Dalka ugu yaabka badan Aduunka | Albaabka Naarta! Turkmenistan 🇹🇲

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2024
  • Dalka ugu yaabka badan Aduunka | Albaabka Naarta! Turkmenistan 🇹🇲
  • Zábava

Komentáře • 126

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před 25 dny +8

    Allah ayan ka magan galnay Naarta🤲🏻

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 29 dny +50

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @user-ns3vp2sy5f
      @user-ns3vp2sy5f Před 29 dny +3

      abaayo nagu halee inta iyo inkabadan bad nagu leedahy❤

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Před 29 dny +21

    Nin waalannn ayaa haysta oo xanuunsanaya

  • @CaptainDucaysane
    @CaptainDucaysane Před 29 dny +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 Před 29 dny +2

      صلي الله عليه ؤسلم

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 29 dny +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @AmiinAhmed-xe5fx
    @AmiinAhmed-xe5fx Před 29 dny +15

    Xabiibkeena halmar ivula saliya

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Před 29 dny +5

    Chanalka aad ayaan u daawadaa ama udhegaystaa Cilmi badana waan ka faaiiday Ustaad hore u soco like iyo share tu waa xagaaga waanad ku mahadsan tahay.

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před 29 dny +6

    Waa wiil kibray marka ku gaadho waa iska sidan 😂😂

  • @moabdifunny11
    @moabdifunny11 Před 29 dny +8

    Keep going A.rahman waberi 🎉

  • @CabdibaqiYare
    @CabdibaqiYare Před 29 dny +9

    Dalka Oman 🇴🇲kaso sheke 😊

  • @jimcaaleabdibullaale6170
    @jimcaaleabdibullaale6170 Před 29 dny +7

    Zxp dalalka aasiyada dhexe sida azarbajaan kyrgstan tajkistan afghanistan kazakhstan dalalkaas ayaan doonaynaa

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 28 dny +4

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před 29 dny +5

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 28 dny +4

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @abdinoorahmedfarah3860

    Mahadsanid bro

  • @AmiinIndhacade-vf5ds
    @AmiinIndhacade-vf5ds Před 29 dny +6

    Waa dal aan layaaaby maan moodin inuu jiro quf kadarn King jhon un lkin waa laga dary runtii hhhhhhhhhhhh😂

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad Před 29 dny +15

    Baryahaan waxaa so badineysaa geographical saas karabna ustad😮🎉🎉

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 29 dny +8

      Ninkaan xadaaradeenii qurux badnayd ee muslimiin hadaan nahay aan dunida ku lahayn buu ka sheekeeyaa, qisooyinkaasaana wacyiga dhalinta maanta anfacaya goegoraphy wax saa usii wayn ma aha

  • @user-hl4hh4kb3p
    @user-hl4hh4kb3p Před 29 dny +5

    عادات الأطفال سبحان الخالق 😢

  • @MahamedDaahirabdi
    @MahamedDaahirabdi Před 29 dny +5

    Turki maanistaan waa dal ka go,ay dalka turkiga kadi markay dhacday khilaafadii islaamka ahayd ee cuthmaaniyiinta

  • @mohaan____siciid678
    @mohaan____siciid678 Před 29 dny +5

    Subxanalaah😢😮

  • @mustafemahamed4575
    @mustafemahamed4575 Před 29 dny +3

    Walaalo soo badi muuqaladah

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Před 28 dny

    Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari

  • @FatimaFarah-eq9py
    @FatimaFarah-eq9py Před 29 dny +1

    Scw

  • @ameennikke
    @ameennikke Před 29 dny +4

    Waaberi Media im First 🎉😊

  • @DaudIdow
    @DaudIdow Před 29 dny +4

    Illahow nagabad badi albabkan 🔥 📛 😭☠️

  • @bashirhussein
    @bashirhussein Před 28 dny +1

    Magacygu waa Abdirahman Omar Halkanina waa waberi media.
    Kuso dhawaada daawadayaal muqaalkeena manta
    🙏

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i Před 29 dny +3

    😊

  • @dungabdyyy
    @dungabdyyy Před 29 dny +3

    Keep going abdirahman bro ❤

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 29 dny +2

    Magaalada merw ee turk😮aministan

  • @naimaabduqadir386
    @naimaabduqadir386 Před 29 dny +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Před 29 dny +2

    Zxb raggu isma ciile illahey dartii iso booqo wlal😢

  • @GANEEYOFFICIAL1
    @GANEEYOFFICIAL1 Před 28 dny

    ❤❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 27 dny

    Thanks

  • @FadxiMohamed-rv7wv
    @FadxiMohamed-rv7wv Před 29 dny

  • @MaameAadan-ux7qj
    @MaameAadan-ux7qj Před 17 dny

    🎉❤

  • @FigramJeetii
    @FigramJeetii Před 29 dny +2

    Figram jeetii like ❤ isaar

  • @abdiqaninuur1143
    @abdiqaninuur1143 Před 29 dny +2

    First 😅

  • @ahmedalielmi1457
    @ahmedalielmi1457 Před 28 dny +1

    Wabari media gulayso sxb

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Před 28 dny

    🏆👍🌹

  • @ahmedmursal1516
    @ahmedmursal1516 Před 29 dny +2

    Tajikistan 🇹🇯 ninka xukomo aya kadaran wax Muslim kusaleysan dhan wadiday

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 28 dny +5

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Před 29 dny +1

    Aan ku salino nabiga scw

  • @onelegend8147
    @onelegend8147 Před 27 dny

    Yaaaaabat😂

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es Před 29 dny

    Waan kusaamey zxb waabari media

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před 26 dny

    Guleyso sxp

  • @BeesoMedia
    @BeesoMedia Před 29 dny +2

    2024 dictatorska
    Waxaa ka mid ah:
    1: Kuuriyada wuqooye o aad loo sheegsheego
    2: Mareykan oo aan la sheegsheegin
    3: Djibouti oo deriskeena ah.
    Wadamada dictatorska haystaan lama soo koobi karo haddey tahay kalitalis ciidan ama Boqortooyada ama Kali-talisyada shaqsiga ah ama Keli-talisyada xisbiyo ah.

  • @alimoumin2376
    @alimoumin2376 Před 28 dny

    6/Tadjikistan

  • @user-lb3ey8zm1y
    @user-lb3ey8zm1y Před 29 dny

    Wll io tajiskistan

  • @XaawoXuzeen
    @XaawoXuzeen Před 23 dny +1

    Waa dictater ship ninkaasi

  • @RaxmaMohamedGelle-to6os
    @RaxmaMohamedGelle-to6os Před 29 dny +2

    Maanta codka maxa ku dhcay wll

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw Před 29 dny +2

    Qabta kale soo daa

  • @engmohan1423
    @engmohan1423 Před 27 dny

    😂😂waaba dal prank cml usamaysan

  • @mustafemahamed4575
    @mustafemahamed4575 Před 29 dny +1

    Waa ciidanka qaranka soomaliland

  • @HaajiroCali-xi2cn
    @HaajiroCali-xi2cn Před 25 dny +1

    😂😂😂😂

  • @MohamedXussien-jw7dc
    @MohamedXussien-jw7dc Před 28 dny

    Mahasanid lpxow

  • @MahamedYaxye
    @MahamedYaxye Před 28 dny +1

    Walaal seebaan ufurankaraa CZcams anoojooga soomaalilanad

  • @SalimMohamed-n2q
    @SalimMohamed-n2q Před 28 dny

    Waaba daad tulqaad lah wale Somali macahan😂😂😂

  • @king_keynaan8415
    @king_keynaan8415 Před 29 dny

    bro waxaa vedeo kasoo sameysaa Burburki Soviet ka

  • @SacdiamohamedMaxamed
    @SacdiamohamedMaxamed Před 29 dny +3

    Bismillaah🙄

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Před 29 dny +2

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedAbdiMohamed-ch7lw

    Allah haudhiibo dad wanaagsan dalkan
    ...umadan dad warersan ayaaba waale😂

  • @NajaxNajaxfaarax14
    @NajaxNajaxfaarax14 Před 29 dny

    Kuwaas anaga naga daran yhnnwlhy😂😂

  • @Engr.Duceysane
    @Engr.Duceysane Před 29 dny +1

    Azerbaijan 🇦🇿 noogu soo xiji

  • @CadnaanAbdiQani
    @CadnaanAbdiQani Před 29 dny +3

    Hhhhhhh madax wayne kani maHa ee ciyal sidi dono kaYelO😂😂😂

  • @En.Hassan625
    @En.Hassan625 Před 29 dny +2

    Wuu is qariya kulaha suu Hadal hayn u dhaliyo, ma youtuberba

  • @hufanesk
    @hufanesk Před 29 dny +3

    mid sidaaso kale ayay somalidu u baahantahay

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 29 dny

      Wuu soomaray afkaa ciida loo galiyay, soomaali dulmi & kibir laguma dhaqi karo.

    • @hufanesk
      @hufanesk Před 29 dny

      @@sayidka6911 uu soo maray dalkana uu dhisay lakin waa qaladaadka uu dhinaca diinta ka galay ayaa dumiyay, dabadii imisaa ka dambeysey oo bisado ah farna fiiqi la.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před 29 dny

      @@hufanesk wax uu dhisay majiraan, waxa ugu muhiinsan ee umad loo dhisaa waa dowladnimo isaguna dowlad dhisan oo sharci iyo kala danbeyn leh ayuu afganbiyay wuxuu ku xadgudbay dalkii dadkii iyo diintii wax uu cafiyay majirin ummaddii iyo dalkii is heystay ayuu kala irdheeyay oo qabyaalad iyo naceyb kala dhex dhigay illaa uu God ku hubsadayna aanu marnaba u jixin jixin,
      kuwa aad leedahay far ma nuuxin karaan maxay ka qaban karaan dad la isnacsiiyay oo nin waliba tuuladiisii dhinac u goostay oo isagiiba uu isagoo jabhad ah 1992 dalka xoog looga saaray illaa uu kenya isu dhiibay, bal adigu keen 100 isagii oo kale ah oo far ha nuuxiyeen, waxa wax lagu qabtaa waa dowladnimo dhisan taana isagaa gacmihiisa ku burburiyay oo qarankii wax qabiil leeyahay ka dhigay,
      Markii xamar laga saaray kadib 2 sano ayuu jabhadeynayay muxuu wax u qaban waayay, gobolada baay, bakool, iyo gedo wuxuu ku dilay nus milyan qof 1992 maxay u tartay oo aan aheyn in iyagiina laga eryay oo uu kenya isudhiibay.

  • @abdfatahabdallahxussen9970

    Hanti wadaag iyo Hanti Goosad Nokala macney ustaad 🙏

    • @MaxamedXuseen-kg9sp
      @MaxamedXuseen-kg9sp Před 28 dny

      Sxb siguud hantiwadaag waa hanti aydowladu maalinta loobaahdo kaqaadan karto muwaadinka udhashay dalkaas sida shiinaha
      Hanti goosadna waa hanti uu qofku qaas uleeyahay sida mareekanka

  • @user-tj3ky3nz4i
    @user-tj3ky3nz4i Před 28 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NANi-1977
    @NANi-1977 Před 29 dny +2

    asc

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Před 29 dny +3

    Internet hadu faida kenayo dlkena wx utari lahaa balse hormar hadu garsinayo dunidana kadifacayo xukun adega wxba kadhibi mayso

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 29 dny +1

      kaligeed taliso somaliya ma ka noqonaysaa, sida xariifkaan oo kale 😂

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii Před 29 dny

      @@Cabdiraxman..Mudug. diinta ididay MD kaligi taliye aheen dal madhisi karo miya MD dadlka iyo dalka dhiso rajenaa l.a

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 29 dny

      @@Ladanabdii Madaxwayne somaliya hagaajiya ma soo dhawa, somali dib u socod mooyee horumar waa diiday 😂

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii Před 27 dny

      @@Cabdiraxman..Mudug. niyad jab ma fcno wx kasta way isbadali Krn alle dhankisa lagama rajo dhigo I.a kheyr filenaa

  • @ZEYFI_70
    @ZEYFI_70 Před 28 dny

    Dalka Nin Xun baaa haysteee

  • @abdirahmanadawe5941
    @abdirahmanadawe5941 Před 25 dny

    Koley wax kasta OO uu somali wuu dhaamaa

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Před 29 dny

    Waa dictator waalan waaye Kaas Kim Jong un camal😂😂😂😂😅😅

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Před 29 dny

      Kanaaba ka daran

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p Před 29 dny

      @@mukhtaarciise2585 anigaa Mise adiga 🤣🤣😄😄

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Před 29 dny

      @@Omari-rx3vl5he2p waar kan Turkmenistan ayaa Kim Jong Un ka daran kim jong un waa madaxweyne uune kani macal waa gudoomiyaha baarlamaanka 😂

    • @Omari-rx3vl5he2p
      @Omari-rx3vl5he2p Před 28 dny

      @@mukhtaarciise2585 xanuun kale waaye wallahi marba hadii uu gudomiyaha parliament Ka uyahay🤣🤣😄😄😄😄😄😄😄 lkin dictator walbaba.waqtigiisa. wuudhaman umadaasna way xoroobi insha'Allah

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Před 28 dny

      @@Omari-rx3vl5he2p haahey 😂 waxa u hadhsanuun gudoomiyaha Maxkamaddaha mar haddii uu golihii fulinta iyo golihii sharci dejintaba gacanta ku hayo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 28 dny

    Ololkasi wanefsashada gaski dabiciga ekaydka aha maxalosoafjariwayay nefsigas gaska wakaydkidalka oberdarobaye

  • @AbdirashidMaxamad-xs9wy

    Saxib waxnogasheg filinka vikings maxay qisadisu maxay tahay

  • @SumayaKarahaye
    @SumayaKarahaye Před 13 dny

    Kaasi was xoolo wax iska qabta ma waayey😂😂

  • @user-uf5gr3wn4r
    @user-uf5gr3wn4r Před 28 dny

    Iga wallee haddaa nimcaynu ku jirnaaba !!!! Sidan wali madaxdeenu inoolamay dhaqmin hhh mise tolow waa wax inoo soo socda

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan Před 25 dny

      Nimcona kuma jirtid ee hal waddan oo dadkiisa woqooyi koonfur galbeed iyo Bari u kala jeedaan

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Před 29 dny

    Oo gudoomiye baarlamaan inuu noqdo sideebay shacabkiisu uga yeeleen 😂

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. Před 29 dny +2

    tii habaarnayd ee la dhihi jiray Araweelo iyo kan madaxwaynahaa ma walaalaa tolow 😳

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o Před 29 dny

    Walee somali ma ahan somali we kibir badan thay wena iskala weyn yahin Inu family gumeysta😂

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 29 dny

      Dalkaas Reer mudug hadii la gayn lahaa indhahaa laysku cadayn lahaa, Qanjaruufana waa lagu subcin lahaa 😂

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus Před 26 dny

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.rer mudug wa jaahil ader rer xamar kadaran wlh

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Před 29 dny

    Go'doonka muxuu isku geliyayna

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 Před 27 dny

    Ninkaan asaga oo lagu kacay ayaad arki doontaa magaalada dhaxdeeda lagu fuulaayo

  • @som758
    @som758 Před 9 dny

    tolow halkaas somali ma joogtaa

  • @muniirxasan8993
    @muniirxasan8993 Před 29 dny

    Wadamadan muslimka ah ee shucuubta turkida ah maxaa ka duway islamka kle

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 28 dny

    Taloyinkan dahabka ah babadanbi ugufilan iyado dadkibahanyihin miyanu muslim ahayn ninku mashuciba

  • @user-tw9kd2qi4x
    @user-tw9kd2qi4x Před 22 dny

    Faysal.cabdiraxman

  • @caawiyehersi4751
    @caawiyehersi4751 Před 2 dny

    😊