Waaberi Media
Waaberi Media
  • 568
  • 44 465 865

Video

Calaamadaha Waawayn ee Qiyaamaha ka horeeya | 10 Calaamadood oo dhamaad u ah aduunka!
zhlédnutí 48KPřed 9 hodinami
Calaamadaha Waawayn ee Qiyaamaha ka horeeya | 10 Calaamadood oo dhamaad u ah aduunka!
Dalka Japan | Sidee ku noqday dalkii ugu awooda badnaa aduunka, dal bilaa ciidan ah!
zhlédnutí 46KPřed 12 hodinami
Dalka Japan | Sidee ku noqday dalkii ugu awooda badnaa aduunka, dal bilaa ciidan ah!
Dalka Kenya | Sanadkii waxay somalidu soo galisaa dalkan in kabadan 3 Billion oo doolar!
zhlédnutí 38KPřed 14 hodinami
Dalka Kenya | Sanadkii waxay somalidu soo galisaa dalkan in kabadan 3 Billion oo doolar!
Maxaa dhici kara haddii Xisbullah iyo Israall dagaalamaan! Yaa awood badan?
zhlédnutí 44KPřed 16 hodinami
Maxaa dhici kara haddii Xisbullah iyo Israall dagaalamaan! Yaa awood badan?
Dagaalkii ugu waynaa taariikhda! 2 Million oo askari ayaa hal goob ku dagaalamayay!
zhlédnutí 62KPřed 21 hodinou
Dagaalkii ugu waynaa taariikhda! 2 Million oo askari ayaa hal goob ku dagaalamayay!
Qatar Vs. Jabuuti | Labo dal oo baaxadda dhulka isku dhow balse dhaqaalaha aan shaqo isku lahayn!
zhlédnutí 71KPřed dnem
Qatar Vs. Jabuuti | Labo dal oo baaxadda dhulka isku dhow balse dhaqaalaha aan shaqo isku lahayn!
Daanyeerkan dhaqamo badan ayuu dadka kala mid yahay! Waxay u dagaalamaan Qabiil Qabiil | Chimpanzee
zhlédnutí 52KPřed dnem
Daanyeerkan dhaqamo badan ayuu dadka kala mid yahay! Waxay u dagaalamaan Qabiil Qabiil | Chimpanzee
Sanduuqa lacagta aduunku sidee u dhacaa Somalidda iyo Dalalka Saboolka ah!
zhlédnutí 49KPřed dnem
Sanduuqa lacagta aduunku sidee u dhacaa Somalidda iyo Dalalka Saboolka ah!
Dalka ugu yaabka badan Aduunka | Albaabka Naarta! Turkmenistan 🇹🇲
zhlédnutí 71KPřed 14 dny
Dalka ugu yaabka badan Aduunka | Albaabka Naarta! Turkmenistan 🇹🇲
Qashinka hantida aysan Somaliddu aqoon! Sidee dalalkan qashinka Malaayiin doolar uga sameeyaan!
zhlédnutí 41KPřed 14 dny
Qashinka hantida daahsoon ee aysan Somaliddu aqoon! Sidee dalalkan qashinka Malaayiin doolar uga sameeyaan!
Ninkii Muslimka ahaa ee hurdada u diiday Boqoraddii yurub | 60 sanno ayuu awood ku haystay badda..!
zhlédnutí 56KPřed 14 dny
Ninkii hurdada u diiday Boqoraddii yurub | 60 sanno ayuu awood ku maamulayay badda Mediterranka! Khayradiin Barbarosa
Diyaaradda madaxwayanha Maraykanku maxay dheertahay diyaradaha kale? ✈️ Qiimaheedu waa 3.9 Billion
zhlédnutí 52KPřed 14 dny
Diyaaradda madaxwayanha Maraykanku maxay dheertahay diyaradaha kale? ✈️ Qiimaheedu waa 3.9 Billion
CIA iyo FBI Maxay ku kala duwan yihiin? Maxayse tahay shaqadda mid kasta?
zhlédnutí 85KPřed 21 dnem
CIA iyo FBI Maxay ku kala duwan yihiin? Maxayse tahay shaqadda mid kasta?
Shiinaha sidee dalkan la gumaysan jiray 100ka sanno maanta ku noqday dalka hogaamin doonna dunidda!
zhlédnutí 60KPřed 21 dnem
Shiinaha sidee dalkan la gumaysan jiray 100ka sanno maanta ku noqday dalka hogaamin doonna dunidda!
Dalka bilowga u noqon doonna dhamaadka aduunka! Dalka Suuriya
zhlédnutí 97KPřed 21 dnem
Dalka bilowga u noqon doonna dhamaadka aduunka! Dalka Suuriya
Roobka gacan ku samayska ah! Sidee wadamadda qaybtood roobka hawada uga leexsadaan!
zhlédnutí 55KPřed 28 dny
Roobka gacan ku samayska ah! Sidee wadamadda qaybtood roobka hawada uga leexsadaan!
Ikhwaanul Muslimiin - Sidee urur diimeed uu sameyay macalin 20 jir ah ku Qabsaday xukunka Dalal dhan
zhlédnutí 78KPřed 28 dny
Ikhwaanul Muslimiin - Sidee urur diimeed uu sameyay macalin 20 jir ah ku Qabsaday xukunka Dalal dhan
Muxuu ilaa hadda isku qarinayaa ninkii sameeyay Bitcoin? Yuu ka dhuumanayaa?
zhlédnutí 72KPřed měsícem
Muxuu ilaa hadda isku qarinayaa ninkii sameeyay Bitcoin? Yuu ka dhuumanayaa?
Yaa awood badan ciidanka Massar iyo Israail - Is barbar dhigid Ciidanka 2da dhinac kan awood badan!
zhlédnutí 87KPřed měsícem
Yaa awood badan ciidanka Massar iyo Israail - Is barbar dhigid Ciidanka 2da dhinac kan awood badan!
Gawaadhidda korontada ku Shaqaysa | Dagaalka daahsoon ee shiinaha iyo maraykanka dhex maraya!
zhlédnutí 60KPřed měsícem
Gawaadhidda korontada ku Shaqaysa | Dagaalka daahsoon ee shiinaha iyo maraykanka dhex maraya!
Muxuu yahay airportkan waji gabaxa ku noqday Jarmalka? Maxaase lawgu bixiyay airportka habaaran ✈️
zhlédnutí 61KPřed měsícem
Muxuu yahay airportkan waji gabaxa ku noqday Jarmalka? Maxaase lawgu bixiyay airportka habaaran ✈️
Sidee Magaaladdan dhacda Afrika Faransiisku uga dhigay Magaaladda ugu saboolsan aduunka? Timbuktu
zhlédnutí 38KPřed měsícem
Sidee Magaaladdan dhacda Afrika Faransiisku uga dhigay Magaaladda ugu saboolsan aduunka? Timbuktu
Diinta ugu yaabka badan aduunka! Dadka haysta Diinta Siingaha maxay caabudaan?
zhlédnutí 66KPřed měsícem
Diinta ugu yaabka badan aduunka! Dadka haysta Diinta Siingaha maxay caabudaan?
Dalkan inaad xanjo cuntid waxaad ku galaysaa jeel! Qawaniinta ugu yaabka badan ee ka jira Singapore
zhlédnutí 45KPřed měsícem
Dalkan inaad xanjo cuntid waxaad ku galaysaa jeel! Qawaniinta ugu yaabka badan ee ka jira Singapore
Muxuu dalka Masar Caasimad cusub u dhisanayaa? Maxay uga guurayaan magalaadda Qaahira!
zhlédnutí 61KPřed měsícem
Muxuu dalka Masar Caasimad cusub u dhisanayaa? Maxay uga guurayaan magalaadda Qaahira!
Iiran maxay dawladeedu u tahay tan ugu yaabka badan aduunka? Ninkan ayaa ka awood badan madaxwaynaha
zhlédnutí 85KPřed měsícem
Iiran maxay dawladeedu u tahay tan ugu yaabka badan aduunka? Ninkan ayaa ka awood badan madaxwaynaha
Maxaa ku dhacay diyaaraddii madaxwaynaha iiraan? Shirqool mise Shil diyaaradeed
zhlédnutí 249KPřed měsícem
Maxaa ku dhacay diyaaraddii madaxwaynaha iiraan? Shirqool mise Shil diyaaradeed
Qabyaaladda qaabkan oo kaliya ayaan uga bixi karnaa? Dadkan waxay ku noolaayeen nolol...
zhlédnutí 56KPřed měsícem
Qabyaaladda qaabkan oo kaliya ayaan uga bixi karnaa? Dadkan waxay ku noolaayeen nolol...
Fadeexadda shirkadda soo saarta caanaha ugu badan ee ay somalidu cabaan! Shirkadda Nestle
zhlédnutí 116KPřed měsícem
Fadeexadda shirkadda soo saarta caanaha ugu badan ee ay somalidu cabaan! Shirkadda Nestle

Komentáře

  • @ISCO-FILMS
    @ISCO-FILMS Před 6 minutami

    @ marwaan media

  • @AZADApdy
    @AZADApdy Před 20 minutami

    Allah akbar ❤

  • @MaddaaleMaxamed
    @MaddaaleMaxamed Před 34 minutami

    Fadlan Cabdikariim Maddaale SOO walaal youtube.com/@cabdikariimmaddaale?si=FhgzMlm0elwLUii8

  • @MaddaaleMaxamed
    @MaddaaleMaxamed Před 35 minutami

    Fadlan #Cabdikariim_Maddaale Soo qaado insha allah

  • @Naimoahmed822
    @Naimoahmed822 Před 41 minutou

    Wll next haso ilabin kanalka Ma ognahay iyo oraahda manta

  • @kmfarah99
    @kmfarah99 Před 46 minutami

    KM Farah 399 subscriber isoo booqo ustaad

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 Před 47 minutami

    Oo nimcaan cismaan hore chenel kle umu lhyn miya

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 Před 47 minutami

    😊❤

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Před hodinou

    Burco 🫡🫡🫡🫡🫡 From berbera ❤

  • @Qaalidguutaale
    @Qaalidguutaale Před hodinou

    @Ogaalka Bulshada

  • @Mohamedhabib35
    @Mohamedhabib35 Před hodinou

    United nations waji maleh

  • @mohamedhaibe901
    @mohamedhaibe901 Před hodinou

    @MARWAN MEDEIA

  • @geediwarsan
    @geediwarsan Před hodinou

    Aad iyo aad

  • @Mxd.165
    @Mxd.165 Před hodinou

    Asc wll cabdirixman waa ku salaamay. Waxana ka Mid ahay youtuberska soo gudbiya buugta la soo koobay, si ay dadka akhriska wakhtiga an uhelin ay ugu faidaystaan. Wll marka na dhiirigali si dadkana aan ugu faidayno.❤

  • @QudcurMedia
    @QudcurMedia Před hodinou

    Bal #qudcurmedia soo eeg zhp❤❤

  • @hashimtahir6393
    @hashimtahir6393 Před 2 hodinami

    Mashaalah gull dhameenteen❤❤❤

  • @Cawadpro
    @Cawadpro Před 2 hodinami

    War waxan yaa la rumaysan waxaan ama waa ardaydiisa ama waa asxaabtiisa. Qararacda nagala kor tag niyo.

  • @Cabdulqaadirxasan-zw9le
    @Cabdulqaadirxasan-zw9le Před 2 hodinami

    Gaalo ilaahy ha isku jabìyo

  • @AxmedRk2
    @AxmedRk2 Před 2 hodinami

    Haaa libax waliba wandhafi karna teywan hormarkeda maxa yelay alle aya dhahay inna macal cusri yusra haa ilawin wll bes an helno haal madax weyne oo hadaf leeh inan helno insha allh hasha mandeq weey iman

  • @AbdallaHassanMohamed-ci6pm
    @AbdallaHassanMohamed-ci6pm Před 2 hodinami

    Kordhi aqoontaada the best youtuber 🎉

  • @Naruuro_Media1
    @Naruuro_Media1 Před 2 hodinami

    czcams.com/video/GePiyJzWL_I/video.htmlsi=k5__hn3f-GU4smQf

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 Před 2 hodinami

    Halbeeg media horu uso wall muuse

  • @globalonlineacademy6326
    @globalonlineacademy6326 Před 2 hodinami

    czcams.com/video/LUJT6t6rNEM/video.htmlsi=bl2sRNMdcjkkWPri CZcams kaas ayaa ka mida

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc Před 2 hodinami

    Plz Waabari media waa codsi e akhriso qoraalkyga gabdh xanaan la dhaho oo Badanaa Taariikhda somalia ka sheekysa inaad soo Gaadato by Ahayd ilaa iyo hada meel sare lama gaadhsiin sido Kle waxay dagaal kula jirta dadka dalkena somalia bahdila ee meelaha ugu foosha xun aduunka tusa

  • @user-rt2ms3kr1j
    @user-rt2ms3kr1j Před 3 hodinami

    Asxaabeeypalzsubcarib😂❤❤

  • @Caaqil-js5xq
    @Caaqil-js5xq Před 3 hodinami

    Dhalin media chanalkaas soo eeg

  • @user-uj3tq9if5t
    @user-uj3tq9if5t Před 3 hodinami

    Binu zaki pro

  • @sakariyecabdiraxmaan6137
    @sakariyecabdiraxmaan6137 Před 3 hodinami

    @caweyska mataanaha waa labo wallo oo mataana oo podcastiyo muhiima soo gudbiya

  • @Xaawaluul124
    @Xaawaluul124 Před 3 hodinami

    252 media waba ku xerna ano ogon inow wllkaga yahay m,a😊❤

  • @Ibadam
    @Ibadam Před 4 hodinami

    Waxaan aad kaaga mahadcelinayaa tageeradaada aan hagarta ku jirin iyo sida aad u garab istagayso dhalin yarada Somaliyeed. Mahadsanid kumanaan jeer walaal Abdirahman 🤍

  • @user-fx2mp8li5t
    @user-fx2mp8li5t Před 5 hodinami

    Suheb saying

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 Před 5 hodinami

    Hdda wxaan argny caladihi yaryara ee qiyaamha wxaa dhiman waa kuwii waweyna io qayb kamid ah caladaha yarayr allow qaatumo wngzan nagu dil❤😢

  • @mohmuod4967
    @mohmuod4967 Před 5 hodinami

    252. 60k wu gaari inshallah lkn Si jogto ah wax uma soo galiyo ee la hadal adigana inshallah

  • @khalidxaaji
    @khalidxaaji Před 5 hodinami

    Ilahow somali ooo midowda na tus yaa rabi❤😢

  • @salmaanmaxamed-mo8tr
    @salmaanmaxamed-mo8tr Před 5 hodinami

    Sxp ani xitaa

  • @mucaadyare1736
    @mucaadyare1736 Před 6 hodinami

    Wabari waxa jiro channel aad ilawday. Magaca channel ka wa 👉 kobciyaha nafsada asagane waacdiyada ayo so gudbiya ila hada 1k ma garsin dadka

  • @Balaayada-cadeed
    @Balaayada-cadeed Před 6 hodinami

    Marwaan media ka takty.....

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze Před 6 hodinami

    Chechan waba wax cadowgodu adegsado ma oga miya dhiga gardarada in lagu cadabayo wali dhiga muslim kale

  • @zakir-mohamaduthman4755
    @zakir-mohamaduthman4755 Před 6 hodinami

    Zacky

  • @AnnoyedRocketship-ev8dv
    @AnnoyedRocketship-ev8dv Před 6 hodinami

    Guulaysta azxap 10 CZcamsr iyo macalim c.rahmaan wabari ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Waan idin la soconaa wllhi Gar ahaan macalinka❤

  • @absithech329
    @absithech329 Před 7 hodinami

    Zxp waxd Ka tagty marwan media

  • @king_keynaan8415
    @king_keynaan8415 Před 9 hodinami

    sxb waxaad so fiirisa Wiilka ay ugu qoran Tahay Modow less Tv

  • @Hayaan_21
    @Hayaan_21 Před 10 hodinami

    Ustaad kanalakayga bal Mar uun fiiri, wllow UU kanaal cusub yahay lkn nasiib wanag saxada muqaal samaynta kuma cusbi. Bisha dambe inaa nasiib u yeesho ayaan rajaynaa I.a❤❤❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Před 10 hodinami

    ❤❤❤❤

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 Před 11 hodinami

    Haka yaabin in eey qaataan badeena itoobiya inta aan ifka joogno

  • @Kaydkakhayrka
    @Kaydkakhayrka Před 11 hodinami

    Waxaan mareenaa 500 ina gaarsiiya jamaahiir 1k

  • @user-ki6kx8wr3f
    @user-ki6kx8wr3f Před 11 hodinami

    Gaaalki waynaa ee ilahay kitaabkiisa ku ciyaaray culmodiin laaayey xaq u sheegtaya caruur iyo haween badan iyo mislimin badan dhiihooda xalaashadayنعلة الله والملاكة والناس اجمعين

  • @cabuud16
    @cabuud16 Před 11 hodinami

    Hore u soco walal

    • @kalafazii7055
      @kalafazii7055 Před 8 hodinami

      Bro cryptocurrency ga iyo forex waa fahansan tahay maa soomali ahaan inoogu soo gudbiso sxb plz 🙏

  • @Qayir_Media
    @Qayir_Media Před 11 hodinami

    Part 3 insha allah waxn rajaynaya inan kaso muqan doono🫡❤️

  • @SurprisedCorn-hn5tt
    @SurprisedCorn-hn5tt Před 11 hodinami

    Waxaa ilowday cadceed travels