itobiya haku gumesato gar mahan taladadana ha garqado dhulkadana hakala goyso😭😭😭😭😭
    Wllhi somaliyey nimankan danleyda siyasaded ah e caloshod ushaqesta yalka ah an Allah kabarino inu nadhafiyo
    Wayo waxey u adeegayan cadowga umada bentod waye mid Somalia Danted Wado kuma jiro waa rag Ku qanacsan gumeysiga iyo kala jarka ay kala jareyn itobiyada wariirka ah o dhurcasada ah e hubaal wan hubaa wana Ku hanweynahy in Allah quwadeni soceliyo
    Hadeyno manta %80 askar qorano oo tababro raadsano sirahenana qarsano waynu garena xaqiq hadafkena e aan dhulkena dalkena dhulka ka qaadno
    😭😭😭😭😭😭😭😭hooyoy soomalay hurudoooy cadow Ku heerye hurudoooy 😭😭😭😭😭😭
    Waxan ahay ahay gabadh aaan wali Dada 20 ka gaarin waxana bilabay mucalimnimo
    Insha Allah ardayda aan wax udhigo waxan marwalba Ku gubaabin doonah sidey ubaran lahaayen cadowgodu wa kuma?😭
    Iyo Somali nimada tariiqda dhulkena 😭😭😭😭
    Insha Allah waqtigiii dhamayo wu dhaqaqi doonah waxan in a codsan lahaa mucalim walba oo caruur wax udhiga inuu Ku ababiyo maskaxdoda inuu cadow INA dhawacay INA cadjarjaray hadan a NAFTA aysan naga wada bixin e silic Ku nolnahy waxa naga bixin karana ay tahay inago istagno o garano cadowga INA ruugaya oo iska yac nirahno 😭😭😭😭😭😭😭Ku gubaabiya inan cadow lenahy dadka yaga ee dhohan 😭😭😭
    Maso wada ban dhigi karo qiirada iyo ciilka muwadinimada ka guuxeso qalbigyga lkn allow irid inoofur

    • @qaacsheqaacshe3145
      @qaacsheqaacshe3145 Před 3 lety

      abayo niyada qeyr usheg inshallh dhulkena wan soceshena 😍🥰🥰🥰🥰

    • @cabdiraxmancabdi
      @cabdiraxmancabdi Před rokem +1

      Wiil dadisatahay 17 jir ah Abaayo insha alaah wxa Hamigeega tahay in Aanoqdo m.waynaha somalia🇸🇴 Awodeeda socilidono oo dhulkeena kaso cili doono insha alaah 🥺🥺🥺

  • @aboutalabdillahi2227
    @aboutalabdillahi2227 Před 16 dny +1

    😢😢 macha Allah hogii horee adkaa ee Somalia, incha Allah naabad iyo keceed for somalia.
    FROM Djibouti🇩🇯❤🇸🇴

  • @msssammy
    @msssammy Před 3 lety +195

    kuwa hda ku dhahy ethpiya waa walaalheen goorman walaalo noqny😭😭
    nasiib uma yeelan inaan arko dowlda somaliyeed o xoog leh ilahy wxn ka baryayaa somalia oo midowda inzha allah🤲
    🇸🇴💪🙏

    • @denizgeedi8017
      @denizgeedi8017 Před 3 lety +5

      Aamiin 😢😢😭

    • @xamdamaxamud129
      @xamdamaxamud129 Před 3 lety +5

      Ilahy Dib wax iskuma celiyo afwayne isgaa Kala jaray somli ninkastana Sidiisu ahaanya
      Cuqubadii uu galy waa ta wli somlia ku jirta Ee isdilaysa

    • @msssammy
      @msssammy Před 3 lety +8

      @@xamdamaxamud129 siyaad bare hda wuu dhinty sow mhn dadka dhiban ee dowlda rabo waa dhalinteena
      qof lafihiisii aysn hda noleen inaad wxa ka sheegto waa laga fiicn yhy wllkyow🙏

    • @hanad8151
      @hanad8151 Před 3 lety +1

      @@msssammy siyad barre isaaq buu xasuuq ILAHAY aakhiro uu waydiinaya shacabka uu xasuuqay
      diintii buu beeniyay
      waxba ha difaacin Ethiopia way na caayisay ♥️

    • @msssammy
      @msssammy Před 3 lety +5

      @@hanad8151 bowe dhibtaada kaliya kuma dhicin isaaq bas ee somalia o dhan wy tabtay teeda kle qof dhinty hda dib uma soo laabnyo asga io ilahy baa xisaabtmya

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal Před 3 lety +12

    Muuqaalkan waa kii ugu qiimaha badnaa waaberi media wll muuqalada wadanida noso badi 🖤
    ilahow marlabaad noosoo dhali aabe siyaad oo kale😢❤️🇸🇴

  • @adnanismacil
    @adnanismacil Před 11 dny +1

    Way inoo so noqon maalin maalmaha ka mida awoodeni aheed libaaxyada Africa inshallah. 🇸🇴💪

  • @murzal31
    @murzal31 Před 3 lety +100

    Rabiyow Cadawga Naga HaY Waa Habeen jimce Ah ramadaan way dhawdahay Allow nabad Qab nagu gaadhsii 🤲🤲 2021/11/3 March 21:19 . WLaLadY muraadbaan leeyahee iisOo Duceeya🙏🤲

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  Před 3 lety +21

      Aamiin wll alle muraadkaaga ha kuu sahlo

    • @sumayamahamud2097
      @sumayamahamud2097 Před 3 lety +1

      muraadakaaga waa mxay wll

    • @mjd7710
      @mjd7710 Před 3 lety +1

      @@sumayamahamud2097 muraadka waa maxay maad keentay 😂🙃

    • @maxamedcarabcabdilaahi150
      @maxamedcarabcabdilaahi150 Před 3 lety +1

      Muraadkaaga oo san Alle ha ku siiyo Aamiin

    • @Samaanqore
      @Samaanqore Před 3 lety +1

      Amiin yarapi
      Muraadka aad ledayahay allah kuu sahlo insha allah

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_1 Před 3 lety +70

    From jigjiga galbedka somalia
    Kamaqan

    • @ismailmire4114
      @ismailmire4114 Před 3 lety +8

      From puntland love soomaali galbeed

    • @Yt-One_1
      @Yt-One_1 Před 3 lety +8

      @Cumar Farah mxd uga xuman oo kudhibi
      Azerbijan gobolki kamaqna
      27 sano mxy uga samri wayday sow xaq kamaqan maha
      Jigjiga somali ba leh wana dhul somalia kamaqan ciil may kugu haysa intaas
      Somaliya

    • @ZAKARIYEize
      @ZAKARIYEize Před 3 lety +3

      @Cumar Farah adiga saas hadee tahay miyey dhulka xabashda kamidtahay

    • @ZAKARIYEize
      @ZAKARIYEize Před 3 lety +1

      @Cumar Farah ha na ceebeen waayo ogaadeen iyo qabiila kale baa buuxdo oo soomaaliyeed waana dhul soomaali miyaa tahay kuwii xabashda wax soobareysay ee usheegeysay inay gumeysigu ee kujiraan wax fiican yihiin

    • @ZAKARIYEize
      @ZAKARIYEize Před 3 lety +1

      @Cumar Farah waan akhriyay meeshaa looyaqaano ogadeen waa dhul kamid ah dhulka soomaaliyeed wexey katir saneed dhinaca kore boqortooyinkii soomaaliya dhinaca hoosa neh ilaa jubada waxay katirsaneed boqortooyinkii soomaliya koonfur soo maray hadaad leedahay waa dhulitoopiyaan xabashu xoog bey kutimid markii la halgamaayey dhulkaas dad badan baa kasoo halgamaayey meysan Rabin itoopia waxay rabeyn walaalahoodi at is kudhaqan isku af iyo diin ee yahiin

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Před 3 lety +20

    Allow dalkeyga iyo dadkeygaba naba waarta isi dibna nogu so celi karamada iyo sharafta an laheyn amiin yaa Allah😭😭😭

  • @queen_s5197
    @queen_s5197 Před 3 lety +26

    Ileyn 2007 wxay no bur burinaaye o no dilaaayeen ciilkaaney no qabeen😭

  • @cabbeofficial1440
    @cabbeofficial1440 Před 3 lety +29

    Waa filim run ahaantii uqalma in ladawadsiiyo caruurta yaryarkaa oo hada soo kacay si ay ugu noqoto yadidiilo iyo xamasad run ahaantii waa filim qiiro iyo xamasad ka muuqato
    Somalia way soo laaban inshalah✊❤✊✊✊💪

  • @faysalahmed1772
    @faysalahmed1772 Před 3 lety +74

    Somali waxey weyday garab iyo hill lkn inshallh wey so rugal cili dontaa somali wey so cesha dontaa dhulka xogga loga hesto walibo af rikan tan naga lito hestan dhulkena somali ban nahay san kuneflan usareynaa 💪💪💪💪

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 Před 3 lety +11

    Qabiil io Kala qoqobnaan Waye waxa na dhigay Maanta Meesha Aan taagannahay😭💔, Balse iLaahaY idinkiis Maalin uun way so Noqon doonta Awoodii io Sumcadii Ay Lahayd somalia.🤗💯❤

  • @juxaaakiil5446
    @juxaaakiil5446 Před 3 lety +17

    Waalahay waan qiirooday imbadan markaan dalkeyga oo awoodiusu soo laabatay ayaan alkah weydiustay waliba xili dhow amiin
    From burco

    • @footballer9117
      @footballer9117 Před rokem +2

      Dalkee 😡😡😡 war dalkeenu waa somaliland maaha somalia
      Calankan 🇸🇴 waa lagugu xasuuqay oo waa lagugu dilay adoo aan waxba samaynin. 1977 cidii gacanta weyn ka qaadatay dagaalka itoobiya somaliland ayay ahayd iyadiina si xun baa loo galay heer ay ina gaadhsiiyeen SHACABKEENA INAY DIYAARADO KU XASUUQAAN BRO.
      CAQLIGAAGU HA SHAQEEYO😊

    • @Xxxtentacion_12134
      @Xxxtentacion_12134 Před měsícem

      ​@@footballer9117waa 14 jir kolay aan wax taariikh ah haynin

    • @abdullahisaid316
      @abdullahisaid316 Před 26 dny

      @@footballer9117mxa lagugu xasuqay makalika ba laxasuqay jahilow xabashi bad lasafaten sida ba kagu xasuqay ilen dambi bad umada somaliyed kagashen hadaba wa la idin xasuqi laha ee madaxweyne sida siyad barre ayan jogin ninki xabashi so daweya quda laga jaraya wa sharci

  • @mubarigakshey6110
    @mubarigakshey6110 Před 3 lety +270

    Waa ballan in aan dhiso ciidan quwad leh Ethiopia xasuuq ku dhameeyo waa balllan ilhy waxan wiil dhalin yara ku nool mglda burco secondary ahay Ethiopia waynu is waraysan donna inta anan dhimn

    • @nimcacali351
      @nimcacali351 Před 3 lety +16

      Dheh inshallah

    • @heersare3662
      @heersare3662 Před 3 lety +7

      Somali hanoollato

    • @nasirsiyaddaud8510
      @nasirsiyaddaud8510 Před 3 lety +9

      Suurtogal maaha in Ethiopia aan mar labaad ka adkaana becouse 30 sano oo ay somalidu burbursay ayay iyagu dhismayeen tiro ahaana boqol jeer bay inagu soo laba laamayan oo tiradoodu wxa lagu qiyaasa 120milyan halka marka shanta somaliyed laysku geeyo 20milyan aanay ka badnayn😥

    • @abdiladiifayub6726
      @abdiladiifayub6726 Před 3 lety +28

      @@nasirsiyaddaud8510 tiro badni waxba ma tarto ee hanka ayaa lays dheeryhay
      Insha allah quwadeenu weysoolaaban 🇸🇴✊

    • @Omarhajjigurhan490
      @Omarhajjigurhan490 Před 3 lety +17

      insha Allah bro mahadsanid from Somali Galbed hadynu isku duubanahy maantana guumysi kuma hoos jirneen wlhi 😭😭

  • @salaadcabdi4095
    @salaadcabdi4095 Před 3 lety +54

    Wall WAXAA THY NIN GUULEYSTY OO KUGUULEYSTY WANAAGA ALLAH HAKU BARKEEYO WALL HORAY USOCO WALIGAA❤❤

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 Před 3 lety +11

    Ogadenia 🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴 somali ba leh

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 Před 29 dny

      Sad calan umad kale ugu faanayseenbad kiini qiimihi iyo sharaftiisa ka qaadeen gudaafad yahay Gambia calankeeda Iska dhig OO kaga kufaan umad ma tihidiine😢

    • @maxameddaahirabdi
      @maxameddaahirabdi Před 5 dny

      Sax wlhi😢​@@nimcojaamc8287

  • @ashajama9624
    @ashajama9624 Před 3 lety +37

    Somalia wan idin jeclahay meel kastood joogtan iyo cid kastoo aad tihiin
    😭

  • @saakz7772
    @saakz7772 Před 3 lety +123

    Ziyad Bare o kale la rabaa Baba from jigjiga 🇸🇴

    • @noisrael3019
      @noisrael3019 Před 3 lety +9

      Siyad barre oo shiiq ah

    • @xasancolaad1595
      @xasancolaad1595 Před 3 lety +2

      Haa zxp Somaali Alle ha mideeyo

    • @jaallemoha9724
      @jaallemoha9724 Před 3 lety +10

      Walahi geesi buu ahaa sababtoo ah wuxuu bilo gudahood Ku xoreeyey dhulkii Somali galbed weliba wuxuu Ku sii fikiray inuu adisababa gacanta Ku dhigo oo uu itobiya gumeysto lkn waxaa meesha soo galay cadow AFRICAN iyo EUROPEAN Isla ah oo isugu tagay goobtey.
      Wuxuuna halkaas Ku noqdey geesi garab waayey somalina caalamka ayuu baray iney yihiin dad inta ay raaliga iska yihiin ay awoodaan qabsashada qaarad dhan sida Africa cml balse midaas markii la ogaadey ayaa gudkaan loo qodey😪😪😪😪.
      Maxamad siyaad bare cml dabecadihiisii fiicnaa waan leeyahay balse waxaa la ibaran doona markii aan kursiga madaxtinimada dalka aan Ku fariisto i.a .

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 Před 3 lety +1

      @@noisrael3019 Waasidaa

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c Před 3 lety +2

      Illahay SWT ha unaxariisto

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 Před 3 lety +83

    Nio qiiraa i qabanaysa walahi markaan maqlo 😥

  • @haniheybe1796
    @haniheybe1796 Před 3 lety +7

    Fadlan waxan ka codsanaaya in aad ino dhigto videoyaal o sidan okle sii an u ogaano wax yaabihi hore !! Aad io aad ayan u xiiseynaya inan ogaado arimaha wadankeyga 🇸🇴🌻libaaxa Africa.
    Wan nahay wana ahaan doona incha allah🤲⚘💯🌻

  • @bisharabdi6416
    @bisharabdi6416 Před 3 lety +7

    😭😭😭😭😭 ax ax ax illhaw awoodi somalia 🇸🇴 Soo celi 🤲🤲🤲🤲

  • @xuseen1305
    @xuseen1305 Před 3 lety +53

    Inta jecel midnima qaran ee nimada Somaliayeed like 🥺✌

  • @nawaalmaxamuud7551
    @nawaalmaxamuud7551 Před 3 lety +135

    allow wadankena xabashda no gasar from somali galbed 😓

  • @ghostshooter6242
    @ghostshooter6242 Před 2 lety +11

    My father was one of the somali soldiers he died in the battle of godey
    Ilahey haunaxaristo

  • @abdoulkaderismail1926
    @abdoulkaderismail1926 Před 2 lety +3

    Felicitions de diffuser ce reportage A++++

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim5642 Před 3 lety +19

    Video uqalma oscar awards wllhi🥺
    Shukran ustaad

  • @UgaazChannel
    @UgaazChannel Před 3 lety +19

    Waan soo laapan doonnaa annagoo [SOOMAALIYA] sidii hore ka xoog badan, Insha'Allah 🇸🇴...
    We [SOMALIA] will come back stronger than before.🇸🇴

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 Před 3 lety +6

    U mahadceliya ninka hawl wanaagsanbuu qabtee, illahay haku barakeeyo saaxiib.

  • @nimcaanabdirahman1486
    @nimcaanabdirahman1486 Před 3 lety +6

    Dadka somaliyeed guushooda markaaN maqlo maxaaN ku farxaa dhamaaN waa jidhkayga somali oo dhaN markasTa waan jeclahaY diintayda dadkayga dalkayga
    Waberi media 👏

  • @abdullahimohamedhirsi2503
    @abdullahimohamedhirsi2503 Před 3 lety +19

    Waaw masha allah sxb waxay ii ahayd 30 daqiiqo oo aan indhaha isku qaban wayay sida ay maclumadku iigu socdeen owgeed nolaw insha allah waan ku laban halkii iyo midka aqli badan kii hore

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 Před 3 lety +14

    Jihaad buu ahaa dagaalkaasi intii ku dhimatay iyo intii gashayba ee somali ah ale JanatuL fardawsa haku kulan siiyo Aamiin aamin Aamiin aamin Aamiin aamin Aamiin

  • @Jezki11
    @Jezki11 Před rokem +4

    🇸🇴❤️😭😭 allahow dib usoo celi hooga dalka somalia 😭❤️

  • @Independent-girl1
    @Independent-girl1 Před rokem +7

    From hrgysa😭

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 Před 3 lety +40

    Allah ha inoo soo celiyo quwadeeni laga cabsan jirey haddana ma Kenya 🇰🇪 la inaga hayhaya 𝕎𝕒𝕝𝕝𝕖 soomalidu waxay noqotay lax waliba shilinka ay is dhigta lagu qalaa blse maanta kenya oo aan agteena juuq ka dhihijirin ayaa badeeni sheeganeysa Taariikhdeenina at noqotay sheeko aan wax faaido lahayn allah ha ina tuso somaliyadii shalay madaxweyne Farmaajo ayaana ciidanmadeeni dib u dhis xoogan ku wada somaliyeey Odaygaas aan garab istaagno si aan u Soo dhacsano ugaadeenia Iyo somali koonfur galbeed

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 Před 3 lety +1

      Qabyaalada ayaa kaa guuxeeyso farmaajo xaguu ciidanka kadhisay. Mideeda dalka ayuu dagaale u horseedooyaa xaqiraad ayaad wadaa markaasaa laleeyahay soomaali mee israacdo

  • @sadiyodirie6613
    @sadiyodirie6613 Před 3 lety +5

    Masha Allah awooowo yasheen waa niman ayakoo kale manta jookin niman kaan 🦁 ahaa waxaa badalay niman Tiktok ka dhax niigiyo oo leer isgu daaro si ee u cadadaan haheey hah ciiil badnaaa hadaa saan ahaan laheen walee malinkaste qof laguma dilen xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🇸🇴

  • @Tipzweezy
    @Tipzweezy Před 3 lety +1

    mashallah aad iyo aad baankaa mahadcelinaaya faahfahinta dheraadka aad naga siisay dagaalki 1977ki thanks alot brother guul baanku rajeynaaya

  • @kinga.8605
    @kinga.8605 Před 3 lety +59

    Keep going freeeeee somali galbeeeeeeed🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴💯🇸🇴💪🏽🇸🇴

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety +8

      Sii soco ✅
      Soomaali galbeed xur ✅

    • @kinga.8605
      @kinga.8605 Před 3 lety +3

      @@c.m.a.1937 mm lkn waa isko mid🇸🇴✔︎

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety +1

      @@kinga.8605
      Laakiin ✅
      Isku ✅

    • @kinga.8605
      @kinga.8605 Před 3 lety +3

      @@c.m.a.1937 xoor*✔︎

    • @kinga.8605
      @kinga.8605 Před 2 lety

      @@c.m.a.1937 ana ku wasa

  • @zakariasalad828
    @zakariasalad828 Před 3 lety +12

    Mashallah, ustaad waa taariikh ma guurta ah oo maankeenna ku suntan Documentary-ga muuqaalka falanqeyn, xaqiiqo, iyo macluumaad waqti dheer qaatay intaba halkeeda ayaad dhigtay! Guuleyso!

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Před 3 lety +5

    Lebya iyo cuupa iyo yeman Ruusha waan ka aarsan doona😥😥

  • @abdimajidyussuf6958
    @abdimajidyussuf6958 Před 3 lety +18

    I miss the old Somalia😭

    • @sadiq.2074
      @sadiq.2074 Před 2 lety

      Inshallah it’s coming back, farmaajo guul🦁🇸🇴

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 Před 2 lety +1

      @@sadiq.2074 shitmaajo literally called them Ethiopians hoyoda wasse marexan 💩

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Před 2 lety

      Farmajo 🤣🤣🤣

  • @mohamouddiiriye5373
    @mohamouddiiriye5373 Před 3 lety +12

    Waa Decumantry aanan innaba caadi ahayn runtii videogan waan la dhacay jeclaan lahaayaa inay soomaaliya kusoo noqoto sideedii hore allow Na miDee🤲🌍

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 Před 3 lety +46

    Inshaa allaaah Dhulka soomaaliyeed waa midoobi doonaa markee ahaataba ❣️🇸🇴💪💪💪💪 USL ( UNITED SOMALI LAND )

  • @Yunispodcast
    @Yunispodcast Před 2 lety +11

    25:05 yes here in Kenya also Somlia wanted to take more which is Marsabit,Isiyelo,Moyale if Somalia try to take Garissa,Wajir and Mandera, Today we would be part of Somalia 😥😥😥

  • @MudaneChango
    @MudaneChango Před 3 lety +21

    Egypt iyo Yeman miyaan mardambe Taageeri Doonaaa Walaashiin wasa ileen Axmaaro ayay nooga Hiiliyeen Tol beelay😥🇸🇴❤

    • @cabdijabarabdirashid3290
      @cabdijabarabdirashid3290 Před 3 lety +6

      I think Egypt Somalia ayey uhilinaysay Yemen mawada gelin dagalka ee yemen ta konfured aya gashay ayado kabaqaysa Somalia ine kuso laba kaclayso dhanka jasirada socorta kahor tag aye kasamaysay yemen ta konfured Egypt anaga nala safned

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 Před rokem +1

      Egypt Soomaaliya ayay la jirtay si toos ah,yamana laba dowladood ayay berigaa ahayd oo yamanta koonfureed ayaa itoobiya la jirtay,lkn yamanta waqooyi Soomaaliya ayay la jirtay. Liibiya ayaa iyadana itoobiya la jirtay,lkn dowladaha carbeed intooda kale soomaaliya ayay la jireen.

  • @maxamedfarxan7130
    @maxamedfarxan7130 Před 3 lety +11

    Ilahay ha inoosoo celiyo qabkii iyo sharafteenii ❤❤🇸🇴🇸🇴👑🇸🇴🇸🇴

  • @captainoscar009
    @captainoscar009 Před 3 lety +21

    Somali are heroes.
    Will be remain heroes

  • @mohamedabdifitaahdahir9817

    Mahadsanid walal aad baan uga faaidaystay barnamijkan horay u soco walal guulayso.

  • @hafsaxubi8978
    @hafsaxubi8978 Před 3 lety +10

    Allow siyaad baro kle nasiib🤲😭

  • @user-fb5zd5vo9h
    @user-fb5zd5vo9h Před 3 lety +27

    Finally 🔥🔥

  • @mkm7074
    @mkm7074 Před 3 lety +11

    Muuqaaal aan wada sugaynay
    Thanks bro
    Illahay ha ina garad siiyo qiimaha dawladnimada iyo midnimada si aan u hanano dhulalkeeni boobka iyo xooga lagu qaatay
    Ee DDS , NFD ,

  • @mohanad8933
    @mohanad8933 Před 3 lety +6

    Wadan dhalinyaradiisa badasha Alleh hysku xiro dalkeena oh dhalinyaro u badan 100%70👏🏻

  • @duceysane2979
    @duceysane2979 Před rokem

    MashAllah waa tariiq inaba caadi ahayn inshAllah sideeni hore ayaan ku laabanayna sxbka tawiyaha sheekdana mahadsanid sida quruxda badan ee aad inogu so koobtay dhacdo cajiib ah.

  • @secamal834
    @secamal834 Před 3 lety +17

    Ax ax walhi ilin aya iga timid geesiyal garab waayay 😭😭😭

  • @MahirSodal
    @MahirSodal Před 3 lety +28

    Walal Abdiraxman mahadsanid❤
    Lkin magaca OGADENIA inuu SomaliGalbeed ka roonyahay bey iila muuqata...

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 Před 3 lety

      Ogadeenia Ingiriskii Aya bixiiyey Sowmad Garaan Marka Magacuu yuusan Cuqdaad idinku beerin dhulkn dadba usohalgamay Ogaden ladhaho cidkle wxba kumaydarsan marka kulafududa inad ayar tidhahdo soomali galped 😓😭

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 Před 3 lety

      @Nusaibah Mohudin Mohamed wad Cadifad hadlaysa Magacaa ogadenia ingiriski aya bixiyey o ogadeen region ladhihi jirey dhe imikna magaci unba lobixinayah mrkay onlf dorashada imika december ku guleysato ama diid ama dood

    • @gamiilaawil6719
      @gamiilaawil6719 Před 3 lety

      @@mohamedcasanyo2998 ogaden kaligi ma dago dhulka

    • @abeesohussain8389
      @abeesohussain8389 Před rokem

      @@mohamedcasanyo2998 isaaq iyo harti ba dagaalkan u badna ogaaden kulaha shacabka qaxiyo baad ahayden

    • @abdullahabdi9505
      @abdullahabdi9505 Před rokem

      Wll ogadenia qabil maaha ee waa magaca dhulka

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 Před 3 lety +3

    Rabiyoow awoodeenii hore aad nasiisay iyo ka wanaagsan inoo soo celi waayo Somali cadowgeedii ayaa Badan yaa rabbi aamiiiiin

  • @muhsinsaahid2111
    @muhsinsaahid2111 Před rokem +2

    Iga qora wadnka madax weyne inan ka noqondoono waana fikrad hda ugu dhalty waliba kligi taliye shicibku jeclyihiin mucardkuna maqlkisa marky maqlaan guryahoda hosta ka xirtaan wna inta somali diidkaa i.n manta wxn jiraa 18 sano 25 kadib wxn isku dayayaa madax dalka anoon qabiil usocn oo usocda midnimada somaliyeed iyo socilinta dhulka somaliya kamqan xiraa Dawlada Jabuuti I.N wa xageena SOMAALAAY👑 YAAA ILA FIKRADA SIDA DHALINTII SYL OO KLE YAA ILA AASAYA DHALINYRO

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi2054 Před 3 lety +41

    Illaahyoow siyaad barroo diinta yaqaan noo soo celi 🇸🇴

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c Před 3 lety +1

      Hadalada fadhi kudirirka ayaa dagaha kasoo buuxsatay yaakugu yiri AHUN Jaalle Siyaad diin ma aqoonin
      Hadalada waxuushnimada ah ilmanimo ayaa kaa keneyso kulama yaabayo

    • @koodbuurchannel5111
      @koodbuurchannel5111 Před 3 lety

      @@user-jd1ds5di9c gaalbu ahaa siyaad nacalatulaah calayk yaa Afweyne ninka aayadaha Ilaahay ku jeesjeesay ayaad u hiilinaysa war Ilaahay ka baq oo diinta u hiili

    • @baahiye2479
      @baahiye2479 Před rokem

      @@koodbuurchannel5111 muuse biixi iyo deni baa gaalo ah nacladi haku dhacdeeee
      Aniga soomalinimadaa indeed waxba igama gelin carab iyo diimaheeda hoooyaaadaa wase

    • @koodbuurchannel5111
      @koodbuurchannel5111 Před rokem

      @@baahiye2479 hooyada iyo hooyadedba nacala kun jeer ku yaal dhilaa ku dhashay siilka ka xaarte

    • @koodbuurchannel5111
      @koodbuurchannel5111 Před rokem

      @@baahiye2479 soomalida iyo adigaba ana idin wasa

  • @aabeyare8955
    @aabeyare8955 Před 3 lety +12

    Maasha'Allah" xilkas baad tahay wll "wax khayr leh Allaha kusiiyo.

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p Před rokem +1

    Aadaa u mahadsantahay wall si wanagsan baad noogu soo gudbisay waxyaabo badan oona dgaalkaas ka ogeyn ayaan kaa bartay❤❤❤

  • @shucaybyare6194
    @shucaybyare6194 Před 3 lety +6

    Today iam proud to be Somalian

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Před 3 lety +59

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

    • @mukhtarmaxamed8089
      @mukhtarmaxamed8089 Před 2 lety +1

      Waar soomaali weyn ma rabno ee waxaan rabmaa soomaali iyo soomlilnlnd in ay is raacaan
      Cida soomaali weyn rabtaa waa inaga oo kaliya ee aan isk deyno soomaalida kale 🙏🙏❣💚🤍❤

    • @sabahsabrie1426
      @sabahsabrie1426 Před rokem

      Somalia are coming

    • @engmustafemehamed8233
      @engmustafemehamed8233 Před rokem +1

      Wa malintan ugu dhawyn midnimo
      Kamo madhnyn familkygu kamid by ah yeen abti adeer abo

    • @sabahsabrie1426
      @sabahsabrie1426 Před rokem

      @@engmustafemehamed8233 🙌 ya Somali

    • @mfayz980
      @mfayz980 Před rokem +1

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 Před 3 lety +15

    🇸🇴😰WALALAHEEN SOMALIA AYAAN LA MIDOOBI DONAA I.A FROM SOMALILAND😰🇸🇴

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Před 3 lety

      Hhhh 🤣🤣🤣 quus baad tagantahy

    • @awilmax1028
      @awilmax1028 Před 2 lety

      you are not from somaliland you are some else please hana sheegan cid kale sheego

    • @Arizgirl27
      @Arizgirl27 Před 2 lety

      @@awilmax1028 🥺SOMALI NIMA NA DEEQDA

    • @topboysyaasiryare540
      @topboysyaasiryare540 Před 2 lety

      Walee itobiyaan naxariis nama dhextaalo

  • @amriitashorf5889
    @amriitashorf5889 Před 3 lety +2

    Nimcada Lagu shukrin Nusqaan ayee lee dahay 30 sano Baryada Alle aan baryeeno maalin barwaaqo Taa horey u heesanay la weYn ku heli doona isLaanimada,Mowqica istaraatiga,xeebta dheer,dhulkeena quruxdiisa iyo somalida sidee u tahy wx qofkasta dhigiisa kicinaayo ayaa naloo quuri waaye libaax sidiisu wa libax Alle aya Talo ku FiLan🇸🇴🇸🇴♥️♥️

  • @GeneralRamsade
    @GeneralRamsade Před měsícem +1

    Marna farxad baan la ilmeya marna murug
    Sida aan hada nahay io sidii abayashena io awowyashena u sharaf badayen isma laha
    Allow maxaad waqti dowladii kacanka io kuwii ka horeya ii dhalin weyda
    Allow somali dib u mideey 🤲🇸🇴💔

  • @dirimoham529
    @dirimoham529 Před 3 lety +27

    Somalia way midabaysa insha Allah 💙💙💙❤🤍💚

  • @keynaanmusic349
    @keynaanmusic349 Před 3 lety +22

    Sxb waxaan jooga ingiriska
    Sxb ama walal waxaan rabnaa in aan vido kasoo sameysit ciidanka hada Turkey oo tababa baro oo hadda tala fishinida ingiris ee aad uhadal hayaan ama ubuuni buniyaan
    Wallaahi sxbow waa iga codsi
    Intake igu ran.yi ah like 👍

    • @abdirahmanali5605
      @abdirahmanali5605 Před 3 lety

      Haye ma cidanki siyaad barre iyo cidankan imika ayaa is agdhiki sxb walida jooji

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety

      Video = Muuqaal
      Turki ✅ Turkiga ✅

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 Před 3 lety

      Oo maxay ciidan kena kashegayan ingriiska

  • @sharicharif5263
    @sharicharif5263 Před 2 lety

    Mahadsanid so tawintaada tariikhdeena

  • @Yaasir_1
    @Yaasir_1 Před 3 lety +1

    Wllhi maasha allaah muuqaalkaad daawashadiisa aad ayaan ugu raaxaystay ugana bogaday fahmayna arrimo badan aan meelkasta ka raadinayey.
    Wll, mcln sxp, lph, mahasanid ilaahay haku barajeeyo aamiin

  • @khalidibnuwalid7175
    @khalidibnuwalid7175 Před 3 lety +19

    Ilahy dalkeeena Dip haw mideeyo🤲❤amiin amiiin amiin

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 Před 3 lety +22

    Marlabaad wn rajaynyna inay awoodi 🇸🇴🇸🇴 soo noqoto hdaba gorgor iyo haramacad baa inay dhamaan wixii somali sheegta bariga afrikana kunol difaaci karaan saansaantoodi leh insha allah from Jigjiga

    • @gorillaarmy2473
      @gorillaarmy2473 Před 3 lety +1

      Kkkk haku riyoom waa ciyaap tictock matalaya

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 Před 3 lety +1

      @@gorillaarmy2473 Aduu Somali matihid oo jaajuusintaad kamid thy miyaa

    • @gorillaarmy2473
      @gorillaarmy2473 Před 3 lety

      @@xamsexikmaawi5387 qadaadweyn inaad somali tahay maxaa lagu garanaya anuu reer waqooyibaan ahay waxaana ahay somali pure adduu yaa tahay african afrikada dhexe talyaanigu ka keenaya

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 Před 3 lety

      @@gorillaarmy2473 Magacaaguba horta Somali uma eeekre maxaad kahadlaysaa bro Teeda kale midnimo waad diidaysaa sxb waanA run in dawladii siyaasad bArre dad badan laysay lkn hada ta inagusoosocotaa kadaran waayo somalina cadawbaad kadhigatay cadaw soojireenana sxb marka halkeen wax kuwadnaa waxaan garandoona maalin aan maanta ahayn

    • @gorillaarmy2473
      @gorillaarmy2473 Před 3 lety +2

      @@xamsexikmaawi5387 kkkkk waa adduunyo walaweyntu ama qadaadweyntu ku leedahay magacaagu magac somali maaha balaayada carabka weyn le inaynu isku dal noqono insaaniyada ayay ceeb ku tahay

  • @xanafi8654
    @xanafi8654 Před 11 měsíci +1

    Aabahay ayaan kuwaayay dagaalkaas ❤❤❤Allah haw naxariistee aamiin
    Allahuma salli calaa sayidinaa muxamad w w w

  • @ManSolo-gr7yc
    @ManSolo-gr7yc Před rokem +1

    لَا يُقَاتِلُونَكُمْ جَمِيعًا إِلَّا فِي قُرًى مُّحَصَّنَةٍ أَوْ مِن وَرَاءِ جُدُرٍ ۚ بَأْسُهُم بَيْنَهُمْ شَدِيدٌ ۚ تَحْسَبُهُمْ جَمِيعًا وَقُلُوبُهُمْ شَتَّىٰ ۚ ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمْ قَوْمٌ لَّا يَعْقِلُونَ

  • @muniirbruno4890
    @muniirbruno4890 Před 3 lety +26

    Waxanu Nahay Lipaaxyada geeska afrika waan soo laapan Doona annago sidi hore ka xooga badan
    Geesinimada waanu dhalanahy hadan soo Nahay 🤲🐅🐅

    • @UgaazChannel
      @UgaazChannel Před 3 lety

      @Muniir Bruno mahadsanid sxb, Faaladii aan qorlahaa adiga ayaa igala horemaray, oo eh ''Waan soo laapan doonnaa annagoo sidii hore ka xoog badan" Insha'Allah.